Cododka Abdirisaaq Raanbo iyo Aniso mahdi mid ka mid ah jacayladii Guuldaraystay 20 sanno ka hor 😭

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 61

  • @wiilqaraami2435
    @wiilqaraami2435 2 роки тому +21

    Barri shalay mey noqon 2022 😭
    inta 2023 2024 2025 soo booqan doonto caafimad waara walaalayaal ❤🙏

  • @cabaaseosman3712
    @cabaaseosman3712 5 місяців тому +6

    2024 daawanayaa ilaa yaraantaydiih 😢

  • @naimafarah3728
    @naimafarah3728 2 роки тому +11

    Waqti Iyo Waayo Hore 2010 ilaa 2011 ayan aad U dhageysan jirey Waliba Aad Ula Dhici jirey Anigo fasalka 1aad ee dugsiga sare ayaa waxa Isoo diri jirey ayadoo qoraal ah inan aan jaar eheen oon xiriir hore na soo dhex maray xiriirkasina Uu Burburay waliba Isaga Dartii isagoo aan ka Waayay wx garab ah kadib markan jaceyl dhab ah u qaaday uu isaganu ciyaar la Ahaaa kadibna Aan isaga haray
    2011/2/17wxa Dhacday inuu dib isoo raadiyo isagoo leh waxkaste anigaa Hagajinaya I aamin iguna Kalsonow anigu waxan idhi waxa tahay walalkey waligaana Wad ahaaneysa ee Xaal ka qaado xageyga Waayo ma Awoodo jidkaan shalay maray inaan manta Maro ee walalnimadu naga Badan 🙏

  • @hassanahmed898
    @hassanahmed898 2 роки тому +13

    2022 baan dhagaysanayaa heestan anoo buur dusheed saaran, waxaan ku dul fadhiyaa dhagax wayn oo buurta dusheeda ku yaal, dhulkaan fiirinayaa anoo madaxa ruxaaya xasuuso badan dartood,waxaan xiranahay shaati madaw iyo surwaal cad iyo kabo cad cad, waa kaligay buurta dusheeda waxaa ka dhacaysa dabayl yaroo macaan, shaadhkayga oo aan badhamada furaybay ruxaysaa dabayshu, sababta aan buurta u fuulay waa inaan xuso gabadh aan xoog isu jeclayn 2010 oo aanu heestan halkan ku wada dhagaysan jirnay, hada waxay ku nooshay dalka canada, aheey ah wakhtigii yaa soo celiya, barisamaad waa badnaa

    • @mariobertinho1073
      @mariobertinho1073 2 роки тому +4

      Wad iga nasiib badantahay dareenkase wan ka simmanahay waxn fadhiya goobtayda shaqada, xusuuso isla xiligaasa baan xusayaa jacaylkii kali ahaa ee ugu horreeyey uguna qiimaha badna uguna dambeeyey ee aan yeesho ayaan xusayaa, oo maanta canada an ku qiyaasayo inay ku nooshahay, ana isla qurbahaas unbaan meel kaga lumay oo u hayaamay,
      Noolow ayaan leeyahay meel kastoo ad joogto, waxad i bartay sida wax loo jeclaado la’aantaana naxariis iyo kalgacal micnahooda ma aan barteen😍

    • @rayaanmoha3373
      @rayaanmoha3373 2 роки тому +2

      Xasustu❤️😰🙈

  • @munisamohamed389
    @munisamohamed389 2 роки тому +15

    Wow 🥺💔😭 2022 daawanaya 😀

  • @maxamedgalgale
    @maxamedgalgale 3 роки тому +6

    Cabdirisaaq raanbow halyey waqti ciilay adaa adaaa

  • @drmohamedabdilahi578
    @drmohamedabdilahi578 2 роки тому +3

    Wakhtiyow maxaad nin raga ciishay nacasna koolkoolisay

  • @abdirahmanmohamed4971
    @abdirahmanmohamed4971 2 роки тому +3

    Universal tv 📺 habeenka jimcaha ah lagasoo deyn jire hees weyn dhaafte waxayna kamid tahay hesihi ugu horeeye nolosheyda ee an maqlo❤️🔥😭 galabta anigoo nin weyn alle weyne oo odoy noqday ban dhageysanayaa

