warirdad yaan beentas lagugu shubin warysiga odayga hawiye dhegayso diyarada way ciladaysnayd baasin kufilan ma hayn malin danbe ayuu kiciyaay diyarada iyada 18 kale duqanayeen wadanka marka qofka wax fahmaya wuu garanaya inu lafahiisa la cararay hadaba waxan ku sheegaya abagal ayuu aha inderkiis oo abgala ayaa diyarda kale waday oo ku dhintay marna anaga ha nooga dhiina dad wax badabdiyay wiilkana dadkiisa odhan bay laayeen intasu ku ciil baxa oday wayn yaa soo fadhiistay oo reer koonfur yidhi dagaalkii lalagalay somaliland xaq buu aha kas wax ku qayliyaay ma jir o cid dan ka yeelatay ma jiro maxa inankan yar lagu haysta xaq buu u leeyahya haday dadkiiisi madhiyeen inu waxuu doono ku yidhahdo wax ay galabasaden in laga goonayona wa xaqiiiq dadki duuriyadi xalasha ayay u soo kaxaysten hubii iyo ciidamdi wadanka diyaradahi weli miinadii ay aseen maalinba qof la kacada dhowan sanag inan yar waxn galabsan bay ku dhacaday hadaba ha la nabad geliyo wiilkaas yar walidiinti iyo dadkiisi lagu wada layaay dagalka bal noosheega waxay nagula dagalameen wiilkan yar inadhaha ay ku arkan odaygii laha in lalayo oo la duqeeyo ha ku arkana horta dadkii dulmigaa galay badankoodi dhinte lakiin koonfur waxay yidhahdan diyarad baa sudhatene wax idin layay majiro walahay bilahay sidasan ka maqlay iyagoo leh koonfur ilahay wa og yahay waxay geesteen weliba ku sii tiiqtiiqsadan lakiin islamnimda darteed banau ugu danqana iyo binu adamnimo raridaad lacagta ay keenan inaga lahayn oo maxa naloogu soo mariyay banu u diidanayn dowladahi soo bixiyay baa yidhi siiya lacagtooda wax ay iyaga keenen maha shacabka ayaa wax yar soo uruuriyay wa la yeeli kara lakiin dowladooda shuqul kuma laha iyago magacana boqol billion ku cuna oo yidhahda somali wa mid wax ma keenin maalkasna wa kii ilahay umdaha kale inaga siiyay wiilkaas yar ha la nabad geliyo odaygas wayn ila uu rali gelin bixiy o wiilkenea ma bixinayo hadu bixiyona qaar kale soo fadhiisan doona
itaaqfurlaah waridaad ilahay ban kugu dhariye hadi kii kale abgaal diyradahii dhacay ku jiray kii cararay nafatiisa la cararay ha nooga dhigin inu wax badabdiyay
No share to day niyaw unsubscribe baan kaala xishooday niyaw ma niman laga naxaa ninka kuu naxaa loo naxaa igu sawir ma naqaano ee warka cad baanu naqaana sheeko hawiye qurbahaan ku daawaday hore aqoon ugu maan lahayn ifka ciday ugu neceb yihiin waa isaaq 25 baan ahy pro hawiye hana gar gaarsan hana u gar gaarin ee la qosal ok.
Wlhi wa isku dambi qofkii dhibadada u geesty iyo kii ku farxay 😭 wa isku mid nasiib daro na heysato hadaa nahay Somali 😭😭 ilaahey dhibga ha naga saaro Amen Yarbi 🤲😭 suldan Allaha ku Soo canuuniyo Abowe 🥺 waxan ka xumahy dhibka ku soo gaarey waxa kaa keenayo xanun ku heesto 😭 samir Allaha ku seeeyo 😭
Ha ugu cudurdaarin cid dowladaas ay caano u listey ma jirto cid aan ku jirina ma leh ma inuu aniga i olaliyo ayaad ugu cudurdaardysaa afka olol kaa bax afku dsble laguu bixi kibirka aad ku hadleyso aragaane gubo adoo nool gubo adoo nool
Markii hore waan u cudurdaarayey lkn goortaan arkey kibirkiisa baan cudurdaarkii la noqdey ninkaas wareysi iyo cudurdaar idiinka dooni meynee waxuu mudan yhy marsiiya ilmo anigu ma arko waa nin caruur leh olol afka kaa gal idam ALLE nama qabato sidaas jeesjeeska iyo kibirkaas xaquu naga galey ALLE ha ka soo ifiyo kumana cafin aakhirana ilkii baan ku fadhiyaa waryaa wiil habaryarteey dhashey baa ku dhintey asagoo ka soo jeeda safkii snmta reerkiisa miyaad olol ha gubo leedahey hiil iyo hoo ma lihid afka olol kaa bax kaligaa ku deeqa dhiigii wiilkeena ninkaas baan ka rabnaa nacaska afka weyn .aawey nabadoonadiisii ninka ka soo hadla walee inaan leysaga hareynin taas iga qora taas from muqdisha
Jooji waxaani waa ceeb waa walalahen alle ha ka kor qaado isha iska ilaali dadka masakiinta ku dhamanaysa ha ku farxiin please Reer xamaar waanu jecelnahay ee wax ha nogu qabanina inankan yar
Kali taliyuhu ma isaaq kaliya but diyaarado ku rusheeyay .su.aalaha wiilka ha ku badin cidiisiiba horay u wada dhinteen.inta qaraxu ku dhimatay wa lo qoray Alah ha unaxaristo😎😎😎
U habaari maayo reer waqooyi hadalka wiilkaas lkn waxaan ALLE ka baryayaa in afkuu ku qosley olol ALLE ka soo bixiyo si ay ugu tusaale qaataan umadu oo lagu yiraahdo waa kii oran jirey xamar ha olosho ALOOW xumaantaada kaa muuji raaligelinta laga baryaayana iska heyso insha ALAAH afkaad kala taagtey dab ALAHA kaaga guro idam ALLE ,goortii hore waan kuu cudurdaarayey lkn hada kibirkaagaan arkaa iyo baryada laguugu tuugaayo hadaad ku fakirtey ku soo caanbax olol umadeed waxaa balan ah inaan laba rakcadood kuu soo dukado in ALLE adigoo afku ku dhacdhcey daawana laguugu waayey oo aan baryo lagaa baryeen aad aragto idam ALLE calaamo rabi kaa ifi aamiin.
