Boqor Buurmadow oo dhaliilalay Hogaaminta Madaxweyne Biixi.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 кві 2020
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV | WWW.HORNSAT.TV

КОМЕНТАРІ • 357

  • @abdiwakiildek8915
    @abdiwakiildek8915 4 роки тому +18

    Aar ninkaa boqorka somaliland waan wataa
    Geelii carabta uu kudhahay waan idiin dhaqayaa isagaa hada ka mulkiile ah💪

    • @hah7064
      @hah7064 4 роки тому

      Kkkkkkkkkkk

  • @abdirzakcolombo3303
    @abdirzakcolombo3303 4 роки тому +12

    Boqor Buur madow ninka somalida ugu Geela badan

    • @zahraabdikarimdarawiish8004
      @zahraabdikarimdarawiish8004 4 роки тому

      The Camels belong to Arabs. This is my issue with Somalis always running around dhagaa cas for money.

  • @abdirahmanabdirashid2860
    @abdirahmanabdirashid2860 4 роки тому +22

    Boqorku sii fiican ayuu uu hadlay

    • @abdulfatahjamar7314
      @abdulfatahjamar7314 4 роки тому

      yes the faqash lover is getting paid by Xaarmajo. He has no power in Somaliland.

  • @wadanidhabachannel2216
    @wadanidhabachannel2216 4 роки тому +4

    Gar iyo gardaraba Waan tageersanahay BOQOR CISMAAN (BUURMADOW)✌✌

  • @Samawadechannel
    @Samawadechannel 4 роки тому +8

    Boqorka waan wataa warkiisuna waa cadyahay xafidullah boqor❤

    • @kyreerylan8164
      @kyreerylan8164 2 роки тому

      you probably dont give a shit but does anybody know of a way to get back into an instagram account..?
      I stupidly lost my account password. I would love any help you can offer me.

  • @calisaeed3569
    @calisaeed3569 4 роки тому +9

    Wlhi boqorka warkiisu wa cayahy
    Xaqiiq hadii la rabo runbuu sheegay

  • @xaqudirir9789
    @xaqudirir9789 4 роки тому +8

    Boqorka Cisman Waa Nin Hadal yaqaan Ah Waliba Waa Saldanadaha Waa kuwa ugu lexe jecelada baddan Boqorku Ma Ahaa Salaaadinta baahidu hore keento Tvyada

    • @Dhir.iyo.deef.
      @Dhir.iyo.deef. 4 роки тому

      Hadu lacag haystomuu xusbi furto aan taagernee

  • @abdiraxmanshsullaiman9038
    @abdiraxmanshsullaiman9038 4 роки тому +9

    Boqorka africa Wllhi Runbuu Ka Hadlay

    • @mubarakshire7208
      @mubarakshire7208 4 роки тому

      Boqor ka bal u abtiri Mise boqorka wuu iska sheegtay tolow

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 4 роки тому +7

    Boqorkayagu run badanaa Waar wax Ka qaata hadaad wax maqlaysaan heegoow

  • @somyoutube5327
    @somyoutube5327 4 роки тому +10

    Boqorku tun baaa lagu yimaaada noolow

  • @xasancabdiraxmaantuuri2703
    @xasancabdiraxmaantuuri2703 4 роки тому +7

    2600 geel hadaad leedahay sadaqeyso inta aadan dhiman

  • @abdirashiidmedia8755
    @abdirashiidmedia8755 4 роки тому +4

    Waryiyahan saqajaanka ah waxaa fiicnayd intuusan hadalka bilaabin uu cadaysto dageerada muse biixi. Dawalad gardaro ku xidhaysa dadkeeda oo aan mucaarad iyo muxafid toona la heshiis ahayn wariye akbar saqajaan baad tahay. Waxaan is dhahay experience ayaad leedahay lakin 0+0=0 ayaad tahay you don't have even enough experience to handle this great conversation regardless who has the fault you're representing muse biixi today. I'd no who you ll be represent tomorrow pol shit.

