Sidee lagu kala qaadaa cagaarshowga B ?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 62

  • @faaduma5762
    @faaduma5762 2 роки тому +3

    M.a dr mahmad kadle alle cimri.dher hakusiyo

  • @Somali_Boy_143
    @Somali_Boy_143 2 роки тому +1

    Masha Allah Dr Kadle waad ku Mahadsan tahay Sido kale weriye Guutaale adigana Sido kale

  • @XayirHussein
    @XayirHussein 8 місяців тому +3

    Dr xagee laga helaa cagaarshowga B aan qabaa please Dr xagee kale xariraa

    • @r017x
      @r017x 6 місяців тому

      Bro xldaada kwrn hada side ka tahy inteena ku noshahy

  • @AïchaLaReine-v2b
    @AïchaLaReine-v2b 3 місяці тому +1

    Asc dr xanuunka anuu i hayaaaa xageen kaala soo xidhiidhaaa

  • @nasrasaleban6121
    @nasrasaleban6121 Рік тому +5

    axlh wan iska talalet xanuunka joonisk B ga 3 wakhti wa dhameysta
    hubin dembana waan maray inuu shaqeyey alxlh
    allh inta qabtana haka dulqaado yaa rabii
    hala laxidhidhan dhakhatirta si beerka loo badbaasho madama uu yahay xanuun mudo badan lala noolan karo

    • @maryamjimcale448
      @maryamjimcale448 Рік тому

      abaayo malagaa sheygay oo maka caafimaaday war iga sii

    • @nimoabdi1654
      @nimoabdi1654 Рік тому +1

      Walhi ani waa ihaya

    • @inaxuseen5902
      @inaxuseen5902 Рік тому

      @@nimoabdi1654wll anba hada layga helay See noqoty dawo malaugu siiyeye

    • @mohamedabdi4116
      @mohamedabdi4116 Рік тому

      @@maryamjimcale448 xage jogta wll

    • @Axmednuurmaxamedcismaan
      @Axmednuurmaxamedcismaan 8 місяців тому

      Sxp hal mar aaqatay Wali madhamaysan waqtigii la idhahay soolabo hada maygu dhici karaa

  • @shamsocali3492
    @shamsocali3492 7 місяців тому

    Ano yaro igu dhacay waana la iga gubay wax kale la ima siin b iyo wax la dhaho ma aqoon cagaarshow lee u naqaanay

  • @aishacanab7850
    @aishacanab7850 2 роки тому +9

    Ani aya qabo abatatis B allaha iga bogsiiyo 4 sano aya reer leeyahy xaajigeygane walaga wayay alx inadan kudaranin lkn 2 caruur ba dhalay wana latalalay alx allaah aya kabaryayaa ino iga bogsiyo

    • @zahrahussein2703
      @zahrahussein2703 Рік тому

      abyo mabaxo miya?

    • @hodangaraad4501
      @hodangaraad4501 Рік тому +1

      Alle ha ku 3Wll

    • @Amonsak19
      @Amonsak19 Рік тому +1

      ninkaaaga haistalaalo usheeg

    • @hal-abuuryuusufmaxamed924
      @hal-abuuryuusufmaxamed924 Рік тому

      ​@@Amonsak19 hada xaalkayga ayaa laga helay anina waa la iga waayay se waan shakisanahay ilaa hada .

    • @nimco3965
      @nimco3965 10 місяців тому

      ​@@hal-abuuryuusufmaxamed924istalal wll aniba wa lega helay saxibkeyne wa laga way lkin wa is talalyey

  • @FarhiyoSakariye
    @FarhiyoSakariye Місяць тому

    Dr cagaarshow gu makerna xasaasiyad??

  • @bishaarahmedurur4452
    @bishaarahmedurur4452 Рік тому +1

    Dhaqtaarkaa.xagee kahelaa

    • @drsayaanmohammed4725
      @drsayaanmohammed4725 Рік тому

      Muqdisho wadada dhanka airportka aada ee kalexata aargada
      Hospitalka magacisa waxa ladhaha SOMGASTRO CLINIC

  • @KhadraYusuf-yt2el
    @KhadraYusuf-yt2el 3 місяці тому

    Shimiska malagu qada Dr

  • @deeqoyusuf2032
    @deeqoyusuf2032 2 роки тому +3

    Asc wll waxaan qabaa cagarshowga B wax daawo ah man istic maalin waxaan tagay dhaqtar India ah wuxuu igu yiri hada wax daawo ah kuma siinayo mudo kadib isbaar o fiiri heerka uu joogo wan eegay balse wax dawo ah wali ban qadan mudana wan qabaa maxaad igula talin lahayd

