Waan arkay waliba dhowr jeer ayaan si dirqi ah oga badbaaday Alxamdulillah sido kale wan arkay qof ka badbaaday lkn meshuu ka cunay ilaa 3faroos way isku laab meen sido kale iniga wiil wax yar iga horeeyay ayuu indhaha ka candhuufay
My kaliya waxaan arkay maso lugaley iyo sumxayo tan dheerta ah ilahey imatuso saan unecbahay lee ilahow inta muslim ah kahaay tan kaleh dadka waxaas aminsan walaahi waxaan dhahay in diinta islamka lagaarsiyo ubahan yihiin waa dad juhalo ah yarabi ada mahada iska leh inaga dhigay muslim alxdulilaah
Jaalle laba fikir ayaan kuu hayaa oo kor uqaaddi kara views kaagga iyo caanimadaada 1= in aad yarayso fidiyawyada badan waayyo dadku ma jecla waxa ay si fudud ku helli karaan , markaad samayso qorshahaas waxaa badanaya baahida loo qabbo in aad soo laabato , waxaagga kale oo kuu suurtoobaya in aad vidoega aad soo dhigaysoh uu ka waxtar badnaanayo video yada hadda good helaysoh wakhti aad ku tafatirtoh videogaas 2= in barayaasha bulshada kale aad dhigto sida tiktok ama Facebook, waxay kor uqaaddi karaan views kaagga waxaana dhacaysa in lasoo raadiyo youtubekaaga waayyo waxaad leedahay cod gold ♥️ voice ah Horay usoco
Wlh mas weyni badan oo cagaar ah ban galab ano mel lami fadhiyo guri tacsi ka dhacday ku mashqulsan bu duudkeyga agtiisa maray ani waxan arkay sentiisa oo isha geskeda ka arkay naxdin ban la dhaqaqi wayay ilhy aya iga dhikay qof an naf xata kaso bixin marku dhinaceyga ka dhamady ban so booday kadib dad kale oo dhinac fadhiyo ban u qeyla dhami maski wu is buufi kadib wil ba qoray la So cararay oo madaxa ka toogtay 😢
Runti sxb channel Kaga dadka dawada waxa ku jira anoo Kalo mas ka baqa please 🙏 wa codsi hanaguso celin qiso mas ah maqal dayo xata megi karo muqal mas ah ax
Wan kaga mahadcilinaya waqtiga aad ku bixisay muqaalka❤❤❤😊🎉
Congratulations abwe Salallahu caleyhi wasalim
Thanks
Haa wuxuu ahaa marsoobax..waana kala badbaadnay inkastoo iigu hoosjiry barkintayda hoosteeda....teeda kale waxaana iqaniinay dabaqalooc oo aan bil wax yar la' igujiray isbitaal maalintii iyo habeenkii aan kala safari waayey xitaa dadkaygii😢😢😢...
Bisiinka haliis waaye ok sidee kubadbaaday
@UgaskaxafadaAbduqadir ...xag Alle ka badbaaday...ilaa hada cagtuu iga qaniinay way igu soo kacdaa ayadoo kabuubyo iyo xanfaf leh.
@@Samraaabdihashishire3113-ji9xe alaaha hakucafiiyo
scw scw scw scw❤❤❤❤ hore uu soco wll
Scw scw scw ❤
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
Mahadsanid wll❤
Maashaa ALLAAH Ty brother 🏆👍
Dudaaye guulayso 😊
Millions subscribe ayaad u qalantaa runtii waxaan rajeynayaa inaad gaarto 🎉❤
Thanks 🙏
Ilaahey ayaan kamagan galnay musiibooyinka😢
MaY waligay toos uma arkin
Ruux u qaninayna maan arag ILahayna imaba tuso inshallah
Dudayoow wallo 😢qisaadi aan ka codsaday maad so galaynin Metthew holbrook Grestriidge Georgia inanti yareed ee sarkaalada ahayd iyo ninki Sargalka Anericaanka ahaa ayaan rabay wallo 😢
Scw ❤❤❤
Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤
Thank you
You're welcome
Mr.dudaaye ❤❤❤
Cunuga habaryar u uahy uu qaniiny wuuna udhinty😢😢daqadu kasoo galay😢
Caruurta iyo Dadka aadka u waawayn Sunta masaska horay uga dhintaan dhalintaa u adkaysata badanaa
Daqada shabaqeda away hah 😢😢 waa qadar
@@AminoAbdirahman-s7i daaqadihii hore waaye biraha dhadheer laha
