AMIIRO IYO ANIGA CUNTO DHARKEENA U EG AYAAN AYAAN CUNAY QOSOLKA ADUUNKA🤣..?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 611

  • @tuneeyyyyy
    @tuneeyyyyy Місяць тому +98

    Ceyda io amiira video ee ku wada jiran saa u jeclhy lee jh😩😩❤️

  • @hayat-q8y
    @hayat-q8y Місяць тому +136

    Amira iyo ceyda ani dhibkoda jeclahay marke Tom and jerry isku noqdan😂😂😂

  • @shariifmohamed7077
    @shariifmohamed7077 Місяць тому +258

    maanta waa dhalashadayda qof like iisaarto ma arki😭

  • @SILENT______GIRL143
    @SILENT______GIRL143 Місяць тому +68

    Amiiro iyo ceyda saaxibtinimadooda markaan arko waxaa soo xasuustaa
    Shaaruukhaaan iyo kaajal sxbtimada kadhaxeeyso 😂😂

    • @user-wg4rc1ni2d
      @user-wg4rc1ni2d Місяць тому +2

      iyaah 😂😂😂

    • @Fathi-u7
      @Fathi-u7 Місяць тому +5

      Runta waye labadas tussle lo qata😂

    • @user-lq6js4mc8l
      @user-lq6js4mc8l Місяць тому +6

      Kuwaas ayagoo isguursan aa waxaa loomaleeyaa lamaane marka kuwaane waa sidaas miyaaa sheekada 😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Місяць тому

      ​@@user-lq6js4mc8lsaas waaye ❤❤

  • @sugalaye6430
    @sugalaye6430 Місяць тому +51

    Labadiina kaliya markay tahy videogiino uu iGu baxa runtii qab qab biG respect

  • @Susu-l7y
    @Susu-l7y Місяць тому +47

    Ayyyy game shidan mar hore nooogu dambeysay caaawa xasuuusa na galiseeen qabqbaoooow😅😅😅

  • @FalisJimcale-ft9cx
    @FalisJimcale-ft9cx Місяць тому +28

    Marmaba haka shakin Team walbah hadey amirka iyo amirada iyo salax iyo macalimow jogan guul idin rajeyna💪💪💪💪

  • @CABDI__MAALIK.MAXAMED
    @CABDI__MAALIK.MAXAMED Місяць тому +99

    Ku SaLi XabiibKeeNa MUHHAMED scw ❤

  • @adandiiriye4333
    @adandiiriye4333 Місяць тому +61

    ❤😂Ceyda iyo amiira waa dad is fahamsan wallaaahi

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Місяць тому +1

      waxaan is faham way dhaafeen sababta dad badan cuqdadu ugu dhacday ba waa is fahamkoodan xad dhaafka eh ❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Місяць тому +117

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️☝️🕋❤

  • @SihamAhmed-q3k
    @SihamAhmed-q3k Місяць тому +12

    Ceyda and amira quruxda UA-cam ka sidiiii film turkish ah baaan u daaawad labadaaan habeeen walba allow isku xafid 🔐

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 Місяць тому +7

      Amiin...dad badan baa labadaan wada socodkoda iyo wada shaqayntoda aad uga xun. Boqorka iyo Boqorada UA-cam keep it up, you're doing fantastic.❤

  • @Fairygurl23
    @Fairygurl23 Місяць тому +54

    Amiira quruxdeda baanba laga jeesan karayn M.A❤❤❤❤❤

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 Місяць тому +6

      MashAllah Qurux iyo caan nimo markey iskuka kulmaan xasad badan inaad yeelato waa qasab...Allah Yihfidik Habibti ❤❤❤