Waxaan tacsi u dirayaa walaalaha qaaliga ah ee reer muqdisho ee qaraxyadu ku soo noqnoqdaan ilaahay qalbigiina ha qaboojiyo Intii dhimatay ha u naxariisto dhaawacana ha u booga dhayo Walaalayaal hadaan nahay reer Somaliland qof maan Gaab ah hadal uu yidhi cuqdad iyo nacayb yaanu nookiin gelin Maan Gaab meel walba waajoogaa. Raboow xamar noo xasili yaa xayuun yaa qayuun alow xamar noo xasili
Maangaab meel walba joogaa lkn reerkiisa u miirqaba nabadoonadiisa dooneynaa ha ka cudurdaareen hadii kale wiilkoodeey wax la qabaan markii hore u cudurdaar is lahaa lkn markaan arkey kibirka hadalkiisa baan la noqdey waxaana ninkaas uga fadhiyaa magtii wiil hbyrtey dhashey oo snmta la safnaa ALLOW hadaan ku daayo afweynihii hargeysoow dalqo weyne hadii dadkaagu ku ceshan waayo oo nabadoonadaadu ku clin waayaan nama qabato in maalin kastaa naloo gefo kadibnaa yiraahdo waa maangaab dowladaas ninkii u madaxda ahaa waa la yaqaan dilna iima yareyn kow dheh ka gudso waa joogaane kaamana dheera wllyl.from muqdisho.
Wan ku salamey wll qaaali wiilkn hadan firshey waa qof nafsiyan xanuun san waayo qof ku farxayo dhiig qofka Muslim ah majiro lkn xita hada ka hor arkey marka waxan leyahy illahy hku so hadeyo tan kle wll markn firshey waa fayus raadis soomali io somaaliln waa dad wllo isku dhiig isku danqasho dad sixun wax usheeg iska daay wll adna illahy hku xafido wll an tageyro hore usoco 😍😍😍😍♥️♥️♥️♥️♥️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤🥰🥰🥰
Asc Mr sharub Qalad wu dhacaa inaad sii qodqodana maaha Dhibta Reer Somaliland Gaadhayna wax u dhigmaa ma jiro Welina wey nagu dhegen yihiin marka iyagana alle (swt) hawgargaro
Waridaadtv Waa mahadsan tahay wiilkaan Ilaah qalbigiisa ha qaboojiyo waxuu tabanayo Ilaah ha ka daweeyo Waa nin yar oo dhalinyaro ah From Muqdisho We love Somaliland ♥️🙏
Suxanlla waar ka inkan Yari Maxaa uu sameeyay dada badan ayaa midhiyaha ka serya waxa oo kile ee hor kee n midhiyaha kuvaa uun buu la mid yahaye kadhaaf dhibka
Marka adiinka ooya maanta miyaa arinku waayahey cidii ka ooysiisey waa la yaqaanaa aduunkana kama tegin u qabso dhiigaaga weliba kaama dheera edebdarada joojiya ilmo adeerayaaloow ama bareerihiina cadeysta caloosha ha ka hadlinee.
@@aaminasahra1875 adba sowdiiga dhibka la raba ee habartamaya qofka Allow so hadeba la dhahaye manad ka baqayn habarkasi inu adiga keliga kugu noqdo melo badan o qoraal aad xita ledahay raligelin cidna kama rabno baan arkaay reer somaliland umay kala hadhiin inanka qofwalba wu maagay o wa laacayay miyanu birayna aadame wax la rali geliiyo maha ee ilahay ha rali geliyo suldan ila hoyadii o ooyday aya raali geliin bixisay
Asc waridaad TV waxaan kaaga mahad celiyaa sida wanaaga iyo dareenka islaamnimada leh ee aad uga damqatay video clipka wiilkaan cuqdadu hareysay soo dhigay. Sidoo kale sida degan ee aad ugu caqli celisay wiilkaan waa gobanimo iyo dun xariirnimada kugu jirta ee xaqsoorka iyo karaamada bani aadminnida Ku dhan tahay. Maasha Allah horey u soco damiirka Soomaalinimo ee aan isku Afgarano ha shaqeeyo Mahadsanid
dis men is reall not normaal dadkeena kudhamadey mugdisho allha unaxariisto wadankeena nadab allhaka dhigo maatada lagu dhameynaayo allhakaqabto reer mugdisho allhaidinxafido amiin yaarabi
SubxanaAllh xanuunbu dareemaya sorry wllo walal aabe abti adeer miskiin waynuka gudubnay Alxamdulilaah lakiin masha dad masakiina o waxba ino gaysanba ku baba ay Allah haw gargaaro raligelin bixi wllo inagana balayo Allah haynaga hayo ayagana dhibka haka saaro wa walaladeen Muslim ah o somali ah wanu ka xunahay walhi dhibka ku dhacay 😢
Ninkaas iyo wax la mid ah raaligelin kama rabno ALLE danbi dhaaf ha weydiisto cid ay dowladaas naas caanaa jaqsiiseyna ma jirto oo aysan xanuun badin in lala soo afweynaado qosalna waa wax meel ku qoran doqomadiina xirxirta ninka ku faanaya dowladeydaan dhexjooga oo raali iiga ah waxaan u aragnaa gardaro garab og afka dab ALLE kaaga fur dheh ninkaasoow
@@aaminasahra1875 Halla Yasmin, Waxaad ka mid tahay kuwa uu u jawaabayo ee dagaalka kula jira ee aan garwaaqsaneyn Xanuunkii isaga shalay soo maray. "Nabsi waa ma huraane, ha u qaadan Masiibo."
