ODAY CABDULE AJAKIS IYO MAKI DOOD DHEX MARTAY QOSOL QOOTO QOOTO 2017 HD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 211

  • @namaxude3206
    @namaxude3206 7 років тому +41

    Waxan tabay marshaale ilaahay ha u naxriisto qabrigana ha u waaasiciyo😍aaamin aaamin

  • @ogaalkadunidachannelogaalk3391
    @ogaalkadunidachannelogaalk3391 4 роки тому +22

    2020 yaa dawanayo like igu dhar baax asxbta🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ciiltiremahamud227
    @ciiltiremahamud227 2 роки тому +4

    Allah swtc ha u naxariisto walalken Ajakis qabriga Allah ha u nuuriyo kitab kiisa midigta Allah ha ka siiyo kadashiis Allah nama fidneeyo 🤲🤲🤲🤲

  • @mahadofficial8915
    @mahadofficial8915 2 роки тому +4

    Qosolkaa iga dhamaaday😂😂😂
    Odey Cabdulle😂
    abwaan buurfule😂
    ajakis Allha unaxariisto😭

  • @zainabawow4229
    @zainabawow4229 2 роки тому +7

    Ajakis allaha unaxariisto walhi waa iska aduun

  • @abdijibarAj
    @abdijibarAj Рік тому +1

    Baaba ajakis iyo walalal hani xaaji mohamed allah ha u nqxariisto labadoodaba

  • @daganedaadaxAfatax
    @daganedaadaxAfatax 7 років тому +28

    I love my country
    Somalia
    alow wadankayga nabad iga dhig

  • @omarsscnl
    @omarsscnl 7 років тому +14

    Ilaahey soomaliya haka dhigo nabad waarta aamin aamiin

  • @abdirizackadanali4100
    @abdirizackadanali4100 2 роки тому +4

    Allah unaxristo ajakis 🤲

  • @dr-sihaam1041
    @dr-sihaam1041 7 років тому +24

    😂😂😂children Muluqsho Waa,
    Tomorrow Foogti waa 😂😂😂
    Xusuus Oday Cabdule😘

  • @hussenbishar5726
    @hussenbishar5726 2 роки тому +1

    Ajakis nin somalinimo kuweynthy..
    Illahow jannadi kugey

  • @wezy5510
    @wezy5510 2 роки тому +3

    Allah Unaxristo Our Legend Ajakis 🙏 let's prey all the Muslim ppl that pass away

  • @abdaleali6328
    @abdaleali6328 2 роки тому +3

    Illahay haw naxariisto aamiin

  • @xanaanabukar4370
    @xanaanabukar4370 7 років тому +18

    marshaalan xusuustay wlh allow u naxarristo

  • @wiilhog6788
    @wiilhog6788 7 років тому +5

    intii dhimatay alaha u naxariisto wlh marshale so xasustay alaha u naxariisto

  • @foosmahamed1363
    @foosmahamed1363 7 років тому +15

    maisha haa hadaan nahay reer muqdisho waa niyad ficanahay somaha niyadena allaha noyeelo qaali

    • @madaxsareofficial9520
      @madaxsareofficial9520 7 років тому +1

      kuwa hada nafta qabo waxaan beenta ee ku dhax jiraan maalin walbo haka toobad keynaan intee dhiman

    • @madaxsareofficial9520
      @madaxsareofficial9520 7 років тому +1

      ruwaayad iyo qosool waxaa oga fiican ayagoo shaqeesto shaqooyin xalaal ah

    • @shariifcabduqaadir1996
      @shariifcabduqaadir1996 2 роки тому

      @@madaxsareofficial9520 saxiix wll

  • @eng.yaayaabdullahiaxmedal-9173
    @eng.yaayaabdullahiaxmedal-9173 7 років тому +8

    qoooto qoooto waa film Aaaad ufcn lkn hal buu kuxunyahy naagaha dibada joogo oo naasaha nimanka ku qabanaya hdii kle riwayadaaan waxayn noqon mid fisqi

