WARAR KA SOO KORDHAY WEERARKII DAANTA GALBEED + QASA +IRAN/US/ RUUSHKA/YUKRAINE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • WARAR KA SOO KORDHAY WEERARKII DAANTA GALBEED + QASA +IRAN/US/ RUUSHKA/YUKRAINE
    ►SUBSCRIBE / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonline
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
    #WararkaSoomaalida
    #HBNTV
    #QASA
    #somaliartist

КОМЕНТАРІ • 58

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  8 днів тому +11

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

  • @XasanMuhumed-t8p
    @XasanMuhumed-t8p 8 днів тому +4

    Allaaah garabkooda galo xms xisbulaah ansaarulaah iiraan iyo wadamada islaamka

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 8 днів тому +4

    allaha jabiyo isreal aamiin yarabi haloo duceeyo walaalaheen please 🙏

  • @user-lf3ml8du2s
    @user-lf3ml8du2s 8 днів тому +2

    Haye warka keena sxb hbn waadiyaar inshallah dhagaysigu

  • @XuseencabdiCabdullahi-j5z
    @XuseencabdiCabdullahi-j5z 8 днів тому +3

    Habeen lamit ah bahda HBN online TV sxb mowliid xaaji iyo maxamed maxamuud cade

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 8 днів тому +3

    Argagixisada. Yuhuuda. Waxay. Donaysa. Reer galbeedka dhulka falastiin ku illaashana. Inay weeraran iiraan. ... illaahay masiibo haku salido. Cadawga isu soo bahaystay. Islaamka. Iyo falastiin. Aamin

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 8 днів тому +2

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @CabdallaxaajicusmaanXaaji
    @CabdallaxaajicusmaanXaaji 8 днів тому +1

    Allahayow guul degdeg ah sii reer Falastiin jihaadka way ku samreene. Aamiin Aamiin Aamiin.

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 8 днів тому +5

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw scw ❤️ please ❤

  • @khadargaydhale7548
    @khadargaydhale7548 8 днів тому +2

    Warsan iyo wedhsan hbn ❤❤

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 8 днів тому +3

    Illaahayaw lajir falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @Subeyriga
    @Subeyriga 8 днів тому

    ALLAHAYOW REE FALASTIIN GUUL QANIIMO AH SII ALLAHAYOW SOMALIA DABADHILIFYADA DAWLADA SOMALIA KALA QAYBINTA IYO SHISHEYE KALKALKA AH KA QABO GUUL DAWLADA SOMALIA

  • @MohamedIbrahim-wq8iv
    @MohamedIbrahim-wq8iv 8 днів тому

    Masha Allah
    Insha Allah
    Rergalbeed iyo yuhud ba wey dhamandoonana

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 8 днів тому

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo ❤❤❤

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 8 днів тому

    Allha lajiro xamaas iyo xulfadeeda guul insha allhu

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 8 днів тому +1

    ❤😂❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee Daafaha dunida ❤😂🎉😢❤❤

  • @user-nm9oh6ej3q
    @user-nm9oh6ej3q 7 днів тому

    Ilaahow lkala daadi yuhuuda 😢😢yaa Rabi awooda wiiq 😢😢😢😢😢😢yaa Rabi ugargaar oo uhiili shacabka iyo dagaalyahanada 😢😢

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 8 днів тому +1

    Allaha u gargaaro falastiin.

  • @CashaZaahid
    @CashaZaahid 8 днів тому +1

    Hbn waad mahadsan tihin

  • @damaashadtv5672
    @damaashadtv5672 8 днів тому

    Walaala yaal in allah idin barakeeyo ii soo duceeya salaada in allah ii fududeeyo walaal ducadaada waa ii muhiim waa intaas oo rabi ii aqbalee

  • @khadargaydhale7548
    @khadargaydhale7548 8 днів тому +2

    Wcs

  • @csalaamcsamaed
    @csalaamcsamaed 8 днів тому +1

    Allah❤❤❤❤

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 8 днів тому

    Ilaahow.nasrigaaga.usodedeji.reer
    Falastiiin.yaa.rabilcaalamiin
    Sahnuniyada.hab.hoog.halaag.kurid.yaa.
    Rabilcaalamiiinnn

  • @SadiiqYuusuf-m2b
    @SadiiqYuusuf-m2b 8 днів тому +2

    Asc waxaa muqata colada dunida ka alosan inay sababi donto dagal wayn odunidu wajahdo sababtuna waxa weye indawladaha qar samirkii kasii dhamanayo

  • @IdilmaxamedIdilmaxamed-z9z
    @IdilmaxamedIdilmaxamed-z9z 8 днів тому +2

    😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉alx

  • @SalebanJaamac-ci9nc
    @SalebanJaamac-ci9nc 8 днів тому +1

    Maraykanka Ceelasha shiidaalka ayuudoonayaa hadiidagaaldhaco xoogkulawareego intuu magac ubixiyo

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 8 днів тому +1

    Israa'iil haddii dhulkeeda uu Roob ka da'o xittaa waxay dhihi doontaa ugu dambeyn Roobkaan Iiraan ayaa ka dambeysay

  • @nestehamohame
    @nestehamohame 7 днів тому

    Thank you love ❤🎉

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 8 днів тому +1

    Waxaa ‘ila Haboon in xayeysiinta-
    iyo wararka Lakala saaro ! Markii -
    Warku dhamaado ,Xayeysiinta la -
    Siidaayo .

