CIYAAR DHAQAMEED SAYLICI IYO JAANDHEER

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 193

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Рік тому +13

    Dhaqankeenu waa afkeena iyo hidaha sumadeed ee Laynagu garanayo Mnsha Allah Proud.

  • @nimohussein7123
    @nimohussein7123 2 роки тому +15

    Mnshlh somaliland hormarka iyo dhaqankii ayaga hayo wa dadka uxadaarisan somali oodhan reer somaliland hore usocoda

  • @naasirjaama603
    @naasirjaama603 3 роки тому +33

    Ciyartan aad ayan uga helaya wlahi hargeisa 💚💭♥️ Borama

  • @asadhalane
    @asadhalane 3 роки тому +44

    Ciyartan aad baan u xiiseyaaa wlh ee heestan ii sheega aan kaligay xaafada ku ciyaaree😂😂❤️

    • @andrewrandall9989
      @andrewrandall9989 3 роки тому

      i guess Im asking randomly but does someone know a tool to log back into an instagram account..?
      I was stupid lost the password. I would love any assistance you can offer me.

    • @aliyaahmed7929
      @aliyaahmed7929 2 роки тому

      idk probably you have to make a new one maybe

    • @aliimoha9439
      @aliimoha9439 2 роки тому

      Saylici &jaandheer

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 2 роки тому +15

    Reer Dhagaxbuur ban ahay balse ciyaartan iyo heesta kama dhargo❤ also these guys are professional, most of us don't have the energy to perform this level..

  • @thegreatboqorad8817
    @thegreatboqorad8817 3 роки тому +14

    Gadabursi culture 🥰😘🥰🥰🥰

    • @rahmahussein6666
      @rahmahussein6666 2 роки тому +1

      Gadabursi adi miya siyey

    • @nastehoaden8648
      @nastehoaden8648 2 роки тому +1

      @@rahmahussein6666 waa samroon ciryaatoda dee

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg 9 місяців тому +2

      Dhaqanka ciyaarta sayliciya Maxaa reer siiyay, Hargeisa Galbeedkeeda ilaa Djibouti waa laga ciyaaraa, Qabiil haku qorin bahasha

  • @najmamose6005
    @najmamose6005 3 роки тому +7

    God I like this hidiyo dhaqan😥Aroskeyga maitumeysaan reer waqooyi yooow

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg 9 місяців тому

      Si wacan baanu kuugu tumaynaa walaalo soo dhawaw,

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil Рік тому +9

    Ciyaar idilkeed dhaanto iyo shirib ban ka arki jiray
    Tani waaban ka helay M.a
    Rer Somaliland Nolada wllayl,From Muqdisho💙

  • @abdallaahmed9032
    @abdallaahmed9032 3 роки тому +41

    Traditional dance for North somalia 💙💙🇸🇴🇸🇴

    • @khaalidgabiley9775
      @khaalidgabiley9775 3 роки тому +15

      Failed State. Somalia.
      Mxa kuu Diiday In Aad tiraahdo Jamhuuriyada Somaliland. MIYEY KU DHIBAYSA QURUXDAASI.
      QARAX KU DHIMO.
      😂😂

    • @mohamedsalahisse7900
      @mohamedsalahisse7900 3 роки тому +2

      Yes waa ciyaar dhaqameedka reer Waqooyi somalia

    • @rahmahussein6666
      @rahmahussein6666 3 роки тому

      @@mohamedsalahisse7900 inadhilo🤣

    • @kopend8638
      @kopend8638 2 роки тому +4

      Brother please you should say Somali people, stop the the division

    • @kopend8638
      @kopend8638 2 роки тому +3

      We are all Somali people, Somalia and somaliand are new, Somali people are old and powerful

  • @deeqanuur837
    @deeqanuur837 3 роки тому +12

    Wall waxn ka mid yhy taageeraha hido akadhami wallhi wan jeclan lahaa inaan maruun soo u ciyaaro ♥️♥️

