qisadi ayan e qalibi jabka ku bilabaty kuna dhamaty nolol badal digrigan XAWQALADA iyo SALIGA NABIGA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025
  • qisadi ayan e qalibi jabka ku bilabaty kuna dhamaty nolol badal digrigan XAWQALADA iyo SALIGA NABIGA‪@afnaaneddabsan‬
    #fadlan_hadad_nagu_cusubthy_subscribe
    #qiso
    #qisooyinka
    #share
    #comment
    #subscribe
    #like
    #saliganabiga

КОМЕНТАРІ • 72

  • @afnaaneddabsan
    @afnaaneddabsan  Рік тому +7

    intgram.com/afnaan_eddabsan wakan insgramkeyga

  • @Amran218
    @Amran218 Рік тому +7

    Rabiyow sidi kher u ah uyel.ana iyel sidi kher ah Tala igawarersan.amiin

  • @KaafiyoAli-i9o
    @KaafiyoAli-i9o Рік тому +3

    Salalahu caleyhi wasalam

  • @nasteexonour7731
    @nasteexonour7731 Рік тому +1

    Salallahu calayhi wasalam

  • @MuniraAdam-e7j
    @MuniraAdam-e7j 5 місяців тому +1

    اللهم صل على محمد وعلى ال محمد

  • @LaylaAhmed-i1h
    @LaylaAhmed-i1h 10 місяців тому +3

    Iso duceeya

  • @maankachannel6003
    @maankachannel6003 Рік тому +6

    Mar walbo Qeyr Illaaheey ka bari Sadex Beri soon salatul leylkana alle ku bari Illaahoow qeyrka na waafaji kuligeeyn yaa rabi

  • @MunaAadan-h5p
    @MunaAadan-h5p 9 місяців тому +1

    صلى الله عليه وسلم

  • @sowdaaadan
    @sowdaaadan 5 місяців тому +1

    Scw scw scw ❤

  • @hawaahmed3585
    @hawaahmed3585 7 місяців тому +2

    Anigana isoo duceyaa wallyalo❤❤ ashbta

  • @abdirahmanabdinur2892
    @abdirahmanabdinur2892 Рік тому +1

    وعليكم السلام ورحمة الله تعالى وبركاته

  • @inaomar2151
    @inaomar2151 Рік тому +1

    Sooon oo salaatu leeltuko illaheey aad ugu bari insha alh

  • @AmirKhalid-v5u
    @AmirKhalid-v5u Рік тому +1

    Scw❤❤❤❤

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli Рік тому

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @mssedabsan-vl4hj
    @mssedabsan-vl4hj 2 місяці тому +1

    Wll xageen kaala soo xiriira anba qisan hayaye😢

  • @LaylaAhmed-i1h
    @LaylaAhmed-i1h 10 місяців тому +2

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @MaryamMohamed-ru6fr
    @MaryamMohamed-ru6fr Рік тому +7

    Iska cafi mar hore lkniskadaa ninjans guurkiisa mid ka kheerbadan ku ku ixrimo allaha ku siiyo❤❤❤❤

  • @AmirKhalid-v5u
    @AmirKhalid-v5u Рік тому

    Masha Allahhhhhh ❤❤❤❤

  • @jawharaxasan5120
    @jawharaxasan5120 Рік тому +4

    Noo abaayo kaas hakunoqon haduu madaxa iyo majaba dahab kuugu xiro kafogoow kaas o niyadaada kasaar kaas

  • @khadarshukri2830
    @khadarshukri2830 Рік тому

    Maasha Allaha ❤️

  • @fariihamohamed1446
    @fariihamohamed1446 8 місяців тому +3

    hduu khyr ku leyhy alle hku sarnsiyo hduu shar kuu leyhyna alle hkaa qabto koly arag inuu khaldanyhy asna e

  • @aishajama5525
    @aishajama5525 Рік тому +2

    Sidii khayr leh ilaahay ha waafajiyo

  • @LUDO4929
    @LUDO4929 9 місяців тому +4

    Ani waxaan dhihi lahas hadeeba cafisay ayuu nasiib leeyahay ee 20 sano kadib ku cafinaa inee dhahdo aheed oo xanuunka uu dareensiiyay markuu dareemo. Never ever aysan ku noqon oo qof mar wadnaha kaa toogtay mar kalena maskaxda ayuu ka toogan oo ay waalanaysaa😢