From ruweyda style 😎 ❤
Horay u soco ❤😂
Thanks wllky qisooyinka crime
Haba day hoyo la dhalate buu qaniine ayado yar waliba madaxa uu ka cune lkn alx way nooshe hada ❤
Kan asigaba maas u eg 🤣🤣🤣🤣bee
Subxannllah 😮😀 wuxu arxan darnaa😢
Tededa kle hindida rerka ninka ba labilaya bisnka
Alhamdulilaah Muslim ❤🤲🥺
Allah masali wasalim wabarek calee❤
Haa abtigay ba u dhintay ilhy ha unaxariiste😭
Let's goo upto 100k❤
Keep going dudeey my brother ❤😂😂😂🎉🎉🎉
Scw😊
21 Saac. 2 kun like🏆👍 Ty Soomaali Weyn. Weli Siiwada Dadaaalka🙏
Maasha Allah wllkey dudaaye hore u soco
Taageero lambar koow ayaan ku ahay❤😊
Subxanalah hindidu waa dad dhaqankoda ad layabeyso
Waan arkay waliba dhowr jeer ayaan si dirqi ah oga badbaaday Alxamdulillah sido kale wan arkay qof ka badbaaday lkn meshuu ka cunay ilaa 3faroos way isku laab meen sido kale iniga wiil wax yar iga horeeyay ayuu indhaha ka candhuufay
Aniga ayuu I qaniinay mas waana ka badbaaday alxamdulillah
Waan farxaa markii muuqal aadsoodhigto wall saankuu sugaayay❤ like kabilaabay
Haa waan arkey marii koobaad bulac aan arkay markii ugu darneedna abeeso lugaaley aan arkay.
Good 👍
Qosinkada masha allah waye hore osoco
Salalahu calehu wasalim masha Allah ❤❤❤
Alla anga haben anga o hurda aya hoyaday aragtay isaga o dhinacayga soconaya illahay ba iga badbadiyey Alx🥺
Lkn sxb daqiiqaha videoga soo koob ilaa 15 daqiiqo mahadsanid
ASC AZXAABTA QAALI AH ZXB ZARE DUDAAYE ❤❤❤SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤
Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤
Waa jecahay qisada
Thanks wllky
Waligay ma arag mas
Qusadan waxan ka faidayna qofna boosku taganyahay haka badbadin reerka bal kawrn wanag oodhan loosameyey hadana waxa sameyey
Sallaallaahu Caleyhii wasalam ❤
Scw scw scw
Mr dudaaye horey usoco wll
Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤
My friend my friend 👑👑👑👑😂
❤😂😢😢😮
😂❤😢😮
Scw
Salallaahu caleyhi wasalam❤ Salallaahu caleyhi wasalam❤ Salallaahu caleyhi wasalam ♥️
Sallaallaahu Caleyhii wasalam ❤
Xaaax maskaan aragtidiisa ayaa laga naxaayaa hah😢
Yaa allaah adigan ka magan galney
Gold voice ❤❤❤
Sxb dudaaye waan kusalaamay waxaa tahay qofka keliya oo youtube ka ugu codka macaan noolaaw sxb ❤❤
Let's go 50k plz
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Aniga kubra ayaa daaqad aan hoos jiifey iiga soo dhacay waxaan moodey bisado aan lahaa sariirta hoosteeda markaan ka eegayna saa waa mas anigoo jiitey oo madax ka tumaaya ayuu adeerkay iigu yimi wuuna diley waxay ahayd sanadkii 1982 horanteedii midkale ayaa isna jirey 2005 ayuu mas balakoonka igu qaniini gaadhey alx lkn kii hore ee aan diley abtigay doob ah ayuu qaniiney oo u dhintay masaska aad baan u necebahay jidhiidhico ayaa igu jabta markaan arko labadaa jeer mar xamar bay ahayd marna wadanka finland❤
Yaab walahi raga qaar waa bahalo
Dadka Hindida ah wa dad aat u naxariisdaran intaan ka maqlay sumxanalah😢
Subxanalah
Yaa rabi aadigan ka magan gaalney yaa allah 😢😢
Talow nocyadan somalia mey ku nolyihin
Zxp wajigaaga soo bandhig❤❤❤😊
Mardhow
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤
Jabiiisso aha 😢
Aniga hada kahor gabar aan wada soconay buu mas qaniinay wiil nala socda baa dilay weyna kabadbaaday lakiin isbitaal bay waqti badan kujirtay.
