🤗Omar inshaar Barnamijkii Jimcaha iyo kii Juquraafiga Dalalka Mudoyinkanba kama Haynee intii ila qabtaa like saara si loo dareemo Taagerada uhaynay Barnamijyadaa
7:25 sec wlhi cawo anigey igu dhacday marki anigo masajidka hor fadhiyo liga qatay talefankeyga horteydanah lagu xarakoday oo labadi nin si tartiib ah ii dhafeyn😓 Hadda waxn commentiga kaso qoraya talefanka kan iga weyn mar aan is dhahayay Omar Inshar muxu so dhigay firi🇸🇴😍
War nio dadkiinan muuqaalka kanaalka aan daawanayn ee comentiga uun like my raadinaya Mararka waar waxaad is odhanaysaa muuqaalka may daawanba muuqaalka muhiimka ah fikradaada ayaa laga dhiibtaa so aad khibrad u korodhsato muuqaalada kanaalada waad iska daawataan oo kaliya ma qiyaasi kartaa waqtiga ku baxay Muuqaalada fikradihiina ka dhiibtaa.
Waannka xumahay brother omar in dadku eeysan ku baraarugsaneeyn waxa aad ka hadashay waxeey ka muhiimsanyihiin waxa lagu qoray kumanaan buug haddii eey ummadu intaas fahanto waxeey ka hortagtaa si eeysan u noqon insan darajo labaad baraarujiya walaal inshAallaah weey fahmi doonaan
Hogamiyeyasha xadgudbay Intey galafan lahayen Nolosha balaayinta ama malaayinta ummad ay hogamiyan waxa qurux badan Xaqna ah in hogamiyeyaashas ummaduhu iska hor warejiyan. Dersida tariqaha umadaha hore iyo barashada cilmiga baraxa tiran ee nolsha muhimka u ah aya ka talin kara badqabka iyo badbadada ummada. Wxan u rajeynaya unmadaha dhiban oo ay somalida kujirto mustaqbal wngsn. Thanks Omar Inshar.
intii aan omar inshar ku xidhnaa waxaan bartay masaska siyaasada ku gabadaa in ay yihiin kuwa naga jaray inta nolosha yada ka goan wllyaal anigu mamulka sland baan ku noolahay wallaahay kanasoo jeedaa waxay dadku ku noolyihiin nolol jid iyo jiho laaan ah noo soo duceeya in allaah na baraarujiyo fircoonadana allaah haynaga qabto
Waa yaab kuwa xukun ka no hayo way ka tageyn bini adanimadii aniga waxn ku nolahy qurbaha magalada aan daganahy ninka gudomoyaha ka ah inuu maqxida Shah kala cabo dadka uu salamo dadka waydinayo wax dhib ah heyday qabaan waxad moodaysa marka aragto inuu mas,,ul ahyn
Mahadsanid Ogaansho, waa kanaalka aan ku taxnahay number one sidoo kale waxaan la socdaa Tanaad Maanta Radio Bulo xubey Dadweynaha ogaalka duniga Aqoon tv Sahanka xogaha Xuseen Kurdi waa kanaalada aan ugu jeclahay kana faaiideysto wax badan.