Anagaa somliland oo mujaahid na ah waxaanu ka codsanaynaa dawladii in ay KU qabto Laguna saaro maxkamad ah taageero ashabaab iyo KU faraxe masiibo walaakii
Mashallah wardaad AFKAAGA caano lagu qabey sida wanaagsan ee aad u wareysatey waa nin dhalin yaraa oo aan waayo arag aheyn masiibo qofkastoo islaama ah Allaha ka hayo anigoo daarood ah waxaan aamin sanahay in Soomaaliland siyaadadu waa meesheeda balse waa walaalahay aan dhaqan iyo af iyo diin wadaagno MASIIBO lama jecli
Hooyadey waxey ii sheegtey In ay mar somaliland aheyd meel dadka lagu qafaasho oo ka la doono la dilaayo Aniga awowgey hooyo iyadoo arkeysa lagu hor diley Muxu galabsadey awowgey😢 Horta maan jirin wakhtigaaa manaan soo marin noloshaas dhibka badan Balse wllhi aad baan uuga xumey qaraxa iyo cadowga dadkooda lagu jeediyey😢
Waxan leyahay vill kan yar waxa kugu dhacay wa wax xanuun badan inbadan oo dadkad ka soo jeedo ka midina way ku la qaban makaa waxa kuu fiican abe iyio Wall Alle ha unaxariisto masoo labanayan dadkii xaqdarada udilay Alle aya ka xisabin doona samir dad kale oo wallo islaama somaliya dhigooda ka damqo madambena hasoo dhigin haqarxan wa iga talo wallimi adiga iyo daka hada masiiba du ku dhac dayna ilahay qalbiyada haydiin qaboojiyo muqdisho na ilahay dhibka haka dul qaado amiin amiin
Kani waa doqon an xunshada xarka uga kicin,,afkisa weyn ayu umad Muslim ah o masibo ku dhacday ayu yiri waaaasn ku faraxsanahay anigu hadi aynu nahay rer Muqdisho markii hargeisa gubatay ad iyo ad ayanu umurugonay masibiyinka iyo howlaha iallah wilyahow awoda is biddy adiga iska ilaali Muqdisho dhibarotin badan ayey dhabarka uso dhigatay hadana wey jireysa wana udulqadaneysa insha Allah
Maxamed siyaad baa idiin geystay dhibka ma shacabka ama dadka u dhashay ee reer mogadisho maa idiin geystay ilaahay ka cabso nin weyn baa tahay qosolkaa ilaahay baa kaa jaasi doono habaari,meyno soomaaliland laakiin shaqsi ku qoslay waad heli doontaa insha allah
Waaridaad mahadsanid dadaalkaaga lkn ninku waa kibirsanyhy waxaan sugeynaa inshaa ALAAH asagoo afku dab ka baaxaayo oo umada aad uga baryi doontid raali gelin reer muqdhishow ninkaas labo rakco aan u dukano in ALLE ka jaazeeyo waxuu yiri walaahi markii hore waxaan is lahaa u cudurdaar lkn kibirka iyo islaweyninkan arkey cibro iyo calaamo rabi kaa muujey dhib ma leh waan ku sugi doonaa raaligelinta cad quureedka ahna heyso gaal muslim rabi kuugu dir aduun iyo aaqirana rabi ha kuugu gubo jahanamana aduunka kuugu soo hormari afka kaliya kaa gasha kadibna kaa gasha kibirka waa ALLE garbasaarkiisa wax baad is moodey rabi ha ku tuso tabaryaradaada waligey hargetsa ha olosho ma oran hadana oran maayo gubo adoo nool idam ALLE from muqdisho .
ASC FAMILY. CAAN WAXA KU TAHAY DAD QARAXYO KU DHINTAY INAAN KU FARAXDO WAR NABIGA MOHAMMED SCW ❤️ 💖 ❣️ WUXUU YIRI QOFKII DHIB GAARO WALAALKIIS WAA INUU U DANQAADA ADIGANA WAAD KU FARAXDEY WAA JAHILNIMO DIINTA BARO SIYASADA KA HAR ISKU DAD ISKU DIIN ISKU AF AYAAN NAHAY MANA KU FARAXNO QOF DHIBATO SOO GAARTO SIDAA ULA SOCO WAA CEBESAY REER SOMALILAND ADIGOO KALE MA MATALO SHACABKA REER SOMALILAND U FIDIYA REER MOGADISHO CAWIN SIDII IDINKA NALII CAWIYEEY WABILLAHI TOIFIQ
waar anagaa soo taagnayn iyagoo 2000 oo nin oo wada reerkoonfur ah iyagoo intay inan yar oo 17jir ah dileen hadana maydkiisii ay googoosteen si ay derejo ugu helaan, cuqubadu halkii lagu galay cawku hurudaa,
suldaan nimow xaal qaado malaha kani Waa waalan yahay ileen qof miyir qabaa sidaas uguma qoslo dad walalohood ah masiibada Ku dhacday waayo diinteenu waxay ina faraysaa in aynu ka murugoono hadaynu nahay dad islam ah ama bilaa Aadan ba ah subxaan Allah
PLEASE SHARE GAREE VIDEO LIKE SAAR VIDEO 🙏🙏🙏
Warnaga qabta waa doqon
warirdad yaan beentas lagugu shubin warysiga odayga hawiye dhegayso diyarada way ciladaysnayd baasin kufilan ma hayn malin danbe ayuu kiciyaay diyarada iyada 18 kale duqanayeen wadanka marka qofka wax fahmaya wuu garanaya inu lafahiisa la cararay hadaba waxan ku sheegaya abagal ayuu aha inderkiis oo abgala ayaa diyarda kale waday oo ku dhintay marna anaga ha nooga dhiina dad wax badabdiyay wiilkana dadkiisa odhan bay laayeen intasu ku ciil baxa
oday wayn yaa soo fadhiistay oo reer koonfur yidhi dagaalkii lalagalay somaliland xaq buu aha kas wax ku qayliyaay ma jir o cid dan ka yeelatay ma jiro maxa inankan yar lagu haysta xaq buu u leeyahya haday dadkiiisi madhiyeen inu waxuu doono ku yidhahdo
wax ay galabasaden in laga goonayona wa xaqiiiq dadki duuriyadi xalasha ayay u soo kaxaysten hubii iyo ciidamdi wadanka diyaradahi weli miinadii ay aseen maalinba qof la kacada dhowan sanag inan yar waxn galabsan bay ku dhacaday
hadaba ha la nabad geliyo wiilkaas yar walidiinti iyo dadkiisi lagu wada layaay dagalka bal noosheega waxay nagula dagalameen wiilkan yar inadhaha ay ku arkan odaygii laha in lalayo oo la duqeeyo ha ku arkana horta dadkii dulmigaa galay badankoodi dhinte lakiin koonfur waxay yidhahdan diyarad baa sudhatene wax idin layay majiro walahay bilahay sidasan ka maqlay iyagoo leh
