Qulasada Taxanaha Cusub ee

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 220

  • @Skylord-wSuppurt
    @Skylord-wSuppurt 3 місяці тому +73

    Adiga Waha thay dilaga

    • @king_maxko
      @king_maxko 3 місяці тому +7

      😢😢😢😢 nacad

    • @aminogarmela3399
      @aminogarmela3399 3 місяці тому +1

      🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @XaawoAxmed-i5i
    @XaawoAxmed-i5i 3 місяці тому +6

    Cajiiib dheh somaliyeeey waan hormarnay mashllah

  • @RaxmoXuseen-kq6ql
    @RaxmoXuseen-kq6ql 3 місяці тому +55

    Wlhi gurigena markaaad fidiyow soo dhigtid ciyaalka xaafada oodhan waxay dhahaan qulasada filim baa lasoo dhig😀😃 hal fiidiyowoo aad soo dhigtey wlhi wligen namadhaafin guuleyso😊😍😍

  • @ZaynapMaxamuud
    @ZaynapMaxamuud 2 місяці тому +3

    1m coming soon🎉

  • @XaawoAxmed-i5i
    @XaawoAxmed-i5i 3 місяці тому +3

    Musalsalkaan waan sugilahay wlhi

  • @SIR_Dilaawarinho
    @SIR_Dilaawarinho 3 місяці тому +1

    Abdihalim Ali wlahi waan ku tagera 💯 guuleso insha Allah 1M 🎉 rajeneyna 😊

  • @Amiin_jr
    @Amiin_jr 3 місяці тому +1

    Please season 2😊😊😊

  • @MushtaaqKhaliif
    @MushtaaqKhaliif 3 місяці тому +3

    Hadaba ku jirto darta ban ubdawan wn ku tageraye ❤

  • @MuscabCaydarus
    @MuscabCaydarus Місяць тому

    wajiya natus

  • @SinaaBoy-w6o
    @SinaaBoy-w6o Місяць тому

    Wow

  • @IsmailAbdiwahab-z7e
    @IsmailAbdiwahab-z7e 3 місяці тому

    Scw

  • @RaxoMaxamed-oc2ws
    @RaxoMaxamed-oc2ws 3 місяці тому

    Abdihalim Ali musalsalka dhaxal kasoo shekeey inta iku racsan ❤

  • @RahmaAbdirahman-eg1en
    @RahmaAbdirahman-eg1en 3 місяці тому

    ❤❤❤

  • @AhmadAk-py6sz
    @AhmadAk-py6sz 3 місяці тому +1

    Free Miya mise waa lacag

  • @hamzacarab6613
    @hamzacarab6613 3 місяці тому +1

    Wan sugeyna😂

  • @user-pc7zx6zs9l
    @user-pc7zx6zs9l 3 місяці тому

    Abowe talante ayan uleyhy jilinka waligeyna waa jeclhy ee intan kabilaba meel aan wax kabilabo ma aqano pls

  • @Skylord-wSuppurt
    @Skylord-wSuppurt 3 місяці тому +1

    Maskiga Wato wllahi

  • @NajmaAbshir-lv4dd
    @NajmaAbshir-lv4dd 3 місяці тому

    Ana uku horeeyo😂

  • @MumtaazAbdi-w6s
    @MumtaazAbdi-w6s 2 місяці тому

    Magacii gor mu sobaxat😢

  • @AsmaSahal-og7vv
    @AsmaSahal-og7vv 3 місяці тому

    Walalkay khadga miyu nakidagay

  • @XamdaRashiid-y4l
    @XamdaRashiid-y4l 2 місяці тому

    Màche waye😂😊

  • @MaryanCusman-su2se
    @MaryanCusman-su2se 3 місяці тому

    ❤❤❤😮

  • @sharmaakeabshir9008
    @sharmaakeabshir9008 3 місяці тому

    Gormee lasodaynaya xageese laga sodaynayaa

  • @LovelyEspressoMachine-un8dl
    @LovelyEspressoMachine-un8dl 3 місяці тому

    Abdi haliim filimka dhaxal noo qulaasay😢pls

    • @QulasadaFilimada
      @QulasadaFilimada  3 місяці тому

      Marka season two soobaxo le waye hada qabyo ku dhamaday

  • @SafiyoAbdulahi-id7mo
    @SafiyoAbdulahi-id7mo 3 місяці тому

    Hi

  • @cabdifataxXuusen
    @cabdifataxXuusen 3 місяці тому

    Abdihalim horta maxada uso qulasaynwayday filmad tiganoladejiysan

  • @NashadAPDIRIZAK
    @NashadAPDIRIZAK 3 місяці тому

    Hada film dubis miyaalabilabay

  • @sayid5352
    @sayid5352 3 місяці тому

    qulasada filimada yaa oga dacwona tvgi bu jaam noga dhigay xafadi waa maray dawanayan iyo maray ka shekenayan😂