  • @maishahaji4892
    @maishahaji4892 7 років тому +8

    Allah reer muqdisho niyad ficanaa duco wey dalen Masha allah

  • @nanob4740
    @nanob4740 6 років тому +10

    الله يحفظ ‏بلادنا وبلاد المسلمين 🇸🇴

    • @jaxxkameron8181
      @jaxxkameron8181 3 роки тому

      i guess im asking randomly but does anyone know of a tool to log back into an Instagram account?
      I was dumb forgot the password. I love any tips you can give me!

  • @xusenyakub7822
    @xusenyakub7822 2 роки тому +2

    Allaha u naxariisto Ajakis all are legends

  • @omarsscnl
    @omarsscnl 7 років тому +4

    asc sxb oday cabdule Iyo maki Iyo Ajas Iyo kuligiin Waxaan idinka codsanayaa please ku dara sheekada daariqii xamar Iyo shactiradii hore please

  • @fardawsocabdulahi2409
    @fardawsocabdulahi2409 2 роки тому

    Ilahow unaxariiso baba
    ajakis 😥😥

  • @ahmedmohammed8811
    @ahmedmohammed8811 7 років тому +12

    beerkaa icadaaday wllhi
    😅😅😆👌✌👍💕

  • @ashashooble4794
    @ashashooble4794 7 років тому +5

    Waaaaw masha Allah I like u kkkkkkkk

  • @naimamohamed366
    @naimamohamed366 3 роки тому +2

    Odoy cabdulle waa iska filanyhay

  • @sweetieadey2754
    @sweetieadey2754 2 роки тому +1

    Alaw ku naxariso walalkey ajakis

  • @walaaleynte8332
    @walaaleynte8332 7 років тому +3

    makiyaa muluqa cidyeele majirto oday cabdule funny 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdiqaniomar3384
    @abdiqaniomar3384 7 років тому +4

    hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
    qosolka wuu iga dhamaaday wlhi hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @nacnacqori4384
    @nacnacqori4384 7 років тому +9

    Makiyaa Muluq ah cidyeeleyso majirto kulahaa 🍼😂👈

  • @abdiyare742
    @abdiyare742 6 років тому +1

    Kuwa ingriiska jooga wax ay meesha ku hayaan malahan aniga inta ay kuwaan ku jiraan bis lee ka fiirsaday inta kale waa laba labo.

  • @ayuubmohamed831
    @ayuubmohamed831 Рік тому

    Ajakis alla ya raxma

  • @somaliaon3536
    @somaliaon3536 6 років тому +3

    Masha Allah xasuus wacan

  • @aqbalnuurdinindhajaceel6650
    @aqbalnuurdinindhajaceel6650 5 років тому +1

    Abukar mahdi nin ween waanku salamay

  • @aziiz94
    @aziiz94 6 років тому

    Maki xaaji banaadir gabdha wariyada kis cashir afsomali o u dhigay kulha riwaayadi ha dhihin ruwaayadan dheh legend wye wlhi

  • @abdigeedi765
    @abdigeedi765 2 роки тому

    Allaha ha unaxariisto ajakis

  • @aishamusaali2740
    @aishamusaali2740 4 роки тому +1

    Hani cadeey Allaha kuu naxariisto 😭😭😭😭

  • @qaliladan5348
    @qaliladan5348 7 років тому +5

    hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh alla beerka moqdisho I love u

  • @dhemanluula5338
    @dhemanluula5338 7 років тому

    xale reer qoota qoota weidhafriyen wayo waan keclahe♡♡

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 3 місяці тому

    OGOR CABDIH WAAY CABDULLEH !!!

