Doodda Jimcaha ee BBC SOMALI ee maanta 10ka bisha July

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 43

  • @cabdiqanimaxmedmaxamuud8086
    @cabdiqanimaxmedmaxamuud8086 4 роки тому +2

    Waa arin la soo dhawey bbc somali

  • @cabdimahdi2626
    @cabdimahdi2626 2 роки тому

    Asc wabdi mahdi oojogajigjiga
    Waxay ilataha dan tashaq siga
    Taqarankahalagaraco halaislayabo

  • @alle-Aamin-ma-iisho
    @alle-Aamin-ma-iisho 4 роки тому +1

    Good point from Dr bursaliid ! 👌🏽

  • @ubdishakuurshaafi5852
    @ubdishakuurshaafi5852 4 роки тому

    BBC Somali waan salaamaya

  • @DdDd-xk6ix
    @DdDd-xk6ix 4 роки тому +3

    Magacagu waa sacdiyo jogto sacuudi wan sodhawyana shirk Mamul gobaledyad

  • @temasadhagio2747
    @temasadhagio2747 3 роки тому +1

    😵😵😵😵😵😵😵😵😵😵😵

  • @cawiljaamac3366
    @cawiljaamac3366 4 роки тому

    Asc dhamntiin nabad alle ha nagu gaarsiiyo

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 4 роки тому

    waxaan fikirkeyga ku raacsanahay Salaad cali jelle iyo DR bursaliid waa sax fikirkoda salimka

  • @kamaaljamac3737
    @kamaaljamac3737 4 роки тому +1

    WLL SHACABKA PUNTLAND OO WAX DOIRAN KARA WAA 80.000 KUN OO QOF AYAA LA CADEEYAY SIDAA AYEEY DONAYAN IN DORASHA AYNAN ABIDKEED SONALIA UGA SHICIN? WAX KASTA OO BARLAMAANKA KA SO BAXA AMA DOWLADDA KA SO BAXA MADAXDA PUNTLAND WAA AY DIIDAAN.

  • @wiilwaalyare4917
    @wiilwaalyare4917 4 роки тому

    Manshallah

    • @bronsonjosue7423
      @bronsonjosue7423 3 роки тому

      you all prolly dont give a shit but does anybody know of a way to get back into an Instagram account..?
      I stupidly forgot the login password. I would love any help you can give me!

  • @abdullahiabdi5650
    @abdullahiabdi5650 4 роки тому +2

    Salaad warkiisa waa cad yaha, asagaa runta u dhow

  • @mustafeahmed7171
    @mustafeahmed7171 4 роки тому +1

    Kan xildhan gobaledka isku sheegaya waa xanaaqsan yahay..
    Ileen farmaajo markuu lahaa waa siyaasiyin xanaaqsan waaa runba..

  • @omargasleshop
    @omargasleshop 4 роки тому

    Asc
    Wax wanaagsan makeenayaan
    Maada ay dano qaar ah kaleeyihiin
    Danta dalka dadka iyo diinta kama shaqaynayaan

  • @nimcoqueen6127
    @nimcoqueen6127 4 роки тому

    Waxay ilatahay indowlada fidraalka iyo Kuwa maamul goboleedadu inay shirkodu waxbasokordhinay hadaynaka soosaarin shirkadoorasho qof iyo cod ah

  • @sabriyeyuusufcigaal1304
    @sabriyeyuusufcigaal1304 4 роки тому +1

    Asc bbc

  • @saidmoussa2637
    @saidmoussa2637 4 роки тому +1

    war halaga qabto shaqsiyalka khilafadka wada maraban inay somali her gadho

  • @alirooble1223
    @alirooble1223 4 роки тому

    A.c

  • @jaamacbashir1516
    @jaamacbashir1516 4 роки тому

    Asc bbcsomali

  • @aliisomali2340
    @aliisomali2340 4 роки тому

    wayahay

  • @mahamedmahamud3707
    @mahamedmahamud3707 4 роки тому

    Maxamed Maxamuud
    Shirka Dhuusamareed Maqabo inow waxsoo kordhihaayo,sababta oo ah guddoomiye walba qorsha gooni ah ow wataa
    rabaana inow hirgeliyo ,sidaas darteed u maleymaayo in wax soomaali dan u ah ineyna kasoobaxey.

