КОМЕНТАРІ •

  • @fartacadey7261
    @fartacadey7261 6 років тому +10

    man shalh shiikh ismaciil iyo dhaman xerta shiikh aaadan ilhey hanawad xafido cadabada alha naga qabto amin amin

  • @dekowosmaan5737
    @dekowosmaan5737 3 роки тому +6

    قال النبي من أحدث في أمرنا هذا ماليس منه فهو رد

  • @fartacdey9550
    @fartacdey9550 5 років тому +5

    Man shalh man shalh ilhow dhibka niga dhowr aqiro iyo adunba amin

  • @deeqaqurux9858
    @deeqaqurux9858 Рік тому +3

    Mnshallah sida u raadinayay manta hela Alxmdulilah jizaka Allah khayr dhamàn ma shaaqida mesha timid

  • @abdalla6978
    @abdalla6978 3 роки тому +5

    Allaha idin barakeeyo.
    Inta Nabigeena jecel.

  • @fardowsofardowso7065
    @fardowsofardowso7065 4 роки тому +5

    Man shalah man shalah shiikh cisman cabdule haha iyo xerteni man shalah ilhow idin dhwr amin

  • @sinyeer
    @sinyeer 3 роки тому +5

    Nuur calaa nuur weeyo. Mashallah macaan badanaa qasiidatul Burda. Allah ha nagu anfaco. Intii akhrisay iyo dhamaan intii dhageystay ee maxabada ilahay iyo maxabada Rasuulka (saw) qalbigooda taabatay.

  • @kadrahanshi1231
    @kadrahanshi1231 6 років тому +6

    Mawlaa yasaali wasali daaiman abadaa calalaa xabiibi ka khayri khalqi kulihimim

  • @mystic9806
    @mystic9806 3 роки тому +2

    Scw scw scw
    Illahey ha noo xifdiyo culimadena

  • @Bile_baashi
    @Bile_baashi 5 місяців тому +1

    Maasha Alaah Qasiidadii Mucjisaadkii Xabiibka

  • @abdicade6955
    @abdicade6955 4 роки тому +3

    حفطكم الله بجاه حجة الاسلام رضي الله عنه وا رصاه.

  • @faadomoxaajimaxamed6423
    @faadomoxaajimaxamed6423 2 роки тому +3

    Masha Allah

  • @fartacadey7261
    @fartacadey7261 5 років тому +11

    Man shalah ilhey ha ni xafido aqiro iyo adunyo amin amin

  • @sinyeer
    @sinyeer 3 роки тому +4

    Nuur calaa nuur. Mashallah Dikriga qalbiga wuu nooleyaa.

  • @Mariam-pn5es
    @Mariam-pn5es 2 роки тому +7

    Masha allah ❤️🥰🙏

  • @hawaahmed9655
    @hawaahmed9655 3 роки тому +4

    maashaa sllah afkiina nuur allaw kabuuxi allaw nsgu wada xifdhi dhamaan inta jecel aamiin