  • @FardusAbdirahman-uo2jh
    @FardusAbdirahman-uo2jh 3 місяці тому

    Dipan usoo raadiyaay wlhi
    Marxaladeeduna haday ihaysa
    Intii is jecel alle. Ha isku soo dhaweyo
    Capitano guluup ❤ Bushra xasan

  • @abdilaahiahmedmohmud5262
    @abdilaahiahmedmohmud5262 2 роки тому +5

    Waayo waayo waxaan dhegysam jirey 2009 anigoo joga magalo xadaka itoobiya ku taala good old days

  • @maxamedxuseen5224
    @maxamedxuseen5224 2 роки тому +3

    2009 upto 2022 dhagaysanayaa
    Xaqiiq waa hees iyo badh walee xasuuso horebaa caawa soo xasuustay sacaduna waa isla waqtigii aan dhagaysan jiray 12kii cawaya nimo.

    • @Jamiilo21
      @Jamiilo21 4 місяці тому

      2009 miyad dhageysan jirtay oomar barbarna kulahaa Aniga iska leh heesta raxma rose ba ila qaaday😂😂😂

  • @ahmedmanka9158
    @ahmedmanka9158 2 роки тому +2

    Bari shaley amey noqon aduun 😢waqtii

  • @qaliahmed6962
    @qaliahmed6962 Рік тому +1

    Aniisa waa gabar hada waadad ah kabixiya heesaheda weykatoobadkentay muusigan iyo lebiskan qofkii faafiya baa danbigan iska leh

  • @abdirahmanawale5979
    @abdirahmanawale5979 Рік тому +1

    legend sidaad iskugu habaysay ayaan ubogay

  • @barnibaarafrax5551
    @barnibaarafrax5551 2 роки тому +1

    😍2004 ladhku waxu noso dhici jiray 06:00 waxanu bakhtiyi jiray 12:00 habeenimo imisa daawana jiray 📺 😉TV 😊🤣🤣caruurta markaad ahayd maxad kuruyoon jiray tahriib iyo tobonley furkeedi wadata oo lagu dabalanayo anisa ma figrad xumaya

  • @khadarmusse9017
    @khadarmusse9017 3 роки тому +6

    Woow hees iyo codad loo bogay labo fanaano qiimo badan weeye raambo iyo anisa mahdi

  • @suqurinho
    @suqurinho 5 місяців тому

    Waxay kamidtahey heesihii uguhoreeyey aan dhagaysto xasuus

  • @Mujapdirahmaan40
    @Mujapdirahmaan40 2 роки тому +1

    Haben kale oo qurxoon bay I aHayd heestan inkastoo waayahu nakala fogaynayeen lamantaYdi Apdirisaaq raampo io Anisa Mahdi Axyaa hees 😭❤️🙈

  • @nazirabdilahi3977
    @nazirabdilahi3977 3 роки тому +3

    ILaa hadda anooH ku Zugan LonDon DhageesanyaaaH ----- aLoW zaHaL U MuuraHa🤣🤪😇

  • @rayaanmoha3373
    @rayaanmoha3373 2 роки тому +2

    Marun wxn rajynyaa inn Heli dono inn Hello qof jacaylkyga uqalma😰

  • @hamzehassandjama3082
    @hamzehassandjama3082 2 роки тому +1

    Markii ugu horaysay een dhagaaysto waxayd ahayd 2010.
    2017 kiina gabadh aan wala sheekaysan jirnay ayaan is qilaafnay kadib heestan oo inta gabadha ah ayay isoo tuur tay
    Waana hees samayn igu leh runtii

  • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
    @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 2 роки тому +1

