HABAR HUMBULLE [ Col iyo Xidid ], SAYID MAXAMED IYO SULDAAN MAXAMUUD CALI SHIRE. - Qaybta 1-aad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • HABAR HUMBULLE [ Col iyo Xidid ], SAYID MAXAMED IYO SULDAAN MAXAMUUD CALI SHIRE.
    Taxane saddex qayboodle ah.
    -Taariikhdu waa marag.

КОМЕНТАРІ • 10

  • @maxamuudqarandoon9712
    @maxamuudqarandoon9712 2 роки тому +2

    ninka yidhi aan taleex sayidka ku qabano waaa suldaan maxamud cali shire ee maaha xirsi boqor xirsi boqorna meesha ma mareyn ee axmed taajir baa joogey meesha taarikhda so sax

  • @muniirmohamed9401
    @muniirmohamed9401 Рік тому

    Please ii sheega buuga aan ka akhriyo

  • @ahmedmusa8929
    @ahmedmusa8929 2 роки тому

    Jàarig iyo jiire miyey kuu garanayaan

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 7 місяців тому

    Ama dahaye gaal baad tahaye dacay hakaa saarto.
    Yaa fasiri kara

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 7 місяців тому

    Ama duunya raac noqo cidlaa kaaga sii darane.

  • @MoMo-vm3rc
    @MoMo-vm3rc Рік тому

    Ama dooro waynoow baqdaye dirir usoo joogso

  • @Soomaali-baan-ahay
    @Soomaali-baan-ahay Місяць тому

    Saladannada Warsangali baa la abuuray 1905 kulahaa. Kkkkk
    War Saldanadda Warsangali been haka sheegin 2 kun oo sanaay jirtay saldanaddooduye.

  • @heersare3662
    @heersare3662 2 роки тому

    Daraawish Waa dhulbahante waliba Reer buhodle balse arinta mucjisada waxay Tahay ilaa xiligan reer buhodle cid dagaal kama Badiso

    • @xamdixirsi603
      @xamdixirsi603 Рік тому

      Wey u badnaayeen laakiin dadkala la socday oo darod oo dhan laakiin niman walaa baa islaynayey sida seyid bowor cisman cali yuusiuf iyo garaad inna cdli dhire in ay israacaan bsy ahdyd laakiin iyaa isdilayey somalida kalene gaalsu u ku soo hogaamiyey oo intsy isku maqnaayeen dhulkoodii laqabaybsaday

    • @MoMo-vm3rc
      @MoMo-vm3rc Рік тому

      Ethiopiankana? Mise Ethiopian Kuma jiro