  • @jaamowcadaawe6589
    @jaamowcadaawe6589 6 років тому +4

    masha Allh Qaliif IsmaiL Abdulle iyo Jamecdan ka Beermay

  • @qadijayusuf1145
    @qadijayusuf1145 3 роки тому +4

    Jazakumallahu kheyran

  • @xamdidaganxamdiqueen8202
    @xamdidaganxamdiqueen8202 8 років тому +4

    masha allah tabarkallh allah hadin dhor sheikh

  • @nasiyenasiye3078
    @nasiyenasiye3078 2 роки тому +2

    Aamiin allow noo aqbal ducadiina

  • @faaizaabdi8632
    @faaizaabdi8632 3 роки тому +3

    Masha allah culamadena alle hano barakeyo

  • @fartacadey7261
    @fartacadey7261 6 років тому +4

    Man shalh

  • @xakiimoxasan764
    @xakiimoxasan764 4 роки тому +4

    Masha allah

  • @ruweydoruman5100
    @ruweydoruman5100 5 років тому +3

    ماشاالله😘😘

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 9 років тому +10

    Waa Burda Shaafiya Waxaa Dejiye Al_Sheikh Buzuri Raximalahu

  • @mystic9806
    @mystic9806 2 роки тому +1

    Scw Scw Scw Scw Scw

  • @abdikanimacalim9745
    @abdikanimacalim9745 5 років тому +4

    Jazakallah

  • @fartacadey7261
    @fartacadey7261 6 років тому +3

    Man shalh WD mahdsantihin dhamntin xerta shiikh aadan dheere ilhey hanidesto

    • @cabdallasheikhahmed2435
      @cabdallasheikhahmed2435 5 років тому

      walaashey dadka aqrinayo waa dad fiican laakin waxey aqrinayaan waa wax ilaahey xagiisa aad uga xun marka waxaan kaa codsanayaa inaad soo baarto kidibna aad go'aan sato waxaad sameyneyso, sababtoo ah waxey akhrinayaan maaha quraan waa inaad iska fiirasaa.
      waxaan ku siinayaa links aad ka ogaan karto oo laga yaabo inaad ku qanacdo.
      sh. maxamad naxar suufiyada.
      sh. shibli mowliidka shubahaadkiisa.
      shiikh mustafa mowliidka.
      mahadsanid.

    • @geediyare1123
      @geediyare1123 4 роки тому

      @@cabdallasheikhahmed2435 uh syaan ku iri bodciyahow bidcigs ah ma umal iyo shibilli maa waxyaqaan balsamo allah kugu ride kaleexo kawadaa waa ahluwalia khayr

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama629 2 роки тому +2

    Allahuma aaaamiiin
    Scw scw scw ❤️

  • @fartundahir3802
    @fartundahir3802 Рік тому

    AAAMIIIN AAAMIIIN AAAMIIIN YAA RABI INSHA ALLAAH MASHA ALLAAH DHAAMAANTEENA

  • @abdulqadirgaylanisheikhhus9488
    @abdulqadirgaylanisheikhhus9488 8 років тому +3

    masha.alllha allaha ni barakeyo

  • @niifnadiifo8010
    @niifnadiifo8010 2 роки тому +1

    Masha alhaa

  • @ciisecabdi3015
    @ciisecabdi3015 2 роки тому +1

    Maasha allaah

  • @shukricabdullaahi6758
    @shukricabdullaahi6758 6 років тому +3

    Macha Allah illaahow xifdi dhamantod

  • @farhiyayuusuf1641
    @farhiyayuusuf1641 8 років тому +8

    mashalaha ilahow barakey shiikh ismaciil iyo dhaaman axbbta ilahey kumaneystay hanun ilahey hadinka rali Hado

  • @abdifatahahmed7746
    @abdifatahahmed7746 2 роки тому +2

    🥰🥰🥰🥰masha Allah

  • @nastehahassan837
    @nastehahassan837 2 роки тому +2

    Mash allha

  • @cumarfarxan8259
    @cumarfarxan8259 7 років тому +7

    Mansha allah dhaman xerta abo sheikh allah xifdiyo

  • @user-mv9yu2zw9w
    @user-mv9yu2zw9w 6 місяців тому

    M.a Allah Allah idiin xifdiyo

  • @abdifatahdirieali985
    @abdifatahdirieali985 Місяць тому

    Culumada Buraha aqrineyso Amaan sii hadaad run sheegeyso kuwii Qaraxii Soobe Umada ku halaagay ee lahaa Alaan ugu dhawaaneynaa kuwaas wax u sheeg

  • @user-wz1vp2zs5l
    @user-wz1vp2zs5l Рік тому +1

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @zakagamer5784
    @zakagamer5784 7 років тому +3

    Masha allah qeyrka noo wada

  • @deeqohassan3069
    @deeqohassan3069 6 років тому +3

    Allah ha soo hanuuniyo midaan aadan ayaaba ku jira

    • @cabdullahimaxamed5157
      @cabdullahimaxamed5157 4 роки тому +2

      alitixaadka iyo wahaabiyada kawarn ? dadkaan nabigay ku sallinaayaane.

    • @cabdiaxmad3658
      @cabdiaxmad3658 2 роки тому

      Ma inay afka duubtan oo umada gaalaysiyan oo ay isku qarxiyan baad rabtay saaxib?

  • @maryanmohamud2363
    @maryanmohamud2363 3 роки тому +3

    I searched this walahi

  • @mukhtarcqadir9322
    @mukhtarcqadir9322 2 роки тому +2

    Mashallah

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 5 місяців тому

    Maashaa Allaah waa salawaatki aan niqiin

  • @liibaandangarad9580
    @liibaandangarad9580 Рік тому +1

    Masha❤allaah

  • @user-wz1vp2zs5l
    @user-wz1vp2zs5l Рік тому +1

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @maryanmohamud2363
    @maryanmohamud2363 3 роки тому +2

    Waa inaa barakeeystaaa culeeska Allah noga qaado

    • @ogaanshahadunida
      @ogaanshahadunida 3 роки тому

      Maxaa barakeesee wll

    • @gaafowgaafow
      @gaafowgaafow 3 роки тому

      Waxa aan burdaha kunaca waa waxaan ookale barakeystaa kuteh maxaad barakeysan??

