Cidda Xamar iska leh oo lacaddeeyay Muran dheer kaddib.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 тра 2024
  • Ігри

КОМЕНТАРІ • 98

  • @user-zr1kg8sq8s
    @user-zr1kg8sq8s Місяць тому +6

    👏🇱🇺 Keep on teaching Maestro.✍️🧑‍🎓3&9 waa in ay si deg deg ah u baraarugaan.

  • @daadircabdiraxiinaadan1455
    @daadircabdiraxiinaadan1455 Місяць тому +8

    Ani hawiye ma ahi murusade ma lkn runta kugu jeclhy xaqiiqdi wax badan waan ka faa iday kheir Allah ku siiyo wll

  • @ahmedjekey7751
    @ahmedjekey7751 Місяць тому +7

    Walee ninkaan WAA macalin Sare 👑🇸🇴 Afsomali Ilaah Baray Nooloow Abti 👑 Abti Kabtan ayuub runta U Sheegtey Ila adeer nahay gobonimo sare 🇸🇴🌷👌

  • @user-le3ki9dp5f
    @user-le3ki9dp5f Місяць тому +4

    Afrikaankii kale caasimad iskuma haystaan anigaa leh iyo anigaa leh weliba waa dad u badan gaalo madow .
    Xamar waxaa lagu cunaa dhaqaalihii Somali oo dhan loogu tala galay arintaas oo ah dhulmi wayn.

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 Місяць тому

      Jaahil uun baa isku qabsada aduunka lama socdaan 😂😂😂

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 Місяць тому +2

    Masha Allah Abwaan Abdurizak Kabayare Waa Shaqsi Wax Badan Og Habo Allah Ku Xafido!!! 🥰💯🫡✅

  • @kamaalkiimo3675
    @kamaalkiimo3675 Місяць тому +2

    Guuleso brother Thanks ❤

  • @Shukri-ux5uh
    @Shukri-ux5uh Місяць тому

    Waa runta ee man dadalo oo ku dayano dunida dayaxa gartey ❤❤❤❤❤❤

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 Місяць тому

    Mashallah abwaan waa laysla degan yahay waana looga badan yahay sideey ku xukumayaan waa inay degmada u tartamaan oo midkood aya ku soobaxaya waa inay ku qsncaan isdoorasha kadib waa dad aan is hurin ha ishalayn aya la yiri

  • @user-xl6fs4qy1v
    @user-xl6fs4qy1v Місяць тому

    Maasha allaha noolow afakaga caano lagu qabey

  • @mohamedmooto-kl2du
    @mohamedmooto-kl2du Місяць тому +3

    Xog ogaal hadaad maqasho waa kan oo kale nin qatara

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Місяць тому

    Kolay waxaan ogaaday dhowaan in dhulkii ay degeen dadka waqooyi ee Hodan oo kle ay goofafkaas lahaayeen Murursade, iyo dhul badan oo ay dawladu ku shaqeyn jirtay sida warshada caanaha oo aan arkay warqadii loo qoray ninkii lahaa goofkaas 1972.iyo inta badan xeryaha ciidanka, balse caasimada waxaa leh ninkii guri ku leh waan ku raacsanahay abwaanka.

  • @farhandahir1427
    @farhandahir1427 Місяць тому

    Thank you brother

  • @Maria28832
    @Maria28832 Місяць тому +1

    MAANSHA ALLAAHE GARTAAS DAARUSALAAM SI XAQ BAA U GOYSAY DUDUBLA WAA LAGA GARDARAN YAHAY ABGAAL CESHTA DADKIINA HANTIDII BURBURISEEN U CELIYA OO DHISA

  • @seynababdullahi6633
    @seynababdullahi6633 Місяць тому

    Masha Allah

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 Місяць тому

    Maantay ayaad ugu qali badney saasa ku soco 🎉

  • @rahmarage3207
    @rahmarage3207 Місяць тому

    Maasha Allaah,af iyo il Allaha kaa hayo.Dad aan xaqiiq hayn ayaa dalkii iyo dadkiiba wareer shay

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 Місяць тому +1

    Gabatan ayuub inu galo anigu ma Jecelayen xamar qabyaalada ayaabaye hada ku sifowdaye soomaaliya magaalada City ka Dhiga magaala madaxda ha laga wareejiyo waayo soomaalida wax laga gogaaminkara magaalo qofkasta nabada ku yahaye cidna laga sheegane waa magaalo weeyne City ku qurxantahye ka dhiga qabiilada dagaanow walaalyaal please hbo waan ku salaamay❤❤

