ZOMBIE ATTACK

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 2,4 тис.

  • @Ayman-Ahmed232
    @Ayman-Ahmed232 17 днів тому +363

    Ceyda jaamacada lee ku mashquulinaysay maahee wlhi talented boy thy😂❤

    • @DeeqoAhmed-g2p
      @DeeqoAhmed-g2p 17 днів тому +7

      Haa taalent boy waaye❤❤

    • @hibocuthman6093
      @hibocuthman6093 17 днів тому +3

      Hda may u dhamaatay mise

    • @Sabiriinfahad
      @Sabiriinfahad 16 днів тому

      @@hibocuthman6093maya wali Lkn mar dhow insha Allah

    • @FaysaAhmed-y7d
      @FaysaAhmed-y7d 6 годин тому

      Caydo​@@DeeqoAhmed-g2p

    • @FaysaAhmed-y7d
      @FaysaAhmed-y7d 6 годин тому

      ​@@DeeqoAhmed-g2p😊😊😊🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢abomacan

  • @Cayuni1
    @Cayuni1 17 днів тому +480

    Asago shaqsi ah sidaan wax qurux badan nogu soo gudbinoya walina arday ah shirkad maha haduu malintii dhan haysan lahaa kwrn
    Team Ceyda marnaba no hoos 2M maxan ku haysanaaa ❤️🫶

  • @RacdiAbdikarim-hq5ec
    @RacdiAbdikarim-hq5ec 17 днів тому +169

    Caydaruuskeena wuu dadaalaya aan dhiiri gilino😢 waxaan film lama dhihi karo keep going ♥️ 💪

  • @abdinafacdahir1625
    @abdinafacdahir1625 17 днів тому +44

    Ceyda waa nin talented ah asagoo arday ah hadana waqti nasiiyaa maxaa umaleynee haduu bogi lahaa jaamacada waqti badan nasiin lahaa 2 million coming soon #ceyda#team ceyda like❤✅️💪🔥

  • @SacduuXasuu
    @SacduuXasuu 16 днів тому +14

    habeenkaa filinkan soo dhigeyse waa murugsanaa waxaa sugeyne natiijada Alxm ugu dambeyn waa guuleystay soo iima soo hambalyeenesid king ceyda aniga from zero to hero kula joogay waana ku farxi jiray guulahaaga by the way keep going dhmn inta guuleysatay hambalyo inta guuldareysatey waxan leeyahay haniyad jabina waa imtaxaan aduunyo isku daya mar walbo guuldarada waa bilowga guusha 🥰

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 17 днів тому +506

    jiliinkiina gacan baan u taagay ani omg Amiira Atariisho buuxda waaye 100% ajaanibtii baad naga barejayseen Best Film And Best jiliin waaye 🔥❤

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 17 днів тому +775

    Dunida masomarin ruux kasharafbadan kana runbadan nabigena mohamed scw 😢❤❤

  • @SihaamMaxamed-dd3tu
    @SihaamMaxamed-dd3tu 17 днів тому +388

    Saliga xabiibkeenu wuxun nuurey qalbi wuxuna tiraa murugta ajir bdn neh wuu leyahy an ku sali rasulken mohamed scw scw 😢❤❤❤

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 17 днів тому +4

      ❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤

    • @deeqomuqtar510
      @deeqomuqtar510 17 днів тому +3

      Scws scws scws scws scws

    • @fardowsamohamoud5337
      @fardowsamohamoud5337 17 днів тому +3

      أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ❤

    • @queenyasmin6782
      @queenyasmin6782 17 днів тому +1

      Sallallahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤

    • @LeylaOmarIbraahim
      @LeylaOmarIbraahim 16 днів тому

      أللهم صلي وسلم على نبينا محمد ❤

  • @NajmaAbdullahi-z7j
    @NajmaAbdullahi-z7j 17 днів тому +62

    M.a caqligaaga iyo gacantaada alle haguu barkeeyo ceyda the bast filim

  • @user-dk5vd6xx9t
    @user-dk5vd6xx9t 16 днів тому +26

    Ceyda iyo amiira qaabka Aydin wax jilaysaan aad Buu ii cajabiyay intay Ila aragnay like saara

