NIN SQUID GAME DARTIISA DIL TOOOGASHO LOOGU XUKUMAY
Вставка
- Опубліковано 7 лют 2025
- WELCOME AND SUBSCRIBE OUR CHANNEL
My FACEBOOK : / macaad2
FACEBOOK PAGE : / inahosow
INSTAGRAM : / ossmanny
QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
wide lense : amzn.to/37J7UrY
favo lense : amzn.to/3e0X7KR
camera bag : amzn.to/3mxGWIh
camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
lense 2 : amzn.to/2JashEq
ND filter : amzn.to/2HDHDAS
gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD UA-cam KU BILAABI KARTO
Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
monitorka : amzn.to/37IOq6P
macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
speakers : amzn.to/3oyCLOb
nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
memory card holder : amzn.to/34vx3o4
Qalabka CODKA - AUDIO
microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
voice recorder : amzn.to/37KGqlV
mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
reflector : amzn.to/37Y0vp9
light gel : amzn.to/3dZgjsu
MUUQAALO XIISO LEH
CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...
الحمد الله على نعمة الاسلام 🤲🏼
الحمدلله دائما و أبداً
الحمد الله 🤲
الحمدالله
Alx
diinta islaamka waa naxariis masha allah
Haa wllhi alxm xuriyad daro heeso
@@ramlaabdiaziiz8584 adiga hada ma adaa is xoreeyay wax diinta ka Baxsan hadaaa samayso Rabi ayaa Kaala xisaabtamaYo
@@mohaabdi9894 diinta maa gumeesi kugu heeso diinta waa naxariis hadaa danbi gashidna ilaahi ayaa utoobad keeni ilaahi ayaa yiri naxariisteda hakaquusanina
@@mohaabdi9894 sharciga athag athi camal doqon aya logatirgali 😡😡😡
Xoriyadu wa shey qaliya dad an haysan ba jiro xornimo🥵😂♥️
😂😂wlhi qof somaliya kuma nolokarayo wadankaas
ILAAHAY mana geeyo
Amiin
😂😂😂
😂😹
Maxaad ka taqana saldhiga ay ilaaladiisa kamid yihiin maxaabiista ku xiran qaar
ua-cam.com/video/8mMR38TqJoA/v-deo.html
Ninkaas yaa somiya keena asagoo walan🤸♀️ ayaa wadan kiisa locelin lahaa🤣😂😂😂😂😂
🤣🤣🤣🤣🤣
😂😂😂😂
🤣🤣🤣
Hhhhh
Maxaad ka taqana saldhiga ay ilaaladiisa kamid yihiin maxaabiista ku xiran qaar
ua-cam.com/video/8mMR38TqJoA/v-deo.html
Daahir calasow baa ku fiicnaan lahaa wadankaas in la geeyo xaarku haku dhagee
Io kabtan ayup waa laga nasan lahaa wllhi
Hal mid dlka ku raacay Kuna AmanYa
Waan Aflaamta Ansha xun QofKii mobilekiisa lgu Arkaa waa diL🐯
Waxasa I Mara😂
Maxaad ka taqana saldhiga ay ilaaladiisa kamid yihiin maxaabiista ku xiran qaar
ua-cam.com/video/8mMR38TqJoA/v-deo.html
Kuwan indhaha yaryar waka qeliye ani 🤣🙈
Xoriyadu waa nolol wlhi 😂😂🥺
somalida saas ku fiicned dowlad aan waxba ka sameyn iska xag xaganeyso😊😊😊
nagatag