  • @kullowmallow1844
    @kullowmallow1844 8 днів тому +1

    Asc ww

  • @AbdiramanAhmed-ue1ig
    @AbdiramanAhmed-ue1ig 8 днів тому +1

    Asc asxaabta

  • @nimcokhadar-jb5kv
    @nimcokhadar-jb5kv 8 днів тому +2

    ❤❤❤🎉🎉🎉😶‍🌫️🧑‍🧒‍🧒

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 8 днів тому +1

    Iran xad lama leh urdun lkn yuhuuudi wixii dhacaba iran ayey ku eedeeyaan waxaasi waa iska mala awaal been sheeko baralay😊

  • @abukhalid3022
    @abukhalid3022 7 днів тому

    Ok

  • @aftinkabishar7576
    @aftinkabishar7576 8 днів тому +1

    Free palestine guul falastlin guul

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 8 днів тому +1

    Iran xor ayey u yihiin cida ay hub ka iibinayaan haday ruush yihiin iyo haday cid kale yihiinba

  • @YaxyeYaxaas
    @YaxyeYaxaas 8 днів тому +2

    Guul.Iran falastin❤❤❤🎉❤❤

  • @MaankaYare-hp9nx
    @MaankaYare-hp9nx 7 днів тому

    Asc hbn

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 8 днів тому +1

    Maxaa hadafkeena ka dhigay inaan Siyaasadda bariga dhexe ku mashquulno oo aynaan teena ku mashquulin. Israil iyo falastin midna manihin oo teenii ayaa inoo baahan.

  • @Calawiaxmed11
    @Calawiaxmed11 8 днів тому

    Waxaýnu ku jirnaa bishii mawliid ee nabigeenu dhashay...scw.
    Wllayaal aynu ku salliya suubanaheena

  • @Subeyriga
    @Subeyriga 8 днів тому

    SOO DHAWAADA HBN MEDIA WARBAAHINTA WARARKA SAXDA AH EE LA ISKU HALEYN KARO IYO FALANQEYNTA AQOONTA KHIBRADA IYO DARAASADKA TAARIIKHDA KU DHISAN KA WARAMA WAXAD GAADHI DOONTAN 1 M 2M 3M ILAA 20 M

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 8 днів тому

    Sahnuuniyada israil dhulka allha lajiro iyo xulfadeeda uu horkacyo marykanka

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 8 днів тому +1

    Iran xad lama leh urdun lkn yuhuuudi wixii dhacaba iran ayey ku eedeeyaan waxaasi waa iska mala awaal been sheeko baralay

  • @mohamedmukhtar6894
    @mohamedmukhtar6894 7 днів тому

    Tasa tower si fudud guri ku yeelo 😂😂😂

  • @sarahkadiye8251
    @sarahkadiye8251 8 днів тому

    Mareykan Luga Badanaa Inkaarta Muslimiinta ma karto Inkarkugu Dhacday

  • @ONeilConrad-m2s
    @ONeilConrad-m2s 4 дні тому

    Lopez Donna Hall Karen Hall Robert

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 8 днів тому +1

    Maraykan haka waantoobo hana joojiyo hubka uu ku daldalayo taiwan israel iyo ukraine inta uu dalal xor wax u yeedhinayo

  • @SharonGriffin-q2o
    @SharonGriffin-q2o 3 дні тому

    White Gary Brown Patricia Jackson Brenda

  • @RebeccaChaney-z5o
    @RebeccaChaney-z5o 3 дні тому

    Thomas George Martin Deborah Brown Carol

  • @WgegGsghsj-j2t
    @WgegGsghsj-j2t 4 дні тому

    Lopez Paul Jackson Paul Davis Betty

  • @JosephRivera-u2j
    @JosephRivera-u2j 8 днів тому

    Jackson John Clark Amy Hall Paul

  • @sofiafrancis850
    @sofiafrancis850 4 дні тому

    Hernandez Lisa Williams Jason Hall Susan

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 8 днів тому +1

    Maraykan isaga ayaa ah dagaal ooge nabadiid ah inta uu dalal madax banaan oo xor ah ku eedaynayo in ay cid kale hub siiyeen maraykan.ha joojiyo hubka uu ku daabulayo ukraine israel iyo taiwan haka waantoobo

  • @aliameerikaaliameerika-mr5dh
    @aliameerikaaliameerika-mr5dh 8 днів тому

    USA waligeed keligeed dagaal ma gelin hadana Ukraine ayuu la ildaran yahay doorashada taagana dagaal ma geli karo xiligan waxaana moodaa yuhudu inay danaynaso in trump soo baxo waxayna rabaan dagaal si deg deg ah in uu dhaco doorashada ka hor si uu janis u yeesho trump kharashka ku socdana us maraakibta badaha fadhidana ma sii joogi karto marka labada xisbi ayaa is gaadaya oo mid walba doorashada ku danaynayo

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 8 днів тому

    Argagixisada. Yuhuuda. Waxay. Donaysa. Reer galbeedka dhulka falastiin ku illaashana. Inay weeraran iiraan. ... illaahay masiibo haku salido. Cadawga isu soo bahaystay. Islaamka. Iyo falastiin. Aamin

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 8 днів тому +1

    Iran xad lama leh urdun lkn yuhuuudi wixii dhacaba iran ayey ku eedeeyaan waxaasi waa iska mala awaal been sheeko baralay😊

  • @ConcernClay-x2e
    @ConcernClay-x2e 2 дні тому

    Jackson David Moore Brian Jackson Michelle