  • @user-azwaana24
    @user-azwaana24 17 днів тому +261

    AMiira iyo ceyda inta horumarkoda jecel one like❤🎉❤

  • @adandiiriye4333
    @adandiiriye4333 17 днів тому +573

    😢❤inta rabto ceyda iyo amiira inee is guursadaan like 👍 saara

    • @AsmoCabdiqaadir-p9m
      @AsmoCabdiqaadir-p9m 17 днів тому +17

      Waa dad Walsall hadna saxibo kaxishow

    • @qanciyepoi8466
      @qanciyepoi8466 17 днів тому +3

      Hada hady commentigan alhriyan mexy is dhahayn 😊

    • @fatimacaaqildabey607
      @fatimacaaqildabey607 17 днів тому

      @@AsmoCabdiqaadir-p9moooo

    • @ikeaamkhaalid
      @ikeaamkhaalid 17 днів тому +8

      Amira weyka weyn tahay hadaye saxipo waaye 😂😂

    • @FaadumoIbraahim-m2d
      @FaadumoIbraahim-m2d 17 днів тому +14

      Ceyda iyo amiiro views ayey katahay adigana like 👍 kuraadso ayey kaatahay anagna waan ognahy iney dad walalo saxibo ah ay yihiin

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 17 днів тому +118

    Masha"Allah Sheikha Illahoow Noo Xafid🤲🤲🤲 Nabbi Yuusuf Cs🤲

  • @najuuppeh4317
    @najuuppeh4317 16 днів тому +7

    Aabahy cml dhib walpo kudhaco wuu qarsada yaa rabi cimri dheer cafimad inosi aaabe mcn aamin😢

  • @SahraAbdullahiSahraabdullahi
    @SahraAbdullahiSahraabdullahi 16 днів тому +21

    Dunida masoo marin ruux ka sharaf badan kana run badan nabigeena salalaahu caleyhi wasalam❤

  • @Saalim_Lyrics
    @Saalim_Lyrics 17 днів тому +325

    Dunida masoo marin ruux ka sharaf badan kana run badan nabi muxamed scw 👍❤️🥰

  • @BarliinMaxamed-n5d
    @BarliinMaxamed-n5d 17 днів тому +208

    Yes caawa waxan ahay qofka ugu horeyo ee comment sooqaro wakufarax sanahay team king ceyda manaba nohoos keep going walalkey ❤🥺❤️

  • @munamaanka8020
    @munamaanka8020 17 днів тому +73

    Ceyda iyo 37minute isku nici rabaa😂😂but best film❤

    • @user-wu9co6wj9p
      @user-wu9co6wj9p 17 днів тому +17

      Ku qaado waa arday waliba bishi ugu dambeeyey ayuu maraa

    • @SuhuurcaliSuhuurcali
      @SuhuurcaliSuhuurcali 17 днів тому +9

      37 daqiqo hadaba ka heshay alx dheh

    • @Muhiimeyyyy
      @Muhiimeyyyy 15 днів тому

      Mardhaw waqti fcn wuu na zii insha allah waa dulqaadahenaa ceyda waa wiil dadaalayo m.a allah hadhwro wallkena ceyada

  • @SaabirYare-m3p
    @SaabirYare-m3p 17 днів тому +16

    Wallaahi wa idinkahaaya best flim payday and amiira hooray usocodwanaagsan

  • @FaraxAbdirahmaan
    @FaraxAbdirahmaan 17 днів тому +15

    Awaaay awaaay Best Movie Cayda Wuu na waalooyaa ayaaamahan 1m new talent wye alabtan Amiiro Best actress Wye ayadana 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉Keeeep Up Guys You did it