    • @Hoyga-Films
      @Hoyga-Films 3 роки тому

      Anaa koox kugu daraya aad ku barato so diyaar garoow wll

    • @deeqanuur837
      @deeqanuur837 3 роки тому

      @@Hoyga-Films wall wana jogin moyee mar horeba wan kuu iman lahaa

    • @nimcamaxamed6499
      @nimcamaxamed6499 3 роки тому

      Ala wn jeclaan lahaa inaa Barton Hida io dhaqanka✌❤

  • @farhangacmadhere4982
    @farhangacmadhere4982 3 роки тому +20

    Masha allh ciyaarta aan gaarka uleenahay hadaan samaroon siciid nahay❤❤❤❤❤

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg 9 місяців тому +1

      Kkkk Dhaantadana Qaar baa sheeganaayay, Ciyaaraha hida iyo dhaqanka Somalidu deegaano ayay caan ku yiin oo laga ciyaaraa Qabiil sheegan karaa ma jiro Saylici , Ciise ,samaroon , Isaaq intuba waa ciyaaraan, sideed markaa qabiil ugu sheegi,

  • @74somer
    @74somer 3 роки тому +17

    Somaliland Hanoolaato 🟩★🟥
    👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @boqoradasomaliland5695
    @boqoradasomaliland5695 2 роки тому +15

    Somaliland ILove you❤❤💪🏻

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 3 роки тому +20

    Mar uun waa kusoo biiri doonaa Hido Academy insha allah

  • @Adam-rg2gt
    @Adam-rg2gt 2 роки тому +4

    Reer Soomaalilaandnow, waxad tihiin boqoradii iyo gobtii ummadda Soomaaliyeed ee ha ka tagina midnimadii.
    Caasimadda ummadda Soomaaliyeed Hargeysa ha laga dhigo. Madaxweynahana ha la idiinku daro ee ogolaada yaan labadii gobol ee gumaysigii ka hadhay la waayine. Duco aan dhammaaneyna kasbada ummadda Soomaaliya agoonimada ha ka baxdee.

    • @Oneofakind49
      @Oneofakind49 2 роки тому

      LOL. Somalia can burn in hell for all we care. LEAVE US ALONE.

    • @najmaizmael
      @najmaizmael 3 дні тому

      🤣🤣🤣🤣

  • @hawaabsiye5769
    @hawaabsiye5769 3 роки тому +5

    wwwww mansha allah ila shan jeer ban dawaday keep going

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia 3 роки тому +2

    Meshi bey dhigeen
    Adunka ciyar wxa ugu jeclhy
    Wilisaqo
    Jaandheer
    Seylici

  • @caamiryareproductions5828
    @caamiryareproductions5828 2 роки тому +9

    Heestaaan kama daaalo somaliland waan idin jclhy from galmudug

  • @hannadyarkasannadka8097
    @hannadyarkasannadka8097 2 роки тому +5

    hido wax wanaagsan baad wadaan keep going 👏🏾👏🏾

    • @ifaaye2244
      @ifaaye2244 2 місяці тому +1

      kadaaya waree😊😊❤

    • @ifaaye2244
      @ifaaye2244 2 місяці тому

      😅😅😅😅😅

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 3 роки тому +11

    Somaliland Guul wa dhaqan no gar ah🟩⬜🟥💪

  • @Barwaaqo-oh1jb
    @Barwaaqo-oh1jb 2 роки тому +1

    Wlhei maalin walpa waa dhegyzta heestan dhiiga ikaca wlhei Somaliland DalkyGii io dadkyGii hore zocda💚💭❤

  • @Glydh
    @Glydh Рік тому +6

    i loved it's best song

  • @qeysmohamett385
    @qeysmohamett385 2 роки тому +1

    Jaandheer Dhulbahante WarSengali iyo isaaqa ciyaara saylici Samaroon iyo ciise

  • @raaxohooyojanatulfardowsa2710
    @raaxohooyojanatulfardowsa2710 2 роки тому +7

    Wow, I couldn't believe how light they jumping up and down. Guul, long life pour culture❤💐👏🏽👍🏽