koonfur ilahay wa og yahay waxay geesteen weliba ku sii tiiqtiiqsadan lakiin islamnimda darteed banau ugu danqana iyo binu adamnimo
raridaad lacagta ay keenan inaga lahayn oo maxa naloogu soo mariyay banu u diidanayn dowladahi soo bixiyay baa yidhi siiya lacagtooda wax ay iyaga keenen maha shacabka ayaa wax yar soo uruuriyay wa la yeeli kara lakiin dowladooda shuqul kuma laha iyago magacana boqol billion ku cuna oo yidhahda somali wa mid wax ma keenin maalkasna wa kii ilahay umdaha kale inaga siiyay
wiilkaas yar ha la nabad geliyo odaygas wayn ila uu rali gelin bixiy o wiilkenea ma bixinayo hadu bixiyona qaar kale soo fadhiisan doona
itaaqfurlaah waridaad ilahay ban kugu dhariye hadi kii kale abgaal diyradahii dhacay ku jiray kii cararay nafatiisa la cararay ha nooga dhigin inu wax badabdiyay
No share to day niyaw unsubscribe baan kaala xishooday niyaw ma niman laga naxaa ninka kuu naxaa loo naxaa igu sawir ma naqaano ee warka cad baanu naqaana sheeko hawiye qurbahaan ku daawaday hore aqoon ugu maan lahayn ifka ciday ugu neceb yihiin waa isaaq 25 baan ahy pro hawiye hana gar gaarsan hana u gar gaarin ee la qosal ok.
ua-cam.com/video/WmwJpSGgFgg/v-deo.html&ab_channel=DalJireTv
Mashaa Allah walalken waridad sifiican baad hadalka ugu dhigtey Alle ha kaa Ajarsiiyo
Waridaaaaaad love you from wajeeer kenya
Big love ❤️ somali weyn
Sorry muqdisho 😢 😭
Waaba shabaab isqarinaayo oo kuye kama hadli karo mabda,a isqarxiska
@@shamsoosman3058 saxx wa fahmay iney hadlo ma rabo!
Asc
Wlhi wa isku dambi qofkii dhibadada u geesty iyo kii ku farxay 😭 wa isku mid nasiib daro na heysato hadaa nahay Somali 😭😭 ilaahey dhibga ha naga saaro Amen Yarbi 🤲😭 suldan Allaha ku Soo canuuniyo Abowe 🥺 waxan ka xumahy dhibka ku soo gaarey waxa kaa keenayo xanun ku heesto 😭 samir Allaha ku seeeyo 😭
Amiin wllo
Ha ugu cudurdaarin cid dowladaas ay caano u listey ma jirto cid aan ku jirina ma leh ma inuu aniga i olaliyo ayaad ugu cudurdaardysaa afka olol kaa bax afku dsble laguu bixi kibirka aad ku hadleyso aragaane gubo adoo nool gubo adoo nool
masha.alaha.waridad.runta.u.sheg.doqonka
Yarkaan intii kadhimatay allah unaxariisto dadkii faqashto dishay soomaali oo dhanbay kadishay asigana allah caafiyo caqligana kusoo celsho waa wiil yar muqdisho waa hargaysa garabkeeda waana laba gamcood.
Ninkii reerkiisa laayey Puntland buu joogaa muu ka'aarsado??
Markii hore waan u cudurdaarayey lkn goortaan arkey kibirkiisa baan cudurdaarkii la noqdey ninkaas wareysi iyo cudurdaar idiinka dooni meynee waxuu mudan yhy marsiiya ilmo anigu ma arko waa nin caruur leh olol afka kaa gal idam ALLE nama qabato sidaas jeesjeeska iyo kibirkaas xaquu naga galey ALLE ha ka soo ifiyo kumana cafin aakhirana ilkii baan ku fadhiyaa waryaa wiil habaryarteey dhashey baa ku dhintey asagoo ka soo jeeda safkii snmta reerkiisa miyaad olol ha gubo leedahey hiil iyo hoo ma lihid afka olol kaa bax kaligaa ku deeqa dhiigii wiilkeena ninkaas baan ka rabnaa nacaska afka weyn .aawey nabadoonadiisii ninka ka soo hadla walee inaan leysaga hareynin taas iga qora taas from muqdisha
@@aaminasahra1875 dadkii dadka idiinka laayay ma suldanba idinkaga waynaday caar qodaxi hamudo waad iska hadlaysane reer somaliland hooray uso ooyeen ayagoon cidina la oyayn idinka wanu idinla ooyna dhiibkiinuna waa dhiibkayaga lakiin ka badbaadiiska halayka daayo iyo waali hadaalka inanka qaraaxa nagaga dhintay waxanu ka rabnaa suldan kute isla yaaba hargaysa marky gubatay qaar idinka midaa laha landheera niimo wanu ku faraxsanahy suqaa gubtay mad ka hadashiid
Allah ha ku cafiyo waxa kale aan ku dhoho anigow ah reer Somalia ma jacli ine wax ku dhaco Somaliland hormar wacan s land 💚🤍❤
Wiilkani wiilyar aabo iyo abti iyo wlaal iyo adeer ba ku wayey ka leexda
Asc walalehey channelkeen Soo booqda kheyr Aduun & mid Aaqiro Allaah idinsiiyo inshaa Allaah🤲❤😍
Jooji waxaani waa ceeb waa walalahen alle ha ka kor qaado isha iska ilaali dadka masakiinta ku dhamanaysa ha ku farxiin please
Reer xamaar waanu jecelnahay ee wax ha nogu qabanina inankan yar
Jizakalhu qeyr sida wanagsan ood ugu aqli celisay walal
Waa malinti ugu horeysay oon laayg ku siin inaanka hoos wax ugu sheeg baris haku raad san inadere wa inaderkaye sowdigan qadadwaynti oo kale noqday
Kali taliyuhu ma isaaq kaliya but diyaarado ku rusheeyay .su.aalaha wiilka ha ku badin cidiisiiba horay u wada dhinteen.inta qaraxu ku dhimatay wa lo qoray Alah ha unaxaristo😎😎😎
U habaari maayo reer waqooyi hadalka wiilkaas lkn waxaan ALLE ka baryayaa in afkuu ku qosley olol ALLE ka soo bixiyo si ay ugu tusaale qaataan umadu oo lagu yiraahdo waa kii oran jirey xamar ha olosho ALOOW xumaantaada kaa muuji raaligelinta laga baryaayana iska heyso insha ALAAH afkaad kala taagtey dab ALAHA kaaga guro idam ALLE ,goortii hore waan kuu cudurdaarayey lkn hada kibirkaagaan arkaa iyo baryada laguugu tuugaayo hadaad ku fakirtey ku soo caanbax olol umadeed waxaa balan ah inaan laba rakcadood kuu soo dukado in ALLE adigoo afku ku dhacdhcey daawana laguugu waayey oo aan baryo lagaa baryeen aad aragto idam ALLE calaamo rabi kaa ifi aamiin.