  • @SaabiriinMacalin
    @SaabiriinMacalin 17 днів тому +198

    Amiiro qurux iyo ceyda waa dad aad isku fahamy oo is walashada oo dadka isaga dhaw ani wey horay usocda guuleyta🎉🎉🎉

  • @maqbulysf8066
    @maqbulysf8066 17 днів тому +341

    Ku Saliya❤️Nabigeena Maxamed ❤️
    Salalahu calayhi wasalim
    Salalahu calayhi wasalim
    ❤️❤️❤️👍👍👍

    • @ayanayaninasaida9222
      @ayanayaninasaida9222 17 днів тому +4

      صلى الله عليه وسلم❤❤❤❤❤❤❤

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 17 днів тому +1

      ❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤

    • @farhiyasheikh
      @farhiyasheikh 17 днів тому

      Ffgggt🎉❤❤❤❤

    • @farhiyasheikh
      @farhiyasheikh 17 днів тому

      Xxcg 🤣 gg 🎉🎉🎉❤❤❤

    • @farhiyasheikh
      @farhiyasheikh 17 днів тому

      Ggmcjfnfbffbdjjddjdjxhckco🇸🇴🇸🇴🙏🏼🖤❤❤❤❤🎉

  • @RayaanApdikrim
    @RayaanApdikrim 17 днів тому +114

    Ilhow cayda iyo amira calf isugu dar amin dhaha 40 qof ducadoda wa la aqbalaye❤

  • @RumanMuhumed-nd6jg
    @RumanMuhumed-nd6jg 17 днів тому +21

    Wllhi jilinkoda dhamantod 10/10 waye amiira luguta iga jar kulaha😂😂😂

  • @NiciimaMaxamed-ko3of
    @NiciimaMaxamed-ko3of 16 днів тому +14

    Waaw kan film waa dhaafay thanks ceyda sidad mar kasta noogu soo gudbiso wax naga farxiya❤❤

  • @CusamaanMaxamedcusmaan
    @CusamaanMaxamedcusmaan 17 днів тому +221

    Dunida masoo marin ruuxka qayr bada kana shara badan nabi muxamed ❤

    • @nawaalxasancali
      @nawaalxasancali 17 днів тому +3

      Scwscwscwscws

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 17 днів тому +1

      ❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤

    • @deeqomuqtar510
      @deeqomuqtar510 17 днів тому +1

      Scws scws scws scws scws

    • @NajahAdan-es8hb
      @NajahAdan-es8hb 17 днів тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @ismahanCusman
      @ismahanCusman 17 днів тому +1

      Scw scw scw scw scw scw scw

  • @AbdiqaadirCalimohamed
    @AbdiqaadirCalimohamed 17 днів тому +62

    Inaba caadi ma aha filimka cayda iyo amiira soobadiya wallaha qaaliga ah waa in wataa 100 kii 100 ❤

  • @Mandiyaar
    @Mandiyaar 17 днів тому +131

    Cayda taliye wankuwadaa waa waynakaa ayaa kubirtay brother keep going 🎉🎉

  • @zeynuuahmed4368
    @zeynuuahmed4368 17 днів тому +18

    Asagoo arday ah buu sidaan quruxda badan wax noogu soo gudbiNaya😮 shirkado badan oo filim soo saaro buu kafucnayhy wlhi ceyda 2M dag dag in lagu garsiyo wye😢mx kuhestaan😭❤best Filim😊🎥

  • @Hafzaaaaaaa
    @Hafzaaaaaaa 16 днів тому +7

    Waa jeclahay flimaanta team27 ❤
    Teda Kale ceyda iyo Amira walaalo noqon koro maba aminaayo xataa hadey flim Thy 😂😢❤