    • @LuulMustaf2024
      @LuulMustaf2024 Місяць тому

      ​​@@safsafsaid7041aamin❤

  • @Fairygurl23
    @Fairygurl23 Місяць тому +30

    Amiiradeena qurux bdnaa m.a farxada ilaahay haku siyaadiyo❤😊

  • @KowserMaxamad
    @KowserMaxamad Місяць тому +29

    Wallaahi qosol la suuxi amiiro waa faa iideeysatay caawa😂😂😂😂❤

  • @mss_Ziya
    @mss_Ziya Місяць тому +24

    0:06 Ala ceyda markuu Amiira dhaan dhaajinayo saa ujeclhy lee😂😂❤

  • @AmiiraFans
    @AmiiraFans Місяць тому +23

    amiira iftiinki Maleysia qurux badan m.a 😘❤️

  • @AmiiraFans
    @AmiiraFans Місяць тому +23

    ceymiir dhibkoda saa ujeclahay 😂😂❤️

  • @bahjamahamad3006
    @bahjamahamad3006 Місяць тому +25

    Amira meel ayku jirto ma kajoogikaro yaa ilamida🥰

    • @MuhoHubo
      @MuhoHubo Місяць тому +1

      Kula midahay

    • @Sumayo-i5k
      @Sumayo-i5k Місяць тому +1

      Kama maqnan karo ayey ka wadaa​@@kawsarshuuke2659

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 Місяць тому +2

      Same....my Queen Milyan Qurux u r the best keep going strong.❤❤❤

  • @Qalbidajisoteam279o
    @Qalbidajisoteam279o Місяць тому +24

    Amiira iyo ceyda wada jogoda saa ujeclahay lee omg ❤❤

  • @xafsocabdiFitaax
    @xafsocabdiFitaax Місяць тому +14

    Amiira qurux io ceyda waa nii salamay team qab qab❤

  • @Hafzaaaaa
    @Hafzaaaaa Місяць тому +49

    Team Qab qab markaan camal waa faraxnaa coz ceymir oo wada joogo waa jecelnhy 😂❤

  • @Fairygurl23
    @Fairygurl23 Місяць тому +51

    Ceymir dad laga maseero way yhyn bal eega farxadooda m.a❤😊

  • @SalmaJamac-zr4gx
    @SalmaJamac-zr4gx Місяць тому +13

    Adiga iyo amiiradaada ilaahay idinma kala fogeeyo❤

  • @SucdiQurux-cm3eh
    @SucdiQurux-cm3eh Місяць тому +18

    Video markii qabqabs bis yihiin mcn kal iyo lab wallahi m.a❤

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 Місяць тому

      Ani labadaan xoog u jeclahy...they r my favorite ❤❤❤

  • @Amiira_gabadheda
    @Amiira_gabadheda Місяць тому +13

    Walhi labadina markaa isla jogtan funny thiin😂hada macalimo maku fasaxden sacan wuu dhameyey😂😂

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Місяць тому +29

    Kusaliya nabigena muhammad scw bari hala soomo inshaAllaah❤❤❤🕋☝🏼

  • @Xogahachannel
    @Xogahachannel Місяць тому +42

    Team ceyda one like 🎉

  • @-ikraam5872
    @-ikraam5872 Місяць тому +24

    Bis dee ilmo drama nin io naag amiira ma isku so raceysan maxa qaldan war ceyda malinki laba video yow oo amiira un no so dhig dad ban raba iney cuqdad io maseer la dhintena na fahan xariif💋🤭😂

    • @Amiira603
      @Amiira603 Місяць тому +2

      Waa hysaa😂

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 Місяць тому +2

      Dhocilada 7+7 wajiyo badan bey leeyihin...koko iyo Amira bay xoog u jecelyihiin kala tagooga. Yahoo

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Місяць тому

      cuqdadooda waxa ka awood badan farxada ceyda iyo Amiira sooy sooy baa leenahay 😂😂😂