Hadal kaan aad ka hadleysid mar marka qaar ayaan wax baddan is wey diin jiray waji aan Dugsiga sare dhigan jiray 20 daqiiqo Ayuu school ii jiray km4 ayaan ka dhigan jiray 5 maalin toos wali.uma dhiganin maanta waxaa nasiib u yeshay Turkey Istanbul ayaan jamacad ka dhigtaa nasiib xuma wali jamacada wali kama.xerin ilaaa aan Aniga ka jirado muyee Omar Legend ana leader ayaan sugeynaa insha Alaaah
Omar inshar Waxad ku jirta dadkan u mahad Niqi doona malinta aan gaaro hadaf kayga Waxad qay way ka qadatay Isbadalka an ku sameyay Naftayda Iyo Garida Hadafkayga 👍👍🙏🙏🙏
Wll Omar barnamijyadada runti wan ku faaiday saamayn bayna igu yesheen maskax ahaan io wacyi ahaanba. Waad ku mahadsan thy taas wlalkay allaha aakhiro io aaduunba ku karaameyo🙏
Thanks Omar kubararosho dadka xooriyadoda lkn Libiya kaliya maha macal Djibouti mar kaliya allaha kabadalo Ismail omer gelle markas way arkayan waxu ku fadhiyaay
Waan dareemi karaa in waqti badan kaaga baxo muuqalada quruxda badan ee aad nooso gudbiso Alle Hanoo kaadaayo ustaad
🤗Omar inshaar Barnamijkii Jimcaha iyo kii Juquraafiga Dalalka Mudoyinkanba kama Haynee intii ila qabtaa like saara si loo dareemo Taagerada uhaynay Barnamijyadaa
Inta caafimaad ku dawanysa ama ku daawaty alleh ha
u siyaadiYo inta xanuusanysana alleh Ha Caafiyo wll subscribed iLaahy dartii igu Ii saara🙏 😭😭❤
Wku aminsan omar inshar inaa tahey cilmi baare somaliyeed wx badan so baaro oo so gudbiya wx xaqiiq ah 95%
Ma ilaah baa markaad aamineeaid 🤣
@@somalitipandtricks1617 wll qof bil'adam ilah laguma tilmamo xita tusalo ahan loma qato
7:25 sec wlhi cawo anigey igu dhacday marki anigo masajidka hor fadhiyo liga qatay talefankeyga horteydanah lagu xarakoday oo labadi nin si tartiib ah ii dhafeyn😓
Hadda waxn commentiga kaso qoraya talefanka kan iga weyn mar aan is dhahayay Omar Inshar muxu so dhigay firi🇸🇴😍
sorry
@ahmed abdilahi wan ku saare ii saar subscribesta
@@izaqueen711 wan ku saar subscribesta wll
So sad wlhy😓
Dee adiguna midkale ayuunba laga qaada ileen sharcigu danbi maaha hadaad marto lkn in aad adiguna cid mariso ayaa nacasnimo ah
Thanks teacher omar
First person like ta pilashweye
Waad mahadsantahay Cumar,
Marka aad tusaalaha usoo qaadatay Qaddaafigii Liibiya waxa ka dhawaayd kana haboonayd tusaale usoo.qaadasho Maxamed siyaadkii Soomaaliya.
War nio dadkiinan muuqaalka kanaalka aan daawanayn ee comentiga uun like my raadinaya
Mararka waar waxaad is odhanaysaa muuqaalka may daawanba muuqaalka muhiimka ah fikradaada ayaa laga dhiibtaa so aad khibrad u korodhsato muuqaalada kanaalada waad iska daawataan oo kaliya ma qiyaasi kartaa waqtiga ku baxay
Muuqaalada fikradihiina ka dhiibtaa.
Qoraal films mabay daawanba meelkasta iyo chanel kasta oo Somali leeyhy like igu qabta ayy lawareegaysanayan,waann kula arkay sxp,,,maxaynu orani dadkasna way nala dhasheene
@@mohmoudahmed8575 waxba kuma samayn karno markay iska daayaan ayaynu arki zxb
Waannka xumahay brother omar in dadku eeysan ku baraarugsaneeyn waxa aad ka hadashay waxeey ka muhiimsanyihiin waxa lagu qoray kumanaan buug haddii eey ummadu intaas fahanto waxeey ka hortagtaa si eeysan u noqon insan darajo labaad baraarujiya walaal inshAallaah weey fahmi doonaan
Masha Allah wllkey ilaahey haku barakeeyo wanku farxaa markan arko wiil dhalinyaro ah oo aqligiisu xor yahey oo runta Allah mooyee cid kale uga baqeyn
Hogamiyeyasha xadgudbay Intey galafan lahayen Nolosha balaayinta ama malaayinta ummad ay hogamiyan waxa qurux badan Xaqna ah in hogamiyeyaashas ummaduhu iska hor warejiyan.