Iso boqda walalheyga somaliyed ❤wan ku farxi laha hada iso daweysan oo subscribe iso sartaan waa gabadini 😊
Kani waa neef, walaalahaaga soomaaliyeed dhiigoodu waxlagu farxo ma,aha . Qof maskaxda ka xanuunsanaya waraysigiisu waa khalad mabanaana
Wnku sure adna ii sar wllo iso boqo shukran
Bilaahi calaykum wllayaal reer muqdishooy meelkastaba qof xun baa kujiree intaayada kale ee idinla damqanaya ku ilaawa wllayaal
Walal dadku MA wadaa xuma wn ognahay
@@suraya8046 wllshay qali waad mahadsantahay ilaahay ha idinka dulqaado dhibaatooyinka ayaan leenahay jiidhkaa nookiin damqanayee
suldaanoow xidh Waridaad TV markuu hargaysa kuugu yimaado waa lahayste xun oo sweden jooga waa ku salaamayaa
suldaan
Waxaan tacsi u dirayaa walaalaha qaaliga ah ee reer muqdisho ee qaraxyadu ku soo noqnoqdaan ilaahay qalbigiina ha qaboojiyo
Intii dhimatay ha u naxariisto dhaawacana ha u booga dhayo
Walaalayaal hadaan nahay reer Somaliland qof maan Gaab ah hadal uu yidhi cuqdad iyo nacayb yaanu nookiin gelin
Maan Gaab meel walba waajoogaa.
Raboow xamar noo xasili yaa xayuun yaa qayuun alow xamar noo xasili
Jazaakalaah qeyr wll Amin yarabi
Maangaab meel walba joogaa lkn reerkiisa u miirqaba nabadoonadiisa dooneynaa ha ka cudurdaareen hadii kale wiilkoodeey wax la qabaan markii hore u cudurdaar is lahaa lkn markaan arkey kibirka hadalkiisa baan la noqdey waxaana ninkaas uga fadhiyaa magtii wiil hbyrtey dhashey oo snmta la safnaa ALLOW hadaan ku daayo afweynihii hargeysoow dalqo weyne hadii dadkaagu ku ceshan waayo oo nabadoonadaadu ku clin waayaan nama qabato in maalin kastaa naloo gefo kadibnaa yiraahdo waa maangaab dowladaas ninkii u madaxda ahaa waa la yaqaan dilna iima yareyn kow dheh ka gudso waa joogaane kaamana dheera wllyl.from muqdisho.
ASC WARIDAAD TV THANK YOU.
Wan ku salamey wll qaaali wiilkn hadan firshey waa qof nafsiyan xanuun san waayo qof ku farxayo dhiig qofka Muslim ah majiro lkn xita hada ka hor arkey marka waxan leyahy illahy hku so hadeyo tan kle wll markn firshey waa fayus raadis soomali io somaaliln waa dad wllo isku dhiig isku danqasho dad sixun wax usheeg iska daay wll adna illahy hku xafido wll an tageyro hore usoco 😍😍😍😍♥️♥️♥️♥️♥️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤🥰🥰🥰
War idaad libaax ninkan caqli malaha ninka cuqdad baa haysa lkn dadka uu waxkatabanayo Waa burburkii soomaaliya xiligaasna cidwalba Waa lalaayay dadkii waxaas gaysanayeyna dad hada nool maaha markaa cuqdada halayska dhaafo 2023 baalagujiraaye
Waa beentii faqash waxa inoogu dambaysay 1991kii isaguna aad buu u yar yahay sida muuqata wuxu dhadhay 1991kii ka dib. Markaa abihii faqash ma dilin
Maasha Allah waridaad allaha ku xafido adiga iyo owlaadaada
Wardaad horta aad baad umhadasantahay
Laakiin wiilkaan ,waa qaldamay
Dadna waxa ugu fiican qofkii
Khaladkiisa, sax, waxa uu xasuustay
Sidii ku dhac day faamilkiis
In kastoo ficineed xasuusta xun in
Aan dib loosoo celin,
Somali waa somali 5 tuba
Laakiin xamar masiibada Allah ka
Qaado, adigan mahadsanid walaal
Somali yeedo ama ( يا اخي مسلم)
Wuu akhlaaq xun yahay waana xaasid waxaas buu calool- jileec ka'raadinayaa, dadkii dhibaatada uu sheeganaya amarkeedii bixiyey oo hogaanka u'ahaa waa Moorgan oon meelaan ka'fogeyn jooga muu soo dilo hadduu run sheegayo???