    • @abshirpepe4130
      @abshirpepe4130 2 роки тому +4

      In kastoo dhaqtarka ama wariyaha jawaabta ka sugayaY ahayn. Inta badan Midka aan wax saamayn ah kugu lahyn waa mid jirka ka baxa.
      Isku day in aad ilaahy barisid waqti kasta waxaa hubaal ah in aad ka bogsanayso insha allh

    • @daawade2386
      @daawade2386 Рік тому

      Hello deeqo iso jawab in sha allh

    • @arehmanmohamed3876
      @arehmanmohamed3876 Рік тому +1

      ​@@daawade2386 soo Hadal wll

    • @daawade2386
      @daawade2386 Рік тому

      @@arehmanmohamed3876 hello

    • @arehmanmohamed3876
      @arehmanmohamed3876 Рік тому

      @@daawade2386 waxan arka Inuu xanunkas kusameyay marka Talo ma ubahan tahy

  • @CaliZayid3536
    @CaliZayid3536 7 місяців тому

    Kawaran dhunkashada Qof qaba in xanuunka inu ku faafaayo

  • @sadiayasiin2671
    @sadiayasiin2671 Рік тому +1

    Cagarshow B qofka qaba ma latalali kara sii usi fidin hadu qabo ka hadlaya Kan B ah

  • @bishaarahmedurur4452
    @bishaarahmedurur4452 Рік тому +1

    Ilaahaw. Igasaar

    • @inaxuseen5902
      @inaxuseen5902 Рік тому +1

      Wll miyad qabtaa aniga xitha hader laygu shegy ilaahy hanaga caafiyo 😢

    • @mohamedabdi4116
      @mohamedabdi4116 Рік тому +1

      Xage joogta wll talo ku siiye

    • @mohamedabdi4116
      @mohamedabdi4116 Рік тому

      ​@@inaxuseen5902xage jogta adigana

    • @r017x
      @r017x 6 місяців тому

      ​@@mohamedabdi4116bro inte kala so xariira talo ka raba

    • @decocade1659
      @decocade1659 3 місяці тому

      ​@@inaxuseen5902aaamin😢

  • @mohadollar
    @mohadollar 2 роки тому

    Waxn warysanya wariye sax ah maha miyaa uf

  • @fariihamohamed1446
    @fariihamohamed1446 7 місяців тому +1

    Qof qaba hadaaa salaaanto miyaa lga qaadi karaaaa

    • @decocade1659
      @decocade1659 3 місяці тому

      Maya

    • @HodanabdiHd521
      @HodanabdiHd521 Місяць тому

      ​@@decocade1659walaalo cidiyo jarta malagu kala qaada isoo jwb plz

  • @munoali8817
    @munoali8817 Рік тому

    😢Ani Hdaba baga liiga hayaa

  • @mariaflower6157
    @mariaflower6157 11 місяців тому

    Black 🖤 fuhc

  • @maxamedcnuur1597
    @maxamedcnuur1597 6 місяців тому +1

    Dhidadaka kawaran

  • @deeqoyusuf2032
    @deeqoyusuf2032 2 роки тому +3

    Takale anoo qabo Mays talaali karaa

    • @abshirpepe4130
      @abshirpepe4130 2 роки тому

      Hadii aad video dib ugu laabato
      Waxaad ogaane in dhaqtarku dhahay
      Adoo qaba wax talaal ah waxba kaagama tagaayo

    • @abdihalimabdiibrahim480
      @abdihalimabdiibrahim480 2 роки тому

      Maa lagu qaba hno

    • @decocade1659
      @decocade1659 3 місяці тому

      ​@@abdihalimabdiibrahim480haa

  • @dualeabdiwarsame9911
    @dualeabdiwarsame9911 Рік тому

    The hunger stomachs have no ears drought igad mission unhcr unicef world health organization foa amref usaid wfp zero bottle feeding milk formula powder and say no open defecation now one health care about Warsame blood donation save lives Tuesday hijri calendar

    • @dualeabdiwarsame9911
      @dualeabdiwarsame9911 Рік тому

      Zero bottle feeding milk formula powder and say no open defecation now one health care about Warsame blood donation save lives

  • @mariaflower6157
    @mariaflower6157 11 місяців тому

    Mik miurzsiy10