  • @horseedkanews
    @horseedkanews 4 роки тому +1

    Boqorku waxaa umuuqda dhaqanka musebixi iyo inta aftaaga kula socota boqor noolow runtaankugu taagaeersannahaye guulayso

  • @jamalgorgor7650
    @jamalgorgor7650 4 роки тому +3

    Boqor buurmadow wa nin karameed abaal baanu ku hayna nolow from Qardho Puntland

  • @bradsimmons9439
    @bradsimmons9439 4 роки тому +4

    Boqorka waa libaax ruug cadaa ah Allah aku barakeeyo Boqorka

    • @abdulfatahjamar7314
      @abdulfatahjamar7314 4 роки тому

      faqash boy, sorry to tell you that Somaliland government stop his kick backs hence why he is supporting the faqash.

  • @ustaadclraxmaanofficial4602
    @ustaadclraxmaanofficial4602 4 роки тому +20

    Boqor buurmadow walhyda muuse cunuhuu qabty

  • @awshakuurishakuuri7422
    @awshakuurishakuuri7422 4 роки тому +4

    Salaandiinta kale Boqorka ha taageeraan

  • @AhmedbiciideAhmed
    @AhmedbiciideAhmed 4 роки тому +2

    Boqor buurmadow runta kama gabado adeer jaahilka muuse bixii runta u sheeg Geesi habar jeclo baa ilaahey kaa dhigay 100%

  • @b-heroofficial
    @b-heroofficial 4 роки тому +6

    Horta umada somalidu qaarna lcag ayay cunayaan qaarna way cayyaaan kadip lacag ayaa lo dhiipayaa
    Ayaa umaqn mustaqpalk dhalinta
    Inzh allh pi idni laah way tgayaaan dadkan wayeelk ahi qaar ayaa fican kuwa fican dantooda ayay ka fkirayaan kuwa xunna xaraam ayay ka dhargayaan
    😤😤😤😤😤😤😤😤😤😤😤😤😤

  • @yahyeharey6798
    @yahyeharey6798 4 роки тому +6

    Habar jecLo Boqor buurmadw ayay reeraha kale dheertahay

  • @xasancabdiraxmaantuuri2703
    @xasancabdiraxmaantuuri2703 4 роки тому +3

    asc walaaliyaal somali waa mid kalama maaranto dadka somaliyeed meel walbo waa lagu xasuuqey xisaab illaah ayaa haayo shacabka jahwareerka kadaaya kheyr Allaah idinsiiyo

    • @abdikhuburo3367
      @abdikhuburo3367 4 роки тому

      Dhakh muusaa ladhagaa iska daa lagu ma walsahoobo

  • @sportslive24hours98
    @sportslive24hours98 4 роки тому +1

    muuse beer buu isku xidhay waan qoslay markuu yidhi

  • @gobtidarawish6111
    @gobtidarawish6111 4 роки тому +1

    Habar jeecelo qabilada kale waxe dheertey boqor cismaan buurmadow, wale ninkan qof gaadhesa ma jirto.

  • @zagalahmed8779
    @zagalahmed8779 4 роки тому +3

    Boqor geesi aan gaban nolow boqor buurmadow

  • @mohamedkahinawliyo4628
    @mohamedkahinawliyo4628 4 роки тому +3

    merci d'avance

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 роки тому +1

    Boqolka Buurmadoow Of Soomaalia

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 4 роки тому +2

    👍❤️❤️❤️❤️❤️🌿💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻Buuur Madow waaruntaa❤️❤️❤️🌹🌹❤️❤️👍👍😍🌿🌾👏💪🏻

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 4 роки тому +4

    Waad ku maad santay suldaan inaad umada beenta loosheegayay runta usheegtay inaanay meesha aanay waxba uhayn

  • @abdiwakiildek8915
    @abdiwakiildek8915 4 роки тому +8

    Baafin
    Madaxweynahayagii qaranka illaa hada mahayno beertiisiina waanu kaweynay EE CIDII WAR KA HAYSAA hanala soo xishiidho