Dersida tariqaha umadaha hore iyo barashada cilmiga baraxa tiran ee nolsha muhimka u ah aya ka talin kara badqabka iyo badbadada ummada.
Wxan u rajeynaya unmadaha dhiban oo ay somalida kujirto mustaqbal wngsn.
Thanks Omar Inshar.
intii aan omar inshar ku xidhnaa waxaan bartay masaska siyaasada ku gabadaa in ay yihiin kuwa naga jaray inta nolosha yada ka goan wllyaal anigu mamulka sland baan ku noolahay wallaahay kanasoo jeedaa waxay dadku ku noolyihiin nolol jid iyo jiho laaan ah noo soo duceeya in allaah na baraarujiyo fircoonadana allaah haynaga qabto
Hadaad Ku nooshahayna?
Asxabta OGAANSHO SUBSCRIBE IISARA CHANNELKAN FADLAN WAA CODSI 🙏🙏🇸🇴🇸🇴
Ku saare ii saar ana
MashalH wll cumar insHAAR
Waa yaab kuwa xukun ka no hayo way ka tageyn bini adanimadii
aniga waxn ku nolahy qurbaha magalada aan daganahy ninka gudomoyaha ka ah inuu maqxida Shah kala cabo dadka uu salamo dadka waydinayo wax dhib ah heyday qabaan waxad moodaysa marka aragto inuu mas,,ul ahyn
Waa mowduuc aad umuhiim Ah somali hadaa nahay nataabanaayo
Ogaansho jir oo joog waligaa 👉💖❤
Wllo cumar ilahay haka abaal mariyo wanaga aad nala jeceshy iyo cilmiga aad nala wadagyso. Wll waxan ka codsan laha inad sii wado mawduuci isbadalka Corona madamu wali isbadal socdo sida china oo cawinaya maraykan gashan burta NATO dalal kamida oo ay cawinayo Russia Germany oo cawimad uu udirayo china. Insha allah waanu ka sugayn jawabta.
Nin weyn omar inshaar hormar wacan oo wngsn
waa barnaamiij cashar laga qaadankaro jazaakalah 💕💕🤲🏾🇸🇴
Allah i Abuuray aa ku dhaartee "Nin wax fahansan aa Tahay"
2:24 ilaa 2:30
Waaa runtaa wll waaa waxa hadda soomallida heysato
Ogaansho walhi youtubeleyda soomalida youtubeka aan ugu jeclahy wax badan ka faa’idey runtii keep going wll ❤️✅💯✅💯✅💯✅💯✅💯✅💯✅
Masha allah mawduuc aad muhiim u ah oo juhdi lagu bixiyay.
Mhdsanid ustd Omar inshaar.
Masha Allah waxaa tahay qof kudayasho mudan ilaahay ha kubarakeeyo
Inta jiif ku daawaneyso like😃😂
Anigana fadhi
@@abdihalimyusufmohamed8903 Wan ku saare ii saar subscribesta wll
Mahadsanid Ogaansho, waa kanaalka aan ku taxnahay number one sidoo kale waxaan la socdaa
Tanaad
Maanta
Radio Bulo xubey
Dadweynaha
ogaalka duniga
Aqoon tv
Sahanka xogaha
Xuseen Kurdi
waa kanaalada aan ugu jeclahay kana faaiideysto wax badan.
Horufadhi Media
Baraarug Media
Yislam
dhiiri galiye.
Aqoon tv
Tanaad
ogaansho wax gaarase ma jiraan
Kanaaladii ragga uunbaad soo taxdeen meeye kuwii gabdhaha, nigu aad baan ugu taxnahay Ogaansho wax badan ayaan ka faaiidey, laakiin
Naciimo channel
iyo
Nasra Abtidoon channel waan jeclahay.