  • @nabiilcade5906
    @nabiilcade5906 2 роки тому

    Ajakis allh u naxariisto😢

  • @seinababukar2174
    @seinababukar2174 7 років тому +2

    talaahi feeraha

  • @laylaahmed6212
    @laylaahmed6212 2 роки тому

    Allaha u naxariisto cabdi muriidi

  • @hasanu4510
    @hasanu4510 6 років тому +1

    viva qooto qooto

  • @yoolahsoftwereborama808
    @yoolahsoftwereborama808 5 років тому +1

    Iyo madax mayal iyo dooro cuntay aasad carab geel ka doode

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 3 місяці тому

    AAMIIN

  • @deeqhassanfarahfarah9149
    @deeqhassanfarahfarah9149 6 років тому +1

    Masha allh

  • @bashiircumarcilmi7541
    @bashiircumarcilmi7541 7 років тому

    allow una xariisi marshale

  • @Hon.mustafe
    @Hon.mustafe 4 роки тому

    gabadha wariyaha ilahey haunaxariisto marxuumada

  • @nuurbaydhabo3194
    @nuurbaydhabo3194 7 років тому +3

    kkkkkkkkkkk wlhi nimankaan waan ka qeeyliyay

  • @royalofficial6975
    @royalofficial6975 3 роки тому

    2021 hadii aad daawanayso like saar

    • @AbukarMahdi
      @AbukarMahdi  3 роки тому

      Ramadaan Mubarak Walaal Thanks

  • @abbeyadan2695
    @abbeyadan2695 7 років тому

    mashalx i really lov his creative stryyyy

  • @hanamaxedkeynan7588
    @hanamaxedkeynan7588 6 років тому +4

    Kkkkkkkkk wan fuuray saa uquslayey

  • @khaalidabdi7818
    @khaalidabdi7818 7 років тому

    allow noo daaaa abwaanadeena

  • @maishahaji4892
    @maishahaji4892 7 років тому +2

    waAW

  • @geeseydaahirgesey6568
    @geeseydaahirgesey6568 6 років тому +1

    Kkkkk rag is helay wlh aad iyo aad rabi ha idin dhowro

  • @fartunyusuf7595
    @fartunyusuf7595 7 років тому +2

    maki odey cabdule Ajax Qatar waaye kkkkk

  • @iskufilanmedia1081
    @iskufilanmedia1081 5 років тому

    Udey abdulle yaaweyn

  • @drnuradin9001
    @drnuradin9001 6 років тому

    Masha allah illah cafimad haidin siiyo

  • @mascudsalad958
    @mascudsalad958 2 роки тому

    Hani & ajakis allé ha u naxaristo 😭😓😪😰😰

    • @kingmaanka1515
      @kingmaanka1515 Рік тому

      Gabadha wariyaha ah oo meesha fadhiso ma dhimatay

    • @mascudsalad958
      @mascudsalad958 Рік тому

      @@kingmaanka1515 ha marhore gariga ku dhimatay sxb

  • @ajacade4063
    @ajacade4063 7 років тому

    Ajakis lakis fagis an hagis waa bes shactarole

  • @abdinaasir1505
    @abdinaasir1505 2 роки тому

    Legends

  • @iimaanabdullaahi849
    @iimaanabdullaahi849 7 років тому

    war waxaas ruwaayad ma aha ee caruurta ku ciyaarsiiya

  • @abshiryare6491
    @abshiryare6491 7 років тому

    Ok hppy brith day ajakis

  • @hasanu4510
    @hasanu4510 6 років тому

    wllhi wan quslay manta war qoto qoto San miye ufecned

  • @umumunira4982
    @umumunira4982 4 роки тому

    ASC Asxaabta

  • @abdishakaurawad3593
    @abdishakaurawad3593 2 роки тому

    Aun ajakis😟

  • @bisharxavi9523
    @bisharxavi9523 7 років тому +2

    kkkkkkhhhhh ajakis wuu iga qosliyay

  • @AbdiasisYusuf-dj6jh
    @AbdiasisYusuf-dj6jh Рік тому

    Saunas.la.mida.ku.gaar.bash.bashiyo.barwaaqo

  • @wadanitv5354
    @wadanitv5354 7 років тому

    mashallah ilahow noo da xigmad

  • @mohamedfarah5989
    @mohamedfarah5989 7 років тому

    Dad culus ayaa isku yimid wallaahi

  • @aniwaaye8725
    @aniwaaye8725 7 років тому

    ronaldo ,cali dheere, ronaldinho oday cabdulle weydheeryihiin caqliyee lee yihiin