Waxaan huba Hadii North Korea dal somali ahaan laha dalka dhan burbur ayuu isku badali laha
@@Zhangzhi123 wuu toosi lahaa bee somalida wax u taliyo ay rabaan sidii siyad bare cml uga cabsan jireen
@@mahdimohamed7056 wadamada afrikanka kale waa macquul lkn somalidu waa dad kulul weye dulqadkuna ku yar sida carabta waa sababaha dhibku inooga dhaman layahay wakhti walba laiscunayo siyad bare ugu danbeyn asaga iyo reerkiisaba dalka laga caydhiyey dalkana qalalaso ka bixi layahay
@@Zhangzhi123 haa sxb waa sax hadalkada lk waxa ku sheegaa somaliya ine waligeed hagaageen mana tooseeso sxb meshi laga rabay ine ayag isa soo dhaweystan ah shisheeyaha so dhaweysanayaan ayagana isriixaayaan marka dalkeena ugu danbeyn kenya iyo Ethopia qeebsaayaan u fiirso
wllkei full support ku ahay
😂🙄 Hadaan Somali Nahnay Madax Adaygah Wan Ku Dhalanay 😂😂😂✌ Kaligiiz Taliye Ma Naqano
Meel lagu noolaado ka xun North Korea Aduunyada kuma Taalo, xita surwal jenis ma xiran kartid, Caasimada ma Dagi kartid, gaari ma qaadan kartid, TV yada reer Galbeed ka ma Daawan kartid, xukunka ugu yar laysku xakumo wa Xabsi daa'in 10%
90% Dil ba lagu xakuma
@Darwish____girl🐎 ina Darawiish Amin 😁
Maxaad ka taqana saldhiga ay ilaaladiisa kamid yihiin maxaabiista ku xiran qaar
ua-cam.com/video/8mMR38TqJoA/v-deo.html
Aduunkan adigoo xor ah imow kadibna adoon kulla mid ah sidad u nolan laheed haku yeedhiyo wali aha alxamdulillah
Hormar wacan hossow bro 🤞❤️🇸🇴✅
Inaalillah waa ka guuri walle kaas wadan ma ehee
Subhanalaah alxamdullilaah allahu Akbar subhanalaah alxamdullilaah allahu Akbar subhanalaah alxamdullilaah allahu Akbar subhanalaah alxamdullilaah allahu Akbar subhanalaah alxamdullilaah allahu Akbar subhanalaah alxamdullilaah allahu Akbar subhanalaah alxamdullilaah allahu Akbar subhanalaah alxamdullilaah allahu Akbar subhanalaah alxamdullilaah allahu Akbar
Bizinka balaayo idiin ku dhacdy 😅😅
Subhanalaah alxamdullilaah allahu Akbar subhanalaah alxamdullilaah allahu Akbar subhanalaah alxamdullilaah allahu Akbar subhanalaah alxamdullilaah allahu Akbar subhanalaah alxamdullilaah allahu Akbar subhanalaah alxamdullilaah allahu Akbar
Hossow legend 🥰🥰
Wadankaa iyo madaxweynohooda cabsi aanka qabo wxnka cabsanaa hbn inta seexdo inaa subixii North Korea kasoo toosoo acuudubilaah 😩
😅😅😅 illahey haku geeyo aad nooga sheekaysid waxa meesha kajree
Oh my god this is crazy unbelievable 😱😱😱🥺🥺
Do u know how to speak smli
Legend aan taageero hossow🤗
i ALWAYS SUPPORT YOU
Walaahi si niyad ah baan u iri ilaahaygii aan wadankaas iga dhalin baa mahadleh 😂😂waxani waa gumaysi aan aadanahaba horay usoo marin abid hade waa abid.
