Dhakhaatiirta Ajaaniibta ah qaar ayaan xattaa Digaaga loo diran markay waddankooda joogan.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 39

  • @AxmedDeeq-z8l
    @AxmedDeeq-z8l 13 днів тому +6

    Waxaa bilaabantay wax iswaydiin dhab ah❤

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim5596 8 днів тому

    MAASHAA ALLAAH WAA LUUL JIRDE XUSSEEN

  • @OumalkhaireAhmedHassan
    @OumalkhaireAhmedHassan 12 днів тому +1

    Marwada komminshanka aad bay uu salamantahay, waa hooyo aad uu fican

  • @TufaaxMarket
    @TufaaxMarket 13 днів тому +1

    Wa xaqiiqa inta badan dadka shisheeye ee waddanka ka hawlga aqoon ku filan umale shaqada ay waddanka ka hayaan. Wixi beri naga helay dhaqtar ka mida dhaqaatiirta waddanka oo dad ajanebi ahi ka hawl galaan

  • @se1059
    @se1059 13 днів тому

    Masha allah xildhibaan ilaahay haku dhowro eh inaga qabo dhakhaatiirta iimaanka la'a ee cadowga inoo soo horseedaaya

  • @IsmailabdiAbdiGalib
    @IsmailabdiAbdiGalib 13 днів тому

    Marwad xeermasamayso ee adigaa lagaa rabaa

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 12 днів тому +1

    Hal arrin oo aniga iga haleeshay dhakhaatiirta Hargeisa ee ilkaha. Ku dhawaad waxan maray dhawr iyo toban dhakhtar oo kuwa ilkaha ah, ma jirto laba dhakhtar oo i siiyey hal fikir ama hal jawaab oo isku mid ah. Dhaaamantoodba way kala duwanaayeen. Waxan u socdayna waxay ahyd hal ilig oo ay jugi iga soo gaadhay.

    • @NuuraHassan-n2q
      @NuuraHassan-n2q 9 днів тому

      Dhakhtar Fiican ban kuu hayaa Wallaahi waad iga dhaarisee

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 8 днів тому

      @NuuraHassan-n2q Wllo mahadsanid, malin dhaweyd baan ethiopia la tagaye. Arrintu 2020 bay igu dhacday 2025na markan meel kale wayey dal shisheeye ayan la tagay.

  • @abdirizakhassan1073
    @abdirizakhassan1073 13 днів тому +2

    Waa dal iyo dad la baabasadey

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 13 днів тому

    Haa waa runtaa

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews 13 днів тому

    wasaaradda caafimaddku has samayso mareeg lagu xusayo dhamaan dhakhtarada dalka ka hawlgala, sawiradooda, takhasuskooda, jaamacadda ay ka soo baxeen iyo dalka ay tahay, iyo sanadka ay qalinjabiyeen. Si dhib yar ayey bulshadu iskaga hubin kartaa.

  • @NewsFusion24
    @NewsFusion24 9 днів тому

    Ajaanibta soomaalidaa jecel, maxaa lagu samayn markaa?

  • @abusa3adS
    @abusa3adS 13 днів тому +2

    ☝️ maan eedin❤ Indr Xildhibaan ❤
    Gabasho ma kugu ogeen.

  • @abdulahijama6614
    @abdulahijama6614 13 днів тому +1

    Mararka qaar waad arkeysaa in ay jiraan mawaadiyiin aad u fican lakiin waayey sidii ay shaqadooda u gudan waayeen sababtoo ah belaayo kale ayaa hortaagan sida is xisaabtanka ka muuqata walee dadlani dad leh lakiin dad xunbaa xilka u haya

  • @IsmaciilcRaxmaan-z5e
    @IsmaciilcRaxmaan-z5e 13 днів тому

    asc waa sifiican in lala xisaab tamo dhakhtar kasta oo shaqeynaya ajaanib kastana waa in ogolaanshiyo lasiiyo dabashaqeyna lagu sameeyo oo sharciga lamariyo haduu qaladsaneeyo mahadsanidin

  • @SuldaanMaxamedfod
    @SuldaanMaxamedfod 13 днів тому

    Xilibaan xirsi qodobo aad iyo aad umuhiima ayuu kahadlay waa in arinkaa waxlagaqabtaa hadii allah kacabsi iyo dadnimo jirto

  • @DayibAhmed-q2w
    @DayibAhmed-q2w 13 днів тому

    Dhakhaatiirtu waa cadawgeena dilay dad badan meel loogadacwoodaa majirtu ee hala iska jiro cadawgaa bilaa naxariista

  • @abdimeigag4410
    @abdimeigag4410 13 днів тому

    Asc way badanyihii dadka lagu dilo dhakhtarada jooga Ee aan ahay I’m borofishinal doctors Ee bal wax ka qabta sxb

  • @fatimafarah2535
    @fatimafarah2535 13 днів тому

    Uma Abdulle
    Asc sida runtutahay waan idin hambalyo rantan xaga dhakhtarada ka yimaada Dowlado kale wa inla dabo galo dhakhtark masita shahaada muctarif ah o lala xidhiidho jamacadi u kaso baxay o la hubby inu kaso baxay. Tan labad idinku ka dowlad ahan wa inaya gacan biraha kuqabtan daka ajnebiga iyo waxay yihin wbtf.