  • @Sabriinabdirahmaan
    @Sabriinabdirahmaan Рік тому +1

    صلى الله عليه وسلم Shukran habibti ❤

  • @LaylaXussenmaxamed
    @LaylaXussenmaxamed Рік тому +4

    Ilahey wixi dhacay iyo waxa so socda waa og yahay haduu qeer kuku jiro allh isku kiin keno hadu shar yahayna allh kaqabto abaay macn

  • @asmaxaaji8283
    @asmaxaaji8283 Рік тому +1

    Shukrn afnaan axmed ❤

  • @munaabdi8598
    @munaabdi8598 Рік тому +2

    asc mansha Allaah abaayo mcnto mahad sanid❤❤❤❤

  • @AmaalApdisalam
    @AmaalApdisalam 4 місяці тому

    M.a noo soobadi

  • @caashoabdi368
    @caashoabdi368 Рік тому

    Alle saad jcshy oo khyr ha kuu yeelo

  • @SaredoAbdiSaredo
    @SaredoAbdiSaredo 8 місяців тому

    Khair hadu Ku leyahay Allaha Ku siyo hadi kale n'a Wax ka khair badan Allaha keno

  • @sagalyusuf7192
    @sagalyusuf7192 Рік тому

    ❤❤❤❤❤Mahadsanid qaali

  • @XaawosaleebaanZaalax
    @XaawosaleebaanZaalax 5 місяців тому

    Allah. Wax. Wanaag. San. Hasiiyo

  • @Sihaameyy_
    @Sihaameyy_ Рік тому +1

    Sida qayrka ah ilaahay ha waafajiyo

  • @farxiyoali2349
    @farxiyoali2349 10 місяців тому +1

    Asxaabta meeshan kujirto iisooduceeya in ilaahey isiiyo waxan kuhami aayo

  • @ayaanaabdi2880
    @ayaanaabdi2880 Рік тому

    Walalahay iso duceeya hami haa ihaya in alle subaxaaana watacaalaa faraj kheyr khaba i furo

    • @Nasteho-d3f
      @Nasteho-d3f 3 місяці тому

      Walaal waxaad rabto alaha kusiiyo Lakin adigu ducayso qofka ducadii ayuu aleh jecelyay

  • @ayaanayaanqaali5325
    @ayaanayaanqaali5325 Рік тому +2

    Qisadan walhi qisadayday u eegtahay

  • @jawharaxasan5120
    @jawharaxasan5120 Рік тому +1

    De aduu kaa arkay
    Maad goysid abaayo quur lama qaato ee. Ilaahaybaa laisku xiraa waa duli saqajaana

  • @xabiiboaxmed5482
    @xabiiboaxmed5482 Рік тому +3

    M.a abayo istiqarada siiwad hadad qalbiga kasaari weyso Sooceli haduu qalbiga katirmana off iskadheh meeshii kuuqeyrana allaha kuwaafajiyo

  • @ikrancdy8765
    @ikrancdy8765 Рік тому +2

    Wcs wr abaayo iska cafi marka hore hada ku qancsnthy xarirkina dib u so celi mida kale raga marki laga daba caro ayeb u darn yihin normal u noqo tasbixdana ha ka tagin 😊❤

  • @axlaamismahaan3389
    @axlaamismahaan3389 Рік тому

    Mahadsanid baayo❤😢

  • @fartuuncabaas496
    @fartuuncabaas496 Рік тому

    asc

  • @XawaXawa-fo5ps
    @XawaXawa-fo5ps Рік тому +2

    Oo ah qof aanjeclay oo isaguna aan ioogayn markaa maxaan sameeya walaal ilaahay khayrbadan hakusiiiye

    • @afnaaneddabsan
      @afnaaneddabsan  Рік тому

      onk isgramka igalaso hadal aby vidwow udanbeya ad qaybta comentiga

  • @saharamaalim8226
    @saharamaalim8226 10 місяців тому +3

    Don't ever go back to him nooooooooooo.....men are always the same......maya abayo