Dhiiri geliye
Suheysaajid madia
Al nasiixa
Kuwaana kudarso wll
Ogaansho
Radio bulo Xuubey
Horufadhi media
Tanad
Maracadde show
Hussein kurdi
Iyo kuwo kale
Silamid ah bro
Video aan fiirsado ayaba la ahy lkn marka aan arky ogaansho soo dhigay video borka Iska jafay ustaad omar mahadsanid
Muuqaal Run ah oo aad u faa'ido badan......👍🙏Omar 1000000m ayaa u qalantaa
Hadal kaan aad ka hadleysid mar marka qaar ayaan wax baddan is wey diin jiray waji aan Dugsiga sare dhigan jiray 20 daqiiqo Ayuu school ii jiray km4 ayaan ka dhigan jiray 5 maalin toos wali.uma dhiganin maanta waxaa nasiib u yeshay Turkey Istanbul ayaan jamacad ka dhigtaa nasiib xuma wali jamacada wali kama.xerin ilaaa aan Aniga ka jirado muyee Omar Legend ana leader ayaan sugeynaa insha Alaaah
Shugran inder Ustaad Omer.
Omar inshar Waxad ku jirta dadkan u mahad Niqi doona malinta aan gaaro hadaf kayga Waxad qay way ka qadatay Isbadalka an ku sameyay Naftayda Iyo Garida Hadafkayga 👍👍🙏🙏🙏
Ismaacil cumar geel sawirkii kama dhexe arko cumar Sxb .mahadsinda isdaa Wanaagsan inoo gud biso
Farmaajo ayuu si toos ah ugu socdA barnamijkan
Arintaan waa mid xaqiiq ah oo aan dash Saarinen. Subxanalaah!!,
Wll Omar barnamijyadada runti wan ku faaiday saamayn bayna igu yesheen maskax ahaan io wacyi ahaanba. Waad ku mahadsan thy taas wlalkay allaha aakhiro io aaduunba ku karaameyo🙏
Arinta gudomiyaha iyo ilalada xaga amniga ayanan fcnen arinta boliceka dadka guryaha ugu sogalayo waa waxa kena askarta Ayan ehen kuwo akademi ah ustaad waad mahadsan thy😍😍 arinta diktatoornimada waa kugu racsanahay umad xukun adag lagu mamulo Ama diktatoor umada Wey hoogty manoqdan kuwo caadi ah Ama kuwo fikira manoqdan ustaad Allah ku sharfo
Mashaal sxp alle hakubarakeeyo dhaqankaasna soomaalidaa ubadan islee yahay
Manshalaha teacher omeer inshaar ilaahay haku barkeeyo waxaa codsi iga ah so badi barmaanijyada gaar ahaan dadka ku guuleestay ganacsiga maadamo aan rabo inan bilaabo mashruuc ganacsi waa kashidaal qaata barmaajiyadada thansk my teacher
Inta aan muuqaalkaan daawanaayay oo dhan waxaa ii sawirnaa kaliya madaxda Soomaaliya........
Ilaahow wadankeena moo hagaaji
Waa muqal nagusab san sigaar ah nota wanayo wall
Intaan UA-cam wax ka dawanayay Omar Inshaar wuxuu ii yahay midka ugu horeeyo aan wax badan ka faaiday still I'm 19 years old boy💯🙏
soomaliyeey alle cudurka dilaaga ah haydin dhaafiyo
oo ilaahey janooyinkliisa haydinku irsaaqe
subscribe isaara waalalayaal
Kuu saaree Subscribe my channel please🙏
Aamiin ya rabi
Mahadsanid saxib omar inshar sobandhigadaada waxyaabaha umada wax utarayo (qisada cumar iyo camar ibnu cas waa daciif xaga sanadka السند waana oraah aan kuhaboonayn in lagu sheego saxabi jaliil ah wa camare) intaasi waa iga baraarujin saaxiib.