100k aan gaarsino sanadka cusub inta aan la gaarin guys please u share gareeya asxaabtina
Mr dudaaye waa ku wataa sxp
Soo badi ❤❤❤❤❤
Salallaahu caleyhi wasalam❤ Salallaahu caleyhi wasalam❤ Salallaahu caleyhi wasalam ❤
Keep going bro ❤❤❤
Wsc Wllo
aan wada dadalno sxbyaal❤
ALLA NINKA CADOWSANAA CALOOSHA KU XANUUNTAY 😭😭😭
I.a waad gaari 100k subscribe sanada cusub 2025 ee keep going my dear brother
Scw scw scw scw scw ❤❤❤🤲🤲🤲💯
Salallaahu caleyhi wasalam❤❤ Salallaahu caleyhi wasalam
Ilahay
Naba bado
Nanana tusi
Mas iyo. Halistiisa
Asc first one ☝️
Bisinka wlhi wa qiso xanuun badan mas aaaaa😢😢😢😢😢
Haa mid Ila dhalaty oo qaniiney lkn we kabad baadey😊
Alxmd
My kaliya waxaan arkay maso lugaley iyo sumxayo tan dheerta ah ilahey imatuso saan unecbahay lee ilahow inta muslim ah kahaay tan kaleh dadka waxaas aminsan walaahi waxaan dhahay in diinta islamka lagaarsiyo ubahan yihiin waa dad juhalo ah yarabi ada mahada iska leh inaga dhigay muslim alxdulilaah
Alxmd
Wllkey dudaaye wad ku mahadsanthy sida quruxda badan ee aad nogu so gudbisay barnamijkan❤
Sax waye
Guuleso bro
Asc.
Saaxiibkeen aan ka tiirino
Jaalle laba fikir ayaan kuu hayaa oo kor uqaaddi kara views kaagga iyo caanimadaada
1= in aad yarayso fidiyawyada badan waayyo dadku ma jecla waxa ay si fudud ku helli karaan , markaad samayso qorshahaas waxaa badanaya baahida loo qabbo in aad soo laabato , waxaagga kale oo kuu suurtoobaya in aad vidoega aad soo dhigaysoh uu ka waxtar badnaanayo video yada hadda good helaysoh wakhti aad ku tafatirtoh videogaas
2= in barayaasha bulshada kale aad dhigto sida tiktok ama Facebook, waxay kor uqaaddi karaan views kaagga waxaana dhacaysa in lasoo raadiyo youtubekaaga waayyo waxaad leedahay cod gold ♥️ voice ah
Horay usoco
Thank you 👍🙏
Walalkey caqliga ilahey hakudayo sax waaye halagu xiiso 😂😂mar dudaaye warkas maqal waa talo fiicane muqal noso dhig haku dhahan intaas lasug 😂😂
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤
Inkaar qabe
Waligey si toos ah uma arag mas balse waan maqlay qof uu cunay oo u dhintay🤟🤙✌️💯
Wlh mas weyni badan oo cagaar ah ban galab ano mel lami fadhiyo guri tacsi ka dhacday ku mashqulsan bu duudkeyga agtiisa maray ani waxan arkay sentiisa oo isha geskeda ka arkay naxdin ban la dhaqaqi wayay ilhy aya iga dhikay qof an naf xata kaso bixin marku dhinaceyga ka dhamady ban so booday kadib dad kale oo dhinac fadhiyo ban u qeyla dhami maski wu is buufi kadib wil ba qoray la
So cararay oo madaxa ka toogtay 😢
Scw scw
Waa qiso aad uu macan
Sallaaahu calayhi wasalam ❤
Haa
Marsha allah🎉
Mya ilhow haitusin lkn wan arky wiil walalkey uu. Qaniny gacanta gacantina wa qalocaty 😢
Runti sxb channel Kaga dadka dawada waxa ku jira anoo Kalo mas ka baqa please 🙏 wa codsi hanaguso celin qiso mas ah maqal dayo xata megi karo muqal mas ah ax
Cabsidaadu waa siyaade iska dhaaf hadanad u dulqadan karin
@MaariyaCismaan-f3c Haye wll man Modena in uu bahalkas ku jiro runti ma dawan lahene
Shaikh Samatar wad iga qoslisay cabsida iskada pro
Dad ka qar ad bay u nacan
Aduunka ayaa u necbahay mas😢😢😢
Ala muuqalkan wankaso daahay Mahadsanid walalkayow ❤
Xaasidsnaa ninku bisinka 😢😢
Subxanallh subxanallh subxanallh 😢😢😢
😢😢😢😢
Shaqada hasocoto asxaabee❤
Sabxanalah❤❤❤❤
Aar bahalkaan iyo dilka dilkaa iiga fudud walahi
Waligey lama kulmin mas
2 jeer ayan dillay isla bisha wllkeygi igayar aya la dilay😢
Scw scw scw scw scw scw scw 4:42