  • @boqoradainaali3311
    @boqoradainaali3311 17 днів тому +105

    Woooww Kan flim woo dhaafey😲 🎉

  • @saynabfarax1225
    @saynabfarax1225 17 днів тому +88

    Kan filim waa dhaafay jiilinkiina top ceyda iyo amiiro❤❤

  • @fatimaibra3819
    @fatimaibra3819 17 днів тому +56

    Wowwwwww kan wllhi film wuu dhaafay jiliinkiisa waa heersade caalanka waa iska bareejeeseyn wllhi ceyda

  • @HamdaAbdiraxmaan
    @HamdaAbdiraxmaan 17 днів тому +13

    Kan filim waa dhaafay ❤

    • @JimcaaleCqaadir
      @JimcaaleCqaadir 14 днів тому

      𝗖𝗮𝗯𝘀𝗶 𝗰𝗮𝗯𝘀𝗶😮

  • @nimahassan1798
    @nimahassan1798 17 днів тому +7

    King ceda Masha alaah wil Aqli badan waye hory uusoco wll mcn ❤❤❤❤❤

  • @abdirahman282
    @abdirahman282 17 днів тому +75

    King ceyda zxb waa idin taageraa dhamaan team 27 Walahi waxad kafiicnatahay shirkado bdn oo filim soo saaro sida astaan iyo kuwa lamida ah adigoo shaqsi ah ayad wax adag soo gudbisa balse nasiib wanaag waxad heysata dad kujecel oo maalama koban ayada 1m heshaa ma. Marka waxa kuleyahay keeb going bro horay usoco adi iyo team 27 waa idin salama

    • @xuseencabdiqadir9161
      @xuseencabdiqadir9161 17 днів тому +2

      Haa

    • @user-ir3fe3wj1j
      @user-ir3fe3wj1j 17 днів тому +3

      Special thanks to Amira Qurux, she's always by his side❤ CEYMIR Best Binome❤wishing you more success in the Future❤

  • @zaynabzaynuti8179
    @zaynabzaynuti8179 17 днів тому +69

    Best film ceyda thanks
    Cadaankii bd naga baraajayseen wallhi 😅

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 17 днів тому +36

    Amiira iyo ceyda walalnimo wa ku nuresiin lamana wa ku nuresiin wax walba m.a tallent ledihiin keep going

  • @LadanMaxamed-o1q
    @LadanMaxamed-o1q 17 днів тому +7

    Marna lamaane marna walaal waa naga waashen ceyda iyo amiira😂❤

  • @user-mz6mp7qh6g
    @user-mz6mp7qh6g 17 днів тому +5

    Amiiro jilinkeeda 🔝Top waaye Inaba caadi ma ahan ❤👌💋

  • @AN-oh1lm
    @AN-oh1lm 17 днів тому +92

    Kusali rasuulkena muxamed scw scw
    Inta kusalisay xabibkeyna muxamed
    Scw scw
    Allah janada hageeyo Aamin😢❤❤❤

  • @deeqocraxmandagan5663
    @deeqocraxmandagan5663 17 днів тому +37

    cayda wuu nawaaloyaa film cusub lee inta igu raacsan like 😊😊❤❤

  • @AsmoCabdiqaadir-p9m
    @AsmoCabdiqaadir-p9m 17 днів тому +149

    Lugta ceyda intii raadineysay one like 😂😂❤

    • @hafsaomar-5734
      @hafsaomar-5734 17 днів тому

      Same ilaa hda lugtiisa meelu geeyy raadinooya😂😂

    • @SahraAbdi-hm3gv
      @SahraAbdi-hm3gv 17 днів тому

      Waa lusku labay😂​@@hafsaomar-5734

    • @najmaaxmed2736
      @najmaaxmed2736 17 днів тому

      Ma laabna​@@SahraAbdi-hm3gv

    • @najmaaxmed2736
      @najmaaxmed2736 17 днів тому

      Edited waaye

    • @AminaAcademy
      @AminaAcademy 12 днів тому

      ​@@SahraAbdi-hm3gv𝒎𝒊𝒚𝒖𝒖𝒏𝒂 𝒅𝒂𝒂𝒍𝒚𝒏😂

  • @mariyacm5612
    @mariyacm5612 16 днів тому +8

    The best actress and the best actor in Somalia is King Aida and Amiro qurux May God protect you🙏😍