  • @Nalkanuura5
    @Nalkanuura5 Місяць тому +17

    Ayy ani heesta lee ba maqlooyaa qadarin baad mudantahoo qiimaad igu leedahee ❤❤❤

  • @Qarami-o9t
    @Qarami-o9t Місяць тому +31

    Inta og in ay is jecel yihiin like❤

  • @Saamiaahmat
    @Saamiaahmat Місяць тому +107

    Dhalashadayda waaye plz like iisara si aan farxad uhelo iina hambalyeeye plz

    • @najmoabdirahman5794
      @najmoabdirahman5794 Місяць тому +1

      𝐃𝐡𝐚𝐥𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐰𝐚𝐜𝐧 𝐦𝐜𝐧𝐭𝐨 𝐇.𝐁.𝐃😫❤️🥳✨

    • @CaashoCarab
      @CaashoCarab Місяць тому +3

      dhalasho wcn abyo ❤❤❤❤❤

    • @CaashoCarab
      @CaashoCarab Місяць тому +3

      dhalasho wcn abyo ❤❤❤❤❤

    • @Saamiaahmat
      @Saamiaahmat Місяць тому +2

      @@CaashoCarab thanks xpiipti

    • @Saamiaahmat
      @Saamiaahmat Місяць тому +2

      @@CaashoCarab ilove you

  • @BakarBaacow
    @BakarBaacow Місяць тому +33

    Nolosha ku raaxayso lkn salaadaha ilaali like me

  • @Fairygurl23
    @Fairygurl23 Місяць тому +43

    Amiiro caqliley markay wxay cunto wayday bay gurigooda u adeegty😂❤❤❤

  • @isackbakool7969
    @isackbakool7969 Місяць тому +23

    Heestii Amiira jecleyd soo qaatey ceyda ❤❤❤😂😂😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Місяць тому +12

    Amiira iyo ceyda waa laba funny 😂😂😂😂😂😂😂

  • @saynabfarax1225
    @saynabfarax1225 Місяць тому +16

    Amiiro xaafadooday caadi ugu adagty😂😂

  • @Cumeer_bigfan-e4x
    @Cumeer_bigfan-e4x Місяць тому +31

    ONLY TEAM AMIIRA QURUX ONE LIKE 😊😍❤🫶🫶

  • @fardoosotifow
    @fardoosotifow Місяць тому +6

    Amiiro io ceyda kaligod marke tahau igu baxda walahi😂

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 Місяць тому +12

    Team Amiira qurux iO king ceyda kabax Amiiradeena ❤❤❤

  • @user-ng5us8oo9p
    @user-ng5us8oo9p Місяць тому +13

    Balan iga qaad in aad salaada ilaalineysid ❤

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 Місяць тому +6

    Omg I like this video because of tom and Jerry 😂😂AMIIRA AND CAYDA always make me lough ❤❤❤keep going guy's ❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Місяць тому +8

    Ceyda tuug maxa Amira caanaha uga xaday lkn Amira caqliley adoo meeshiba ka dheeran bay kugu qabatay 😂😂😂

    • @Sarasiman123
      @Sarasiman123 Місяць тому +2

      Wu la fakan rabay lkn wa lagu qabtey 😂

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Місяць тому +13

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 Місяць тому +1

      Horta Aan Ku Wada Salinno Rasuulkeenii Subanaa❤ Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤❤❤🎉❤❤❤le Prophète MOHAMMED (saws)Caleyhi Salatu Wa Salam Habib Mustafa ❤❤❤

  • @YasineApdallah
    @YasineApdallah Місяць тому +11

    Labadaan la,aantood abaar

  • @MaaidoMustaf
    @MaaidoMustaf Місяць тому +4

    kuweygi la aantina abaar😩❤️

  • @HafsaMaxamed-dd8qn
    @HafsaMaxamed-dd8qn Місяць тому +6

    Ar amiira adeegi intey ka tagtey ayey xafada usoo adeegtey 😂😂😂😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Місяць тому +10

    Ceeda part 2 koko kasoo dhig ayay dhihi doonaan kuwii marku kaso dhigana waxay dhihi doonaan horta inaadan koko ka maarmayn ma aragtay alla cuqdad badanaa kuwan koko taageero war wiilka cuqdada kala taga marka laga codsado lee soo qabtaa koko muxuna uga maarmayn ma isagaaba wax la duuba 💔💔😭😭🤣🤣🤣🤣

    • @user-ps9my8xb3p
      @user-ps9my8xb3p Місяць тому +4

      😂😂😂 alla walaley maxa sidaas oo dhan ugu fiirsatay

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Місяць тому +2

      @@user-ps9my8xb3p war sxbey waa ka yaabay koko inaa ka maarnay ma is ogaatay kulahaa bal fiiri adi caqligooda marka nafta looga qaado lee hal mar soo qabtaa kaligeedna ma ahayne meesha 5 qof baa lagu fadhiyay

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 Місяць тому +1

      Wallahi waa runta abyo, Amira Qurux routine la subisay Koko, waxay dhehen Amira views kegii marku hoos u dhacay Koko ay so raadisay. Dadkaan Soubhan'Allah waa mucjiso. Koko miskiin waye ee dad rufiyan ba ku xiran.

