Bilaaw ilaa dhammaad buuqii xalay ka dhashay magacaabista ra’iisul wasaare kuxigeenka labaad ee...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 49

  • @adamosman5086
    @adamosman5086 2 місяці тому +6

    Kooxdii ugu liidatay ayee noqdeen kooxda Hassan sheikh

  • @xasanyuusuf6094
    @xasanyuusuf6094 2 місяці тому

    Wareer wye, inteen u soconaaaa😢

  • @waayeelyare
    @waayeelyare 2 місяці тому

    Kooxda Direed toos ha ugu biiraan Dawladda Somaliland

  • @abdulazizd
    @abdulazizd 2 місяці тому +4

    Hasan sheekh wuxu ka dhigtay. Goof reerkodu leeyahay dawladnimadii kursi aan jirin miyaa la abuura

  • @cawilfarhan1212
    @cawilfarhan1212 2 місяці тому +1

    Abdullahi osman wll ka soo hadal booqashada xildhiban maxamed abiib boqashadiisa boorame iyo farinta ay direen reer awdal isu soo baxa❤❤

  • @CawaaleXasan-y9t
    @CawaaleXasan-y9t 2 місяці тому +4

    Raxan wayn beesha dulman hala siiyo raysal wasaare ku xigeenka dowlada xamar ka talisa

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 2 місяці тому

    Hasan sheikh maxamud. Wilisiba Qof Balan leh ma ahayn. Qofka mar hadu san balan lahayna wa Qof Diin laawe ah

  • @FaaraxXoolow
    @FaaraxXoolow 2 місяці тому +1

    Halbaadiah
    Nirigxallaalamadho

  • @CalibashihanguleBashi-hg4sj
    @CalibashihanguleBashi-hg4sj 2 місяці тому

    Xasan dhiiqo wax walba laaluush buu ka dhigay xataa qabuurihii buu laaluush ku bixinayaa

  • @BashiirIbraahim-ke4fy
    @BashiirIbraahim-ke4fy 2 місяці тому +2

    Xassan sheq maxamuud mah nin afkisa iyo ficilkiso isku mid yahiin 70 jir gabobay😂😂😂

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 2 місяці тому +1

    Xasan culusow alakuqarib wabamkamiqataye 70jir aqibo lehen dir xaq wexey uleyihin MD.weyne kuxigen

  • @drahmedmohamed1441
    @drahmedmohamed1441 2 місяці тому +2

    Beesha raxanweyn baa xaq u leh maadama joogitaan rasmi ah ay ku leeyihiin dawladnimadda somaliya ,beesha dir gaar ahaan isaaq iyo samaroom deegan iyo matalaad dawladniko kuma laha konfurta waxaan culays dhaqaale ahayna meeshaas lama fadhiyaan,fadlan iska soo erya kuwaas o doorta dadkiina

    • @Apdalacarab
      @Apdalacarab 2 місяці тому

      Waa arin sax ah zxp 😊

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 2 місяці тому

      Deee iny goostan u ogolow halagu kla tago meesha

  • @maxdar11
    @maxdar11 2 місяці тому

    Reer soomaalilnd haddaan nahay waanu ka laabanay midnimadii ee kursiga siiya dadkaa aad dulmiga iyo gumaysiga ku haysaan 4.5 maxay tahay ma reerbaa point ah dulmigiina isku fillaysiiya xaarantiinana walaaqda kuwan xildhibaan ku sheega ah ee reer soomaalilnd ayey matalaan la leeyeyna soo erya ma cashuur ayey bixiyaan?

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 2 місяці тому

    Wxey ilaa tahey rer koonfur galbeed iney r wasare ku xigeen 2 ka qaadtan kooxda damal jidid wax nicno ah umaso kordhineyso
    Ee wax kle ku bixiya wakhtigina ban leeyahey
    Koox dowladnimada ku fashilmey waxba haka donanina

  • @IsmailMohammed-v5w
    @IsmailMohammed-v5w 2 місяці тому

    Dhawaqiiida Asmamta Cabudayo Garguurte Hugaminayo Miyaa Aaminaad Leh War Kitabka Alleh iyo Sunadiisa Dalka Halagu Xukumo Ama Halagu Kala Tago Wax Dowlad ah Somalia Malahan War Kuwan hala Dumiyo ayaga Iyo Asnamtooda Eee Cabudayan Bari Baanu Idinka Nahay ilaa Shareeecada Islamka Ka qasanayaan

  • @Bashiir-d7f
    @Bashiir-d7f 2 місяці тому

    Wacay anigaa ila tahay Arron khalad ku ah geedi socodka daladnimada, waayo waxaan la rabaa Marka hore in loo sameeyo job scrition, iyo waxà uu qabanayo. Taasina wacay Ka dhigan tahay nin xilwaayey ayaa lagu mushaarsiinayaa

