Waxaan ku Casumay 50 qof oo Caana ah Xafladeyda 100k Subscribe
Вставка
- Опубліковано 10 лют 2025
- follow iga so dhe instagram👉 ...
Kusoo biir discorkeyga 👉 / discord
follow iga so dhe TikTok 👉 / ashqar.boy
follow iga so dhe Facebook Page 👉www.facebook.c...
اللهم صل على سيدنا محمد
Mahadsanid sxb
Thanks dhamantiin 😍
Hambalyo 😂
Congratulation man😂🙏 🎊
@@MssSadia252 😆😆😆😂
Hanbalyo qaylo dheere😂
@@mohaan29 maxaa ku caynee micnaha🤣😂
Alla dhib badnidaa oo hada been mee eheed 😂😂 waxaas dhan
Hhhhh
wax afurka u sameeya ayaan wayay 😭😂
😅
😂😂😂
Ala runaaa boodaay nasrooy kkk
😂😂😂😂😂😂😂 MashaAllh waa wiil qosol miidhan Hambalyo dadka caankaa anagaa kaaga dhaw walalo ee Hambalyo kun iyo kow jeer❤🎉🎉🎉🎉
Ashqar Boy is not easy 🔥keep going brother 🙌
❤😂🎉😢😮😅😊❤😂🎉😢😮😅😊❤😂🎉😢😮😅😊❤😂🎉😢😮😮😅😊
@@idilabdi508 👑👑👑👑👑🎖
Hambalyo ashqar boy inta iyo inka badanba waad u qalantaa waxan kurajaynaya guulo inta kabadan hore u sco wll
Hambalyo my brother 100k kabadana uqalan taa 🎉🥰🥰💯
The one and only ashqar 100k congrats ❤
inkasdan kala sodahay hambalyo inta iyo inkabadan ban ku rajayna insh Allh 100k🎉Alle waxan kabarya xafladada 1m inan kaso qayb galo wlhi markan xanaq Sanay waxan sogala UA-cam kaga🤴🔥
Ninkaliyah oo goorta aan daawanayo fucus kaygu Mel kale aadin baa thy shp aad ayaad Editing iyo Video samaynta Xariif ugu thy.
Waxaan ku leeyahy Hambalyo shp ,
Keep going landheere 🎉
😂😂🎉🎉🎉Congratulations 🎊 ❤wll Ashqar boy Intas iyo inkabadan Team wali Hada nahay wanu ku jecelnahy😂❤❤
Legend Masha Allah Lpx Hambalyo hambalyo wad u qalanta 100k iyo ka bdn waxan ku rajeenena intaas iyo in ka badan btw your videos is best fun, entertaining Keep Going 💌
Anaga qalbiga kaga imaneyno my brother sas oo ay tahy hambalyo😮 wxan sugnaba 200k iyo kabadan inshallah 😊❤
Congratulations 🎊 👏 brother 💙
Ashqarow mid mathid wll funny boy😅😅😅😂😂😂😂❤
Ninka kliya aa u imado mrkan qosal donayo🥶🤣
ASHQAR BOY FUNNY🦁🦁💫
Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed 🥰 ♥
ashqar wallhi wn ku tageera ee wad iga farxisay 🥰😄😄ashqar
Iyagu ku may iman lakiin anaga ayaay qalnbiga ku gu nimid hambalyo walaal
😊🥰😇😇
hadaan isku maagaalojoogilahayn waankuu imanlaha walaahay😢😢😢laakiin waxaanjoogaa Burco😢🎉🎉🎉
Ninka ugu waalan you tube hambalyo 100,000 qof ee kugu xidhmey🎉👋
Ashqarow farxad ada samysan kara never give up🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Hambalyo wll dadaal wacan iyo guulo badan insha Allaah 🎊🎁🎂
Ka dheeree wllkiin ah😂😂😂😂😂😂
Hambalyi qalqaaliga youtubeka 😂✌💪💪🦁🦁
Adna saxaaf amiiro io Kan dheer ee walaakiin ah kulahaa😅😅
Hambalyoh poweh intaa io kabdn kuu rajaynaa inshaa allah ❤
😂😂😂😂
Hambalyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉 wll qali ashaqar boy 😊
in kastoo ay sana hambalyo ku oran anaa ku oranaya hambalyo wll ashqar boy 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Well done Bro keep going inshaa Allah 10M
Anagaa garabkaaga ah ashqaroow🥰 Congratulations 🎊 👏 💐 🥳 💖
Hambalyo balyo qaylo wayna
But the way you are a legend 🎉🎉🎉🎉
Wow ashqaro wadsocotaa haistaagin anagana wadadaalaynaa saaxiib hurmar wacan❤❤
hampalyo🎉wllka 100k ka abadan istahisha lpx keep going
مبروك علاميه وان شاء الله اتمناء اكتر من كذه اتمناء ان توصل مليون ❤
Ar adiyaa😅 congratulations pro
hambaliyo ashqar 100k 🎉
Congratulations brother fikradahaaga waa cajiib ku soco 😂
Ashqaroo xaflada noo Soo duub waa codsi❤😢
😂😂alla fuudo badna ashqar so funny 😂😂 kii dheera kulha
Hambalyo sxb 🎉🎉🎉
100K🎉🎉❤❤
Hanbalyo zxp keep going 🎉 qoraalka arimaheena ku qoslay wlhi anoo library jooga misna h😂
Ashaqar boy hambalyo🎉🎉🎉🎉🎉💝💝💝💝💝
Walaal shan qofoo aan la aqoonin kusoo casuun oon u horeeyo ashqarow.😂😂
Hambalyo Sxb Horu mar ayaan kuu rajeynayaa Insha Allah mudane ashqar
ashqar bro wlhi editing kaaga waan kahelay xaqiiq wanku wataa bro dadkaa waxbay dawanayaan lakin aniga editing kaagaa ayaab icajibiyey nlow wll qaali ramadan mubarak
1 year 100k wow😮keep it up pro😊
liph baad tahy ayhqar boy
we are fans
good luck liph
Hambaliyo ashqar boy legend 🎉🎉🎉🎉🎉❤
Ashqar boy❤😊sxp mcn waakutgeera
hampalyo wllkei ashqar boy keep going 🎊
Hambalyo dadka qaar subscribers ay wataan iyo taalantigooda kala duwan wllhi hadaan awood u yeelan lahaa ashqar waxan gaarsiyo somalia one youtubers wllhi
Ashqar lagend waan ku taageeraa sxb mcn
Hambalyo bro well done...