  • @asiahassan3507
    @asiahassan3507 4 роки тому +6

    madaxaweynuhu ma ku qabso ku qadi mayside baa kkkk. odaygan waa in lala hadlo

  • @maxamedibrahim5746
    @maxamedibrahim5746 4 роки тому

    Odayga waalan waxanleeyahay wadanka odayaal inay,dhiman waxa u dhintay dhalinyaro dhego uyeesha dhalinyaraa wadankale wanaag kumaanuhelin dhiig dhgbaanu ugalay usubnay xaarwaynayaal meelxun u dhimo aamiin aamiinaamiin

  • @iidxasan6314
    @iidxasan6314 4 роки тому +12

    Buurmadow waa nin adaag allow daa

  • @mawelyarechannel7576
    @mawelyarechannel7576 4 роки тому +7

    Ninka SL UGU TAJIRSAN UGUNA HADLKA CAD NOLOL WAARTA BOQOR👑👑👑👑👑👑

    • @caabiking
      @caabiking 4 роки тому

      waakaa waakaa LipaaX Boqor Buurmadow waa Lipaax Jira

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya 4 роки тому +4

    wa nasib daro inad manta somalilaan lugta jida oo cadawga somalilaan aad lasosafata shacab wayna somalilaan hadanunahay adiga & kuwa kale ee melaha kahadlaya umada khalkhalka kadaya oo iska daya kaba qad nimada nacaska aya lakaxeysta

    • @mahamedabdillahi9283
      @mahamedabdillahi9283 4 роки тому

      Cidlaad kariiri ku dhaqaysaa
      Ma adeerkaabaa xildhibaana
      Bal dadka iyo wadooyinka aad maraysid hoos u eeg

    • @mahadmataankuriya
      @mahadmataankuriya 4 роки тому +1

      @@mahamedabdillahi9283 muwadin dalkisa & dadkisa jecel ayan ahhay oo dacar & qadhaadh & dhimasho dalkisa usomaray cidi igama khasbi karto xamar & wax anan donayn sankana hayga marmarin dantadu yaykudhafin

  • @abdiraxmanshsullaiman9038
    @abdiraxmanshsullaiman9038 4 роки тому +10

    Waanu Ku Taageersanahay Boqorka arintaa iyada ah

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 4 роки тому +4

    Kursiga Gudoomiyaha Kulmiye in xasaasiyadi ka taagantahay Ayan anigu u arkaa

    • @axmedcali733
      @axmedcali733 4 роки тому +1

      Waa run meel kale maaha. Laakiin kursigaasi socoy

    • @maxamedfaarax2954
      @maxamedfaarax2954 4 роки тому +1

      Markaa odaygu ma ina xaashi buu la socdaa hadaanu muuse abokor nahay ina xaashi iyo boqorkaba waanu kasoo hor jeednaa

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 4 роки тому

      @@axmedcali733
      Wa siday ilatahay

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 4 роки тому +1

      @@maxamedfaarax2954
      Ha sax

    • @faisamohamedadam5512
      @faisamohamedadam5512 4 роки тому

      @@maxamedfaarax2954 muuse abokor iyo maxamed abokor waa rag isku habarjeclaa, mantana goormu muuse ku nacsiiyey dadkaagi iyo dhuuxaagi wll.

  • @abdiasishassan3040
    @abdiasishassan3040 4 роки тому +1

    Boqor buur madow wlhi wa nin rag ah oo geesi iga dheh

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 4 роки тому +1

    Boqor noolaw afimaad iyo guul

  • @mursalmaxamed2248
    @mursalmaxamed2248 4 роки тому

    Wll away xukuumadu ilahayo nagasoo furo jeelka madax banaan amiin aamiin

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 4 роки тому +1

    Boormadoow rageedii 💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻👍👍👍👍

  • @abdilaahimohamed6048
    @abdilaahimohamed6048 4 роки тому +2

    Waxay ila thy geela intaa leeg inuu ka soo qaatey ama lagu deeqey geelii dalka Australia leyneysey weeyi
    Iska daa waanu ku fahanne😅😅

  • @b4kgacal214
    @b4kgacal214 4 роки тому +3

    Wlhi boqorkan magcisa an maqlo mnta igu horeso balse waa nin ana runta ka ganban o hadl adag yaqna mesha danta ku jirto iyo waxa u wangsan uma disa ❤ mashalha