  • @qadaafixuaeen6471
    @qadaafixuaeen6471 7 років тому

    Wlhi waa jilayaal

  • @saidoilyas5891
    @saidoilyas5891 7 років тому

    wlhi waa majaajiliistayaal oo aan caaadi ahayn

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 7 років тому

    abukar mahdi sxb waxa ka codsana diimow xaji Ilka dhere kuso dara qooto qooto

  • @abdisalamshiine1174
    @abdisalamshiine1174 2 роки тому

    Legends😥😞

  • @mascuudxassan9889
    @mascuudxassan9889 7 років тому

    O'Day cabdule kuleh qoto qoto halodayo

  • @aminaaxaashi4854
    @aminaaxaashi4854 4 роки тому

    Dhaanto

  • @crsqmxmd2010
    @crsqmxmd2010 7 років тому

    xaad iga cafee deyn maad igu leedahy kkkkk oday cabdulle war madhibo

  • @abdirahmanisse499
    @abdirahmanisse499 7 років тому +1

    caadi mahan aqyaarta noolaada waa naga qosliseen

  • @abdirahmanismail4234
    @abdirahmanismail4234 7 років тому

    haye

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 роки тому

    Maba la fiirsan karo xanuun waaye daaya ajaxis camalkiisa waa go ay bes

  • @miimiisaglxususigaqaliya3231
    @miimiisaglxususigaqaliya3231 7 років тому +1