    • @QulasadaFilimada
      @QulasadaFilimada  3 місяці тому

      🥰🤦❣️❣️ igu salam

    • @sayid5352
      @sayid5352 3 місяці тому

      @@QulasadaFilimada way ka qaaden😂

  • @CabdulaahiLiibaan
    @CabdulaahiLiibaan 3 місяці тому

    😂😂😂😂

  • @SulemanmahamedGaaxnuug
    @SulemanmahamedGaaxnuug 3 місяці тому

    4 day bad maqantahay 😡😡😤

    • @QulasadaFilimada
      @QulasadaFilimada  3 місяці тому +1

      Hada muqal kale so dhigi rabna waxa kumashqul sanahay Taxanaha dabin

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 3 місяці тому +46

    Illaahay labadaada waalid iyo adigaba janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢😢

  • @abdiazizaliabdullahi5580
    @abdiazizaliabdullahi5580 3 місяці тому

    ❤❤

  • @Xaali941
    @Xaali941 3 місяці тому +14

    Adunka ma so Marin qof ka wangzan Nabi Mahamett allhu musli cala saydina Mahamett 😢

  • @User_yi5it9pr9
    @User_yi5it9pr9 3 місяці тому +22

    Hada so nabad kacde ilahay ku shukri 🤍الحمدلله

  • @CABDI__MAALIK.MAXAMED
    @CABDI__MAALIK.MAXAMED 3 місяці тому +34

    Ku SaLi XabiibKeeNa MUHHAMED scw ❤

    • @Sihaamhasan-u8y
      @Sihaamhasan-u8y 3 місяці тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 3 місяці тому

      Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤

  • @Haruun-hz9wi
    @Haruun-hz9wi 3 місяці тому +19

    Walal ilahay dartii nabiga ku sali oo 1❤isaar

    • @barwaqoshorts2338
      @barwaqoshorts2338 3 місяці тому

      Masasalka UA-cam Malabo galinaa wa sugi la ahaye

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 3 місяці тому +1

    Dadka oo hadlayan rabnaa ee adiga cod hasaarin

  • @abdirahmanilyas
    @abdirahmanilyas 3 місяці тому +1

    Laakiin maxay tahay Sababta Director-ka Filimka aad Keniyaan uga dhigteen ee aad soomaali uga dhigi weydeen?!

  • @NimcoXasan-x6o
    @NimcoXasan-x6o 2 місяці тому +1

    filkan mawaxa lagadhigayaa qofba codgiisa ama halcod adii qofba codgiisa lagadhigo waxaan kubaranayaa qofka uu yahay kaftan maajid plz 😊saan rabno nogudhiga😊

  • @axmedmaxamuud7243
    @axmedmaxamuud7243 3 місяці тому +12

    Kusali nabigeena scw❤🎉

  • @Axlamii
    @Axlamii 3 місяці тому +2

    Abdihalim filimdha San ujeclahay oabehey suuigu qaylinay

  • @alexeasy3809
    @alexeasy3809 3 місяці тому +1

    Muuqalkan markan Daaray walshey wey qososhey 😂😂Waxayna Ii Sheegtay In Muuqalkan Ay Dawatay Oo ay iiga horeysay Qoyskena Wey Kh Tageran Macalin Abdihalim😂😂 Thank You Waa Zaki 😅🙌🙏🙏🙏

  • @SiidcaliYacquub
    @SiidcaliYacquub 3 місяці тому +1

    Lacag la,aan miyaa

  • @SulemanmahamedGaaxnuug
    @SulemanmahamedGaaxnuug 3 місяці тому +1

    War wxn film maaha wad ka dhex baxday 😡😡😡

  • @kims-s9r
    @kims-s9r 3 місяці тому +1

    Aniga waxarawa inan sameyo sbort horor😂turjumaga waa adiga cabdi xalimow🥰😁

  • @Mizuu00ma
    @Mizuu00ma 3 місяці тому +5

    Waan iska kaa jeclahay walal Alle haku xafido

  • @Nasriin-y9b
    @Nasriin-y9b 3 місяці тому +1

    Uf somalia😡🤢🤣

  • @abdlllia
    @abdlllia 3 місяці тому +1

    Maa media eya 3:03

  • @abdirahmanmohumed7189
    @abdirahmanmohumed7189 3 місяці тому +21

    اللهم انصر أهل فلسطين

  • @salmacali1309
    @salmacali1309 3 місяці тому

    Horta filimka madhamestiranyahay mise waa nagu kala goorabtiin sidii kuwii hore cml