  • @MiraaQurux
    @MiraaQurux 17 днів тому +7

    Best flim waye dhan kasto 10/10000 lkn walaalo maku nureysan lamana le kujila my couple amiiradada ayada wax Kasta ku ah💋😂❤

  • @user-ke8go3yl9c
    @user-ke8go3yl9c 17 днів тому +57

    Omg 😲 wllhi film film dhafe wye🎉❤

  • @miski954
    @miski954 17 днів тому +56

    2:20 masha allah wano khayr sobadi I.n ajir

  • @King_ceyda-n4t
    @King_ceyda-n4t 17 днів тому +114

    Inta ka heshay filmka like ha ila dhafin❤😊

  • @sahroabdi8413
    @sahroabdi8413 17 днів тому +7

    33:13 qosol iguma harin😂😂😂😂😂😂

  • @Maxammed-Goosh1
    @Maxammed-Goosh1 17 днів тому +12

    Heer caalami, hibo jilliin oo cajiib ah baad leedihiin, dhammaan team27 waa heer caalami, horey u socda, guulo badan baan idin rajaynayaa billado qaali ah ayaad ku habboon tihiin.

  • @balqiisoBilan
    @balqiisoBilan 17 днів тому +66

    Woow best filim waye wallahi waku hesta😊😊😊

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 17 днів тому +43

    OMG 😱 The Best film ❤ Ceyda iO Amiira isn't Easy Wana washeen keep going Noo Soo Badi dee ❤manta dhan sugayeeee😂

  • @UpdiFitaah7
    @UpdiFitaah7 17 днів тому +87

    war TikTok Aa Ku Nacay dad Oo Nabiga Like Ku radsanayo intana Ma.igaaga Soo Horesiin 🙄😂

    • @ikraam_72
      @ikraam_72 17 днів тому +2

      Asalkod wayaba inta kuwas waa faricii un😂😂

    • @TumaaleCali
      @TumaaleCali 17 днів тому +3

      Inay ajar adiga kuu tahay ma ogtahay in saliga nabiga Lagu xasuusiyo lkn ayaga wan ognahay wallhi like ayay ku radsadan ilahayna wuu arkayaa lkn qiyamaha xisab utaal

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 17 днів тому +1

      ​@@TumaaleCaliani waan ka badiyay Nabiga uun baan ku saliyaa Like na uma saaro

  • @Leaquruxley
    @Leaquruxley 16 днів тому +4

    Best flim 10/1000 lkn mar kale walalo haku jilina only lamano😮😂

    • @AminaAcademy
      @AminaAcademy 12 днів тому

      𝑩𝒐𝒘 𝒔𝒆 𝒘𝒙 𝒖𝒘𝒂𝒅𝒂𝒂😂😂😂

  • @Queenrazuuna
    @Queenrazuuna 17 днів тому +9

    Wow waxan film lama dhihi karo runti wo dhafey iyo ceyda iyo amiira jilinkoda Amazing 👏 🫶🏻❤️‍🩹💯 cabsi cabsi wye 😢🥰

  • @ShukricabdiShukricabdi-q1s
    @ShukricabdiShukricabdi-q1s 17 днів тому +24

    Maaha Allah ceydaruus wiil fikrad fiican leh hormar wacan walalkey ❤

  • @Fairygurl23
    @Fairygurl23 17 днів тому +59

    Jah wxasa imara waana waashen😂❤❤

  • @AsmaAsmameiraneh
    @AsmaAsmameiraneh 17 днів тому +82

    Short films 🎥 ❤team king ceyda and amira qurux on like ❤😊🎥🎥❤

  • @bintisomaalchannel7069
    @bintisomaalchannel7069 16 днів тому +4

    Filinfilin dhaafay Ani waxaa sii yay 10/10

  • @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho
    @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho 16 днів тому +3