Inaa somali thy ma ku faraxsan thy xalkedane waad la socotaa
Waa wadan Waali ah sharciyadiisu runtii 😲😱
Hosow bro Nin aan videoyaasha aan coffee usoo qaato say aan ugu raxeysto
Fiicnaan laheedee somalia in saas laga dhigo oo xuriyada waxe thy dhan laga qariyo qabiilka wuuka dhaman lahay wlhi😁🤣
Ani cml 😂😂mafiirsanin canigeyga yar uun baan kamaqlay😅 mana aqaano ba wax laga wado iyo wuxuu taraayo
Film kaas aan anna xiiseyn ba waayey ee iska dhaafayey miyaa xabsi daa'im loo mutay yaab badanidaa adduunyooy🤔🙃
Dankeschön 😻
first keep going pro
Sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam
Waa la isoo daayay Alx ani dalxiis ahaa lay ujoogay
We are Somali madax adeek anika nagu imaaw we don't need kalagiisa taliye 😈😎😎😎🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇰🇵🇰🇵
Only we need kaligis Tagaye 😂
Maxaad ka taqana saldhiga ay ilaaladiisa kamid yihiin maxaabiista ku xiran qaar
ua-cam.com/video/8mMR38TqJoA/v-deo.html
Ana ugu horeya 🥰🥰🥰🥰
Alxamdulilah ilaahayow adaa mahad leh aan wadamadaas sharciyada adag naga dhalinin ee waliba islaam naga dhigay Alxamdulilah
Maxaad ka taqana saldhiga ay ilaaladiisa kamid yihiin maxaabiista ku xiran qaar
ua-cam.com/video/8mMR38TqJoA/v-deo.html
Ilaahay WadankaaS igama dhaliN😢🥺
Diinteena waa nasteexo alx 🤲
Ilaahow mr Kim oo kale ino keen toos halo kala baxe wlhi kibir ayaa nagu jirto dalkena sidaaas uburbursan 30 sano anagane waxan modna inaa Singapore kanolal sareno oo kale 🥺🥺
Ha isoomarin dheh 😃😀 keep giong Hosow pro
Subxaanallah gumaysi kii ugu xumaa ayay ku jiraan oo wall kuwa wsdankale ku noolada ama ka so baxa siday ka yeelan tolow
Aduunka gumaysi iyo bila xoriyad baan ugu necbahay allah iguma noolaysiiyo
2025 watch?
Maba daawan, waa sheeko waalan! qofka jowrfalka badan wuxuu dad dulmiyo oo loo seetto dheereeyaba mar buu soo gabagabobaaye in balaayo la tagto deedna ay sidaas ku bad baadan baa laga yaabaa
War ninka oo kale Aya somaliya ku fican🤣🤣
hosow waxaan u share gareyey madaxweynaha south koria kim
hosow pro wllo Morocco ayaan jogaa bari ayaan dhalin yaro balansanahy waxana rabnaa inaan dhanka spain ka soo dhadhacno wllo wadoyinka tusale iga siin kartaa please replay pro😶
ilahow wadnka hanageyn😭😭😭😭😭
Waa nasiib xumo wlh maxy ahyeen dadku nafisba maleh😁
Jazakallah brother. Horay usoco👌👍
Xabsi aduun hadaa maqli jirtay kuwaasa ku jira 🥲🤣
Subxanallah xabsi aduun ayeeba kujiraan 😳kaali wadanka uma dhoofikaran miyaa horta qof wadankaas u dhashe?
Hasanoow Waad mahad San tahay saxib
Ee adigoo mahad San dilkii 2puc cidii dishay qaabku u dhacay MA nooga sheekeyn kartaa
Sido kale biggie smalls cida Ka dambeysay dilkiisi saxibow
Tiimamkii ay Kala matalayeen sida ay ogu soo Kala horeeyeen fanka
Adigoo mahad San wllo
الحمد لله على كل حال وفي كل مكان 🤲🤲🤲🤲🤲
Alx dalkayga hooyo xoriyad ayan ku hayasana mana dareeno😥
Bts kasoo hadal brow
Markaan ciwaankaan arkay maktaba dhexdeeda ayaan ku dhex daawaday kwrn anigana xukun sidee ah ayaa i qabanaayo
Hada somali nahay Madax weynaha korea okale aya rabnaa o muslim ah lkn sharci adag😁
Qof idhibaan wadankas geyna mar show😂😂😂😂😂
Kee Kaas hhhhh ninkii naag kale Kula guursada meesha geey 🙆♂️
Pro part 2 sharciyada kasoo hadal
Anigu waligayba waan la yaaba umadaa malaiinka isu daba socoto kolay in ay u noolyihiin ai umada xoog uga duwan ayaan arkaa tolow miyayna dad ilaahay ka sareeyo ogayna ilaa caruurtoda ayay dhibtu haysataa xataa ilmuhu iskoolka wA in uu 10 keenaa hadii kale way u dhamaatay
Dahir calasow Yaa geyo
Wlhi warunta zxb ano dawan karo iskadyy illahy ha'udhibdhamo zxb kuwaa
😁😁😁😁😁 umadeena mahan ninkaan
Waxas hada ma run baa wlh ano sariirtayda jifaa dawada allah adaa nimcadaas nasiiyay ( yaaa rabi)
Masha Allah Alle haynugu xafido
Keep going hasow pro
Net faligaan la sheego ma lacagbaa lagu daawada mise waa free?