  • @hanadofficiallychannel2263
    @hanadofficiallychannel2263 Місяць тому

    Soomaali weyn Oo dhan baa leh waa caasimadii Reer baa leh hadii la dhahoo waa in caasimada laga raraaaa ❤ Reer soomali weyn kuma noqoteee Oo calla helaaaa🎉

  • @jexowmaha7630
    @jexowmaha7630 Місяць тому

    ABWAAN KABAYAROW ..AYUUB WAA NIN DHALIINYARO AH OO QABAAILADA HARTI REER ABTIGAA KAYAQAANA..FAAN IYO AFLAGAADADA IYO ISKUDIRKA BEELAHA SHARAFTALEH KUCAANBAXAY HAWIYE OO DHAN WUXUU KAYAQAANAA ..ABGAL IYO H.G WAA INTAA AQOONTII ALXAQIIQA

  • @nimcomuxumed3106
    @nimcomuxumed3106 Місяць тому

    Garcadaalad ah baad goysay
    Allah haku sharfo
    Muqdisho waa caasimadii umadda soomaaliyeed

  • @hajibarreofficial6482
    @hajibarreofficial6482 Місяць тому

    Abdirazaak. .waxaaan maqlay magalada Mogadishu in eey Aas aastay Boqortooyada ajuuraan iyo Qabiilka ajuuraan Taariikh Qoran ayaa jirto waxaan kalo maqlay Gudoomiyaha ugu horeeyay wuxuu ahaa Jamaal Jabiye oo sheekhaal ahaay Taariikhdaas ka waran

  • @aliabdisalan139
    @aliabdisalan139 Місяць тому +1

    Mudane salaamulaah

  • @muhidinadem3965
    @muhidinadem3965 Місяць тому

    XAMAR waxaa iska leh reer XAMAR.

  • @abdinajibmwalimu4387
    @abdinajibmwalimu4387 Місяць тому +1

    Confirmed
    Warkada wa caad yahay sxb

  • @sahromahamud
    @sahromahamud Місяць тому

    Xamar Ummadda Soomaaliyeed Ayaa Wada Leh Khabiil Aan Deganeyn Ma Leh Aas Aaskii Aduunyada war Hooy Soomaaliyeey Jooga Qabiil Hala Dhaafo 🇸🇴🙏

  • @fuaadcaraale6326
    @fuaadcaraale6326 Місяць тому

    Anoo darood ah xamarna ku noolan jiray ligand shegtay xamar rer mataan murusade gibil cad ba ka muqday lakin cid shegan karto ma jirto

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 Місяць тому

    Muqdisho goor hore waxaa iska lahaan jiray dad soomaali ah oo kulligood is garanaayay ; laakin hadda waxaa iska lahaaday dad soomaali sheeganaaya aan u dhalan Muqdisho oo haddana aamba is garaneyn kuwaasoo gobol kasta oo Somalia ku taalla kakala yimid ayagoo qola kasta sheeganaaya iney Muqdisho ayaga leeyihiin sidaasna mustaqbalka ay ku lumi doonto cidda iska leh Muqdisho .

  • @somaliamericanvoice
    @somaliamericanvoice Місяць тому

    Abwaanka wllhy waan jeclhy
    Waa
    1-Soomaali xalaal ah weeye
    2-Garyaqaan
    3-Dhex dhexaad
    4-cadaalli
    Guuleyso warkaaga waa sugaa
    Sidaa kuwad

  • @gureymax7639
    @gureymax7639 Місяць тому +1

    Khaladku wuxuu Ka yimid dowladdii ayey madax Ka yihiin sidaas ayey dadka Ku dulminayaan yacni isku halleyn