    Cayda filimkala rabnaa filimantada iyo jilinkoda sauxosoyo ilahey og walahi😂❤😢

  • @basrocaliaxmed9336
    @basrocaliaxmed9336 17 днів тому +35

    Cayda iyi aamiir saan isha ugu hayay janalkoda😢😂

  • @iqroMaxamuud-e8w
    @iqroMaxamuud-e8w 17 днів тому +27

    Shieq mustafa cimri dhee iyo ciwado suuban

  • @nicimanuura-lw6do
    @nicimanuura-lw6do 17 днів тому +81

    Inta ka heshay jiliinka aabaha iyo amira iyo ceyda❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 17 днів тому

      waxaan jiliin xataa lama dhihi karo magac kale ha loo bixiyo ❤🔥

  • @user-ds1fw6xp5o
    @user-ds1fw6xp5o 17 днів тому +6

    MAsha allah filimkan waa iga gadanyahy jiliikina iyo sida loo dubayba❤❤

  • @MulkiHussein-w5r
    @MulkiHussein-w5r 17 днів тому +6

    Wow filimka cadi ma ahan❤❤❤❤❤❤ codsi waye ceyda musasal no so same❤❤❤

  • @GAZA871
    @GAZA871 17 днів тому +92

    Hadiiba so gashay ku sali Nabiga scw scw ❤❤

  • @DahirXasanaxmed-o1s
    @DahirXasanaxmed-o1s 17 днів тому +121

    Camera manka gacan dahap waye m.a👏👏👏

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 17 днів тому +22

    Quruxdii oo Qofa waaye Amiira ❤

  • @SamraMisyoni
    @SamraMisyoni 16 днів тому +3

    Odayga say wllhi miyaa😂😂😂

  • @rapunzel-jr4wf
    @rapunzel-jr4wf 16 днів тому +7

    Zombie gaari wadaayo wiligey ma arag😂😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 17 днів тому +18

    Wllhi Amiira iyo ceyda caadi maaha xataa wax aan ku qiyaaso ma aqaano jiliinkooda si dhab eh bay u jileen wllnimada marka ay walalaha is jafayaan 😂 marka inta waalidka la iska fiiriyo la isku bootaynaayo iyo marka waalidka agtooda la isku maagayo iyo xataa ixtiraamka waalidka iyo marka ilmaha midkood wax ku dhacaan siday ay is kugu damqadaan is kugu naxariistaan kuli si 100% eh bay u jileen cajiib wllhi

  • @YasineApdallah
    @YasineApdallah 17 днів тому +24

    Talented poy 🔥
    Ala muxuu flim yahay si fcn looga so shaqeeyey wow 👌

  • @NouraHassan-tr1wq
    @NouraHassan-tr1wq 17 днів тому +23

    War dadka filmkay ku mashqulsan yihiin ana waxan is weydinaya lugti xalku galiyey😂😂😂😂

  • @AbdirashiidMaxamed-hd9xu
    @AbdirashiidMaxamed-hd9xu 17 днів тому +3

    Ceyda kan filim waa dhaafay keep going

  • @samiirasiciid8-sh5qb
    @samiirasiciid8-sh5qb 16 днів тому +3

    Baaba haddalkiisa ku haystaaba❤😅

  • @BARWAAQOABYAN-f3c
    @BARWAAQOABYAN-f3c 17 днів тому +39

    yaa walee amiira waa naxariistii oo qofa inta igu racsan

    • @user-ir3fe3wj1j
      @user-ir3fe3wj1j 17 днів тому +4

      Daacadnimada, Naxariista iyo qalbi wanaaga ay kasiman yihiin 2daan qof. Qabqab 4ever❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 17 днів тому

