Ha daawan Muqaalkaan wax kasta oo dhaca!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 336

  • @Waaberi-Media
    @Waaberi-Media  6 місяців тому +56

    Halkan iska diiwan gali Koorsooyinkeena waaberi Academy:
    Whtsapp: Wa.me/905059092303

    • @ruqiyohasan168
      @ruqiyohasan168 6 місяців тому

      Oky

    • @XAMSEMaxamud-dp5fq
      @XAMSEMaxamud-dp5fq 6 місяців тому

      Magacaygu waa cabdiraxmaan cumar halkani waa waaberi media ku soo dhowaada

    • @cabdifataaxiidxasankhayrdo1647
      @cabdifataaxiidxasankhayrdo1647 6 місяців тому

      Sugleoinki HaL Jabtar oo dhan aYaan Taariikhda iskuulka sare ee jarmalka aYaan aad ugu dhiganaY

    • @Cabdiraxmaancismanbuule
      @Cabdiraxmaancismanbuule 6 місяців тому +1

      Course english mahelaa oo hwnkii mlntii janis mahelo oo sida in an school xaadirayo ookle oo mclnka ila xisaabtamsyo sikle nafteyda wx kuma baran kartee

    • @cukaashmahamud8081
      @cukaashmahamud8081 6 місяців тому

      Sxb muuqaal kasoo diyaari Maan sooniyadda.. waa Kuma maa soo niyadda ?????

  • @axmedduqoow1714
    @axmedduqoow1714 6 місяців тому +86

    Badino Saliga Xabiibkeena Muxammed ﷺSCW❤

  • @Qisadaallaylkii
    @Qisadaallaylkii 6 місяців тому +84

    Fadlan soomaaliyey waan idin baryaaye commentigayga like ha saarin 😧😂

  • @apdirizaqapitey3740
    @apdirizaqapitey3740 6 місяців тому +39

    Waaberi medi Channelkeyga wan Jeclahay wana ku xiranahy allah ku sharfo Ustaaad ❤

  • @SaadiqBoy
    @SaadiqBoy 6 місяців тому +119

    Markaan arkay ha daawan baanba daawaday😂😂

  • @kingpower6909
    @kingpower6909 6 місяців тому +96

    waaban ka helaa waxa la yidhaa ha daawan 😂😂😂😂😂

  • @CabdiwahaabTusbax
    @CabdiwahaabTusbax 6 місяців тому +75

    Intiina daawatay waan arkaa waa inoo xafiiska maamulaha c,raxmaan 😂😂 from to alif laha meesha 😊 1000 like 😮

    • @amanomar804
      @amanomar804 6 місяців тому +2

      Hanashegin adba wan inala dawate😂😮

    • @weproduction1804
      @weproduction1804 6 місяців тому +2

      Wali ma dawan wlhi comments ka aya ka hubi isdhahay e ma dawada telo isiiya😢😢😢😂😂😂

    • @habiilmedia7663
      @habiilmedia7663 6 місяців тому

      Fursad ganacsi aad noloshaada ku badali karto soo dhawow

  • @IsmailMohamed-qw2xk
    @IsmailMohamed-qw2xk 6 місяців тому +16

    Sxpiyal aan ku salino rasuulkeena scw scw scw scw scw scw ❤

  • @mohamedsurajabdalla550
    @mohamedsurajabdalla550 6 місяців тому +10

    Aniga ma daawanin
    Qofki aan daawanin aniga cml like ha iisaaro

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 5 місяців тому +3

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺

  • @MohammedHassan-kh9rc
    @MohammedHassan-kh9rc 6 місяців тому +5

    Maxaa tiri hadaawan inaan somali nahay maad ilowdey waxan hasamayn ugu jecelnahay ustaadi😢❤❤

  • @abdifatahrashiid3011
    @abdifatahrashiid3011 6 місяців тому +28

    somalidad fahantay hadawan markan arkay ayaan ogaan muqalka ugu dhuftay 😂

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 6 місяців тому +15

    Buuga 48 xeer ee awooda xeerka 5aad sumcada tusaale ayuu uso qadanaya ninkaan
    Intii sahan prod kasoo daawatay is muujiya❤🎉