    • @deeqaqurux9858
      @deeqaqurux9858 Рік тому

      أستغفر الله من قول بلا عمل
      Marku dhahayo jecelahy
      Amiin yaarabi maryan

  • @Love-ly8yr
    @Love-ly8yr 3 роки тому +3

    mashallah

  • @loveyoualqaadiryahalhusuna9594
    @loveyoualqaadiryahalhusuna9594 7 років тому +3

    masha alaah

  • @sakariyasaqawe1434
    @sakariyasaqawe1434 5 років тому +3

    وما لقلبك أن قلت استفق يهم😢😢

    • @cabdallasheikhahmed2435
      @cabdallasheikhahmed2435 5 років тому +1

      maxaa ku dhacay qalbigaada hadaan ku dhaho miirso waaba miir dabool maahe.
      laakin waxaan nabi amaan maaha.
      sh. maxmad naxar muxaadaro oo jeediyay oo uga hadlayay munaaqibka iyo suufiyada oo ah 1:08. soo dhageyso iney wax kaaga baxaan aa laga yaabaahe.

    • @ustaadaj595
      @ustaadaj595 Рік тому

      @@cabdallasheikhahmed2435 Dadkaan haddii carabi loo aqriyo diin bay umaleyaan

  • @moali2391
    @moali2391 5 років тому +2

    mashalaha jasakalahu qeyran

  • @fartundahir3802
    @fartundahir3802 Рік тому

    ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR

  • @lakiman4550
    @lakiman4550 Рік тому

    M.a

  • @CALISheekhsiidow
    @CALISheekhsiidow 2 місяці тому

    M.s

  • @wiilkacidadariska1707
    @wiilkacidadariska1707 Рік тому

    amiin yarabi

  • @faadumomacalin9990
    @faadumomacalin9990 3 роки тому +4

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fartundahir3802
    @fartundahir3802 Рік тому

    MASHA ALLAAH SHUKRAAN

  • @user-wz1vp2zs5l
    @user-wz1vp2zs5l Рік тому +1

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @mohamedyare3826
    @mohamedyare3826 Рік тому +1

    Ilaahii iga soo hanuuniyey shirkigaan ayaa ku mhdsan

    • @mahammedsiad5563
      @mahammedsiad5563 5 місяців тому

      ka bax meesha mushrikiinti Salafi takfiirta miyaa raacday?

  • @AaminoAragsan-hh2pp
    @AaminoAragsan-hh2pp 8 місяців тому

    M.a Anti MCN ilhey haku xafido 😘

  • @user-wz1vp2zs5l
    @user-wz1vp2zs5l Рік тому

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @CabdulaahiMuxudiin-xr8cq
    @CabdulaahiMuxudiin-xr8cq 5 місяців тому

    55❤❤❤❤

  • @dekowosmaan5737
    @dekowosmaan5737 3 роки тому +2

    عينها بدعة لأن مايقرأون ليس له دليل

  • @ahmedabdulle7808
    @ahmedabdulle7808 2 роки тому +1

    أنتم أهل البدع والاهواء

    • @mrty5213
      @mrty5213 2 роки тому +2

      الثناء على أعظم خلق هو ابتكار؟

  • @user-wz1vp2zs5l
    @user-wz1vp2zs5l Рік тому +1

    🤲🤲🤲🤲

  • @user-wz1vp2zs5l
    @user-wz1vp2zs5l Рік тому +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🇸🇦🇸🇦🇸🇦🐦🇸🇦🐦🇸🇦🦋🦋🦋🦋🤛🤛🤛🤛💝💝💝👂👂👂👂🤣🤣🤣🤣🤣🤝🤝🤝🤝🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💖💖💖💖💖🤲🤲🤲🤝🤝🤝🤝🤝🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🇸🇴🤲🤲🤲🤲🤲💖💖💖💖💖🤛🤛🤛🤛🤛😂😂😂😂😂🦋🦋🦋🦋👂👂👂👂👂🤏🤏🤏🤏🤏🇸🇦💝💝💝💝💝💝🇸🇦🤏🤏🤏🤏🐦