      ​@@user-ir3fe3wj1j❤❤

  • @BarliinMaxamed-n5d
    @BarliinMaxamed-n5d 17 днів тому +24

    Wawareey😩 kan jilin wudhafey the best short flim waye wallhi amiradeena👑 jilinka wufadhiya 😩masha Allah keep going walalaheyga❤💕🔥

  • @nicimanuura-lw6do
    @nicimanuura-lw6do 17 днів тому +28

    Wah walal may ku jilayaan amira & ceyda😂😂

    • @IkraanDamion7
      @IkraanDamion7 17 днів тому +4

      Haa walalo ku jilayaan maxa Mooday 😂😂

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir 17 днів тому +9

      Wllhi waa yaab guur umbaa idinku qufulqn maxaa khaldanw ar dadku way saxibikaran way walalobikaran bow😂😂

    • @mariamhassan-v7k
      @mariamhassan-v7k 17 днів тому +2

      Short film kii hore inuu sii socdaa mooday aniguba markuu bilmaaye wan fahmy lkn markiiba

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 17 днів тому +2

      @@khadiijaabdqadirwlhi dadkan waa ciyaal cago weyn 😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 17 днів тому +1

      haa caadi waaye

  • @ummusabirren3376
    @ummusabirren3376 16 днів тому +1

    Team amiira io ceyda inta jiliinkod ka heshy👍

  • @Lamarkaaninaaxmad
    @Lamarkaaninaaxmad 17 днів тому +5

    Kan filim woo dhaafayy 2m halagaarseeyo asxaapta woo u qalmaa❤❤

  • @user-ui3df3pj9t
    @user-ui3df3pj9t 17 днів тому +94

    Horta aamin ugbad meel iigu sheega miyey xanuusanisaa inta ila tabtay
    One like

    • @canabcismaanhappy5328
      @canabcismaanhappy5328 17 днів тому +5

      My teamka umayertan iydna nag danteda tqan wye goni wx uduwata

    • @xuseencabdiqadir9161
      @xuseencabdiqadir9161 17 днів тому +6

      War wanaagsan waad ku bilaawday lkn gabagabadiisaa ku ciyaartay

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 17 днів тому

      ​@@canabcismaanhappy5328kaligeed waxma duubato team kale bay la joogtaa oo Ayaanita iyo Hani kamid yihiin

  • @user-bg1wi4ip2r
    @user-bg1wi4ip2r 17 днів тому +66

    qofti ugu horeysay ina ahay malayga darama inta iga dnbysa like❤😂

  • @Somaligamer2
    @Somaligamer2 17 днів тому +27

    Filimkan filim waa dhaafay best filim weeyaan jiliyaasha keep going soo badi ceyda❤❤❤

  • @najaxabdi8578
    @najaxabdi8578 17 днів тому +5

    M.a wllkey ceyda dadaal badan kaa muqdo illhey garabkaaga hanoqdo anagana waan nhay guuleeso marwalbo dhalinta yar yar role model uthay team ceyda marna no hoos❤

  • @user-rb7ky2gh1f
    @user-rb7ky2gh1f 15 днів тому

    Wwwww best film kin cayda io amiira makala dhacaan wlhi filimaantan soobadiya

  • @kingHazazi__19
    @kingHazazi__19 17 днів тому +28

    Super short film king ceyda

  • @IqroAhmed-z6x
    @IqroAhmed-z6x 17 днів тому +16

    M.a top walahi flmk amira qurux iyo king ceyda wanitagera horey usocda i.a inikaneh isoduciya hamiganrajeynayo inu ilahey irumeyo i.a❤🥺😭😘