1m u qalantaa👑💪
guulayso sxb from Jigjiga 1M insha Allaah Horma wacan❤❤❤
Alla ashqaroow maxaan ku xiiqay UA-camkaga wax cusub waan kaa filayay soo laabo wll oo naga daa sidan mar mar naga soo hor muuqo xitaa dee😂😂😢hamplyo 100k more kuu rajeynayaa
Mshaallha Bro hormar wacan halka kasi wad dadalka 🎉😂❤
Hamblyo bro great job wlhi UA-cam ka somalida mustaqbalkisa ayad tahay ☝️
Hamplyo hamplyo hamplyo wll ashqar intas io in ka padan wa uqalnta horey usoco dadal noloshu kuma ciisho pro❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Ka dheere walaalkiin kuye 😂😂😂😂 anyway hambalyo 🎉🎉❤
Ashqarw wllhi video kasta ood so dhigto wan dawadaa anon qoslin na kama baxa ee HanaGa cajisin so badi bowe😅❤
Hanbalyo ashqar 😂😂 ka dhere wllkin
Wan ku taageaa Ashqar❤❤
Hambalyo hambalyo ashqarow waa iman lahaa xafladaada lkn somalia joogaa 🥹😘❤❤️🔥 100 subscribe waad u qalantaa🥳🥳🥳🥰
Waankufaraxsanahayxafladada100k🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤
Congratulations ashqar boy👏🏾
Aqshar boh ❤😊waakutaageera
🎉🎉😊😊 habaliyo anakaa kulajirno aboowe😊😊❤❤❤
Ka dheeree wllkeed 😅🤣😂
Hambalyo zhp ashqar boy
Hore u soco shp qli ❤
Congratulations bri❤🎉
Ashqarow hambalyo hambalyo lkn muuqalada soobadi wllka wallaahi markaan arko muuqal adso dhigto waa iska qoslaa zxb 😂😂😂❤😊
Waxaan rajeenayaa in aad wax lee isoo dhehdo prother ❤😢😢
Hambalyo zxp 👊👊🥰
Ka dheer ee walaalkiin😂😂😂😂😂
Wllhi Saxiib Ashqarow Sidaad UA-cam ka ubilowday ilaa iyo 105k Wllhi Waan ku dawan jiray sidiina wanku tageera Waligay kamaba Xiiso Dhaco Hambalyo Zhp Qali ❤intaa iyo in kabadan ba wankusoo rajaynayaa Garabkagan taganahay adiguna dadal ❤ Lakiin East ka la idhahdo maxaad u casuumi wayday
Zxp waan kutaageera ilaa markad marysay 5k wllhi zxp hory usoco
Maraxow marka hore hambalyo 🎉 marka xigta sxb wll aboowe wx wlpa de gameski cabsida yan u uxisne mar indhaha isku qabo so gale plz😢🙏
Hambalyo war aniga xitaa waan joogaa waaxay bilaa afurka 🥰😉😉😎😃
Hambaly Legend Ashqar Booy
Gull wacan sxb
Hambalyo wll keeb going
Zxp Ashqar any time go forward form borama 🎉🎉
Waar waxan wa funny kaligii bu iska dhigtay 😆 🤣 😂
Hambalyo shp
Congratulations sxb keep going
ashqaraw hambalyo sxb 100k😍😍😍😍😍
Hambalyo hambalyo ❤❤❤100k
Waan kuu xiisnay wallahi ashqar boy❤❤❤
Hambalyo legendow
Hambalyo waa uqalantaa intaa iyo inkabadnba wllo qli
Waa iska jeclahy wiilka m.a inta iyo in ka ban 🎉🎉🎉
Legend wan ku watah 🎉😇
Hambalyo sxb hore usoco horumar wacan King Ashqar.
Hampalyo My Brother Ashqar ana kuleh Hambalyo🎉
Hambalyo ashaqrow waad naga qoslisay ramadaankaase😂😂😂😂
HAMBALIYO HAMBALIYO ZHP ASHQAR
Hambalyo sxb horumar wacan
Keep going zxp farxadaada wa farxadeena❤🎉
Hambalyo 10000 hambalyo🎉🎉
Our UA-camr ❤
Hanbalyo mshlh wan kula jeclahay guushada