عن أنس - رضي الله عنه - ، قال : قال رسول الله - صلى الله عليه وسلم - : " إذا مررتم برياض الجنة فارتعوا " قالوا : وما رياض الجنة ؟ قال : " حلق الذكر nabiga csw waxuu dhahay beerajanadda marakaad soo martaan gurta saxaabadiiweey weey suaaleen xilqooyinka dikriga waayee waa kuwaan waalayaal aan ka faaideeysano (masha alah)h
I dont mean to be so offtopic but does anybody know a method to log back into an Instagram account? I stupidly lost the login password. I love any tricks you can offer me!
Walaaleey ilaahay adiga ka baq waayo kalaamkii ilaahay na uuntay hadii lagu digrinaayo aad leedahay waa bidco adiga ilaahay ha ku soo hanuuniyo xaqane ilaahay ha ku tusiyo kala baro wax bidcad iyo waxa xaqa ah
عن أنس - رضي الله عنه - ، قال : قال رسول الله - صلى الله عليه وسلم - : " إذا مررتم برياض الجنة فارتعوا " قالوا : وما رياض الجنة ؟ قال : " حلق الذكر nabiga csw waxuu dhahay beerajanadda marakaad soo martaan gurta saxaabadiiweey weey suaaleen xilqooyinka dikriga waayee waa kuwaan waalayaal aan ka faaideeysano (masha alah)h
Alhmdlah Alle ba mahd iska leh iga dhigay muslim Somali ah alhmdlah alhmdlah alhmdlah alhmdlah alhdlah shukran yaa rabiii
Mansha alaah jazakalah kheyr
Masha allah alxamdulilah
maashaa allah
M.a ismuujiya like saar🥰🥰🥰😪
Al-Macrifah shukran jazaakuma allaahu khayran aadbaan idkugu mahad celinaynaa..aadbaan ugu baahnayn dikriyada newe-ka ee waliba ree xaaji yuusf oo xooga lasaaro safka tmaayulka iyo quruxda leh iyo waliba shaacirka.. waayo dikriyadaan waa suruustii ay barri ka baran lahaayeen dhalinyaradu dikriga axmadiyada. Hada waxaa la iisheegay inay jiraan dhalin yaro isku xiran oo qurbaha joogta oo dikriga kabarata canjaladaha aad soo duubtaan.. waliba waxaa aad ufiicnaan lahayd in lahelo 6da fadhi oo tawxiidka ah oo ree xaaji ah oo duuban...maqal kaliya oo fiicanba ha ahaadaane iyo waliba -Huwa-da -Xayun daain-...Allaah.. Iyo kuwa lamidka ah. ,, shukran aadbaan idkugu mahad celinaynaa.
SUNNA MEDIA masha allah aala axmed allah idin barkeyo
Maasha Allah waaye mahadsanidiin
ماشاءالله جزاكم الله خير الجزاء وكثر الله امثالكم وجعل مثواكم في اعلي جنة الفردوس
I dont mean to be so offtopic but does anybody know a method to log back into an Instagram account?
I stupidly lost the login password. I love any tricks you can offer me!
@Marvin Anthony Instablaster :)
allah allah allah saas waaye
Mashaallaah
Maasha.Allaah Maasha.Allaah Allaah ha idiin barakeeyo culimadeena
culumada wa dhaxalki xabiibkeena scw scw inog tagay adun aqiro allah xafido
Masha alah,a law dhoor
masha allah alle idin barakeyo culumadena sharafta leh😍😍😍
Masha Allah
Masha'Allah Masha'Allah 😍😍
masha Allah waaxagee
masha alaaah
Masha Allah culimada allh habarakeeyo
M.a digri aad umacn bina aadanow mowdka hadaad ilowdo asagu kuma ilowbo
yaa rabbi nahanuuni war allah halaga cabsado waxan waa bidco nabi muxamed scw lamuusan imaan magaranayo cid laga soo gaaray
Walaaleey ilaahay adiga ka baq waayo kalaamkii ilaahay na uuntay hadii lagu digrinaayo aad leedahay waa bidco adiga ilaahay ha ku soo hanuuniyo xaqane ilaahay ha ku tusiyo kala baro wax bidcad iyo waxa xaqa ah
masha alaah ilaah hadin bara keeyo
Aad baan u tabay digriga alle
Masha,Alan,alaw,dhor,culmada
Osman woledi
alaah isu ekaa shiicada iyo suufiyadu walaahay waa dameer iyo labadiisa daan 1 shirkiga _bidcada _cilmi darada isruxa iyo iswaydhaaminta 4 qubuura kumeereesiga 5 daliil laanta waxay aaminsanyihiin 6 tooxiid nacaybka 7 moowlac fadhiga masaajid kacarrka 8 culmadooda wayneenta ilaa xadka ladhaafiyo oo hadii aykhalaf diintaka galaan aan lala hadlikarin macnaha quraanka oo meel uusanlahay loo qaloociyo subxaana alaah usu ekaa 1. meelbaa suufiyadu kaga fiicantahay saxaabada iyo umahaatul muminiin macaayaan waana jecelyihiin
Iska aamus diin yaridaa ma raxanweyn atahay😂😂😂😂
diinta iyo towxiidka ayo aqoonin markas waxo raabo iska sheega culumada aflagadena xaqa allah tuso
Um Omar diinka ku qabay labada wahaabiya ayeey kafiicanyihiin
Yaa nabiga aflagaadeeyay oonan eheen wahaabiya
اتق الله واعلمي أنك محاسبة بين يدي الله ليس بينك وبين الله الله حجاب
Masha Allah