  • @DaganZua-tp2rj
    @DaganZua-tp2rj Рік тому +1

    Haduu khayr uleehay yahay illahaw waafaji hadanu khayr ulahayna mid khayr badan illahaw sii

  • @asmaxaaji8283
    @asmaxaaji8283 Рік тому

    Wlshy istikharada badi hadu khayt kuyahy alle calaf hakugu daro

  • @irshiilmi-sd7ji
    @irshiilmi-sd7ji Рік тому

    Asc

  • @XawaXawa-fo5ps
    @XawaXawa-fo5ps Рік тому

    Walaal waxaan kaga bahanay afnaanay talo

  • @sahromohamed194
    @sahromohamed194 Рік тому +3

    Waxaan kula talin anigu istikharada Badi illahy latasho wixii kuu Soo baxana ku dhaqaq

  • @ayanmohamedeman4817
    @ayanmohamedeman4817 Рік тому +1

    Asc abayo anig waxn dhihilaha allha talada saaro ku noqo

  • @Usarnamesham700
    @Usarnamesham700 Рік тому +1

    Abaayo waxaan ku,oran lhaa aniga salaatul istiqaara utuko xiriirkisa inaa sooceliso io in kale hadaad salaadaas mrkaa tukato kadib xasilooni dreento iska cafi oo xiriirkeeni soo celi hadiise aad walwal kudreento salaada mrkaa tukato kadib iska dhaaf xiriirkiisa oo hasoo celin mid ka khayr bdan illhay kugu badali abaaayo

  • @lonelysoul1016
    @lonelysoul1016 Рік тому +4

    Forgive and forget about him the right one will come sooner or later dont take him back plz

  • @KeifNour
    @KeifNour 9 місяців тому +1

    Waxa kula talin hadaba istikharo tukatay qalbigagana laga jediyey Haku laaaban oo ilhy ba ku tusay inu shar yahy

  • @TheGoldengal
    @TheGoldengal Рік тому +9

    I would not go back to him!someone who intentionally hurts you is pure evil.may Allah make it easy for her

  • @maryanfeysal1361
    @maryanfeysal1361 8 місяців тому +1

    abayo markasta wxa kheir ka kugu jiro Alle uun baa Og ,lakaasho Allah SW Sujuuda kubari ,weydiiso illahy hduu kheir kugu jiro. Hdysan kheir kugu jirin Alle kugu mawafaajinayo abaayo

  • @Sanaaaxmad79
    @Sanaaaxmad79 Рік тому +2

    salada iskharada kucel celi abyo nacnto Qofkan janis lasiya lkn qalpigaga raac

  • @Phatmaaibrahimhared
    @Phatmaaibrahimhared Рік тому +1

    Mya abyo yey ku lawn ninkas gawadha waxan yuuu is oysin hadan barti bu kasi bilawi hadana 😢

  • @MaryanDagan
    @MaryanDagan Рік тому

    Magldas waxn ufahamy bosaso magldydii horta gulyso wlshey ale sidi khyr hku yelo saltulyl tuko

  • @asmahassan5630
    @asmahassan5630 Рік тому +1

    Qof mar si xun kuula dhaqmay inuu sidii hore uun ku nodo ayay u badan tahay, salliga wad oo qof kuu qalma raadso wll

  • @DeeqaOmer-q2n
    @DeeqaOmer-q2n Рік тому

    Marahadu khaladkiisi qirtay kulaabo abaayo istiqfaaratan siwado

  • @loulaAliLoula-zl5dz
    @loulaAliLoula-zl5dz Рік тому +1

    Maya. Haku. Laaban

  • @cxakiimmahad482
    @cxakiimmahad482 Рік тому

    Haku noqon midkafican ayad helaysaaa

  • @KawsarCumar-gz6zi
    @KawsarCumar-gz6zi Рік тому

    Istikhaarada ku celceli

  • @kafianunow1942
    @kafianunow1942 Рік тому +1

    Ever go back to him sister

  • @Amina-z6s
    @Amina-z6s 4 місяці тому

    Haku noqoto because he admitted all the mistakes

  • @maryanosman4076
    @maryanosman4076 Рік тому +2

    Don’t go back to him is not good person that my advice

  • @CabdulaahicaliCabdulaahi
    @CabdulaahicaliCabdulaahi Рік тому

    Maye haku laaban