Wiil aan kubada Wada ciyaari jirnay ayaa ku geeriyooday garoon dhexdii,ka dib Markii wiil kale uu tunka ka laaday kubad ay ku loolameen darteed,waxayna ahayd 2011/2012 garoonka hawlaha Guud ee magaalada Burco Allah ha u Naxariisto.
oo garanka INIESTA waxa ku qoran ileen laaaacibkaasu ku xusayaa maba u fiirsane Geeridu meeel kastay kuugu iman ama garoon joog ama gurigaaaga meel loooga fakanayo ma jirto
Ax xanuun badnaa geeridaa😭😭😭😭😭😭😭 allow noo naxariiso😭🤲
Wlhi markad maqasho qof family kamida aaad bad uga nixi 😭
Qof aad maruuf isku eheden xitaa wlhi
Allow janatul fardawso nagu bishareey
⁷aamiin
@@tiwenspupgmobile13 mahdsnid wllo
Aamiin
Aamiin aaamiin aaamiin
@@nawaalaweys449 shukran cadey
Allah ha u naxariisto intiimuslim ah
First ahy qof iga horeeyay majiro hda argto comments kayga like iisara ❤♥️😎
Hhhhh lipax ima jeedid miya aniga
Mnsha allH apdi qadir qayska
Silki hoyada iyo like daba was
2020 like ha dawarsi daa
Mahadsanid sida aad Mar Walba Nooga Haqab Tirto Arimaha Ciyaaraha Mr Qeyska Keep Going Brother
Wiil aan kubada Wada ciyaari jirnay ayaa ku geeriyooday garoon dhexdii,ka dib Markii wiil kale uu tunka ka laaday kubad ay ku loolameen darteed,waxayna ahayd 2011/2012 garoonka hawlaha Guud ee magaalada Burco Allah ha u Naxariisto.
Allahu Yarxam😭
Wan ogaa zxb qaali
somaalida wexeedu waa dil iyo jajabis maaha maaha kubad ciyaar waa qub iyo qac Iyo kubad laga wiswiso waa hadii kaubadu kudhaafto ninku yuu kudhaafin wlahay haday fiva arki lahayd kooxo Somali ah oo kubad ciyaaraysa intay kubada ka xerayso ay madfac ku dhufan lahayd ama jeel bay ka buuxin lahaayeen
ALLE HA U NAXARIISTO 😭😢
Waxaad I xususiday Aakhiro , jazaakalaah.
Xanuunbadanaa geeridu ilaahow noo naxariiso dhamaan umada nabi maxamed oo dhan
Wcs qay thanks sida wacan ee aad noogu soo gudbisay alle ha unaxariiso ayaga iyo anakaba
ilaaaaaahay ha nooo naxariiisto aduuun iyo aaaaakhiro ba
Hore u zco pro Apdiqadir Qayska
In na lilahayi waa inaa raajucun ale ha u naxariisto
Alla geeridu xanuun badana allaw unaxariiso intii muslim ah
Wixii Muslimiin ah alle ha unaxriisto
Waxan ahay manta qofka ugu horeya dawada video gan fadlan like isara asxby wana mahad san tihin qeska pro adna waxan ku le nahay thanks thanks
M.a qofki ugu horey ayaan noqday inta Somali weyn like
Ahma Cade
Waxa i soo jiitay sheikh omar tite ee ah saaxiibkygiiyow dunidu way dhamaanaysaa lkn janadu ma dhamaatoh Alla yarxamuk 😟🤧😿😪
Elhow u naxariiiso 😢😢😢😢
UA-camrkaY❤
Abdirizak Americanle s
Y3z qofki ugu horeyey oo dawada ❤
Qeys im the One❤❤✌
Mhd zanid waLaL Qeyzka💯♥️
Asm
Zhp
Qayska waxa
Aad kasheeekeysaa
X,X qiiqada keylor Navas
Ama Assansio
Zhp waaa codsi 🙏🏾🙏🏾🙏🏾
Intiii jecel like Sara
Idinkana waaa codsi 🙏🏾👍🏻👍🏿💔
Waarya sheikh zuhuyp md quraankaga iska dhigatid oo wxn md izkaga pxdid😂😂
Keep going mr qeys❣💯🙏
Allow Khatimada noosuubi
magacaygu waa abdiqadir qayska hhhhh
wanku tageraaaa zhp
nolaw pro keep goig
Mahadsanid zxp