  • @Moohaan3
    @Moohaan3 6 місяців тому +7

    First comment ❤🎉keep going waaberi 👍 💪
    One day i.a 1milyan😊

  • @IsmaciilQanyare-hj7lb
    @IsmaciilQanyare-hj7lb 6 місяців тому +6

    𝘾𝙖𝙧 𝙘𝙤𝙢𝙢𝙚𝙣𝙩𝙞𝙜𝙖𝙮𝙜𝙖 𝙡𝙞𝙠𝙚 𝙨𝙖𝙖𝙧😂😂

  • @maxamedglucklich6183
    @maxamedglucklich6183 6 місяців тому +6

    Golden Voice, maxaad usoo gelisay hadaad leedahay ha daawan. Imika wan furay video-ga lkn ma dhamaysan. Maadama aad tidhi ha daawan !!!!

    • @BacSaliid
      @BacSaliid 6 місяців тому

      Att hayelin😂

    • @caamiryare1146
      @caamiryare1146 6 місяців тому

      Mowduca muqaalka ugu hadlay 😊

  • @kaderdempele3569
    @kaderdempele3569 6 місяців тому +5

    Comatigan liké 👍 hasarin 🚫 waa amar

  • @akariimibrahim3630
    @akariimibrahim3630 6 місяців тому +1

    Ha Dawan
    Ha Taaban
    Waba waxyaabaha ugu jeclahay inan ku dhirado sameyo marka sida laygu yiraahdo

    • @HhtytySharma
      @HhtytySharma 6 місяців тому

      Hhhh kaliga mahn pro😂

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 6 місяців тому +2

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 5 місяців тому +2

    ALLAHU AKBAR☝️🥺💯

  • @Omari-rx3vl5he2p
    @Omari-rx3vl5he2p 6 місяців тому +10

    Muqalkan markii aan arkay cabsibaa iigashay lakin dibbaa kaogaaday in waberi uu imtixaan Naga qaadayay😂😂😂😂😂😂😊

  • @mohamedabdirahman5072
    @mohamedabdirahman5072 6 місяців тому +1

    Marki an arkey ciwanka ayanba dawadey you’re absolutely right 👍

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 6 місяців тому +3

    Muuqaalkan ha daawan iyo waan soo dhigayaa isma qabato wlkyow

    • @maryammukhtar5207
      @maryammukhtar5207 5 місяців тому

      Ujeedkisa un fahan

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 5 місяців тому

      @@maryammukhtar5207 ciwaankiisa inan fahmaa kama horeyso

  • @CabdiwahaabTusbax
    @CabdiwahaabTusbax 6 місяців тому +3

    Waa wada indho beel miidhan dad ku ha daawanina lagu yidhi way daawanayaan 😂😂 from to burco ! mcalin adiga iyo ardaydaba waanu Idin salaanay aliflaha meeshaan ahay ❤

  • @khaliilaliahmed53
    @khaliilaliahmed53 6 місяців тому +1

    Musalsalkan waan daawaday waxa ladhaha ((three kingdoms 👑 ))🎉

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow 6 місяців тому +11

    Cinwaankaa igu qasbay in aan daawado.😅

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 5 місяців тому +1

    SUBXAANALLAH☝️🥺💯

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 6 місяців тому +1

    😂😂😂 anigaba waxa igu qasby inan daawado wa magaca cinwaanka wlhi insaanku wa mid dulmi badan oo jaahil ah😭😭😭😭 ❤Allaah♥️ayaa hore nogu sheegy