  • @africanqueen4943
    @africanqueen4943 Рік тому +3

    Great dancing but definitely don’t like the yellow costumes part

  • @sabiriinahmed4587
    @sabiriinahmed4587 3 роки тому +5

    Masha Allah keeb going

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid1045 3 роки тому +4

    Ciyaar dhaqamed sharafteed wa reer waqooyi

  • @ashaadana9295
    @ashaadana9295 3 роки тому +4

    Viva Jandheer

  • @danielpubg5769
    @danielpubg5769 Місяць тому

    Samaroon culture dance ❤🇬🇹🇩🇯

  • @Sunny_flowerstar
    @Sunny_flowerstar 2 роки тому +3

    Masha allah so beautiful 😍 dhalinyarada iyo wadankaba ilahay no barake love u somaliland 💚🤍❤️

  • @zainayusuf5292
    @zainayusuf5292 6 місяців тому +1

    Traditional dance of Somaliland

  • @deeqa2700
    @deeqa2700 2 роки тому +3

    Ciyaaraha somaalida sida loo kala leeyahay
    1: ciyaarta jaandheer dhulbante warsangeli isaaq
    2 ciyaarta dhaanto ogaadeen
    3 ciyaar wil wile ciise
    4 ciyaarta saylici samaroon siciid ONLY

    • @n.a.1916
      @n.a.1916 2 роки тому +1

      😂😂😂 waxas oo dhan ma waxad u qoreysay inaad number 4 ka naga dhaahiciso

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg 9 місяців тому

      Dhaanto Ogaadeen yaa siiyay Somali oo dhan baa ciyaarta, ina iilay uun baad ku aragtay, macalimiintii dhaantadu May ahayn ogaadeen, Baarleex yuu ahaa, saylici waa ciyaar dawayn oo Isaaq, samaroon ciise intuba ay dhaqan u leeyiin, xageed ka keentay warkaa

    • @bahgaa.1676
      @bahgaa.1676 3 місяці тому

      @@n.a.1916 illahay Waydiso Ciyar dhaqan kuwan way dhashene Ciilan

  • @yuusufahmad8270
    @yuusufahmad8270 2 роки тому +4

    Bbbbbbb saylci ciyaarti boqrtoydii adal

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg 9 місяців тому

      Yay Ahayd Adal Empire ,Inay Isaaq ahayd Ma ogtay, Boqor kii u dambeeyay Ee Xaaji Sharmaarke Ali Saalax ,Isaaq Habaryoonis,

    • @abdi4329
      @abdi4329 9 місяців тому +1

      @@CarroEdeg 😂 xaaji sharmake wuxuu ahaa addoon carbeed oo Faransiisku dilay

  • @yasirarafaad9364
    @yasirarafaad9364 2 роки тому +2

    Saylici our culture ❤💔

  • @AishoIsmail-tj4cb
    @AishoIsmail-tj4cb 6 місяців тому

    Ciyartan iyo hestan aad ayana ujiclahay❤💗🥺

  • @kuushiaadan9461
    @kuushiaadan9461 3 роки тому +4

    👏👏Qofkastoo dadaalaa uu gaadhi doorkii zida ciyaalkan oo kale👌👌

  • @fatimamahamud2697
    @fatimamahamud2697 Рік тому +1

    So badiya

  • @hudahindi7090
    @hudahindi7090 3 роки тому +1

    boqol jeer ka badan intan daawady wllhi Alle hydin xafido dhamntin

  • @jannogasho4844
    @jannogasho4844 Рік тому

    Waw MnshAllah dhaqankeni somalida ❤❤❤❤😊

  • @nimcocabdi8668
    @nimcocabdi8668 10 місяців тому

    M.a soomaaliland guul guul❤

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 2 роки тому

    hidiyaha dhaqanka musikada ka daaya durbanka kutuma ama dhaqanka sidisa uwada ama haku dheline iska daaya