  • @reciterdaudhaaji3176
    @reciterdaudhaaji3176 4 роки тому +8

    Masha Allah may allah protect our teachers

  • @user-xk9po8sb2p
    @user-xk9po8sb2p 4 роки тому +4

    Ilaahay ha idin soo hanuuniyo
    Diintii waad ku ciyaar ty alle ha idin madhiye

    • @reciterdaudhaaji3176
      @reciterdaudhaaji3176 3 роки тому

      Alle hakuso hanuuniyo adiga wllo

    • @user-xk9po8sb2p
      @user-xk9po8sb2p 3 роки тому +1

      @@reciterdaudhaaji3176 hhhhh wl anigu waan hanuunsanee hadii aad difaacayso cilmina igula doodayso lanbarkayga wathsapku wakaas 4022840 igala soo hadal phd baan ka qaatay diinta anaa ku tusaya in aad adiga iyo iyaguba diinta waxba ka garanaynee ilaa xerow waan soo noqday bal waynu isku laanaaye ila soo hadal inshalh waa inoo markaase

    • @reciterdaudhaaji3176
      @reciterdaudhaaji3176 3 роки тому

      @@user-xk9po8sb2p qawm ilah lumiyay bd kamid tahy wll mana ladodi anu qawaarijta io wxii lahabal tamaba

    • @reciterdaudhaaji3176
      @reciterdaudhaaji3176 3 роки тому

      @@user-xk9po8sb2p ee had ledahay wax sheeg

    • @user-xk9po8sb2p
      @user-xk9po8sb2p 3 роки тому +1

      @@reciterdaudhaaji3176 waaxay cabsidu halkaa waxa ka muuqata in aad waxba meesha ku haynin oo aad af madhan uun leeday khawaarij baad ka mid tahay war iska daa waxaaso hadaad diyaar tahay ila soo hadal haddii kale aamuska ayaa kuu khayr badan oo cilmiga baro horta suufi uskag wayn baa too xoolaha umada been ku qaate

  • @user-wz1vp2zs5l
    @user-wz1vp2zs5l Рік тому +1

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @mohaabdallah3324
    @mohaabdallah3324 3 роки тому +4

    Somaliyey runtii aniga waan xifdiyey burdaha inta jeer aan qaaday xisaab maleh markii aan dugsi dhiganjiray kitaab la aan ayaan aqrijiray markasta oo alabari aan aadno aniga ragkale ayaa baheenkii aqrijirnay, qisoyin badan ayaan u joogay oo nagudhacay intii aan aqrijiray mawlidka taas oo kutusayda xitaa dadkii rer miyiga ahaa in quranka iyo mowlid uu ficnaa mowlidku oo qofkii lagu aqriyaa uu raysano, Aniga waxan jogay dumar Quran aan ku aqrinay aan waxba iska badalin kadib burdaa ku aqrinay waa layaabay siday u bood boden.☹️
    Lkn hada alxm wax ayaan bartay ilaa heeer jamcd oo dalka dibadiisa waliba carabiga ayaan bartay waxaan ogaday waxan inay yihiin hadal un sal iyo raad lahayn wlhi hadii wagii hore la ifasirilaha waan iska dhafilahaa lkn qof fasirkiisa mayaqaanay majirin.

    • @hassanali-yg2dk
      @hassanali-yg2dk 3 роки тому

      Dufow hhhhh

    • @geediyare1123
      @geediyare1123 3 роки тому

      Lkn waxaan kuusheegayaa wax walboo aad Allah uniyeesato waad kucaafimaadaysaa kaliyah waa biyesi iyo Allah inuu kugu caafimaadiyo kaliyah uniyeeso Allah ayaa wax caafiyo saas garo sxb qur.aan waxba mashaafiyo Allah Allah ayaa wax shaafiyo

  • @CALISheekhsiidow
    @CALISheekhsiidow 2 місяці тому

    9/5/2024

  • @user-wz1vp2zs5l
    @user-wz1vp2zs5l Рік тому +1

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤝🤝🤝🇸🇴🤝🇸🇴🤝🇸🇴🤝🇸🇴🤝🇸🇴🤝🇸🇴

  • @user-wz1vp2zs5l
    @user-wz1vp2zs5l Рік тому +1

    🌶🌶🌶🌶🌶🌶🌶🌶🌶🌶🌶🌶🌶😂😂😂😂😂😂🌶🌶🌶🌶😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-wz1vp2zs5l
    @user-wz1vp2zs5l Рік тому +1