  • @AbdallealiAbdalle
    @AbdallealiAbdalle 3 місяці тому

    Zxp qulasada please mana tustid
    Wajigaga
    Mar codkan Maqalnay intan maqalnaye naga farxi

  • @Anisaabdi898
    @Anisaabdi898 3 місяці тому +1

    Ani appka wa so dagsadey E lcg ma la iga rbaa tlow🤓😻

  • @CabdilahiCumar-r9k
    @CabdilahiCumar-r9k 3 місяці тому +1

    Intaa aan waxba ka fahmin😢😂😂😂

  • @somalifa
    @somalifa 3 місяці тому +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫶🫶🫶

  • @HAFSOYAR-l6v
    @HAFSOYAR-l6v 3 місяці тому +1

    cabdi xaliim cali musàalkaan mum cusub yahay sooadi mcn ŵye

  • @sahrooyaayemaclow6092
    @sahrooyaayemaclow6092 3 місяці тому

    Applicationka intee laga helaa abdihalimoww

  • @MaxamedCraxmaan-qv2eb
    @MaxamedCraxmaan-qv2eb 3 місяці тому

    Qof walbo ha ogaato appka Nasiye intiisa badan lacag waaye 😂😂😂

  • @4KE-n1k
    @4KE-n1k 3 місяці тому

    Fri wax walbo aa soo dhigtay waa da waday lkn Fri wax aad soo qulaseesay mxaa igu soo celisa pro 💔😭

  • @umusalman9489
    @umusalman9489 3 місяці тому +4

    Noo Soo day❤😊xiisoo leeyahay😊

  • @ZiciidMaxamed-de8mq
    @ZiciidMaxamed-de8mq 3 місяці тому

    See noo Sa meeyo soodhig yuutuubka

  • @R1y77a
    @R1y77a 3 місяці тому

    Abowe filimka the parent trap no keen pls❤

  • @FartishNasir
    @FartishNasir 3 місяці тому

    Apka nasiye Maba e sheqeynayo 😢 musalsalka love ku ahy inte kale Laga hela wllyalow

  • @IbroOmarjjjjjjjj
    @IbroOmarjjjjjjjj 3 місяці тому

    Aap ka muqaladii masoo dhigayo

  • @SumeyaLibanSumeyaliibaanHassan
    @SumeyaLibanSumeyaliibaanHassan 3 місяці тому

    Muuqalkaaga like anoo saarin ma bilaawo video

  • @Eva_1046
    @Eva_1046 3 місяці тому

    Su'aal baan qabaa nasiye Mogadishu bis miyaa laga isticmaalaa??

  • @AsmaCabdilaahi-y8r
    @AsmaCabdilaahi-y8r 2 місяці тому

    adiga Somalia Miyad udhalatay kuma aqano lkn wankaxumaday mida

  • @NimcoMuuse-n9z
    @NimcoMuuse-n9z 24 дні тому

    Nasiye Bank card gali ina dhahayaa cabdi haliim😂😂😊

  • @aaminazahra4128
    @aaminazahra4128 2 місяці тому

    Ani kuligoda waa daawadaa lknn😂😂😂😂iihii😅😢

  • @IstarLiban-x7s
    @IstarLiban-x7s 3 місяці тому

    Appka waa sodajiye maanshaqoonaye Maxa heeee san qulasada films 😢

  • @banaatshxasan2152
    @banaatshxasan2152 3 місяці тому +2

    Omg mahadsanid c/xaliim cali❤❤❤❤❤

  • @QaaliCabdulaahi-n5s
    @QaaliCabdulaahi-n5s 2 місяці тому

    Abdi xalim ali waa kan timaha wa weyn oo tvga dawanoyo😅😂

  • @abdisalanmohamed1564
    @abdisalanmohamed1564 2 місяці тому +1

    Musalsalka soomalida aad ayaan u jeclahay waana ku faraxsanahay inaan hormar gaadhanay
    Somalihood inaa lanoo sameeyo