Shaqo muhiim ah ayaa heysaa
Shukran pro ‘Everyone is going to feel the pain
Qof walba xanuunka wuu dareemayaa😤🙄🇸🇴2️⃣0️⃣2️⃣0️⃣
Waa Runtaaa macalin Aniga Ahaan Waxan Jogaa Dalka Uganda Kampala waxan ku nolahay 7 sano kampala Madaxwaynaha Dalka Uganda Musavine oo haya Xilka 34 Sano wuxu Doono Dalka kasamaysta Ciidanka waxa haysta wiilk uu dhalay wllhi dadka udhashay dalka uganda hadalka loma ogola really history
Mnsha Allah Run ahaantii Omer , Muuqaalo Aad iyo aad U qiimo badan ayaad soo diyaarsaa. Waana kaaga Mahad celinaynaa Ustaad. 🙌
Bal eeg baburtay watan qimahooda guryohooda waxad moda macdar baburta lagu gado intu mushaharka ugu magacaban dasturka sacadbu hudheel kaga kaca waxan diinta islaamka ahayn cadalda lagama helayo
Illahay wax nagu maysto nama tuso Amiin 🤲peace✌️
Masha allaha waxti badaan ayaada ku bixisaa ruuntii khadka waxaan ku rajaahnyaa guul maalin dhaawo tariikhudu waaye ku qorii insha allaha
Haduu barnaamijkan aad kuu anfacay SUBSCRIBE dheH ♥️💯 mahdsanid
Wlhi omaroow xaqiiqdii ayaad kahadashy fircoono yar yar ayaa inoo soo baxay subxaanallh dadkaanagii faraaciintii waaweynaa inay noqdeen wax yaraa uga dhiman
Thanks teacher omer
*Mashallah ustaad wa ku mhadsantahy inad no soo gudbiso wax na anfaca*
Baarakallaahu fiika ustaad cumar
Mashallah cumar inshaar barnamij fican ayaad so gudbisaa nolow👍👍
Ogaaansho 💕
Thanks Omar kubararosho dadka xooriyadoda lkn Libiya kaliya maha macal Djibouti mar kaliya allaha kabadalo Ismail omer gelle markas way arkayan waxu ku fadhiyaay
Cumar wllkay allaw ku xafid .
Mawduuc si tafatiran oo toos ah ayaad noosoo tabisay.
Erayga faraacino eray kaga haboon oo loo adeegsado majiro wll intan oghy
Masha allah omer inshar god blessing your life
OMER INSHAR MACALINKA RUUXIGAA IYO FILISOOFER UA-camR........👍👍👍👍👍👏👏👏👏
Qofka jell ku jiro ayaa garan kara macaaanka xoriyada
Like stay at home
Fatush Bbe 🌹🌹❤️🌎🙏🥰My Allah swt Blesses you
saxiix
@Fatush Dooladee Handaraab kutahay ii sheek an ka so dhax saaree
Masha allh maclin alle cimriga iyo caqliga haku barakeeyo
Anigaa ogu horeeyo like dhac kusii sxb❤❤
صدقت وما كذبت
Askarta Kenya Soo Xasuustey sida ay Somalida ugumeysanayaa. Eastleigh Nairobi. Nolol wacan mataalo. Mahadsanit inbadan big bro Respect full 🙏
Nio cumaraw wllhi wxay dadpadani kagabsadan shegty
wxana tahay qofrunta kagaban
jaza akalah khayr
Cumar inshaar mawada hadli karnaa bro si gaar ah
Mshaaa alllh Amr inshaaar Ustaaad Wd mhad san thy
Ustaad mowduuc muhiim ah ayaad nosoo gudbisay mahadsanid🙏
Maansha Allah Cumar inshaar channelka ogaansho waa shanal aan wabadan kaparanay kep goin bro 💚❤️💛💜💙✈️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Qof ka kaliya ee miskax dayda jamacada u ah cumar in shaar jazakallaah 👏
Ilaah haku xafido wll
Asc
Niyadaan kugu hayay omar maanta wll videoyadaada sidaan ugu xiiso 😍😍 11 daqiiqo wxy ii tahay 11sikin jecel aan u qabo videoyadaada
saasaa lagaa rabaa baryahaan wararka xaqiiqada ah
