BUSKUT dhadheer Si fudud losameyi Iyo makinada hadaa ubahan tahay ila So xariir

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 65

  • @ashaelmi1663
    @ashaelmi1663 3 роки тому +1

    Maansha allah abaayo waa Buskut aad u macaan waana tijaabiyey jzk qayr

  • @ubaxqurux4440
    @ubaxqurux4440 3 роки тому +1

    Mashallah 😍 tabarakallah abayo gacantada allah ku desto Walhi ben kuma shegayo everything adika aya ka firsaday sida u samesay ba u sameye khere allah ku siiyo mcnt sisinta shushumowga buskut ka wax anka firsan malhn buskut kii hore ka copy kareye kalay iska arag kuso baxay bari inshallah sisinta iyo shushumowga ka firsana then samena yacun xata sida u samesay u sameye allah ku barakeyo wana mahadsanthy sida wanagsan ad noka so badhigeso xabad xabad ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @anisaabdi6274
    @anisaabdi6274 3 роки тому +1

    Mashallah tabarakallah xabibti gacantada ilahey haku barakeyo 🥰

  • @mirnaiyokhaliilchannel
    @mirnaiyokhaliilchannel 3 роки тому +2

    Mashalha Allah walsheey fatma hormar wacan

  • @cookcleanwithamina
    @cookcleanwithamina 3 роки тому +2

    Masha Allah inaba cadi maha xbbtii guuleso

  • @Somalifood12
    @Somalifood12 3 роки тому +3

    Masha Allah caadi maahan 👌🥰

  • @sahroahmed73
    @sahroahmed73 3 роки тому +1

    Abaayo waa masha alaah ee subuga sadex koob miyaa ku shubtay

  • @umunajxaofficial8632
    @umunajxaofficial8632 3 роки тому +1

    Asxbta wllsheyda ku xiran waa salaamnthn plz isoo booqda👆👌👌👌❤❤👈🙏

  • @ikramalawi7976
    @ikramalawi7976 3 роки тому +1

    Asc abaayo parking powder maku darin miyaa ii soo sheeg

  • @flowersred6900
    @flowersred6900 3 роки тому +1

    Abayo Masha Allah, mawaxawaye kadisoy sis.

  • @binwaelle1138
    @binwaelle1138 2 роки тому

    Masha allah fatima👍💪💐💐💐💐

  • @queensumayoabdikadirmaxamu7596
    @queensumayoabdikadirmaxamu7596 3 роки тому +1

    abaayadiis birta sambuuska maku buri kara plz dhaqso igu soo jwb
    buskudka

  • @hibosalad9488
    @hibosalad9488 3 роки тому +1

    Abyo meesqa saac ayuu ku jiraa ufinka ama foornada buskutka

  • @istarcali7365
    @istarcali7365 3 роки тому +1

    Masha allah abayo mahad sanid qali😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @ShamisDaqarre
    @ShamisDaqarre 3 роки тому +1

    Masha Allah xabibti caadi maaha

  • @ilovemymom1623
    @ilovemymom1623 3 роки тому +1

    masha allah abayo

  • @maryamaadem7179
    @maryamaadem7179 3 роки тому +1

    Maasha allaaha 👌😍

  • @flastineahmed8847
    @flastineahmed8847 3 роки тому +1

    Mashallah xabbty fatima well come back waa kugu farxay soo noqashada buskutka bakin bowder ma ku Darin miyaa bes kadisoy lee maa ku dartay

  • @fadumoabdisharib5762
    @fadumoabdisharib5762 3 роки тому

    Masha Allah abaayo makanad ayaa raba inte kala soo xariira isoo sheeg

  • @Broskmanbruh
    @Broskmanbruh 3 роки тому +1

    Abayo wan ku Salam. Abayo kadisoy max Wayay?