  • @Maxamedc.risaaqMaxamed
    @Maxamedc.risaaqMaxamed 3 місяці тому +3

    Wow Kan filim wuu dhaafi

  • @kume7770
    @kume7770 3 місяці тому

    Sobadi wlal😢❤ 0:29

  • @Goldanmedia1
    @Goldanmedia1 3 місяці тому

    Tolow dilaaga qarsoon ma cabdixaliim baa😂😅

  • @XaajiyozeynabMohamed
    @XaajiyozeynabMohamed 3 місяці тому

    Ayantan waxfican masoodhigtid

  • @MiskiAbdiwali
    @MiskiAbdiwali 3 місяці тому +1

    Waa furtaa mana ii shaqeynayee

  • @AbsameAdam
    @AbsameAdam 3 місяці тому

    Walaal play store Ma soo saarayo ee halkee kasoo dajistaa❤😢

  • @AashoNuur
    @AashoNuur 2 місяці тому

    Adi maa ka shee keesid cabdi xaliimow

  • @SacdiyoAbdullahimohamed
    @SacdiyoAbdullahimohamed 3 місяці тому

    Kabdan maajid maku jiraa😊😂

  • @LeyloQaali-z8n
    @LeyloQaali-z8n 3 місяці тому +2

    Kusali xabeebkena scw صلو علي الحبسب😅

    • @munasarmucaashaq-km4gg
      @munasarmucaashaq-km4gg 2 місяці тому

      صل علي الحبيب saasey u qormataa bro

    • @munasarmucaashaq-km4gg
      @munasarmucaashaq-km4gg 2 місяці тому

      اللهم صل وسلم علي نبينا محمد وعلي آله وصحبه أجمعين

  • @ShamsoMadow
    @ShamsoMadow 25 днів тому

    Walaal kusoo tar inta kale

  • @ShamsaHasan1234
    @ShamsaHasan1234 3 місяці тому +2

    Anaa ugu horeeyo menta hambalyo idhaha❤🎉🎉

  • @abdikariim3226
    @abdikariim3226 3 місяці тому

    Appka nasiye see loo isticmaalaa nala wadaag😢

  • @cabdallamoha1172
    @cabdallamoha1172 3 місяці тому +1

    Abdi haliim ali zaaxib taxanaha cusman bey ku soo dar appka❤

  • @Zhakarapdilaahi17
    @Zhakarapdilaahi17 3 місяці тому +1

    Ayaamahan madhax ayaa bilowday zhpow flimaanta inoosoo badi nio❤

  • @Bakaromar99
    @Bakaromar99 3 місяці тому

    Goor mee lasoo deen doonaa

  • @Youneszaruoyz
    @Youneszaruoyz 3 місяці тому

    Somali ma taqaano filim

  • @MohamedCalas-u1z
    @MohamedCalas-u1z 3 місяці тому

    Meel kale majirto

  • @naciimmaxamed963
    @naciimmaxamed963 3 місяці тому

    Filimka Xagee Lagu Dhigayy

  • @MaxamedIsmacil-e8s
    @MaxamedIsmacil-e8s 2 місяці тому

    Been wuxuu DHAhay ciida ayaa ladaawanayaa waaba ladhaafay waliba sadex todobaad 🤬🤬🤬

    • @QulasadaFilimada
      @QulasadaFilimada  2 місяці тому

      Hada samson wadatid app ka wa kadawan karta nasiye app

  • @Aliaahmed12
    @Aliaahmed12 3 місяці тому

    Sooda xiiso dareemaya 😂❤

  • @AbdirahiinGaaljelow
    @AbdirahiinGaaljelow 3 місяці тому

    Dhaxal soo samee😂

  • @captainnaimaupdyrahman9856
    @captainnaimaupdyrahman9856 3 місяці тому

    Waa sugi la ahay😂😢

  • @XaliimoMaxamed-v5s
    @XaliimoMaxamed-v5s 3 місяці тому +3

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Abdiwahidmacalin-g3y
    @Abdiwahidmacalin-g3y 3 місяці тому +1

    Sidee loosameeyaa Appka nasiye😮

  • @abwanaadan
    @abwanaadan 3 місяці тому

    First comment pro pin 📌 dhac kusii

  • @mulla1678
    @mulla1678 3 місяці тому

    Dhaxal noo soo koob

  • @Mohadeene
    @Mohadeene 3 місяці тому

    Lacag laa miyaa😅😅😅😅😅 nasiye

  • @djibrilsise8942
    @djibrilsise8942 3 місяці тому

    Dhaxal next quasal