  • @user-ks5of4sz2p
    @user-ks5of4sz2p 4 роки тому +1

    دولة وسط دولة
    هذا مايبحثون عنه
    ابتزاز الحكومة

  • @uzmaameburaale6890
    @uzmaameburaale6890 4 роки тому +3

    Hadaad taajirtahay maxd ina aw siciid gurha ka baryayay markii danbe kusiiyay

  • @abdiazizhassan2999
    @abdiazizhassan2999 4 роки тому +1

    Boqorka guul

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 роки тому +1

    Boqor Buurmadoow Waa Wada Oo Soomaalia

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 роки тому +1

    Shacabka Isaaqooow Calanka Aad Raadinaasin indoor Xaarayn Bay Kaa Inaad Calan Ugu Qaadato Anigoo Ah Harti

  • @ahmedbile7044
    @ahmedbile7044 4 роки тому +4

    GEED BUU ISKAGA XIDHAY YARKII
    OO SHAN GOOL DHALIYEY!!!!

  • @inamohammedapdi5922
    @inamohammedapdi5922 4 роки тому +1

    lipax lipax dhalaY wanu ku wadana nio ee hore usoco

  • @nuurcabdi9082
    @nuurcabdi9082 4 роки тому

    Maasha allh boqor buur madow waa oday fiican oo sharaf leh guulayso

  • @user-rl5ee1pg5m
    @user-rl5ee1pg5m 4 роки тому +3

    War heedhe boworku aftahansanaa

  • @cabdixakiimabiibakarkhaliif
    @cabdixakiimabiibakarkhaliif 4 роки тому +9

    yeel ama diid walhi ninkan xaqiiqda taabtay runta ha ka cabaadin wixii xaqiiq ha qaadano

  • @mohamedbluetooth2943
    @mohamedbluetooth2943 4 роки тому +4

    1 milyan iyo caare iga qabta 😀😁

  • @ismo733
    @ismo733 4 роки тому +2

    😅😅🤣🤣🤣🤣😅😅😅

  • @xamseqawdhan6064
    @xamseqawdhan6064 4 роки тому +2

    Ilaa xukumadu talaabo la qaado Tv yadan waraysanayaa dadkan buka Horn cable tv waxan leeyahay meel walba war haka doonina wlhy shacabku wuxu dhiiri galin doonaa in la xidho Tv yada mar kasta soo waraysanaya dadka cuqaashaa ee ku hawlan qaran dumiska

    • @saciidipraahim7276
      @saciidipraahim7276 4 роки тому

      Ina hooyo adeer ma buke waa habar jeclo la aan dheere ah iska wuxu dono ayuu Ku hadlayaa ikhtiyarka isagaa leh

    • @sportslive24hours98
      @sportslive24hours98 4 роки тому

      adeer waa xaqiiqda jirta wadanka waa qiciga ayuu ka hadlay reer biixi wadanka halaga qabto beer iyo baloodh

    • @Harriss223
      @Harriss223 4 роки тому

      @Xamse Qawdhan
      Waxaa rabtaa in dadka kooxda yar ee dhiig yacabada jeegaan aan dulkigooda loo sheegin oo dadku adoontaas u ahaadan?
      This is the beginning of the end of jeegaan! People will surely break the jail and free them selves from the blood thirsty criminal muse jaahil and his oligarchy tugs!
      If you like it or not

  • @mohametwardi7021
    @mohametwardi7021 4 роки тому +6

    Hhh aar buurmadowaa 🤣🤣ninka Dalka ugu taajirsana Ahay 😰sawka odaygu is faanshay🤣🤣🤣🤣

    • @zakihaile9736
      @zakihaile9736 4 роки тому

      Way ku kalifeen zxp lkn ceebmaaha nin raba inuu wax saxo adeer kaana ha ahaadee😀

    • @ahmoudi1585
      @ahmoudi1585 4 роки тому +1

      🤣🤣🤣

  • @genmustafeburcaawi6972
    @genmustafeburcaawi6972 4 роки тому +1

    Libaax libaax dhalay xiniinyaa ku jira walaahi dagaalama haduu dhaho wanu ridaynaa gumuca handaraabaw waa inoo bilaabantahay

  • @geel-qaadabdi4538
    @geel-qaadabdi4538 4 роки тому +1

    Buur-madow waa geesi hadalkiisa u bareera. Muuse waa waxma-tare aan wax dhis aqoon in uu wax tumiya maahe.