  • @najmaqali5931
    @najmaqali5931 17 днів тому +38

    Dadka sugayey cawo dhan sided kle isa mujiya he❤

  • @Najma_mohammad
    @Najma_mohammad 15 днів тому +2

    Best film❤cayda lugta ine ka go,da u heste😂

  • @FahmaMohamedHassan
    @FahmaMohamedHassan 17 днів тому +2

    Wlhi sidan U qoslayy wan dalay ceyda 😅😅😅😅😅 lugta iga jir ku lahaaa 😂😂😂😂😂 ceyda filim waa jili kartaa

  • @laylahappy4017
    @laylahappy4017 17 днів тому +15

    Legend king ceyda keep going pro shirt film badan ka sugayanaa hada nahay dawadayashada ❤️👍

  • @Ikruuusha
    @Ikruuusha 17 днів тому +27

    Anagana waa daahsanaynaa idinkana dhafar lee idin dilaayo ,, hda 8sac hbenimo ,, asooo jeediin ,, 😂😂 reer mlaysia anagaa dhafrinay❤😂😂😂

    • @miski954
      @miski954 17 днів тому +4

      Haa wlhi 😅😅😅 lkn maba sexdan teamka 27 subaxiya sexna dhahen

    • @Ikruuusha
      @Ikruuusha 17 днів тому

      Tasn been ahayn😂😂😂​@@miski954

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 17 днів тому +43

    Lugta iga jar kulha ala cawada cabsi sen usexa ceyda iyo amiiro jilinkoda wax kale waye🥰🥰😋😍

    • @hodanaliabdi1942
      @hodanaliabdi1942 17 днів тому

      ani qeybta cabsida wa ka boday. hda cwa so qarwo aan iska cararo kwrn 😂

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 17 днів тому +1

      @@hodanaliabdi1942 cabsi cabsi waye😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 17 днів тому

      ❤❤😢

    • @AminaAcademy
      @AminaAcademy 12 днів тому

      ​@@hodanaliabdi1942𝒂𝒅𝒆𝒆 𝒌𝒖 𝒋𝒊𝒓𝒕𝒂𝒂😂

  • @Idmaneyali
    @Idmaneyali 16 днів тому +3

    You guys just reminded me, "The walking dead " kudoz who ever brought this idea 👌👌👌

  • @user-hw7yr7jp6x
    @user-hw7yr7jp6x 16 днів тому +1

    Horay usocda intaan iyo in kabadan waa sameen kartiin keep going ❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 17 днів тому +24

    King Ceyda Masha"Allah 😂👍 Horomarkiina Adi & Amiira Qurux Aad Ayaan Ugu Faraxsanahay 🎉 Horomar Wanaagsan ❤Qeys ❤Leylla ❤🤣Masha"Allah Keep Going ❤

    • @user-ir3fe3wj1j
      @user-ir3fe3wj1j 17 днів тому +2

      Lkn waxan jeclaan laha ina short film Channelka Amira Quruxna la so dhigo madamey wada shaqeen ka dhexeso. M.A Amira xaq weyn ey ku ledahay King Ceyda Channel isaguna garab bu uyahay. Qabqab 4ever ❤

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 17 днів тому +1

      ​@@user-ir3fe3wj1j❤❤❤🤲👍👍👍👍👍

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 17 днів тому +1

      ❤❤❤

  • @user-ht7ew5hz4y
    @user-ht7ew5hz4y 17 днів тому +24

    Alajabra juudanleey cadiyo uekadey waba kanaxey qeebtan cabsi cabsi marlabad keep goin taliye❤

  • @mariayusuf2614
    @mariayusuf2614 17 днів тому +24

    Waa movie zombie caadi ah😮😮😮

  • @Xudeyficabdilaahi
    @Xudeyficabdilaahi 17 днів тому +9

    Zxp mcn hada Ku dhaho like I saar ma i saari laheyd zxp ado mahadsan pease zxp waa Ku samalama 🦁🫡

  • @ayaanmoh6846
    @ayaanmoh6846 17 днів тому +6

    Best film,best jiliin, best cameraman intaba wana hal qof not shirkad😊