Minii la yaabo yaasiinka, yaasiinka, yaasiinka.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 35

  • @SafiyaAbdisidiq
    @SafiyaAbdisidiq 2 місяці тому

    Kan madaxweyne maahan asaga iyo qoyskiisa ma dhargaan sun allaha uga dhigo xaqeena ay cunaayaan

  • @SowdoBiryar
    @SowdoBiryar 2 місяці тому +1

    RABI tALO KU FILAAN inshaaalh Somali wey u dhamatay ilahyow NOO gar gar adiga AWOOD LEEHE inshaaalh

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 2 місяці тому +2

    Guuleyso walal balwan run baad shektay illahow shacbka somaliyed geeskagees ugargaar amiin yaa allaha 🤲🤲🤲❤️👏🌹
    Xasan tuug illahow umada kaqaboa amiin yaa allaha 🤲🤲🤲😢

  • @ISMAILIBRMO
    @ISMAILIBRMO 2 місяці тому +4

    Lacagti shaley lagu doortay ayuu manta shaqoynaya
    Xasan shiiqo 😂 balse 2026 no more xasan gargurte

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 місяці тому +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @zaytum
    @zaytum 2 місяці тому +2

    Somalia kama hadli karaan dhiiqo tuugo xasan siduu u boobayo hantida dadweynaha Somalia barina bada Somali weyn ayuu ka gateey ithopia.muduhaad sameeya bada ethopia ay u soo socota .

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 2 місяці тому

    Walee Aakhiro ayuu war jiraa Hassanoow

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 місяці тому +2

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi xasan gorgurde marxun xamza waxey ku tilman dhaliyada somaliyad argixso shbb dacish ayaga shbb dacish damajid wlkn abdulahi balwan xasan gorgurde marxun xamza so mah nimanki safada barah bulshada lagacta ku bixin jiray hablo cey hablo aman wlkn abdulahi balwan xasan gorgurde marxun xamza naguma dayi garan wa tuugo argixsah shbb dacish damajid somali oo dhan wey ogyahin dawadan bahalodey fashil tay dhinac kasta ka fashil tay oo isku badashay argixsada shbb dacish damajid

  • @FaadumoCismaan-ew7oz
    @FaadumoCismaan-ew7oz 2 місяці тому

    RABI TALO KU FILAN inshaaaaaalh Somali wey u dhaamatay ilahyow noo gargar adiga awood leehe inshaaaaaalh

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 місяці тому +1

    qandaraasle weeye xasan xabaalo qote

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 місяці тому +2

    Cabdilaahi balwaan weriya tahaya inaa difaacado shacabka dhiban runta sheegeto waa lama huraan geesi ilaahaya haku xifitiyo yaa rabii🤲🤲🇸🇴❤️❤️❤️🫶🏽🏇🏿👍

  • @seed3966
    @seed3966 2 місяці тому +1

    Asc

  • @fardosabarre8833
    @fardosabarre8833 2 місяці тому

    Xasan xaabsade
    Xasan. Gurgurte
    Xasan. Beenale allow umada. Ka qabo

  • @MohamedAli-nm8oe
    @MohamedAli-nm8oe 2 місяці тому

    Dalkaan dhalinyaro maleh xitaa hadii la xasuuqayo hasan munaafaq qabiil ayey ku taageereen. Waana la xasuuqayaa..

  • @Jama-ny3xy
    @Jama-ny3xy 2 місяці тому

    Goofka ceel kadhis marax yahoow

  • @snw9257
    @snw9257 2 місяці тому

    Naagta Xasan sheekh boorso ay gacanta ku waday qiimahedu 10, 000 -20, 0000

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 місяці тому

    Xasan dhiiqo waa tuugu weligii dheregeyen hadaan laya iska qaba sidan uu buu ahaanaya weligii dheregi maayo ilaahaya umada haka qabato😉

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 2 місяці тому

    Xasan ayax aqoon laawe siyaas laawe maamul laawe dawlad laawe jacayl qaran soomaaliyeed laawe wuxuu yidhi mw hadaan noqday wiilkayga 'gabadhayda kaan abtiga u ahay waa inay helaan xuquuqdooda

  • @ahmeddoyow6421
    @ahmeddoyow6421 2 місяці тому

    Waxaan garan la ahay dadka xamar jooga dowladanimo ma xassan Munaafuq baa ugu horeesay eey arkaan amase xamaasada qabiilka baa ka xoog badatay mise dulmi umaadaaa gashay baa xassan munaafuq loogu I tixaamay😮

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 2 місяці тому

    Xasan Sheikh wuxuu aaminsan yahay inuu dadka Soomaaliyeed Ka AQOON Badan yahay.
    Yaa diidey iney caruurtiisu leeyihiin Xaquuq Muwaadinnimo.
    Waxa Ku qarinyaa inuu Yiri Madaxda Dowladda Soomaaliya ay caruurtooda, Xaasaskooda, Qaraabadooda, Ehelkooda Ka shaqaaleysiin karaan!
    Taas buu doonayaa inuu Ku qariyo Naas nuujinta uu u sameynayo.

  • @mrali3601
    @mrali3601 2 місяці тому

    Dhibka jira waxa weeye dalka waxa leh shicibka weyne Somali, qofka ama dadka xukunka lo dhiibo ayagay u shaqeyan oo wa inay xilka ka so baxan haday ka so bixi wayana in sida ugu dhaqso badan looga xayuubiyo

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 місяці тому

    dalka ma intaasuu uyaqaan xasan madharge toloow

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 місяці тому

    HADALKAAS WUU KA DHABEEYEY XASAN SHEEKH OO DHAMAANTOOD WUXUU KA DHIGAY SHAQAALE DAWLADEED WELIBA QEYBAHA DHAQAALAHA LEH IYO QAAR UU U XIDHAY COMPANY AY LEEYIHIIN.

  • @AbunawafAljabarty
    @AbunawafAljabarty 2 місяці тому

    QOF KASTE wuxuu yhy ayuu U maleeya dadka Kale
    TUUGA DADKOO DHAN WIXUU U ARKAA INEY WADA TUUGA YIHIIN.

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 2 місяці тому

    Took haduu jiro waa. Xassan munaafaq. Beelow haduu jiro waa Xassan munaafaq. Nin dad cayna waa Xassan munaafaq

  • @Sooman-e8t
    @Sooman-e8t 2 місяці тому

    Kkkkkk

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed5956 2 місяці тому

    Weligiin ma u sinaansysiin
    Because Xasan $ xamse cadaalad dawladnimo ma kasaayaan yaan laga sugin

  • @City-sr4iv
    @City-sr4iv 2 місяці тому

    Dal hureeye xasan shekh hore usoco ha ujoojin

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 місяці тому

    waxan kah xumahay in aad u doraten tugan madaxweyneh sorry in aad dawatan moryankah sidah idin galay unukah leh xamar mah sidah bah idin danbaysay maxan idin qabankarah qabil bad ku doraten tugah sidah u hadlayah

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 2 місяці тому

    😂😂😂 AF LIBAX AYUU KU RIDAY SOMALIA 🇸🇴 XASSAN SH QABRI BOOB LACAG BOOB DHUL BOOB BILILIQO IMARAD IYO YAHUUD ETHOPIA KENYA 🇰🇪 ISKU DIR DAGAL SOKEYE 1991DII AYAA LONOQONAA XASSAN SHEIKH TUUG TUUG DHALAY

  • @laylaqayaat8903
    @laylaqayaat8903 2 місяці тому

    Beeniradmwle

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 2 місяці тому +1

    Hawiye u dhaxeey Mooryaan culusoow iyo Majnuunkii Farmaajo.