  • @ayanjama2410
    @ayanjama2410 2 роки тому

    Asc Abaayo wann ubahanay birtah buskidka xeekahalaah waxan joogah öostarech

  • @sacduuahmed8527
    @sacduuahmed8527 2 роки тому

    Asc fathma abyo
    Bakingpowder uma baahna miyaa

  • @fadimomoalimabdiraxman8679
    @fadimomoalimabdiraxman8679 3 роки тому +1

    Masha allah tabaraka allah

  • @munacabdi5871
    @munacabdi5871 3 роки тому +2

    Masha allah

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Рік тому +1

    Maasha allaha ❤👍

  • @حلومهعبدالله-د2س
    @حلومهعبدالله-د2س 3 роки тому +1

    Masha Allah 😍

  • @saamdahir7444
    @saamdahir7444 Рік тому

    Makinada buskutka ubahanhy wll halke jogta Anika kenyo joga

  • @habibomahmoud3534
    @habibomahmoud3534 3 роки тому +1

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @ubaxcali8408
    @ubaxcali8408 3 роки тому

    Asc walaashay bikin miyaad kudartay iisooojawaab amaqoraal soodhig intashay eed kudartay

  • @abdullahiahmed2409
    @abdullahiahmed2409 Рік тому

    Walaal buttter aad dhalaalisay maku wada dartey

  • @sihamyusuf4288
    @sihamyusuf4288 Рік тому

    Carfiso kumaba derinee heyl iyo qarfo

  • @deeqakuulow7427
    @deeqakuulow7427 Рік тому

    Makinads wan raba tell ka xariro isheeg

  • @john6651
    @john6651 2 роки тому

    Maasha allaah

  • @umukalthumsheikhwali3425
    @umukalthumsheikhwali3425 3 роки тому

    Mashallah keep going

  • @ubaxqurux4440
    @ubaxqurux4440 3 роки тому +1

    Sisinta ma ino so kali kartaa abayo adiko mahadsan

  • @aragsanabdi1016
    @aragsanabdi1016 3 роки тому +1

    walale kaadisoy waa maxayna no shg plz

  • @fahmomohamed5998
    @fahmomohamed5998 Рік тому

    Mashallaha

  • @Amira-zy6xk
    @Amira-zy6xk 2 роки тому

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ما شاء الله تبارك الرحمن. كنت أريد الماكينه كيف ممكن اتواصل معك

  • @Mohamett72
    @Mohamett72 3 роки тому +1

    Xagee baad joogtaa

  • @hodanyusuf1745
    @hodanyusuf1745 3 роки тому

    Makiinada waa imisa wallaalo

  • @aishahassan8421
    @aishahassan8421 3 роки тому

    Abayo kiilaha meeqo lagu dara

  • @munaqali2818
    @munaqali2818 3 роки тому +1

    Maatma waa lagu waaye xabiibti intee naga aaday

  • @muscabcade4352
    @muscabcade4352 3 роки тому +1

    Abayo makinada waa ubahanahay intee kala soo xiriraa

  • @SamiraDaahir-i5s
    @SamiraDaahir-i5s Рік тому

    Labar kaka so qor

  • @umudiyachannel7502
    @umudiyachannel7502 3 роки тому

    Baking powder makudartay

  • @ishaahmed7113
    @ishaahmed7113 3 роки тому

    Abaayo baking soda maku dariin miyaa

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro 3 роки тому +1

    BARASHADA CARABI KALO SOCDA BARTEENA UA-cam.KA..

  • @amiiraamiira4830
    @amiiraamiira4830 3 роки тому

    Masha allah quruxbuskudka

  • @أمخلودوشيماء
    @أمخلودوشيماء 3 роки тому

    xabiibti makinada saxanka afkiisa mawataa

  • @صالحالصيعري-د3ك

    ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @istarsalaad1257
    @istarsalaad1257 3 роки тому

    asc xajog taa

  • @ijabosahal194
    @ijabosahal194 3 роки тому

    Xagee jogtaa marka hore.

  • @firdaussheikh4817
    @firdaussheikh4817 2 роки тому

    Asalamu aleikum ukhti

  • @ahmedmohmaud3848
    @ahmedmohmaud3848 3 роки тому +1

    Masha Allah