  • @zakiaskarofficial9407
    @zakiaskarofficial9407 6 місяців тому +7

    waa daawaday 😭💔

    • @Manow_poi
      @Manow_poi 6 місяців тому

      😂😂😂😂

  • @abdilatifofficialtube4914
    @abdilatifofficialtube4914 6 місяців тому +1

    The title is amazing. 🎉🎉

  • @abdikafialiissack5669
    @abdikafialiissack5669 6 місяців тому

    Sxb soo badi cilmi nafsiga ❤❤❤ waanu jecelnehee😊😊❤

  • @shaqalehussien2662
    @shaqalehussien2662 6 місяців тому

    Respect Suxufi Sare Abdirahaman Omar (Waaberi) Waberi Media 🙏💙🙌

  • @Marjuu7
    @Marjuu7 6 місяців тому +2

    Hadaaban markan maqlo markaslee jeclaadaa😂❤

  • @MaxamedIsmaciil-uh3zd
    @MaxamedIsmaciil-uh3zd 6 місяців тому

    Hi my friend thanks for the great news and the show God bless you and your family thanks again

  • @AbdirahmanDhukulow
    @AbdirahmanDhukulow 6 місяців тому +1

    Ha akhrin comantigan wax kastoo dhaca A.c. w/ #£

  • @Drossi-g9g
    @Drossi-g9g 6 місяців тому +5

    Ku sali rasuulka sçw❤

  • @Yaaallaaah
    @Yaaallaaah 6 місяців тому +1

    Wixii nala dhaho ha daawan baaba ugu jecel nahay 😂😂

  • @MohamedwaliCabdi
    @MohamedwaliCabdi 6 місяців тому +1

    HAA DAWANNIN BAAD LEEDAHEE MXAAD USO GALIZAY HADI ADAN RABIN IN LA DAWADO

  • @gahnuggaydh6383
    @gahnuggaydh6383 6 місяців тому

    Qisoyinka boqortooyinka sadexdaa
    Fadlan xalqad xalqad noogu soo gudbi oo noo soo turjum

  • @ameennikke
    @ameennikke 6 місяців тому

    Dhawaaan haaf million✌🏼

  • @Maxamed-dr8ex
    @Maxamed-dr8ex 6 місяців тому

    Ustaad waan ku salaamey waxaad tidhi muuqaalkan ha dawaan waxaan ka mid ahey asxaabta ku xidhanahey kanaalkan sanad iyo badh waana kanaalka ugu horeeya ee aan dawado allana haku sharfo aakhiro iyo aduunyoba

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 6 місяців тому +1

    Walahi qosolkaa iga dhamaaday hotel ka kk

  • @Tozerbrand
    @Tozerbrand 6 місяців тому

    Wll . Abdirrahman wil walalka ah ayan ahay ee igu caawi laptop 💻 inan helo . Inad iso jawabi donto ayan rajeynaya Insha Allah

  • @munaadan5122
    @munaadan5122 6 місяців тому

    Si aan u ogaado waxa igu dhici doona ayaan u daawaday balse amarka alleh waxba kma jiraa warkaaga.

  • @ahmedwaliosman9728
    @ahmedwaliosman9728 6 місяців тому

    Qoralka ayn ixtiramy mana dawan lkn muhimada hadaawan ad udhhdy umbn raby inn ogado o an ufury wsc🎉

  • @Mr.Hoiwa123
    @Mr.Hoiwa123 6 місяців тому +3

    Maxad uga jeeda hadawan lacag maad donayn

  • @AbiibCawale
    @AbiibCawale 6 місяців тому +2

    Nabiga kusaliya walal ❤❤❤❤

  • @MiadSabire-bx8yn
    @MiadSabire-bx8yn 5 місяців тому

    Guul falaastin inchalla

  • @cllaahi685
    @cllaahi685 6 місяців тому +1

    Inta ku xira waaberi like saara❤

  • @Abdifatah5792
    @Abdifatah5792 6 місяців тому

    Waaad na haaday cabdi raxmaanoow😂😂😂❤

  • @JiilXirfad
    @JiilXirfad 6 місяців тому

    Ha daawan muuqaalkan waa xaysiis fiican 😂😂 Waxan ahay UA-camr waxan halkan ku soo gudbiyaa " How To Make Money Internet " Igula saaxiib halkan ❤❤