  • @MaryamaHassan-go9xk
    @MaryamaHassan-go9xk 21 день тому

    What about wacdaan cismaan

  • @user-fh3eh4cn8u
    @user-fh3eh4cn8u Місяць тому

    Wa caasimada hawiye no somaaliya

  • @user-yc3cy1in3f
    @user-yc3cy1in3f Місяць тому

    Garahana way keenan canara muqdisho

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 Місяць тому

    Waa runtaa gaaljelec aayaa kerna marka kabtan ayuub waa warmoog

  • @sahrociise
    @sahrociise Місяць тому

    ❤❤❤❤❤ waa Runtah

  • @adenhajar9648
    @adenhajar9648 Місяць тому

    War nin Kaanapali waa gar yakhaan weeyn baatahay guuleso

  • @Bilicsan-gp6yt
    @Bilicsan-gp6yt Місяць тому +1

    Labada reer midna miihi laakiin garta sicadaalad ah ayaad ugoysey soomaali hadii ninkasta oo dulmiila ah marhore laqaban lahaa heerkaan bahalnimada ah magaarneen

  • @abdirahmanmohamedosman5784
    @abdirahmanmohamedosman5784 Місяць тому

    Kkkkk qaali fiican

  • @musadaqsheakhahmedjimcaale2726
    @musadaqsheakhahmedjimcaale2726 Місяць тому

    Adiga Markii Hore Waxba Lagaama Weydinayo Wacal Baad Eheed Wacal Nimadaada Kujoog

  • @baramabaro4590
    @baramabaro4590 Місяць тому

    Wajacalnaakun shucuuban waqabaaila litacasrafuu muqdish waxaa loogu yimid beesha abgaal yaan leyska indha tirin inta ksle waa deegaan kudhashey kudhaqmey lakin abgaal bas laxijiyaa oo loogu yimid

  • @GabsheAhmed
    @GabsheAhmed Місяць тому

    Kabayarow dadkan layiraah murusade baqiil yeeysan ku waalan dadkaan isma.caawiyaan guud ahaana isma caawiyaan ee yey kuwaalan

  • @warsamegasgas-wv9gt
    @warsamegasgas-wv9gt Місяць тому

    Xamar Waxa loog yimid oo skaleh Reer Xamar inta kale waa koyto oo xog ku sheeganeyso.

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 Місяць тому

    muqdisho abgaal ayaa leh dabadan ayey hiidka gaarsiisay ala runta xanuun badanaa

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 Місяць тому

    Xamar waa Caasimadda Soomaaliya cid gaar u sheegan kartaa ma jirto haddii laga tegi waayo waxaa iska leh oo ay Xamar ka bilaabatay ama bilaabay dadka BANAADIRI loo Yaqaan ama Cad Cad Tusaale Xamar weyne iyo Shingaani oo aan qof iyaga ahayni deganaan jirin waxaana ku saleeyey aqoonta aan U leeyahay Xamar

  • @Abddi-wu8gh
    @Abddi-wu8gh Місяць тому

    Moqdisho maha caasimad umada somaliyeed... moqdisho waxay aheed caasimadii talyaaniga ee umada somaliyeed Lagu qiyaanay 1960.... moqdisho waxay xarun u aheed talyaaniga ee ma aheen caasimad umada somaliyeed ay caasimad u dooratay.....waa magaalo ayadoo caasimad loo dooran Lagu qiyaanay umada somaliyeed....aakhirkiina ay biliqaysteen kuwii ogaa inay moqdisho tahay caasimad umada somaliyeed Lagu qiyaanay ayaa bililiqastay 1991 ilaa maantana bililiqasta ......

  • @user-ll6ft7vl6p
    @user-ll6ft7vl6p Місяць тому

    Walalkey dhibka waxa wadado wa hgr waxeyna rabta kuqabso ku qadiimeysiid

    • @gureymax7639
      @gureymax7639 Місяць тому

      HG AA yaab! Naceyb intaas gaaray waa cudur

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Місяць тому

    Dhulka waa lakala leeyahay waase lawada degaa kenya dhulkeeda qabiillaa kala leh lamana kalasheegto hadda adisababa oromaa leh

  • @seinabm4750
    @seinabm4750 Місяць тому

    WAXAAD XAQ U LEEDAHAY WAXAAD IIBSATO OOD LACAGTAADA KALA BAXDO EE LACAGTAADAAN CUNAA HALKAASNA RATIWEEYNAA LA DHAHAA WAA CAQLIGII DAMEERAHA EE JOOJIYA OO KA FIIRSADA UMMADA AAD XOOLAHOODA BURBURISAY CAFIS KA DALAB WAAYO LACAGTIISAAD CUNTAYE WAA HADAAD RABBI TAQAANO OO XAQDARO KA CABSANEEYSID.