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤝🤝🤝😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @wiilkakaaraan2603
    @wiilkakaaraan2603 8 років тому +2

    Allaha soo hanuuniyo

    • @Muassasada.Sh.adam.dheere
      @Muassasada.Sh.adam.dheere 8 років тому

      inta xaqa kalee xatay allaha soo hanuuniyo

    • @samiirbostown1657
      @samiirbostown1657 6 років тому +1

      Wiilka Kaaraan hanuunka xabiibka amaantiis laga waayay intee laga helaa

    • @umuridwaan1432
      @umuridwaan1432 4 роки тому

      Ààaaaammiiin yaarabi jasaakalaaah xerteen codka mcn❤❤❤😍😍😍😍🥰🥰🥰👌👆👍🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤👈

  • @abdifatahdirieali985
    @abdifatahdirieali985 Місяць тому

    Burdaha wax hakasheegin ee kuwa Qaraxa umada ku dhameynaayo Hadana leh ilaahaan ugu dhawaanenaa ku waas wax u sheeg hadaad wax sheegeyso

  • @gangabande7560
    @gangabande7560 Рік тому +1

    😂😂😂

  • @faizashariff7877
    @faizashariff7877 7 років тому +5

    ilahow idin dhowr

  • @user-wz1vp2zs5l
    @user-wz1vp2zs5l Рік тому +1

    😅🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ashraffittnes1236
    @ashraffittnes1236 4 роки тому +5

    Aabahay Allah cimrigiisa ha dheereeyee wuxuu ii sheegay inuu Xamar yimid 60 meeyadi isagoo quraanka soo bartay oo Baydhaba la yimid . Waxay I dheheen buu yiri aw xirow BURDAHA ma taqaanaa ? maya baan iri lkn quraanka ayaan soo bartay . Waxay I dheheen buu yiri waxba meesha Kuma haysid . Dadkan waa borobiyo kuwi waxaa waday yaynan koofiyadooda idinku sirin .

  • @user-wz1vp2zs5l
    @user-wz1vp2zs5l Рік тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-xz8py2my3s
    @user-xz8py2my3s 5 років тому +4

    Ninkii ka dhigta diin waxa aanan ka sugnaanin ilaah iyo nabigiisa asigay dushiisa tahay maalinka qiyaame meeshuu geenlahaa wllyl diintu ma ahan shicir iyo qof wax iaka alifa ama in lagu cunteeyo oo hunguri lagu raadsado diintu waa wixii ilaah raali gelinaya weeye saliga nabigeeninu waa salalaahu calayhi wasalam weeye jaceelkiisuna waxaa weeye intii uu asiga sameeyey waa in aad samaysaa intuu diidayna waa in aad ka jeedsataa mana ahan shicir in aad habeen kii ku dhafartid aakhirna aadan daliil aad ilaah ugu jawaabto aadan haysan ka dibna aad naar ku gashid nabigeena yaanan lagu been abuuran oo aan diinta laga dhigin wax hunguri lagu cunteeyo

  • @calitaariikh7077
    @calitaariikh7077 3 роки тому +2

    Kitaa kan kufri aa ku qoran

    • @cabdiaxmad3658
      @cabdiaxmad3658 2 роки тому

      Yaa kugu yiri? Adigu ma akhrisay mise wixii lagu sheegay baad halkan la timid

  • @ashraffittnes1236
    @ashraffittnes1236 4 роки тому +2

    Laa xawla walaa quwata illaa billaah, war kuwan ma 70aadki bay joogaan , quraanka maluku cibaadaystaan intuu gabay uu nin tiriyay ku daalayaan

    • @cabdiaxmad3658
      @cabdiaxmad3658 2 роки тому +1

      Yaa diiday in saliga nabiga la qaado oo lagu digriyo? Mise Allahuma salli wasalim baa gabay kula ah

  • @dahirali7363
    @dahirali7363 5 років тому +3

    Wll aan idin su aalee shicirkaan ninka tiriyay taarikhdiisa magaraneysiin masa taqaanin khaladaadkiisa aad akhriney siin adunka aan iska eegno waxaan diin kadhigeyno xumaan iyo wanagba waxaan sameysano weynaga horeeyaan?