  • @abshirbiici7375
    @abshirbiici7375 6 місяців тому +4

    Waa daawanaa kaayeeli maayo

  • @janatapdi-iv7bd
    @janatapdi-iv7bd 6 місяців тому

    Hada, doonanyn in ladawado maxa ka soo shigaysay mise ciwaan ka ahyd ❤

  • @Abdullah35337
    @Abdullah35337 6 місяців тому +5

    Amarka anigaa bixiya lee
    Ma qaato amarada

  • @abdirahmanabdiwahid4885
    @abdirahmanabdiwahid4885 6 місяців тому

    Wan dhageystay ma daawane

  • @axmedcabdi7569
    @axmedcabdi7569 6 місяців тому

    waar hee dheh Cabdi Raxmaanoow 3 cisho ayaan iska ilaalinayay ha daawan lkn way socon wayday markaa taydu ma aha reverse ee waa ownforce 😇😇

  • @TripleM896
    @TripleM896 6 місяців тому

    Hayh daawan maayo wll waabari

  • @ShukriHussein-r3v
    @ShukriHussein-r3v 6 місяців тому

    Ha dawan wax kasto dhacay😊

  • @anfacchannel1121
    @anfacchannel1121 6 місяців тому

    Ustaadow title- ka ilama haboona dad xoogaa maangal baynu nahay , si kale noo soo jiido balse inaad fal nagu amarto hadana hanugu ciyaarin

  • @Abdiraxmanmuuse
    @Abdiraxmanmuuse 6 місяців тому

    Golden voice

  • @MalyuunXasan-mm9iq
    @MalyuunXasan-mm9iq 6 місяців тому

    mahadsanid

  • @cilmi833
    @cilmi833 6 місяців тому +3

    Dark psychology

  • @hamzaaden-ws5hy
    @hamzaaden-ws5hy 6 місяців тому

    Waan diiday oo Waan dawaday kadib markaan arkay hadawan

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 6 місяців тому

    Mahadsanid waaberi

  • @Shadaransh
    @Shadaransh 5 місяців тому

    Wll muqaaladan oo kale nose badi,aad bay no anfacayaane

  • @MaxamedZiyaad-l9e
    @MaxamedZiyaad-l9e 6 місяців тому

    Zxp c,raxamnoow hal kamid ah ma gadan karaa waana imisa

    • @sahroadan4945
      @sahroadan4945 6 місяців тому

      26$ bis bixinee intas o dhan ku helee

  • @samatarabdoali4553
    @samatarabdoali4553 6 місяців тому +4

    Ha daawan oo see ah! 😳

  • @SayidSiciid-q2k
    @SayidSiciid-q2k 6 місяців тому +2

    Wax kasta oo dhaca daawan maayo cabdirixmanow😂

  • @suldansaaqa4038
    @suldansaaqa4038 6 місяців тому

    Waan Daawadey sxb

  • @Salmancade10
    @Salmancade10 5 місяців тому

    Somalia haddii joogto ma lagu cafinaayo chance haddii lagugu helo waa lagu dilaa cadaw kuma cafinaayo waxaa la doonayaa inaa iska celiso.

  • @bisharmahamad3468
    @bisharmahamad3468 6 місяців тому

    waadmahadsantahay wll

  • @ahmedmuniir5777
    @ahmedmuniir5777 6 місяців тому

    Maxad Usoo dhigeysay Aduu wn daawadey ka waran ustaad😅

  • @AxmedZaki-gx4ot
    @AxmedZaki-gx4ot 6 місяців тому

    Oo lix kun ayaa dawate sota laydin dhahay ha dawanina

  • @sakariyeabdi7939
    @sakariyeabdi7939 6 місяців тому

    Anoon daawan sideen ku ogaan karaa nooca muuqaalka khatar ama faa>iido

  • @feisalmowlidabdi3329
    @feisalmowlidabdi3329 6 місяців тому

    Salaada Cisho ka dib ayn si tartiib ah u fiirsanayaaye adiga haka bixinin yaaah Muuqaalka😊