  • @0fficialcheeto
    @0fficialcheeto Рік тому +5

    I love ❤️ being part Somali 🇸🇴

  • @abshirjaamac878
    @abshirjaamac878 3 роки тому +3

    ciyaartan waan jeclahy wlhy

  • @aichaalimed5306
    @aichaalimed5306 2 роки тому

    Manshaallah amin amin amin ya allah

  • @sacdiyoupdy
    @sacdiyoupdy 2 місяці тому

    Lyrics xageen kahela walalyaal

  • @mohannedahmedhashi7427
    @mohannedahmedhashi7427 3 роки тому +1

    Msha allh aad iyo aad ciyaar wnaag ba so bandhigten

  • @osmanfarah3117
    @osmanfarah3117 2 роки тому

    hesaha adban unecbhy lkn hestan naftayda baba jecel qofta codkeda cadi ma ahan wan kuhaysta from puntland

  • @user-ow9ud2zx4w
    @user-ow9ud2zx4w 6 місяців тому

    Qurux baadaan🎉❤❤

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 3 роки тому +2

    Halkaaa Waxan Ka Arkaa Kii Yaraa Ee TikTok Aan Isha Dumarka Uga Baqayay 😂🙌🏻🙌🏻 #Haykal_Maxamed_Muuse 🙌🏻🙌🏻🙌🏻💚☁️❤️ Manshallh Dhulkeena Illhay Haynoo Barakeeyo

  • @BariiraPodcast
    @BariiraPodcast 3 роки тому +2

    Mashaallah

  • @wardabashe5054
    @wardabashe5054 3 роки тому +6

    Macha Allah

  • @haniitamohamud22
    @haniitamohamud22 3 роки тому +4

    Haykal ❤💋

  • @sacdiyomuuse4556
    @sacdiyomuuse4556 2 роки тому +5

    Maasha allaah wiilka 1ka lug kuciyaaraayo caadimaahn caafimaadkiisa ok waaye salaama aboowe 🤣🤣😘😘

  • @CawalefureCawalefure
    @CawalefureCawalefure 4 дні тому

    Ciyarta sadaxley issaq😂samaron ❤cisse

  • @amirabukar2913
    @amirabukar2913 2 роки тому +5

    Waa jeclhy ciyaartan😭❤️

  • @lema6502
    @lema6502 2 роки тому +1

    What’s the songs name?

  • @RB-ns2cf
    @RB-ns2cf 3 роки тому +2

    💚🤍🖤❤️💚SOMALILAND 🤍🖤❤️💚🤍🖤❤️

  • @abdulrashiidhassan2215
    @abdulrashiidhassan2215 2 роки тому +2

    Heesta ka helay woow 😇

  • @nasteexoasluubbadan9704
    @nasteexoasluubbadan9704 3 роки тому +4

    Maasha allah hido Academy 🥰🥰🥰🥰💖🥀🌹💋

  • @mastuuurdheeman7132
    @mastuuurdheeman7132 3 роки тому +3

    Tik tok iyoo facbook ilaaa UA-cam hiido wkla hdly imna jwbto ina kuso biiro raba isheega saa ugu saa hgagoo plz

    • @ilhaanbashiir9123
      @ilhaanbashiir9123 3 роки тому

      @@HidoAcademy tnks abwe lkn somaliya majoogo wana raba inan ka mid noqdo kenyan jooga gaar ahan Nairobi ee xgee ka hela

    • @HidoAcademy
      @HidoAcademy  3 роки тому +6

      @@ilhaanbashiir9123 waan ka xunahay anaguba somalia ma joogno xaruntayadu waa SOMALILAND

  • @sahalmaxamed2194
    @sahalmaxamed2194 Рік тому

    Dhaqankan yaa ciyara

  • @abdullahiahmed2409
    @abdullahiahmed2409 3 роки тому +1

    Wiilka macawista cagaaran wadata yaa yaqaan aad buu cayaaraha hiddaha dhaqanka u yaqaan

  • @zupayraden6919
    @zupayraden6919 2 роки тому

    M.a keep going

  • @abshirjaamac878
    @abshirjaamac878 3 роки тому +3

    Hido lambaryaa kahaya lagala xidhiidho xaajiyadayda ayaa igu xidhay kooxda hido hakadunto arooskayga

    • @HidoAcademy
      @HidoAcademy  3 роки тому

      0634020326 waa kaas numberkayagu mahadsanid

  • @SaydaliSaid-tl3pn
    @SaydaliSaid-tl3pn 9 місяців тому

    Woow❤

  • @kaymoi6904
    @kaymoi6904 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @madoweynchannel6625
    @madoweynchannel6625 6 місяців тому

    Somaliland🎉 Dance Traditional

  • @user-nw2kg4qo4z
    @user-nw2kg4qo4z 3 місяці тому

    ❤💚😊😊😊

  • @FatimaXuuro
    @FatimaXuuro 7 місяців тому

    ❤❤❤❤

  • @maryanxidig6232
    @maryanxidig6232 Рік тому

    Ayyyyy❤🤪

  • @moeshabeel
    @moeshabeel 2 роки тому +1

    Heesta hore pls ?