    • @abdulfatahjamar7314
      @abdulfatahjamar7314 4 роки тому

      He is not hero he is faqash lover who is hating on the president because the president stopped paying these useless man like beenmadow.

  • @rodaabdi890
    @rodaabdi890 4 роки тому +3

    SUASHI CEL AFWEYN MATKII LA WEYDIYAY WUXUU U CARARAY KORONEL CARE. KJKKKKKK WA HUBKURI DONE.
    AQKIGISA YAA LALA HESHIYA

  • @siciidaxmed2963
    @siciidaxmed2963 4 роки тому +2

    kulaha beertisi ayu ku dhex xidhan yhy dadkiisi ka dhex cararay 😂😂😂 waar odaygu af xuma

  • @zakihaile9736
    @zakihaile9736 4 роки тому +2

    Madax dhaqmeedka ha la sharfo madax dhaqaneedkaynu ku dhisanahay aan dhaqalaysno itaynu nidaam aan kaga maarmayno gaarayno.

  • @Ss-kl1hz
    @Ss-kl1hz 4 роки тому +1

    Waxa wadahadalka loogu yeedhay waa in la joojiyaa dhamaantii. Waxa ay noqdeen khiyaamo ay wadato zomalia oo lagu curyaaminaayo Jamuuriyada Somaliland.
    zomalia daacad kama ahaa wadalo. Inta ay socdaan waxa loogu yeedhay wadahadalo wadan ku soo dhiiranaya ictiraafka Somaliland ma jirto, zomalia wey ka faaiideysaa arintaa oo waxey isku deyeysaa in ay ina kala furfurto inta ay ka xoogeysaneyso.

  • @sharmakeshariif5353
    @sharmakeshariif5353 4 роки тому +3

    Aryaa muuse iigeeya
    Muuse beertiisa ugu tag kkkkkkkk

  • @mohedabdul-laah6630
    @mohedabdul-laah6630 4 роки тому +1

    Boqorku waa saxan yahay....... lakin kayar ee wariyaha ah?????????

  • @ahmedwiz8142
    @ahmedwiz8142 4 роки тому +2

    Buur madow muse wuu kula hadli waaye mxaad samayn

  • @yahyemohamed5704
    @yahyemohamed5704 4 роки тому +1

    Kani boqor maahee waa bar madaw oo somaliland ku taala way cadahay Inuu lacag ka doortay Qaranka markii horena isagaa dalkii laysku odhan jiray jamhuuriyada Somalia baabiiyay imikana dhalinyartuu ladagayaa Alleh ku qabay

  • @maxamudcadaadofficial7852
    @maxamudcadaadofficial7852 4 роки тому +1

    MnzHa allH poqor hore uzoco awooow
    Qlli

  • @Brightone1
    @Brightone1 4 роки тому +2

    Boqorka hadalkiisa ha la maqlo

  • @abdikaren6604
    @abdikaren6604 4 роки тому +9

    BOQOR KA SOMALIDA HANOO LAADO GUUL BOQOR

  • @abdirizakhassan1896
    @abdirizakhassan1896 4 роки тому +1

    Boqorku wuxuu yidhi muuse waan aqaanaa laaluushna ma bixiyo mana tanaasulo kkkkkk

  • @asalsomalilanderhargaysaaw6850
    @asalsomalilanderhargaysaaw6850 4 роки тому +11

    Yaa isaga awood u siiyey in uu xukuumadaha la ficiltamo oo sida uu doonayo ku qasbo

    • @zakihaile9736
      @zakihaile9736 4 роки тому

      Xukuumadu haday ka turjumi waydo himlilada shacabkan go doonkaa ayaa loobahanyahay waxooduna waa guubaabo ee yeynaan iska murqaamin aduunkana aan wax kasoo dhacsano wixii cafimaadqabaw

  • @abdihasan5628
    @abdihasan5628 4 роки тому

    Geela boqorka 3000 kun bu ku dhow yahay. 120 nin baa raaca oo mushahar ku qaata. Waliba shaqaalaha boqorka geela u raaca waxa ku jira rag isaaqa kale ah iyo daarood.