  • @abdilahiyouseph2642
    @abdilahiyouseph2642 6 місяців тому

    Buuga the art of war halke laga heli karaa

  • @JAMBALAFO
    @JAMBALAFO 6 місяців тому

    Ha dawan maxa ka wada taliyo waberu😊

  • @MaxamedCali-ns6qu
    @MaxamedCali-ns6qu 6 місяців тому

    Waa run taa❤

  • @abujabal2276
    @abujabal2276 6 місяців тому

    Ani waaba madac adagahay
    Hadawan muqalkan kolka tiri ayaa energy bdn uhelay kwrn😊

  • @yasinfarah1144
    @yasinfarah1144 6 місяців тому

    Good marketing strategy 👏 here😂😂

  • @awaleh23
    @awaleh23 6 місяців тому

    The three kingdoms series ahaan ayaan u dawaday

  • @Arabduur
    @Arabduur 6 місяців тому

    Aduunka ilaahy waxaa ugu jeclahay wixii la i dhoho ha sameen inaan sameeyo😂
    😂😂😂
    Ha daawan kulhaa Yaa ka yeelaya waxaas😂

  • @yaxyeqaasim4851
    @yaxyeqaasim4851 6 місяців тому +1

    Anigu cinwaankaba ma akhrin lakiin dawashada badan ee aanku daawaday daraadeen ayaan daaray muuqaalkaaga anigaan is ogey si aan u dhagayto anoo casheenayaa

  • @abdiwali4669
    @abdiwali4669 6 місяців тому

    Xeeladan waa xeer psychology ahaan ah waxaan tusaale usoo qaatay robit green buuga uu qorey ee 48 xeer ee awooda habka fajida la isugu dhigo

  • @abshirbaadi-pm6gg
    @abshirbaadi-pm6gg 4 місяці тому

    ha daawan kulahaa waan daawanaya waliba dhowr jeer 😂😂

  • @BidixoXuseen
    @BidixoXuseen 5 місяців тому

    Aftahan🖐️😃

  • @haabiilcali-my3su
    @haabiilcali-my3su 6 місяців тому

    WE watched

  • @IkhlaasAhmed-jm6ju
    @IkhlaasAhmed-jm6ju 6 місяців тому +1

    Hye wll madaawanaayi 😊

  • @JaweriyoCabdi-ce3xo
    @JaweriyoCabdi-ce3xo 6 місяців тому

    Maxaa dhacayneh😂😂🎉 hadaa dawado

  • @sheekowadaag1234
    @sheekowadaag1234 6 місяців тому

    Hadaawan maxay tahy maanta ustaad

  • @amilaabdirahmanshekh8035
    @amilaabdirahmanshekh8035 6 місяців тому

    Adigaa mudan walaal

  • @SalebanCawale
    @SalebanCawale 6 місяців тому

    Anigu man dawan wan qatay amarkagi

  • @MaxamedXassan-nu8xw
    @MaxamedXassan-nu8xw 6 місяців тому +1

    Hadaawan muuqaalkan means daawo muuqaalka

  • @hawl_aduun
    @hawl_aduun 6 місяців тому +1

    Wax kasto oo dhaca waan dawanaya COUZE HALKAAN
    WAABERI MEDIA

  • @cukaashmahamud8081
    @cukaashmahamud8081 6 місяців тому

    Waa kuma maa soo niyadda ?? Kaso diyaari muu qaal mahadsanid

  • @RaaxoTooxow
    @RaaxoTooxow 6 місяців тому

    Allah u A

  • @Anwaar.aadan.maxamud
    @Anwaar.aadan.maxamud 6 місяців тому

    Waan yabana marki hore o waxan laha meesha maxad ugu teegi lkn dawasho kadib ayan fahmay sababta ciiwanka

  • @saciidsalaad569
    @saciidsalaad569 6 місяців тому

    Xagee lagaala soo xiriiri karaa

  • @AmiinJabo
    @AmiinJabo 6 місяців тому

    Mxaa ka wadaa ha daawan😅😅

  • @biladsharaf3180
    @biladsharaf3180 6 місяців тому

    Maxaad usoo galisay hadaan la dawanayn