    Heesahaan ku hanaqaaday bay kamidtahay xasuus💙🤍🐎❤️

  • @hafssahabdillahimohmed2545
    @hafssahabdillahimohmed2545 Рік тому +3

    2023 January 15🤞💔

  • @yasinsharifmaxamed5363
    @yasinsharifmaxamed5363 2 роки тому +1

    30/4/2022 waaw ayaan daawanayaa waa hees xazuuz igu reebtey

  • @cabdiaclaacabdiwali3145
    @cabdiaclaacabdiwali3145 2 роки тому +1

    Heestan hees weey dhaaftay waa in magac kale loo radiyo

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 Рік тому

    FANAANKAAS JAAR BAAN AHAYN habeenkii si wacan ayuu noogula cawayn jiray xaafada heestan waa heeso waagaas cajiib ahaa addunyo xaalkaa ba

  • @Prince-Abdalla
    @Prince-Abdalla 2 роки тому +5

    Why’s not to like this old music 🤩

  • @osmanmoalim4663
    @osmanmoalim4663 2 роки тому +1

    10 years ago aan dhageysa jiray anoo yar

  • @maxamedwaraabe8409
    @maxamedwaraabe8409 Рік тому

    Hees xasuusleh 1/1/2023 maalin axada jawi rooban Adiss Ababa

  • @mowliidmaxamuud8262
    @mowliidmaxamuud8262 Рік тому

    bari shaly may noqon 2022
    wallee wa u shidey so tartibso kama wayin
    ama afeefo hore am adkaysi dambe

  • @ahmedabdirahmaanoffishical8046
    @ahmedabdirahmaanoffishical8046 2 роки тому +1

    Bari shalayto maynoqon 08/2/2022

  • @anteenamedianews2571
    @anteenamedianews2571 2 роки тому

    Heestaan Kama Xiiso Dhageeysigeeda Qisadan Oo Kale Aad Bay Iigu Soo Noqnoqotey
    Iga Daa Bilaawaha Anigu Waan Badbaadee

  • @yassinmousse8471
    @yassinmousse8471 2 роки тому +1

    02.10.2022 I still listen to this song ❤

  • @maxamedyusuf8996
    @maxamedyusuf8996 Рік тому

    Monday/6/mar/2023 from Uganda 🇺🇬👏🏾

  • @yussufasmer7561
    @yussufasmer7561 Рік тому

    2023😢yaa dhageesanaya

  • @axmedthree4118
    @axmedthree4118 2 роки тому

    Hees cajiiba horta gabadhii meeday Aniiso Mahdi dib looma arag e

  • @Mujapdirahmaan40
    @Mujapdirahmaan40 2 роки тому

    19/22/2022 haben sabti aH Berbera Somaliland

  • @khadarboy5831
    @khadarboy5831 2 роки тому

    Waxan dha gay san jiray 2009 kii maxay hees ta hay wale

  • @mohamedzamba4003
    @mohamedzamba4003 2 роки тому

    2008 baan dhagaysan jiray jecliya hestaN

  • @heblaayohebel4542
    @heblaayohebel4542 Рік тому

    17ka bisha 10ad 2022 malin anan ilabi donin

  • @alcovich4145
    @alcovich4145 Рік тому

    Ti basha ila qaban laheyd 🥲

  • @Hamdiismail-z4q
    @Hamdiismail-z4q 9 місяців тому

    2023 December 17

  • @ZekiBerberaawi
    @ZekiBerberaawi 7 місяців тому

    Xasuus 😊

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi

    Old is gold memories

  • @abdifatahcadecf583
    @abdifatahcadecf583 2 роки тому

    Still washing 2022

  • @halbeeghalbeeg9413
    @halbeeghalbeeg9413 3 роки тому +3

    Walhi waa fanaaniin aad uqaaliya

    • @roobleabdi1256
      @roobleabdi1256 2 роки тому

      Habo mcn anisa mahdi xaashi jaamac ilhy hakaadayo❤💋💘