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 роки тому +1

    Isooqoow Hadti ma Xumuraan

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 4 роки тому

    Boqor somaliyeed wakaas geesi bena maaha geelisu meel usan daaqin maleh alle haw barakeeyo

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 4 роки тому

    Muusa waad kabaqataa ee Kadaa odayga runtuu sheegaye💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻

  • @ciidciisemaxamed7222
    @ciidciisemaxamed7222 4 роки тому +3

    Kkkkkkk odaygu naf jecelaa ma beertii liinta uu ka so guran jirey ayuu coronaha kaga gabanayaaa alaw sahal

    • @maxamuudmaxamedcabdi6829
      @maxamuudmaxamedcabdi6829 4 роки тому

      WAA AFLAGAADO WAXAAD SHUBAYSAAN EDAAB YEESHA

    • @sportslive24hours98
      @sportslive24hours98 4 роки тому

      @@maxamuudmaxamedcabdi6829 waa Run maxaa aflagaada ah adeer waala Raadinayaa muuse geel jire beertii hargeysa waqooyigeeda

  • @AhmedMohamed-gu8hr
    @AhmedMohamed-gu8hr 4 роки тому

    *One Somalia for All*

    • @abdulfatahjamar7314
      @abdulfatahjamar7314 4 роки тому

      faqash boy, there is No Z00malia. how is amisom doing? are they still killing the faqash and Z00malian?

  • @ahmedsaahid2898
    @ahmedsaahid2898 4 роки тому

    Boqor Tala keenbaa tahay allah haku sharfo. Ila meerayso meelna inageen meyso

  • @somaliduetschland4992
    @somaliduetschland4992 4 роки тому +1

    Hj oohin badana Waxay cabaad ah wa xisbigi kulmiye no so celi hhhh

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 4 роки тому

    SHAYDAAM MADOW WARIYAH MABA DHAGAYSANYO WAA NIN MEEL KU MAQAN MUSE BAXII WAA MADAXWEYEN QAAN DOORTEY ADAN JILIB BAAD SHAYDAAN U ATHEY WALIAB HABER JACLO DHAN MA MATASHID

  • @somswed.5014
    @somswed.5014 4 роки тому +1

    2600 geela ayaan leeyahay sawtaan cunidii geelaba iska daynayb eesh calaa taajir..

  • @yusufdalalabdi4694
    @yusufdalalabdi4694 4 роки тому +1

    Umadda u cadee 8da boqol ee aad sheegaysid kaliya afka yaanay kaa noqone

  • @Harriss223
    @Harriss223 4 роки тому +5

    Waar Isaaq somalia iney ka go,aan sow ma rabaan!? Tribal boundaries Territory ga haloo aqoonsado!
    90% of somalis don’t really care if Isaaq tribe stay in somali republic territory or leave!!

  • @barwaqomusexusseen173
    @barwaqomusexusseen173 3 роки тому

    Zax iyo khaladpa wan ku wata aderoh
    BoqOR CizMan 💋(BoQoR BuuRmaDow)

  • @apdullahihazzan9902
    @apdullahihazzan9902 4 роки тому +7

    Daawadihii Kowaad Like ta Ku Booba ZhpyaaL😎

  • @sharmaakemohamed6181
    @sharmaakemohamed6181 4 роки тому +6

    Buurmadow ay ay dhalay liin bad ubaahantahy inad aad ucabto

  • @museadan2109
    @museadan2109 4 роки тому +8

    Kkkkkkkkkk burmadow wadne qabad muse handaraab ka seexanwayay

  • @GULEIDD
    @GULEIDD 4 роки тому +7

    Waar ninkani 11:00 2600 oo geel ah ayu leyahay mrka ciyarta halga dYo ncla shaYdan ku yal😂😂😂🤣

    • @alimussa5560
      @alimussa5560 4 роки тому +1

      All that he has stolen from Somaliland by corruption. Or was he born rich ???? Aslo there thousands richer than him. Somaliland does not belong to any one it is a land of Somalilanders of many tribes. Hence all should remember that. Do you not think this is one way of getting to be paid of fro. Both sides.?????.