    marxunka ilahy ha unaxristo marshale

  • @adityanurzemzem4443
    @adityanurzemzem4443 7 років тому +2

    kkkkkkkkkk allow dhowro

  • @abshiryare6491
    @abshiryare6491 7 років тому

    Sana 20 lagu jiraa miii ajakis kkkkkkkk

  • @aminamaye4004
    @aminamaye4004 7 років тому +3

    asc,odey cabdulle jilib Marko afkaa ha ku labin

  • @yoolahsoftwereborama808
    @yoolahsoftwereborama808 5 років тому

    Hhhhhhh qamshaar iyo qadaad kulahaa oday cabdulle

  • @ciyaalxamaraahay2714
    @ciyaalxamaraahay2714 7 років тому

    Cajab

  • @rakeshrashakcabdulahi2352
    @rakeshrashakcabdulahi2352 7 років тому +1

    hhhhh blhi
    dadweyn
    aaa
    la isku kenay

  • @duceysanemohamed7559
    @duceysanemohamed7559 7 років тому

    Hhhhhhhh wllhi qosolkaa iga dhamaaday

  • @fali2695
    @fali2695 7 років тому +2

    masha allah kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk

  • @ffggycade688
    @ffggycade688 6 років тому +1

    Hhhhhhhhhhhhh Allow cimriga u siyaaadi

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 2 роки тому

    Sheko nago socdal oo lakaseen baa yimid tuulo kadib iney madax banan yihin shegen kadib waa lagursaday wey walaceen kadib ninwalbo nagtis iney nasab tahay buukufanay sadexdi nin baa sojediyen iney nagaha ben ushegan safar iney aadayan kadib waxay ufuulen geed iyago dhageysanayo shekeysigoda tii nasab ah midwalbo meshey kasoojedo siay uogadan waxay jeclan laheed ooy hesho aba utagto rabto aba cunada ay jaceshahay sadexdi ba heso kalaqadAy hada xafada daganahay guri kagatay guriga waxa ijar ugu jiro dad sacudi laga sotarxilay xafadana guryo kuleh aqon uma lihi afka carabiga aanan aqoon hadi leysarbeybo markas cidi aankagatay wilkoda qolbu cunug hoyadis ujogan wilkis gabar kuqabo qol wuxuu uxirna nin ditoor weyn magac leh sey shegayan bArando maleh bacad wuyahay ganjelka iyo laba qol qeyb ah qololka gudaha fiieybi qol jiko maqsin waamel labo qol iyo musqul waamel jikada musqul gar albab dhexe labada bananka musqul bananka gajelka waa qarban maxirmosidan marki lowarejiyay bakare xafis kuyalo shicib sidi ijar sacudi loqabilo aqonsi inaledahay marqati kadib cidi inahishino labo lesla qabo mid kamid dumal tahay sacudi iskasoracen mid hore loqabay midsadexad inaiscirirsano ana wax mawato jodari kabadan intey guri kahelayan aba mudo eeyisiyan deedkase uubananyahay oondhiso gedo burburay oomada gartay kabixiyonin baa mesha somaray mator jiday kanjelkan maisameyn haa galab waye shaqo losoijartay bakaraha lagakenay inadhigo guriga albab la aan waye wax kama galin madagani wax kamagalin wuusodhex dhigay saa cidi batiri hadi laxado nomaheysatid ninki wax nimahesto futo jir aniga kasobixinayo cidi xado war yatahay xawadla ahay sawu iskatagay ana watagay subaxdi ayi filo koronto iyo meshi lagashiday dhulka lasodhigay wixii xash aba danbas guriga afartis gar lagushubay ilaa halqol ooxirna mahee ani kor umaqadin oo wan qarsaday ninki alxanka dhibkan sabab uaha hadana kadaran inuu ilaah igabadbadiyaa qeer baa uarkay ninki ditor baa xafada weydiyay iney itusan qolkan siuuibaneyo toban jar kabixin weyday ninki guriga lahana wukabixin waayay cirkaa rob kuogtahay oonlayabayhadalkas waligeyay ciyal xafada legu daray isbitalka ditor heysto alab sahal ah wakabixina kadib in iridbana baqalo sameynayo iskafalo ubahanahay wanasoracay iskafalu natusay kadib jabin irid banan marku arkay albab lasaray inunoimaday alabta inubaxsado iskafalaha isotuso anigo kabaibsanoonin ogabaxay kuwii filada gogoyay daci noimada isaga tagan nawacdi galiyo shala udanbeysay asxab kale sowatayhortena ijar ugujiro misjidkana daris laeh nin taqan yatahay lama dhaho afrikan waaisyaqanaa لا تدي نصيحة لواحد يعرف اصلك

  • @Asma-dl8re
    @Asma-dl8re 7 років тому

    kkkkkkkkkkkkkk hani love u sis dad wawayn is helay

  • @sadiyiaddawe7986
    @sadiyiaddawe7986 7 років тому +2

    hhhhhhhhhhhhhhhhhh ma noooli wlh

  • @abdihakiinmukhtaar2973
    @abdihakiinmukhtaar2973 2 роки тому

    W

  • @abdulfataah2298
    @abdulfataah2298 7 років тому

    kkkkkkkk qooto qooto kuwa ugu shidan weye jilayasha dalka jooga

  • @abuukarsalaal2407
    @abuukarsalaal2407 7 років тому

    kkkkkkkkk waa qosol madan

  • @jaylinsomali
    @jaylinsomali 7 років тому

    Is that Fatxiya iskooor or her twin

  • @naimamohamed366
    @naimamohamed366 3 роки тому

    Walee madax waa ka dharadeen waxaa la gabgaabateyn waaa qamsharka iyo dhafoorada kkkk

  • @amaaloozmohamud2266
    @amaaloozmohamud2266 7 років тому

    aamina macoow loolz marissa fanaaan ma ahan ruwaayadaha bey jili jirtay she is atariisho