Reer Somaliland iyo qaar kaloo badan sidaa bay marwaliba reer Muqdisho ugu digtaan, waxaanse ILLAAHEY ka'baryaayaa inuu hoostooda ka'siiyo 😠
Asc Mr sharub Qalad wu dhacaa inaad sii qodqodana maaha Dhibta Reer Somaliland Gaadhayna wax u dhigmaa ma jiro Welina wey nagu dhegen yihiin marka iyagana alle (swt) hawgargaro
Mahad sanid aboowe werdaad qof xun waxaa kabadan inta fiican
Anigu waridaadtv iyo hal abuur cawil bile si gooniya ayan u jecelahay wan dadnimada wlh coldone rabi hano so daayo guuleysta aboowe yaal
Illaahey jisadeda hakusiyo waad heleysa qof kufarxay masibo dad islaam ah kudahcday waxad ogata illaahey waa xaqsore dhibtada cidne gooni ulamadhalanin digashada ooyin baxigi Insha Allah
Waridaadtv
Waa mahadsan tahay wiilkaan Ilaah qalbigiisa ha qaboojiyo waxuu tabanayo Ilaah ha ka daweeyo
Waa nin yar oo dhalinyaro ah
From Muqdisho
We love Somaliland ♥️🙏
Inanta yar ee qaraxa ka badbaadey sida aysan u ogeyn sababta hooyadeed loo diley
Ayuu isna u ogeyn sababta qoyskiisa loo baabiiyey😢
We love you too wll nolol iyo nabad ban ilah idinka barinaa malinkasta from hargeisa
Waridaad aad baad umahad santhy walal jira 🙏👍❤❤
Suxanlla waar ka inkan Yari
Maxaa uu sameeyay dada badan ayaa midhiyaha ka serya waxa oo kile ee hor kee n midhiyaha kuvaa uun buu la mid yahaye kadhaaf dhibka
Subxaanallaah Subxaanallaah Subxaanallaah geeridii galbeed laga sheego guntahaada ka filo maanta waad qosöeysaa isha allah oohintaada waan sugeynaa
Horuu u soo ooyey oo uu aabo iyo walalba ku wayey xasuus ayuu qalbigiisa gubaysa.
Marka adiinka ooya maanta miyaa arinku waayahey cidii ka ooysiisey waa la yaqaanaa aduunkana kama tegin u qabso dhiigaaga weliba kaama dheera edebdarada joojiya ilmo adeerayaaloow ama bareerihiina cadeysta caloosha ha ka hadlinee.
@@aaminasahra1875 adba sowdiiga dhibka la raba ee habartamaya qofka Allow so hadeba la dhahaye manad ka baqayn habarkasi inu adiga keliga kugu noqdo melo badan o qoraal aad xita ledahay raligelin cidna kama rabno baan arkaay reer somaliland umay kala hadhiin inanka qofwalba wu maagay o wa laacayay miyanu birayna aadame wax la rali geliiyo maha ee ilahay ha rali geliyo suldan ila hoyadii o ooyday aya raali geliin bixisay
Ilaahey umadda islaamka qaasatan somali allaha u gargaaro meel walbooy joogaan
mansha allaah wllky qli mahadsanid
ceebey inagu tahay wlhi arinkani
Wariyaha hadan wax uun irahdo adeer dowladi hore wax dhama la waa ogow
Share dhaha barnaamijkaan waa muhiim
Dadka weykala aragti duwanaan karan lkn In dhibato markey dhacdo leysku farxo mafiicna. Waridaad waxa tahay Nin qalbi fiican. Thanx.❤️
Asc waridaad TV waxaan kaaga mahad celiyaa sida wanaaga iyo dareenka islaamnimada leh ee aad uga damqatay video clipka wiilkaan cuqdadu hareysay soo dhigay. Sidoo kale sida degan ee aad ugu caqli celisay wiilkaan waa gobanimo iyo dun xariirnimada kugu jirta ee xaqsoorka iyo karaamada bani aadminnida Ku dhan tahay. Maasha Allah horey u soco damiirka Soomaalinimo ee aan isku Afgarano ha shaqeeyo
Mahadsanid
dis men is reall not normaal dadkeena kudhamadey mugdisho allha unaxariisto wadankeena nadab allhaka dhigo maatada lagu dhameynaayo allhakaqabto reer mugdisho allhaidinxafido amiin yaarabi
Waad jiren tahay ee Illaahay haku caafiyo hadaad tiri xamar ha olosho Waxey ladhigonatahay inaad kufaraxsanyahay balse waxaba kama badalikartid xamar iyo meel kale toonna viv mudisho iyo soomaaliwen
SubxanaAllh
xanuunbu dareemaya sorry wllo walal aabe abti adeer miskiin waynuka gudubnay Alxamdulilaah lakiin masha dad masakiina o waxba ino gaysanba ku baba ay Allah haw gargaaro raligelin bixi wllo inagana balayo Allah haynaga hayo ayagana dhibka haka saaro wa walaladeen Muslim ah o somali ah wanu ka xunahay walhi dhibka ku dhacay 😢
Bal eeg sida wanagsan ee ay uga hadashay Umm Hudayfa waxa baabay waa Soomali ,Soomaalinimadu ma tirmeyso .
Wardaad TV mashaa allaah qof qalbi fiican ayaa tahay ilaahey ha ku barakeeyo
Ninkaas iyo wax la mid ah raaligelin kama rabno ALLE danbi dhaaf ha weydiisto cid ay dowladaas naas caanaa jaqsiiseyna ma jirto oo aysan xanuun badin in lala soo afweynaado qosalna waa wax meel ku qoran doqomadiina xirxirta ninka ku faanaya dowladeydaan dhexjooga oo raali iiga ah waxaan u aragnaa gardaro garab og afka dab ALLE kaaga fur dheh ninkaasoow
@@aaminasahra1875 Halla Yasmin, Waxaad ka mid tahay kuwa uu u jawaabayo ee dagaalka kula jira ee aan garwaaqsaneyn Xanuunkii isaga shalay soo maray. "Nabsi waa ma huraane, ha u qaadan Masiibo."