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 4 роки тому

    Ilahay ba boqor ah ta kale kan boqorka shaganaya hunguri ba wada marba af bu ku hadla wa dhaqan cebays

  • @khadarmh
    @khadarmh 4 роки тому

    Salaadiinta baahan waa kuwa Reer Awdal Gantaalkaa Waan ka haynaa Buurmadow

    • @mustafeahmed7171
      @mustafeahmed7171 4 роки тому

      Anagu baahi kuuma qabno cida noo baahan waa adiga taas ogsoonow..
      Isaaq midha anaga nooma hayan, anaga dowlad inaga dhigna wx u Eeg

  • @mohamedyusuf3003
    @mohamedyusuf3003 4 роки тому +1

    Kkkkk Ninkani Garnaqsiga waa yaqaan.

  • @user-ni6pk9hj6f
    @user-ni6pk9hj6f 4 роки тому

    Maanta si fiican oo waligii u hadalin ayuu u hadalay boqorku

  • @abdihakimmohamud9373
    @abdihakimmohamud9373 4 роки тому +5

    Waar Buur-madoowoow adeer Xamar Cadeey ayaad usocotaaye taasna waa lama huraane yaan lagaaga dheerayn annana waanu soo soconaa insha Allaah.Suto Istaalo.

    • @aamiinmukhtaar3681
      @aamiinmukhtaar3681 4 роки тому +3

      Ordoo isaga iyo qabiilkinuba is wada raaca oo 4.5ka wax ku qaybsada ..

  • @ahmoudi1585
    @ahmoudi1585 4 роки тому +1

    ma forbes ba ku ansixisay inaad ugu taajirsan tahay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @qoraneqorane8484
    @qoraneqorane8484 4 роки тому

    Boqor nabad doon ah oo geesi ah boqor buur cismaan buur madow

  • @MohamedHussein-gz1jp
    @MohamedHussein-gz1jp 4 роки тому

    2600 NEF OO GEELA AYAN KA IBSADAY LALUSHKA DAWLADAHA MUSE WAXAN KA RABA 1000 NEF OO GEELA LACAG AN KU IBSADO HADU I SIYO WAN LA SHAQAYNAYA HADI KALE WAN ERYAYA SIDII AN CABDIRAXMAN TUUR AN U ERYEY

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya 4 роки тому +13

    madax wayne kuwan imanka belay ee kofiyada & cumamadaha sita ama laluuski & baqtigi lasinjiray si ama dalka & dadka kaxidhxidh way iman belene

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 4 роки тому

    Salaadiinta hunguri weyn hala wada xidhow. Bowor hunguri weyn hala xidhow.

  • @munadeg-aware1022
    @munadeg-aware1022 4 роки тому +10

    Madax dhaqameedka kale waa dad la fahmi kara lkn adigu fidmo iyo naxliga ayaad dheer tahay

  • @rodaabdale1629
    @rodaabdale1629 4 роки тому

    Odaygan weyn ee siyaasad ku dhex dawakhey yaa umada ka fadhisiya odayaashi la midka ahaa masajidada ayay ku jirane isaga kaligi waxan haya ayaan garan la.ahay odey dhaqamedka Soomaaliland miyuu ka caqli badanyay hadey xumadii xamar hayso ha tago laakiin yaanu ku qadhaban reer Soomaaliland

    • @Harriss223
      @Harriss223 4 роки тому

      @Roda Abdale
      Roda haa waa caqli badanyahay dhamaan cuqasha fadhidka ah!
      Adigu Boqorka sharafta leh ka xishood.
      Meesha waxaa yaala arin masiiriya!
      Waana beelo dadka. Beelahana isimadooda ayaa metela! Waayo dowlad iyagu aaney dhisin weli geed ma dhismin!
      Markaas adi Boqorka ka xishood
      Oo dhiidhiibso abaayo!
      Talo ay iga tahay!