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Місяць тому

      @@safsafsaid7041 cuqdad meeshay ka gaareen waaye yacnii sxbtinimadaba views baa kala wayn aad iyo aad baan ula yaabay xumaanta ka buuxda xumaantaas na meel kale kama imaabe waa muxu ceyda wax kuula duubaa o saan dhan kugu dhaw yahay maba oga ceyda inuu joys leeyahay o ciduu rabo wax la duubi karo sidoo kale Qalbi leeyahay qofku qalbigiisu ku qanacsan yahay dabeecad ahaana isku fahmaan ayuu wax la duubayaa mana arkin qof ceyda iga dhaw Amiira yacni xaga gabdhaha wiilashana Asad markaa gabartan Amiira Qurux sababta ay ku haystaan waa taas waana caqli xumo meeshii ugu danbaysay qofkaas muxu kugu dhaw yahay ma wax qof lagu caayaa

  • @HibaqDagan-xd5ep
    @HibaqDagan-xd5ep Місяць тому +10

    Ayyy labadan cawa isku dhar watan❤

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 Місяць тому +15

    Team qab qab qab one like 😊

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq Місяць тому +7

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hayat-q8y
    @hayat-q8y Місяць тому +8

    Old is gold😍 next fatma keen ceyda plzzzzzz🥰

  • @alisalat4363
    @alisalat4363 Місяць тому +10

    Lawadaan dhibkooda inta ku heesato like👍

  • @Ubah14
    @Ubah14 Місяць тому +5

    Malmahan waxan aad udawanayay muuqaladini hore adiga amiira iyo koko eeaha cunto dharkaga ueg
    Ma in muqaladas dawshodada aan xiisaynayad ogayad❤

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to Місяць тому +13

    Team Amiiro ONE like 👍

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 Місяць тому +9

    Amiiradena fanny waye 😂😂😂

  • @QueenAmiira-fw6cn
    @QueenAmiira-fw6cn Місяць тому +5

    Amiira io ceyda i love you yaqey😂❤

  • @Qalbidajisoteam279o
    @Qalbidajisoteam279o Місяць тому +9

    Ceymir 🤍 💚

  • @AaAa-nu1wg
    @AaAa-nu1wg Місяць тому +8

    Amira qurux and King ceyda one like

  • @AmiiradaQuruxbadan
    @AmiiradaQuruxbadan Місяць тому +3

    1m waxba kama harin king 🦁👑🥶

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 Місяць тому +11

    Lamanaheygi nosobdiya ❤❤❤

  • @xanaandhuxulow
    @xanaandhuxulow Місяць тому +2

    team ceyda marnaba no hoos 1m dabko saranyahay❤🎉🎉🎉

  • @LuulMustaf2024
    @LuulMustaf2024 Місяць тому +3

    Team qab qabs ❤😊

  • @Jackcadnaan-v1y
    @Jackcadnaan-v1y Місяць тому +7

    Maantay anigaa ugu horeeya😂😂😂 like isiiya hee😂

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Місяць тому +6

    Masha"Allah ❤😂Qeys ❤Leyla ❤Allaha Idiin Daweeyo🎉❤🎉Cafimaad Ku Cuna❤ I Love ❤Amiira ❤Ceyda❤❤❤😂❤❤❤🤲🇸🇴🤲