  • @Liban-media
    @Liban-media 4 роки тому

    Magaceyga wa Ahmed omar joga London wa so dhawenayaa shirka mamulada

  • @Mohajabaanyare
    @Mohajabaanyare 4 роки тому

    Bursaliid wa is celi waaye walle necebka mucaaradka mel xuno la gaaray 😁😁😁

  • @soomaaliya7851
    @soomaaliya7851 4 роки тому

    Bulsaliin waa xanuunsan yahay waa nin ciil qaba

  • @Digiliyomirifle
    @Digiliyomirifle 4 роки тому

    Waxaba masoo kordhinayaan shirkaas

  • @xasanmusa8252
    @xasanmusa8252 4 роки тому +2

    Dawlada federaal la,aanteed mamuladu wax maqaban kaaraan ?

    • @abdikariingalad99
      @abdikariingalad99 4 роки тому

      Ayaga la aantoodna dowlada waxba maqawan karto sidas ulla soco waa labo in lais waafajiyo ubaahan

    • @ahmedgaming8207
      @ahmedgaming8207 4 роки тому

      Hahaaaa

    • @ahmedgaming8207
      @ahmedgaming8207 4 роки тому

      🤮🤑😥😨🥵🥶🤯😰🤬🥳🤩

    • @xasanmusa8252
      @xasanmusa8252 4 роки тому

      @@ahmedgaming8207 oo doorasho maqaban karaan .
      ..oo natiijada shiirkooda cidma ugudbin doonaan bal waa cajiibe

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 4 роки тому +1

      Somaliya Waxey Leedahay hal dowlad Waana In Ayada Looga Danbeeyo Nidaamka iyo Sharciyada Dalka ee barasaabyo wax Ay xukumaan maleh dalkaan iyo dadkaan somaliyed Waxaa Loo dhaariyey oo Aduun iyo Aaqiro Lagala Xisaabtamayaa Dowlada Somaliya Cidkale Oo Xukun lagala Xisaab tamayo Maleh gudoomiyasha gobolada waxbo kama aha wadanka weliba hadey qaarkood tuugo noqdaan iyo shisheeye kalkaal waa in la xir xiraa

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 4 роки тому

    Mamuladan waxey raban xildhibanada iney so aruriyan oday so wado u keeno madaxweynaha mamulka lacag xoog leh laga qado ninka xildhibanka rabo odaygii keney iyo madaxweynaha mamulkas kala qeybsadan dorasho degan bultuland miya sanduq la dhigi karin oo shacabka u codeyn karin xildhibankey raban ma jubbaland miya sanduq la dhigi karin miyan muqdisho galmudug kofur galbed iyo hirshabele la geyn karin oo shacabka gacantoda lo geliyo xildhibankii wax qabad kula xisabtami laha lo ogolan karin shacabka oo lo curyamiyo in lacag la kala qeybsado logu diidaya intas waye waxa leysku haysto dowladdu waxey xilkoda ku eg yihiin nofembar ka dib 6 bilod bey racisey guddomiyaha guddiga dorashoyinka madaxsa mamulada waxey raban 3 jeer oo ay u didan shacabku iney codeyan oo tasturku xaqa u siiyey ayey raban markan 4 jeer iney ku sii wadan si ayagu doroshoyinkoda ay ku so noqdan oo barlami ah shacabna aysan u coden

  • @caatocosman3934
    @caatocosman3934 4 роки тому

    kkkkkkkkkkkkkkkkjkkkkk

  • @soomaaliya7851
    @soomaaliya7851 4 роки тому

    SALAADAAN AHAY 🤣🤣🤣 GEESI GEESI DHALAY OO IBNU XALAAL AH

  • @xasandeeq1743
    @xasandeeq1743 4 роки тому

    bursaliid waa kadhamaatay haduuba salaad u rayi ahaaday

  • @deeqaaliabyan732
    @deeqaaliabyan732 3 роки тому

    ض

  • @mohamedcirbosisopplpoooimp2870
    @mohamedcirbosisopplpoooimp2870 4 роки тому

    N

  • @محمديوسف-ث6ن
    @محمديوسف-ث6ن 3 роки тому

    ضض1

  • @mostafekahin9817
    @mostafekahin9817 4 роки тому

    Madaxda soomaliya maanta waa farmajo iyo khayre waxay baabiyeen haykalkii dawladnimo waxay laaluush ku bahdileen baarlamaankji oo waxkasta oo qalada ka hadli kari waayay waxay xamar keensadeen ciidamo beeleedyo kuwii joogayna waxaa lagu khalkhaliyaa jubaland waxay isku dayeen inay burburiyaaan maamul goboleedada oo ayka kawada dhigtaabn laftagareen waxay laaluush siiyeen dublamaasiyiinta qaarkood si loo qariyo waxa muqdisho ka socda

  • @mediamedia7143
    @mediamedia7143 3 роки тому

    H