Sida ugu fudud ee aad visa shaqo kuheli kartid wadanka Canada adida oo waxbarasho laguugu xerin

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024
  • Waxaan Somalida iyo dadka kale aan oogu bishaaraynaynaa in ay visa shaqo si fudud ku heli karaan meel walba ay addunka ka joogaan xataa haday soomaaliya joogaan wax shuruud oo waxbarasho laguma xerayo waa shaqo xoog maal ah ama general labour wax ladhaho waxaa fududeeyey program cusub oo hada soo baxay oo ladhaho YUKON COMMUNITY PILOT . FADLAN VIDEO KADAAWO WAXII FAAHFAAHIN AH MAHADSANID

КОМЕНТАРІ • 251