Nio walaahi waa wadan wanaagsan oo waa kuwaa heer gaadhay
Aniga filmkas inu dhib weyn geesanayo wa iska qiyaasaye wa film aad iyo aad u sameyn badan mana ka helin is diloow cabsi cabsi
Somaliya hadii qofki qabil shegah saas logalilahaa I wish
Beenta maha waxa saas inoo galay burburkana sababy dowlad danbana anay u dhismayn waa qabyaalad Alle ha inoo gargaaro soomaali waa bulsho baaba' qark u saaran 😭😭😭🤲🤲🤲
Warkan siduu ku so baxay ama ka sheegayna la toogto😂😂
@Hosow hhhhh War niyahow dhadkaas waba dagoole
Waa lagu ba'ay meesha show ilahow yaanan lug aan leeyey mesha dhigin
Maxaad ka taqana saldhiga ay ilaaladiisa kamid yihiin maxaabiista ku xiran qaar
ua-cam.com/video/8mMR38TqJoA/v-deo.html
hyaaaaay waa mxy cadaabta😳
Show Dalkaas Mid kadaran Adduunka Mabajiro. Xukun adagaa.!!!
Maxaad ka taqana saldhiga ay ilaaladiisa kamid yihiin maxaabiista ku xiran qaar
ua-cam.com/video/8mMR38TqJoA/v-deo.html
Gumeysi badanaa alhamdulilaah illaahey igu darin jaahilintaas
😅waba gumysi cadiyee subxnllh
Asc sxb shere owd isaamey waxyar igaa dhimaan
Subxanallaah
Kuwaa waa mirtidiin 😳
Waa arin la yaab leh
Alxamdullillah calaa nicmatul Islam
Masha alah wax badan baanu kaa korosaney
Illahey ayaa mAhad leh oo Somalia naga dhaliyay
Hosow hormar wacan wan ku tagersnhy nolow
Waa kaaf iyo kaldheeri allah nama geeyo
The key in this life is freedom alhamdulilah
Abowe nourth kuriya dhacdoyinkeda ino so badi
Allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar allahu Akbar
Acuudubillaah waxaan wa ka darey dalka mxaa ka qaldan
Wuu ku saxan yahay dowlada amar keeda hala qaato
Maash allaah ilaahey ha ku zaadiyo caqliga
❤❤❤❤❤❤
Mr beast maxaad ugu soo hadliwayday wllo
Muqaal ayaan ka soo samaynayaa ayaad tidhi
KAAS WADAN MAAHAN EE WAA GURI NIN KIISAA BAALYO
Subxanallah ilahow hana keynin 🙄
Bisinka waa lagu ba,ay meesha
Mahadsanid saxebken walal ken osman hosow
Waa silic caadiya
Allaa anigane carurteda iyago fisanayan ayaan arkayan in dad lo iqabo
Bal maanta Wadankaas Somali Ban Ahay Waxaas Maqoro Hooyadu Buu Sheegi Inagumaydkan katakana Xilkaaban Kala Wareegi Somali Waxba Kamayaqaano