  • @hashiade7767
    @hashiade7767 2 місяці тому

    Xasan balan maleh

  • @AleemZani-nw4xh
    @AleemZani-nw4xh 2 місяці тому

    Waxay ilatahay in xassan
    Dalka qasay

  • @mohamudahmed5353
    @mohamudahmed5353 2 місяці тому

    Waabeen. Warkaa

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 2 місяці тому

    nin waliba waxa calooshiisa ku jiruu daacaa
    arintan lagaga qaadayo ku xigeenka SL waa arin fududaynaysa dawlad nimada SL

  • @CawaaleXasan-y9t
    @CawaaleXasan-y9t 2 місяці тому +1

    Hhhhh waxa iidoor ah ee joga xamar iskasoo saaara ama xadhig kusoo daldala 😂

  • @SakiHashi
    @SakiHashi 2 місяці тому

    isaaq way kafanan qabilada kale la oglagaha ee dir ma aqaan midaa

  • @hersonmalaque3865
    @hersonmalaque3865 2 місяці тому +1

    Ku kala yaaca

  • @libanosoble7171
    @libanosoble7171 2 місяці тому

    Kursigaaas horay ma u jiray mase

  • @ahmedcumar8335
    @ahmedcumar8335 2 місяці тому +1

    Xasan gurguurte waa fashilmay

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj 2 місяці тому

    Halagu kala yaaco dee xamar xaarwayn😂

  • @abdifatahbashir
    @abdifatahbashir 2 місяці тому +2

    Xassan munaafaq hala toogto

  • @maxamedyuusuf1393
    @maxamedyuusuf1393 2 місяці тому

    Haloodiido konfur galbed marbano raisus wasare maqac uyel ah

  • @faysalahmed9622
    @faysalahmed9622 2 місяці тому

    Xasan sheekh waa nin rageed wlhi soo eri kuwan aan waxba kugusoo kordhinayn ee yidha somaliland baanu matalaa waa calooshoda ushaqaystayaale soo eri kuraastoda markay shaqadu ka dhamato ayay odhandonan somaliland hana cafiso
    Ka dibna way nooyumadan marka
    Kuwa dalka kulale sii kuraastoda

  • @abdirizakali3506
    @abdirizakali3506 2 місяці тому

    Waxey ilatahay in siyasiyinta dhaman laxiro lana xisabtamo, madaba dalkan gadal usocod ma ahena hor usocod laka wayay.

  • @hassanmuse3930
    @hassanmuse3930 2 місяці тому

    Reer waqoyiga wadan aa nahay ee dhahayaan xamarna ine ka taliyaan we rabaan.
    Maxay kula tahay adi😁

  • @BOQORKAReerka
    @BOQORKAReerka 2 місяці тому

    ❤❤

  • @guledziyad7251
    @guledziyad7251 2 місяці тому

    Kanba maad siisano iskakaaya fasaxdaan waxba laba haka dhigine kan siiya saalaxna soo fasaxa

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 місяці тому +1

    Kkkkkkk baarlamaanka xamar reer somaliland nimanka ah waa ku khalad waayo laba dawldood ayaanu kala nahay salaabkii ayaa la jabay 😂😂😂😂😂😂😂

  • @OmerHassen-gi2sc
    @OmerHassen-gi2sc 2 місяці тому

    Waxba

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 2 місяці тому

    aad baanu u jecelay warkaas

  • @abdikfilabile270
    @abdikfilabile270 2 місяці тому +1

    Idoor maxay somalia Ku darsadeen dawladnimada somalia 😂

  • @AbdilaahiYusuf
    @AbdilaahiYusuf 2 місяці тому

    .waxaad og tahay iyo waxaad lajoogto majiraan ee iska joog gurigaaga ama orod aad cimadle nin jariidka kaadaya iyo jaahil dudublaa leh ayaan maqli jirey

  • @AhmedFarah-cm1cu
    @AhmedFarah-cm1cu 2 місяці тому

    Maxaa iga galay aniga

  • @bossman1024
    @bossman1024 2 місяці тому

    Beentada xamse miya
    Magaca I kara KU xigen raysul qasare KU xigen nagada beenta konfur galbed waxay haystan gudomi barlaman xaq umaleh

  • @husseincaatoofficial4321
    @husseincaatoofficial4321 2 місяці тому

    Waxaan u dhageysto beentaada iyo munaafaq nimadaada inaa dislike iyo report kugu sameeyo wayoo amxaar arxan nagama dhaxeeyo

  • @yusufabdirahmanjama8720
    @yusufabdirahmanjama8720 2 місяці тому

    Waxay ila tahay in dawladdan aad u liidato oo fashil tahay