Waridaad Guuuuul iyo GOBANIMO JANA JIGJIGA from jidah Saudi Arabia
Xaraamigan Yar Waxuu Mudanyay Halagu Sameeyo No More Noocan Oo Kale inay Dadkeena Ku dhex Noolaadaan Cuqubo Ayuu inoo Soo Hoynayaa
Reer America anigaa uhoreeya waan xidhayaa account gaaga
Yaa dhiig somaliyed leh yaa ka naxay qaraxa oo igu raacay???????
Report ku qabta wixii dhiig leh!
Anagaa somliland oo mujaahid na ah waxaanu ka codsanaynaa dawladii in ay KU qabto Laguna saaro maxkamad ah taageero ashabaab iyo KU faraxe masiibo walaakii
Allahayoow nabad iyo Nasteexo ummadda Somaliyeed .
Alla wilka indha Adaga mexiiran dowlada somalilad wayab xaqa Allah hafahnsiyo hadufahmen umada ges haugaboxo Allah Aya laxisabtamidona wilkan kibir Ayu uhatlaya wardad tifi masul sare yomal Ayan Asga Aya kaqaomabendona
Mashallah wardaad AFKAAGA caano lagu qabey sida wanaagsan ee aad u wareysatey waa nin dhalin yaraa oo aan waayo arag aheyn masiibo qofkastoo islaama ah Allaha ka hayo anigoo daarood ah waxaan aamin sanahay in Soomaaliland siyaadadu waa meesheeda balse waa walaalahay aan dhaqan iyo af iyo diin wadaagno MASIIBO lama jecli
Reer muqdisho waa gob
Wardaad aad baan kuugu xirnahay kuuna. dhageystaa AQLIGA IYO GARASHADA Allaha kuu siyaadiyo ,waa sax Aqli celin ayuu u baahan yahay koley wax baa ka qariban inanka yar
Hooyadey waxey ii sheegtey
In ay mar somaliland aheyd meel dadka lagu qafaasho oo ka la doono la dilaayo
Aniga awowgey hooyo iyadoo arkeysa lagu hor diley
Muxu galabsadey awowgey😢
Horta maan jirin wakhtigaaa manaan soo marin noloshaas dhibka badan
Balse wllhi aad baan uuga xumey qaraxa iyo cadowga dadkooda lagu jeediyey😢
Ascalykum waryaa waridadooow waraysigaagu waa taakawaweyne heey sidee waxujiraan salama
Alle hanabadeeyo Somali oodhan iyo islaankaba
WARYAADA WIILKA SUBCUREB LIKE COMENT SHARE U DHAHA ISKA DAAYA WIILKA WAX BAASI KA EHE
suldan hakusheegina waa sunbo iyo labeebe soomsli haduuyahay sida umasan hadlene sawac weeye lax sirqa ahoo sumcad aan lahayne kasonoqo xumanto somali hadad tahay saamax waydiso ilahay nacas caloosha kabukad tahay ilahayna kumasamaxayo intad sidantahay aflagado iyo habarna waad mudantahay 😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 soomaliya soomalibaleh nacas igabadan soomalida xalaasha ah igabadan soomali wayn igabadan soomalilanta salimka ah cuqdadlow magalo janada
Waa Shabaab ninkan Wana kooxdii is qarxisay waa in xaskisa iyo carurtiisa iyo isagaba la laayaa
Yaab subxanllah subxanllah allow umada so hanuni subxanllhhh 👍👍
Wa qof xanusanaya oo cuqdad laga buuxiyey wxna ka masuul ah waalidkisa iyo ehelkisa
Subaxallah
Ninkan wu walanyahay. Somaliland ayu foolxumo uso jidaya wlhi😡 hala xedho doqonka😡
All of you qashin
Waxan leyahay vill kan yar waxa kugu dhacay wa wax xanuun badan inbadan oo dadkad ka soo jeedo ka midina way ku la qaban makaa waxa kuu fiican abe iyio Wall Alle ha unaxariisto masoo labanayan dadkii xaqdarada udilay Alle aya ka xisabin doona samir dad kale oo wallo islaama somaliya dhigooda ka damqo madambena hasoo dhigin haqarxan wa iga talo wallimi adiga iyo daka hada masiiba du ku dhac dayna ilahay qalbiyada haydiin qaboojiyo muqdisho na ilahay dhibka haka dul qaado amiin amiin
Suldaan isma jidhe huuno isha cawri inta uurka neceb hoos hoos
Suuqa hargaysa markuu gubtay dadka reer muqdisho waa dadkii ugu horeeye ee u kacay ayaa ahaayeen
Suaashaasi waa suaal wanaagsan qofka qof isku qaraxiya iyo ka ku farxaa waa isku mid weeye
Subxanalaah. Alle. Haa. Ku. Sohadayo. Yaaab
Dayuus waaye kan dayuus ma matalo reer somaliland waa isla qob weyn yahay abwe aniga rabot gareenayo waxaa nahay 28 qof oo waana tuureena insha allah dad klane waan u radsaneynaa
Kani waa doqon an xunshada xarka uga kicin,,afkisa weyn ayu umad Muslim ah o masibo ku dhacday ayu yiri waaaasn ku faraxsanahay anigu hadi aynu nahay rer Muqdisho markii hargeisa gubatay ad iyo ad ayanu umurugonay masibiyinka iyo howlaha iallah wilyahow awoda is biddy adiga iska ilaali Muqdisho dhibarotin badan ayey dhabarka uso dhigatay hadana wey jireysa wana udulqadaneysa insha Allah
Wardaad waa nin aaqila Maashaallaah
Maxamed siyaad baa idiin geystay dhibka ma shacabka ama dadka u dhashay ee reer mogadisho maa idiin geystay ilaahay ka cabso nin weyn baa tahay qosolkaa ilaahay baa kaa jaasi doono habaari,meyno soomaaliland laakiin shaqsi ku qoslay waad heli doontaa insha allah
Subaxalahi wlhy wiilkan qalbigu ka gubanaya anigaba abtiyalaye weye ku dhinten wll hadan umad Islamaka in lagu faraaxo ma ficna rali galin ka bixi
Waaridaad mahadsanid dadaalkaaga lkn ninku waa kibirsanyhy waxaan sugeynaa inshaa ALAAH asagoo afku dab ka baaxaayo oo umada aad uga baryi doontid raali gelin reer muqdhishow ninkaas labo rakco aan u dukano in ALLE ka jaazeeyo waxuu yiri walaahi markii hore waxaan is lahaa u cudurdaar lkn kibirka iyo islaweyninkan arkey cibro iyo calaamo rabi kaa muujey dhib ma leh waan ku sugi doonaa raaligelinta cad quureedka ahna heyso gaal muslim rabi kuugu dir aduun iyo aaqirana rabi ha kuugu gubo jahanamana aduunka kuugu soo hormari afka kaliya kaa gasha kadibna kaa gasha kibirka waa ALLE garbasaarkiisa wax baad is moodey rabi ha ku tuso tabaryaradaada waligey hargetsa ha olosho ma oran hadana oran maayo gubo adoo nool idam ALLE from muqdisho .