  • @Kingmoha2749
    @Kingmoha2749 Місяць тому +6

    Team QabQab Only like 👍

  • @AbuBakar-kq1dg
    @AbuBakar-kq1dg Місяць тому +6

    Part.two asad plz ama. Comeyr ceyda plz saxb mcn codsikass itixkalii❤❤

  • @HalimaHudle
    @HalimaHudle Місяць тому +6

    Like amigo firinayo bey 1k kuheleen 1min m.a team qabqab❤❤ one love plz

  • @user-nw3yi9fx1o
    @user-nw3yi9fx1o Місяць тому +3

    I can't wait 1m wlhi allow dhaqsi ka dhig aamin yaa rabi

  • @Bintulcaqli
    @Bintulcaqli Місяць тому +3

    Ilaa goormee ka cararee saliga nabiga scw ❤

  • @QueenCaato-rl1oi
    @QueenCaato-rl1oi Місяць тому +8

    Alla manta qofka Kowad aa ahaa😢

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Місяць тому +3

    Amiira iyo ceyda say isu dhibaan Jeclhy 😂❤

  • @Salmoxaashi
    @Salmoxaashi Місяць тому +13

    Qabqabyasheyda waa niliga coppy garenkaraa lee lkn ma liin gaari karaa heee😎

  • @Suusu863
    @Suusu863 Місяць тому +8

    1m coming ceyda 😳🎉

  • @SamiiraDuceysan
    @SamiiraDuceysan Місяць тому +9

    Amiiray fadma noo keen🎉

  • @SalmaAadan-xv5dc
    @SalmaAadan-xv5dc Місяць тому +4

    Alah jecliya Amira qoroxyyyy 😢❤

  • @Fuadfarxan
    @Fuadfarxan Місяць тому +23

    Kusaliya nabimohamed wllshey iyo wllky intanabiga jecel like taem walba.aadbaan usalamey bayj kayganaiibooqdA ❤❤❤❤❤ 3:24 ❤❤

  • @IdirisGaya-d5w
    @IdirisGaya-d5w Місяць тому +2

    King Cayde wenkuwetee taliye amira😢❤😂

  • @AxlaamHasan
    @AxlaamHasan Місяць тому +5

    amira iyo ceyda waa labo funny😂

  • @mahadomahado124
    @mahadomahado124 Місяць тому +7

    Ayyyy waa malinti ugu horeysay😢

  • @AsmaAsmameiraneh
    @AsmaAsmameiraneh Місяць тому +6

    Team ceyda and amira on like ❤😊

  • @Deeqoabdulqadir-zg9or
    @Deeqoabdulqadir-zg9or Місяць тому +15

    Kusaliya nabigena maxamed scwscw ♥️♥️♥️

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 Місяць тому +4

    hee dharku waabu isku eeg yahaye maxaa cunto dharkiina u eeg cuntaan 😂😂😂

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 Місяць тому +3

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K ❤❤❤
    Team 27 Waan Taageeraa Walaalaha Soomaaliyeed idinkuna Cimaamada igusoo Tuura ❤❤❤❤

  • @user-jy4gm4er7d
    @user-jy4gm4er7d Місяць тому +8

    Kuwaygii marwalba kora ahaada wn idin taageraye❤❤❤❤❤❤

  • @Qalbidajisoteam279o
    @Qalbidajisoteam279o Місяць тому +8

    Ceymir 🤍

  • @Hamdi445-xy2dv
    @Hamdi445-xy2dv Місяць тому +4

    Labadan dhibkoda jecliya😂

  • @HodanMaxamadHodanMaxamad
    @HodanMaxamadHodanMaxamad Місяць тому +4

    amiiradeena❤ iyo walalken cayda guulaysta

  • @AmiiraFans
    @AmiiraFans Місяць тому +4

    our qab qabs for evar❤️😫😍

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj Місяць тому +5

    Next maclimow io salax ka dhig😂😂

  • @Salmoxaashi
    @Salmoxaashi Місяць тому +4

    Qabqabyasheyda ❤❤

  • @XalimaMaxamde
    @XalimaMaxamde Місяць тому +5

    Ku saliya nabigeyna scw scw scw scw

  • @tuney.cabdulahi.
    @tuney.cabdulahi. Місяць тому +7

    Team Amiiyo one like

  • @Hamdi445-xy2dv
    @Hamdi445-xy2dv Місяць тому +5

    Labadan say isku fahmen m.a😂

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 Місяць тому +1

      They r the perfect match of Team 27

  • @king_amiid
    @king_amiid Місяць тому +18

    Team amiira qurux on like ❤

  • @NaciimoFaarah-gn4xq
    @NaciimoFaarah-gn4xq Місяць тому +3

    Team qab qab only like ❤👍

  • @user-xo9ut3db4w
    @user-xo9ut3db4w Місяць тому +2

    Wraa cayda iyo amiira ma is jecesshihiin ❤❤❤❤

  • @MiraaQurux
    @MiraaQurux Місяць тому +1

    king Ceyda is Not easy 1m coming soon i.a❤🎉

  • @CajibAwil
    @CajibAwil Місяць тому +3

    Amiro qurux ❤❤❤❤

  • @GodeyGacalo-zk3qs
    @GodeyGacalo-zk3qs Місяць тому +3

    Qab Qab waa idin jeclhy jiro jooga

  • @Maame14
    @Maame14 Місяць тому +5

    Ceyda one like pro