  • @abdullahisaffa3375
    @abdullahisaffa3375 Місяць тому

    Waa jaahiliin xadaa hada dhulkaas inta banane ee ayrabaan in hada dadku dhasanlahaayee haday dhahasn waa goofkeygii lacagtana qaataan yaahuu waa dad jayhiliin ah

  • @user-ol7ih8po7h
    @user-ol7ih8po7h Місяць тому

    S Geesdiir Mnta Ataxayadkii Inaadkudhuusteyqiro Adabmalihidee

  • @abdiisse4554
    @abdiisse4554 Місяць тому +4

    Xamar waxaa leh number 1 dadka banadir ga oo gobalka banadir magacooda qabiil ahaa.n wato ama reer xamar
    Number 2 waxaa xamar leh beelweynta mursade number 3 beelweynta abgaal cismaan dadka kale waa marti oo xamar waa casimada umada somaliyeed habar gidr shaqo kuma laha xamar

  • @duniyalang1285
    @duniyalang1285 Місяць тому

    Xaqa suu yahaad ka hadashay walaal.

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 Місяць тому

    Saxiix

  • @user-ev5uw5tk9c
    @user-ev5uw5tk9c Місяць тому

    Adne waxbo kama ogid nucaas hadda shay waxana thy oday saqajan ah

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Місяць тому

    Xamar waa la xumeeyey yaa xaal marinaayo

  • @shiinealinuur4057
    @shiinealinuur4057 Місяць тому

    Abti ina adeerkey ayuub waad ka gar heshay sidaasna uma yaqaan

  • @Fatima-bt5pt
    @Fatima-bt5pt Місяць тому

    Sorry Abwaan, your voice is nowhere near your sister’s beautiful voice.

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e 10 днів тому

    Murusadoo meeyd ku raran yahay a maleele dajiyay

  • @user-py3ip6dt3w
    @user-py3ip6dt3w Місяць тому

    😂😂😂😂qosool badanaa dameraay dhaqdaan kuuye oo abgal magalada cana makenaan miya markaan sidaay kushegteen

  • @Shankharon
    @Shankharon Місяць тому

    xasid warkisa waa yahay nacaskiyow 2sano ka hor ninkii yiri xamar murusada leh so maheyn waxaa ceeb ah hadaad yeelan weyday inaad dadkale u saarisa

    • @Sucudi862
      @Sucudi862 Місяць тому

      Wanba ledahay murusade ma taas been eh nin walbo xamar xoogis ku jogaa la ikama awood badno

  • @Abddi-wu8gh
    @Abddi-wu8gh Місяць тому

    Kaptan ayuub waa ibnul kadaab ibnul kadaab dhalay wuxuu u leeyahay abgaal ayaa leh wuxuu ka mid ahaa kuwii umada somaliyeed ku qiyaanay caasimadii talyaaniga ee umada somaliyeed Lagu qiyaanay 1960 .....kaptan ayuub wuxuu ka mid yahay kuwa caasimadii talyaaniga ka dhigay caasimad qiyaano Lagu dhisay....

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 Місяць тому +2

    Mogdisho Xamar Anaga Laheyn Oo Dhisnay Adeer Canaha Iyo Murcodkaad Xamar Keenijirteen Waxa Dhistay Oo Caasimada Kadhigay Waa Daarood Oo Xaarxaaray Dameerahi Biyahaad Ku zdex Wadateen

    • @MashaAlllahAlhamdullilah
      @MashaAlllahAlhamdullilah Місяць тому

      😭😭😭😭sorry baaye allah idiin dhibyareeyo.
      balku fara,adeyga intayar eed hadda heysataan yaan leydinka milki guurine .😂

  • @adambarre6520
    @adambarre6520 Місяць тому +1

    Garyaqaaan

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 Місяць тому

    Kkk Mursade wekigiis xamar kuma riyoon xitaa..
    Haddii xamar ugu soo horeeysay maa Gudooniye ka noqotid...stupip tuug ah
    Beenloow adiga oo Meyd adigoo wata ayaa timid..
    Tuug baa tahay wallaahi...kkk
    Soomaali oo dhan baa ka wada leeyahay...
    Hormuud waxay dhaceen telefoonkii Qaranka ee +252...
    Waa xaaraan cun Hormud iyo ninka hogaamiya ee ina jimcaale..