Ii nolow walal Igu qaaliya hore u soco huno jazakallah huno
Waa arin ay ku suntanyihii qaar badan oo ka mida madaxda soomaalida ee maanta jooga iyo kuwo hore u soomaray maamulka dhulka soomaalida
Omar ilhy nolosha hakuuu qurxiyo macalin waakugu faaanaaaa
Mahadsanid weaken cumar inshaar inbadan mhadsanid
ilaahay ayaa yiri ولقد كرمنا بني ءادم وحملناهم في البر والبحر
Waa runtada wll
Aniga waxan daga nahay GENEVA, Switzerland
Markii aan wadankii imaadey airportka markaan kasoo dagay lacag baad ah ayaa airportka la iskaga qada
1bil ayaan fasax usoo jogi rabey lkn niyada ima siin inaan niyad ku jogo wayo xabad iyo qarax ayaad maqalee iyo hoyo oo neyso ilmo laxadey
Waad nacee wadanka wallahi
ILAAH WADANKA HANOO TOSIYO WLL😩😭😇
Wll ha sugin wadankena inu hagag samo intey cadal daradu jirto
mashaAllh ustaad omar inshar Allh keep you ✅
Mahadsanid Omar
wllkie ad Pan jeclahay codkAga
Mash allaah adi cml ayaa loobahan yhy wllhi 🙏🏼🙏🏼shukran
Waa ku salaamay walal waaa ku mahadsantahay soo jeedintaada intaa kadib waxaan jeclaa lahaa inaad barnaamij nooga soo diyaariso ruwanda kaasoo ciwaankiisu yahay xasuuqii boqolka maalood maadaam somalida ey u baahanatayay iney ruwanda wax ka barato maadama qabyaalada ka baxaday hormarna hiigsaneyso
Omar inshar masha alah wax badan baa kaa faaiday
Masha allah
Kalsooni haday jiri lahay shacabkii ayaaba difaaci lahaa masuulkooda
Sida kadhacde afgembigii turkiga
Balse waa su'aale sidee ku imaane kalsoonidas hadiiba shacabka loobahdilaayo masuulkas dartii
Bil-cagi iyagaaba halis ku ah masuulkas
Ogaansho❣👍
Tanks Omer Inshaar👊
Allow noo xifdi macalin Omar inshar
mahadsanid macalin
Sidookale 1988kii somaliya waxa kadhacay xasuuq lagu cidhib tirayo
Somalida waqooyi
Wuxuna kamidyahay xasuuqyada ugu xumaa ee somara africa
Waa mashruuc qaninimo waa ganacsi walee taas ayaadan been ku sheegin hadii masuuliyad dhab ahaan leheed looma kala carareen 😂😂😂👇👇👇❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waa maanta dhibka heysta Somaliya, Ilaa 4.5 uu jiro oo duleysiga beelo qaar socdo Somaliya nabad yaalaga sugin. thanks Omar.
Xaqiiqda aya ka hadashay wllhi intey dad somaliyed ku duleysan yihiin dalkoda nabad yan la sugin
Thanks Omar wallal mawduucyadaas oo kle walhi aad baan u jeclahay
Manshall cumar inshar waa mowduuc aad u muhiimsan illahy aqoontaada haku siyaadiyo
Omar Inshaaar 🥰📚✍️✍️
Jasakalaahu qer wall cumar
Free abdimalik coldoon
Free abdimalik coldoon
Free abdimalik coldoon
Free abdimalik coldoon
Free abdimalik coldoon
Hadaad xiisayso barashada IT ama Computer soo booqo channelka
Iisar subscribe aan kusaro
Number 1 somali wllhi marka qof masuul sheganayo wadada marayo askarta qorigey afka dadka kageliyan mahad sanid wll cumar aniga inta badan comment maqoro lakin cawa melaa iso xanunti wllhi
Madaxweynaha Somalia aya 1 kox ka ah hada waxow raba in Ethopia dalkeeno Allha tuso xaqa io waxi uroon Somali odhan
جزاك الله خير اخي
Msha alh Omar inshar alaha ku barakeyo