  • @ahmedarab5659
    @ahmedarab5659 4 роки тому +2

    ILAAHOW SOO HANUUNI MAHAMED BUSURI OO MASRI AH GABAY UU TIRIYAY AYEEY DIIN KA DHIGANAAYAN

  • @qadijayusuf1145
    @qadijayusuf1145 3 роки тому +4

    Masha Allah

  • @user-wz1vp2zs5l
    @user-wz1vp2zs5l Рік тому +1

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @faizashariff7877
    @faizashariff7877 7 років тому +3

    mansha allh

  • @user-wz1vp2zs5l
    @user-wz1vp2zs5l Рік тому +1

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-wz1vp2zs5l
    @user-wz1vp2zs5l Рік тому +1

    🤲🤲🤲🤲🤲🤣🤣🤣🤣🤲🤲🤲🤣🤣🤣🤣🤲🤲👂👂👂👂👂🤲🤲🤲🤲🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤲🤲🤲🤲🤲🤣🤣🤣🤣👂👂👂🤲🤲🤲🤣🤣🤣🤣🤣🤲🤲🤲🤲🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤲🤲🤣🤣🤣🤣👂👂👂👂👂👂🤲🤲🤲🤏🤏🤏🤏🤏🤏🤛🤛🤛🤛🤝🤝🤝🤝🤝🐦🐦🐦🐦🐦🤏🤏🤏🤏🇸🇴🤏🇸🇴🤏🇸🇴🤏🤝🤝🤝🤛🤛🤛🤛🤏🤏🤏🤏🤏🤏🐦🐦🐦🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🦋🤣🦋🤣🤲🤲🤲🤲🤲👂👂👂👂🤲🤲🤲🤲🤲🤲👂🤲🤲🤲🤲👂👂🤣🤣🤣🤣🐦🐦🐦🤏🤏🤏🤏🤏🤛🤛🤛🤛🤛🤝🤝🤝🤝🤝💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖🤣🤣🤣🤣🤣🤣🐦🐦🐦🐦🤏🤏🤏🤏🤲🤲🤲🤲👂👂👂🤲🤲🤲🦋🤣

  • @faadomoxaajimaxamed6423
    @faadomoxaajimaxamed6423 2 роки тому +3

    Masha Allah

  • @cabdiraxmaanmaxamed1947
    @cabdiraxmaanmaxamed1947 4 роки тому +3

    Mash allh

  • @maxaastv
    @maxaastv 9 місяців тому +1

    Masha Allah

  • @user-wz1vp2zs5l
    @user-wz1vp2zs5l Рік тому +1

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdirizakmohamed7530
    @abdirizakmohamed7530 8 років тому +5

    Masha Allah

    • @fletcheremory7543
      @fletcheremory7543 2 роки тому

      you all probably dont care at all but does someone know of a tool to log back into an Instagram account??
      I somehow lost my login password. I would appreciate any tips you can offer me!

    • @kasonchase2121
      @kasonchase2121 2 роки тому

      @Fletcher Emory instablaster ;)

    • @fletcheremory7543
      @fletcheremory7543 2 роки тому

      @Kason Chase Thanks for your reply. I found the site on google and I'm in the hacking process atm.
      Seems to take a while so I will get back to you later when my account password hopefully is recovered.

    • @fletcheremory7543
      @fletcheremory7543 2 роки тому

      @Kason Chase it did the trick and I now got access to my account again. Im so happy:D
      Thanks so much, you saved my account :D

    • @kasonchase2121
      @kasonchase2121 2 роки тому

      @Fletcher Emory No problem :)

  • @user-wz1vp2zs5l
    @user-wz1vp2zs5l Рік тому +1

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-wz1vp2zs5l
    @user-wz1vp2zs5l Рік тому +1

    🤲🤲🤲🤲🤲🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤲🤲🤣🤣🤣🤲🤲🤲🤛🤛🤛🤛🤲🤲🤲🤲🤣🤣🤣🤣🤣🤣🇸🇴🤣🇸🇴🤣🇸🇴🤣🦋🦋🦋🦋🦋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤣🤣🤣🤣🤲🤲🤲🤲🤛🤲🤛🤲🤣🤣🤣🦋🦋🦋🦋🦋🦋🦋👂👂👂👂👂👂👂👂🤏🤏🤏🤏🤏🤏🐦🐦🐦🐦🐦💖💖💖💖🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝💖💖💖💖💖🐦🐦🐦🐦🤏🤏🤏🤏🤏👂👂👂👂👂👂🦋🦋🦋🦋🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🤣🤣🤣🤣🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤛🇸🇴🤣🤣🤣🤛🇸🇴🤣🤲