  • @khaliifyuusuf7823
    @khaliifyuusuf7823 2 роки тому +1

    HiDo AcAdeMy wlahy waa DhAanSiGii oo Dad Ah 😣

  • @maryanxidig6232
    @maryanxidig6232 Рік тому

    Ayyyy❤🥺

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 2 роки тому

    I like 👍

  • @salmahussein1400
    @salmahussein1400 3 роки тому

    Woow alla macana ciyaartu

  • @basraaxmed7639
    @basraaxmed7639 3 роки тому

    Wllhi nayad ujeclahy ciyaarti hido iyo dhaqanka

  • @axmedsiciid3691
    @axmedsiciid3691 Рік тому

    Somaalilan guul

  • @ahmedsaed7082
    @ahmedsaed7082 3 місяці тому

    ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @User-dc3hi
    @User-dc3hi 2 роки тому

    Walahi cadii mahan

  • @sahraxuseen3527
    @sahraxuseen3527 2 роки тому

    Wow

  • @kafiyagaandaa6846
    @kafiyagaandaa6846 3 роки тому +1

    Wawawa wxSa ka hela waf

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 Рік тому +3

    Beautiful

  • @farxaanafdhuub76
    @farxaanafdhuub76 2 роки тому

    Wlhi cayartaan waa icajabisay

  • @idrisali8533
    @idrisali8533 3 роки тому +4

    MashaAllah MashaAllah my direed Somaliweyn💚🤍❤️🇩🇯🇸🇴

  • @muusakahin4135
    @muusakahin4135 3 роки тому +1

    Dhaantada ayaan nacaa

  • @hamzmo774
    @hamzmo774 3 роки тому

    Ha 😝 yes somalia gulesta

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 6 місяців тому

    Somaliland nationale dance ❤️🤍💚🤍🤍❤️💚🤍❤️💚❤️🤍

  • @guuleedfarxan
    @guuleedfarxan Рік тому

    Hye

  • @amaladan2031
    @amaladan2031 2 роки тому +1

    Dulz dances ...

  • @sadiqmoha9284
    @sadiqmoha9284 Рік тому

    Hesta ya qaday❤

    • @CarroEdeg
      @CarroEdeg 9 місяців тому

      Walaalo waa heesaha ciirta saylicidu iska leeday,

  • @iqracali2185
    @iqracali2185 3 роки тому +2

    Ale jeceliyaa ciyaartan wali marag ani😓

  • @xalimoxasancabdi6994
    @xalimoxasancabdi6994 3 роки тому +1

    M.a wwww

  • @fahmoquruxwanaag9040
    @fahmoquruxwanaag9040 3 роки тому

    Wlhi wxkle fb wan idinkla socda tiktoka melksta wan idin wta

  • @xamdamaxmed1141
    @xamdamaxmed1141 2 роки тому

    m.a😘

  • @jeexfilms1865
    @jeexfilms1865 3 роки тому

    Cabdiraxman ganay ayaa shiday

  • @deeqoali7828
    @deeqoali7828 Рік тому

    🍔🍔🍔🍔🍔

  • @Barwaaqo-oh1jb
    @Barwaaqo-oh1jb 2 роки тому

    💚💭❤

  • @zakariye.
    @zakariye. Рік тому

    Wan ubokaybe

  • @Naima11223
    @Naima11223 11 місяців тому

    Pt

  • @sakariyenuurmuumin7401
    @sakariyenuurmuumin7401 2 роки тому

    Aad iyo aad idiin kusalaamay zalaan Sarah