Wacal waaye ee masiibodeg deg ah allaha ku rido.
Mansha allaa. Waa waraysi aad ka hadashay xaqa .mahadsanid inabti
ASC FAMILY. CAAN WAXA KU TAHAY DAD QARAXYO KU DHINTAY INAAN KU FARAXDO WAR NABIGA MOHAMMED SCW ❤️ 💖 ❣️ WUXUU YIRI QOFKII DHIB GAARO WALAALKIIS WAA INUU U DANQAADA ADIGANA WAAD KU FARAXDEY WAA JAHILNIMO DIINTA BARO SIYASADA KA HAR ISKU DAD ISKU DIIN ISKU AF AYAAN NAHAY MANA KU FARAXNO QOF DHIBATO SOO GAARTO SIDAA ULA SOCO WAA CEBESAY REER SOMALILAND ADIGOO KALE MA MATALO SHACABKA REER SOMALILAND U FIDIYA REER MOGADISHO CAWIN SIDII IDINKA NALII CAWIYEEY WABILLAHI TOIFIQ
Waa qof xanuunsan
Dadka reer somaliland waa jacelahay lakiin markaa wiilka arko waxaa iqabato muqdisho makasaarta isaaqa oo dhan
Laaayo isku qarxiya😂
Somaliya iyo SOMALILAND waa col, Anigu nuclear weapons ayaan Ku dhufan lahaa Somaliya, because waa dad xun, SOMALILAND way xasuuqeen macaa dumar and caruur ayey xasuuqeen waa maxay wanaaga aad noo waydiinayso Somalida.
Subhanallah
So sad 🇸🇴💔☮️🙏
Subxaan Allaah😭
Marka hore sxb adiga qof wanagsan ayad thy sidi loo baahnaana wad u su,aashay tan labaad yarkani waxa isaga qaldan 30 years kahor wax dhacay dadaka iyo dadka hada laxasuuqay inesan shaqo isku lehen yacni qalad enesan kulehen Somalida intoda bdn manta jogda xasuuqi kadib ayey dhahsten marka wan daremaya xanun iyo cuqdad baaheysa wana kaxumahay wixi familkisa gaaray lkn waxa kamaqan inu isweydiyo dadka aad ku farxeso dhibtada intaa la,ek gaadhay mayihin kuwi familkaga laaye mise ma ahan yusan ufiirin kaliya wa rer muqdisho wana koonfur
Alle haku jawaabo
Yaa
Asc
Subxanallah
Masiibo allaha ku rido isaga nagu farxayo insha allah isaga &Qooskiisa
Waridaadaw waad kabadbadisay suldaan maaha kawaxan gaystay geesigaa qowskiisaa dhamaaday iyo ree somaliland ba markii casuuqayay walaalaheena koonfureed waydaawana yeen kamanay hadlijirin laakiin aniya iyo ree somaliland ba waanu u ducaynaa Allah dhibkaa hakal duqaado aamiin yaarabi
Subxanallah
انا لله وإنا اليه راجعون
قا ل تعال
كل نفس دايقة الموت
Subxanallah ino ku farxow waa xaaraan laakiin dhibaato iyo xasuus xun iyo trauma haysa
Haa wiilkan horaa reerkiisa waxlooyeelay
Olool Amiga xoolo baa tahay oo waxa Manhattan damerada iyo ayaha
Waydii xataa maalintii mudaharadka sowkii lahaa garxasisow waaba interneyd baad sheegeysane biyahana waanu idinka jari
waar anagaa soo taagnayn iyagoo 2000 oo nin oo wada reerkoonfur ah iyagoo intay inan yar oo 17jir ah dileen hadana maydkiisii ay googoosteen si ay derejo ugu helaan, cuqubadu halkii lagu galay cawku hurudaa,
Subxaanallah wuu xanuunsanaya ninku
Ma xanuusanaye nanuun kudhacye dhib awoowga geysta damqeysa
Inshalaa sixun baad udhimndootaa cudrbaad qabtaa anigu reer somaliand baan ahy inkaa ilaaxay waan habryay waxan leeyhy aamiin aaamiin alhqblo
Bisinka walaal ha habaarib wuu khaldame
Khaladkii ugu horeysay maahin, weligii buu sidaa ugu farxi jiray, balse ALLAAH ayaan kaga dacwooney 😔
Ilmaa xaraankaan anigaa dilayaa hadaan arkoo walahii xaramigaan wax qabsadaa uu wayeeye
Simlilnd is kuma jirtoh mid xuna waleyhiin mid wngsna wa leyihiin wardaad wa ku mahdsanthy wll
suldaan nimow xaal qaado malaha kani Waa waalan yahay ileen qof miyir qabaa sidaas uguma qoslo dad walalohood ah masiibada Ku dhacday waayo diinteenu waxay ina faraysaa in aynu ka murugoono hadaynu nahay dad islam ah ama bilaa Aadan ba ah subxaan Allah
Alla kani xataa Somaliland wuu ceebaystay
Waridaadaw aad baan udhibsaday sidaad hadalada ugu mudaysid ilmaha yar waad dhalikaraysaa dadkisii oo dhan ayaa madhay kama damqan
🥰🥰🥰🥰🥰
Subxanallah Allah hakusohanuniyo qof Muslim ah digisa iyo dimashadisa inlakufarxo