    • @Sucudi862
      @Sucudi862 Місяць тому

      Riyo maxay taree xoogayga ayaan ku jogaa lahanshaha kale oo an ka rabo maxay tahay 😂😂😂

  • @adenhajar9648
    @adenhajar9648 Місяць тому

    Kkkkk

  • @MohaAfrah
    @MohaAfrah Місяць тому

    Waa dabaal been sheegaya somaliduna beenta ayey jeceshahay burusade asiga laso dhaweyay lkn waa lays baran,hadii kale waa in xoog lagu kala baxow,waxansa layahay ninkii habar gidir la noolan karin yow abgaal isku dirin,hana la ogaado in hadii lays dabaalo and in abgaal adkaan doono xata hadii somali isku timaad.

  • @seynababdullahi6633
    @seynababdullahi6633 Місяць тому

    Wallee runta ayaad sheegtay siteey waxan ahyn kuma keni jirin gaaljecel iyo muransade ayaa caanaha keena

  • @zahramaalim2700
    @zahramaalim2700 Місяць тому

    Waan ku taageeri jiray lkn waxaan kaasoo hor leestay maalintii aad hawiye iyo qurunka aad lasoo istaagtay

  • @aba-fadliuna-ismael9047
    @aba-fadliuna-ismael9047 Місяць тому

    Unukaale wa talaal fiican oo aw inoo keenay awe xasan ee wa in lawada qaata,kkk!

  • @mohamedmooto-kl2du
    @mohamedmooto-kl2du Місяць тому

    Xamar CID malaha guu niya waa caa simada soomaliya soomali oo dhan aa iskaleh.nacasoow

    • @Maria28832
      @Maria28832 Місяць тому

      Been baad isku sheegtay wax caasimada somaliyed ma jirto aawey caasimadii labaad somalia hargeysa ma tagi karta isaaq snm baa leh ma tagi kartaan

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq Місяць тому

      @@Maria28832 xamarna waxa iska leh shaanshi iyo cadcad kkkkkkkkkkkkkkkk malaha mooryaantii 1991 soo gashay
      isaaq hargaysa iyagaa shalayba lahaa !!

  • @mahadroble1184
    @mahadroble1184 Місяць тому

    😂😂😂😂😂

  • @user-iz4tc3kh5q
    @user-iz4tc3kh5q Місяць тому

    Anigo abgaal waxan ku sheegayaa muqdisho waa magaalo Hawiye ❤

  • @Maxamuudxasan-yt4qn
    @Maxamuudxasan-yt4qn Місяць тому

    Garta waad taqaan diintana wax baa kaaga bilaaban cadaalada ogow

  • @barlinosmaan545
    @barlinosmaan545 Місяць тому

    Reer mataana waakeenaan.

  • @cabdicama7917
    @cabdicama7917 Місяць тому

    Waaa ku beentaas adiga murusade marko daynìile soo dagaayay meed ayo watay waxaan so dhaweyay ninman mataan cabdule ah markoo duugtay waxo laso baxay maqaaar intoo maqaarka gaar halesiiyo ayoo dhahay waana lasiyay marka murusade dhulkiisa saxda ah waa layaqaana bro faata dhug ayaa wada been iyo barabagando aya wadaa waxa abahaa oona ku hadli jirin adiga hada alif hada socodi kartid

    • @Sucudi862
      @Sucudi862 Місяць тому

      Meydka ceelbuur ila iyo deyniile laso qadayo wa maxay 😂😂😂 dhulka udhaxeyo may ku dugan

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 Місяць тому

    Primitive Ideology and Tribalism concept>>>> Adduunka horey u maray ma lagula tartami Karaa?
    Adduunyo horey u maray wuxuu Ku horey maray waa Feker wanaagsan,balse kuma hormarin Qabyaalad Qaawan, Musuqmaasuq Qaawan islamarkaana dulmiga la ISkugu hiiliyo.

  • @user-ms7ov1lv6k
    @user-ms7ov1lv6k Місяць тому

    Waa beentaa shaydaan banana tahay

  • @zahramaalim2700
    @zahramaalim2700 Місяць тому +1

    Hawiye iyo qurunki hadaad iska dhaaftay

  • @Sucudi862
    @Sucudi862 Місяць тому +1

    Xamar murusade leh

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Місяць тому

    Ayuub hada ka horna bosaso buu wax lala yaabo kasheegay