Mohamed abdiwahab tababarka kuma dhiman ee wuxu ku dhintey ciyaar rasmiya isago ku jira
Thankz
Ilahow no naxariiso 😢
JasakaAllah khayr
Wlhi sxb waxaan jeclahay inaan laciib aduunka laga ixtiraamo noqodo kadib neh aa x x taarikhdeyda ka hadshid cml
Alah haku rumeeyo zh0
😢 aduunku waa maalmo kooban
Xaqiiqda son ku soo casun barnaamijka xaqiiqooyinka dunida ciyaaraha chanelka ee dhexaadka ah
Alla cod macaana 💔
zxp wxn doonayaa in aad noo soo diyaarisid xogta Alex oxide Chamberlain
qeska sxb tarikhda xavi hernandez ayaaan ka codsan lahaaaaaa mahadsanid
oo garanka INIESTA waxa ku qoran ileen laaaacibkaasu ku xusayaa maba u fiirsane
Geeridu meeel kastay kuugu iman ama garoon joog ama gurigaaaga meel loooga fakanayo ma jirto
Wan Idin salaamay walalayaal
Gerida mel gara maleh 😢😭
Ax ax ax
ما شاء الله
Ilaahay ayaa qadaray
Maan fahmin
fadlan nala daawa muqaalkan
Geeri qof walbe suge yala dawan maxa LA dhaha
Nice
Noloshu waa maalmo iska kooban
Sxb qeyska plz noso badi x x taarikhda ciyaartoyda plz plz plz
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰
Geeridu meelay kuu jirto ma taqaanid
Alx xanun badana gerida ilahoow no naxriss damantena
Ax ax ax xanuun badanaa
Keep going ita
M.a
😓😪😭😥😥😥😭😭
ax xanuun badanaa allow noo na xariso😭😭😭
Wll qaysaka wxan ahay qofkii ugu horeyey ee coment so qore fadlan igu so qado muqalka xiga pleas
Rest in peace
100
Geerida
Stori our legend😭😭😭
❤❤❤❤❤
Allow no naxariso dhimasho mahuraaYE😢
abdiqdir qays waxaan ka codsanaya inad nooga waranto qisadii #abdihek nouri
adoo mahadsan
Wuu soo gudbiyeey ee kabadh UA-camkisa
@@donciiltrehjr1488 hye pro
😭😭😭😭
Tnx zxp qayska lkn zxp waxan ka codsanayaa qisada nicolas pepe
Tarikhda m qadar
Wll qeys shugran runti aad iyo aad ayaad umahadsantahy Sida hufnaanta leh aad howsha noogu haaso runti dunida medie waa bulshada bulshadana dunida medie runti lkn adiga oo mahdsan musica ayaan rabey wll qeys aad iyo aad ayaad umahadsanthy
😢😢😢😢😢
Tarikhda marco verratti
😥😥😥
😱😱😱😱😱😱😱😱😱
Asc brother alle hakuu naxriisto waxaan waxaa kaga muhiimsan adigoo axaadith nasoo tabisid
Mxa gaalo dhimaty😭
👏👏👏👏👏💯
Zxp qayska noo soo badi dhacdootinkaa 🙏❤
Hy
De jong so sida lipx xaqiiiqdiiisa
Muslim miyaa
🥺
😥😥😥😥divide astori
Waar wuu bakhtiyaydhe wuudhintay ha oran illayn waa gaale
🤧🤧🤧😭😭😭😭😭😭
Aad aad ay umahadasan
Hgvhkv
Sheeq cumar Tiiti islan miyaa
Qayska halyay
Geerido waa xaq
Warka suraha ka dhaf si an kula socono mahadsnaid
aX 😭😭😭
Run ahantii wan ooyay waxny ibaqdin galinysa qisadan wayHayga kupada cagta😐😰
Bisinka kaas o lala yabay kulaha 🤣🤣 si kasto cafimad kaga lola socdo waqtigaga ma segeesid ship iska dheh
Shuubo shib dheh😏😏
Sasa
iimuslim
Sxp gacaliye maxad ka wadaa qoraalka MC
WAA maxaa cusub maanta bro
Naftu meel ma jirto
✍
denyuol kherGi
Sxb qeyska waxaad ka sheegeysaa x-x xaqiiqada rojo
Sorry wlh waan kanxey
Waxaan UA-cam ayey ku jiraan kuwo dhintey iyo jajabay
F8oi
Siilka
Gcgg
Xx marco verrati
Qofkii Subscribe iisaara ilahow kuu dambi dhaaf