  • @ducoqabe-z3b
    @ducoqabe-z3b 12 днів тому

    Inta hunguri ama qabiil shaqaynayo dalku sidaa ayuu ahaanayaa.
    pharmaciyada ayaa ka badan bakhaarada.

  • @ducoqabe-z3b
    @ducoqabe-z3b 12 днів тому

    Ajaanibka wadanka jooga haloo sameeyo siyasad lagu xakamaynayo.
    waxa jira dhakhatir isku sheeg ajaanib ah oo xanuuno qaadsiiya dadka

  • @cawilxasan7317
    @cawilxasan7317 13 днів тому

    Wlhi cadawgeena ayaa ina dhexfadhiya oo u badan kuwa cilaajka haysta ta kale waa lagu dhuuntaa

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 12 днів тому

    Golis alpha ffu dhamaantood wa in laga mabnuucaa inay dhigaan caafimaad ka

  • @IsmailabdiAbdiGalib
    @IsmailabdiAbdiGalib 13 днів тому

    Intii adjoogte ayay waxani dhaceen ee xeer usameya waain baarlamaaka lagula xisab tamo dayaca xeerla aanta

  • @SamiiraXuseen-c3y
    @SamiiraXuseen-c3y 12 днів тому

    Dadkena jecel midabka cad maba eegan muxuu yahay anaga dhakhtar itobiyan ah ayaa anoo folanaya igu yidhi qalin bad tahay hablihii nerastana waxa igu dhehen ilmihii wa kan intu mindida afaysanayay ayau iga umuliyen marka lacag ayay dumarka caloshoda ha heleen

  • @IsmailabdiAbdiGalib
    @IsmailabdiAbdiGalib 13 днів тому

    Adigaa lagarabaa inad xeer usamayso

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 13 днів тому

    Kasaara ajunabi

  • @MukhtaarosmanMukhtaarosman
    @MukhtaarosmanMukhtaarosman 12 днів тому

    War ku jooga Dhaka tarka gargar ayaa dadra ku sheega aydhis Marka meelkale LA geelong laga waaya o Ilahi na gu ogyahy qabta hadad wax qabanaysan

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 13 днів тому +1

    SIDAN wax looma saxo. Hada waxaad abuuraysaan Kala shaki dhakhaatiirta iyo bukaankooga. Waxaan aduunka oo dhan ayay ka dhacdaa ee sida loo saxo raadiya maaha sidaane

  • @dr.mohamedkahin5282
    @dr.mohamedkahin5282 13 днів тому

    Waa dal caafimadkiisii fashil doqday

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 13 днів тому +1

      Caafimaadka keliya ma aha ee hawshii dawladda oo dhan ayaan tayo lahayn

  • @fatuh4811
    @fatuh4811 11 днів тому

    Tima jilicda khasatan
    Pakistanta, iyo Masarida iska ilaaliya, document iyo been ah ayey samaystaan.

  • @shabcaanahmed140
    @shabcaanahmed140 13 днів тому

    Ururka Mihnadlayaasha Caafimaadku maadaama ay yihiin dadka bixinaya rukhsada mihanadlaha caafimaad Waa in ay yihiin dad health professionals ah oo takhashsaad sare iyo khibrad leh Waa in ay Ka madax banaanyiin shaqooyin caafimaad ama ay Ku lug lahaadaan goobo shaqo.
    Waan ay leeyihiin awood fulineed iyo xeerar ay Ku shaqeeyaan iyo Maaliyad Ku filan.

  • @MukhtaarosmanMukhtaarosman
    @MukhtaarosmanMukhtaarosman 12 днів тому

    Awel maydan noo layn ma mantad dhalateen tuugyahay

  • @NajaxYuusufxasan
    @NajaxYuusufxasan 13 днів тому

    Nimanku suaalo badanaaa? War bal maad in yar in yar maad uwaydiisaan? Jawaabaana aad uga sugtaan ?
    Si xeel dheeri ah!?

  • @Ahmed99-p9x
    @Ahmed99-p9x 13 днів тому

    Way dhaqaaqday,

  • @shabcaanahmed140
    @shabcaanahmed140 13 днів тому

    Waar Sidan wax looma saxo . Wax kastana aqoon Uma lihidin ee Waxaad yeeshaan dad consultancy idin siisa shaqaalaysiista oo Ka soo tala bixisa.
    Waa mida 2aad e dalku waxa uu ka soo baxay dagaalo iyo bur-bur dadkuna waxy u baahan yiin dib udhis iyo naxariis iyo in hoosta laga soo bilaabo

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 13 днів тому +1

      Wakiiladu xaq ayay u leeyihiin inay hay’adaha dawladda la xisaabtamaan oo xeerka ayaa dhigaya midda kale dagaalada iyo burburka aad cudur daarka ka dhigtay ma kii bilowgii sagaashanaadkiibaa mise waa mid ka dambeeyey oo aanan ogeyn?