Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Khadra Dahir

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 47

  • @TheLove0
    @TheLove0 5 місяців тому +1

    Hadan raas ku dagayn
    Ma Riiyo So Jeed Ka dhigan
    Ma dhiba raxo modaya
    Ada Ii Roon Allahayow

  • @AhmedAli-yy9nw
    @AhmedAli-yy9nw 5 років тому +6

    This is music 🎶, kuwan yaryar hala daawad siiyo, qeylo ayay nagu wareeriyeene!!!

    • @idirisali572
      @idirisali572 4 роки тому

      Ahmed Ali sidaan wax u arkayo ma ila argtaaa

    • @osmanb8446
      @osmanb8446 4 роки тому +1

      Qolyahani waa ceebaysteen yar yarka sebenkan, gacantii Daauud Cali Masxaf iyo Qaasim Qaxweyste ayaa laga dareemayaa.

  • @mahadbile8473
    @mahadbile8473 6 років тому +3

    Khadra Daahir cige Fanaanad qaaliya guud Soomali Oo dhan

  • @sagalmoh6537
    @sagalmoh6537 Рік тому +3

    Allow kuunaxariiso maamo wan kujecleene 🤲

    • @shaqodoonali7146
      @shaqodoonali7146 Рік тому

      🥹🥹🙏🤲

    • @FarhiaFarah-wg5qe
      @FarhiaFarah-wg5qe 3 місяці тому

      As, yawayE, familyyyyy LEE soii dhaw inbadan qatraaayqaranEEy qiimobadan murwodumaroo yariisEEy dagan fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses Rasmi riyaaqEEy raysaanEEy lagufarxeeeey qaasatan facyaashay waanba uwataa cadceeddumaroo sahrascadayyareey

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Місяць тому

    Qiimobadan Qayobadan dumaaro lagu farxEEy dharaartii layaqaneyba xusit istahilobadan mudan

  • @mohamedomar384
    @mohamedomar384 18 годин тому +1

    Qatray ma reyaan soo jood kadhigan mise waa rumees taa

  • @daahirqorane806
    @daahirqorane806 Рік тому

    Naxariistii jano ilahay ha ka waraabiyo maamo khadra runtii waxa ay ahayd tiirkii fanka.somaliyeed..

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 5 років тому +6

    Ereyadii abwaan maxamed cumar huryo alle ha u naxariistee mid baa soo qorey kaariye ayaa leh alle ha u naxariistee maxamed cali kaariye ma leh Huryo ayaa leh

    • @abdiwahabashkir3369
      @abdiwahabashkir3369 4 роки тому

      Osman Sufi Beenta iska dhaaf Xaraami yohow Kaariyaa heesta Leh Khadra ayadaa afkeeda Ka sheegtay

    • @KosovoO-vt5gl
      @KosovoO-vt5gl 4 роки тому +1

      Osman Sufi EREYADANI WAA ABWAAN HURYO MA AHAN ABWAANKII BALAADHNAA MAXAMWD CALI KAARIYE ISKU QAAB MA AHAN SUUGAANTOODÛ LABADABA JANADII FARDAWSA RABBI HA DAJIYO 👉🏽

    • @Mahuraan979
      @Mahuraan979 3 роки тому

      Dhaqtarkii jeceelka maxamed cali kaariye
      Ayaa lahaa heeskaan

    • @cabdiqaadirayaanle8382
      @cabdiqaadirayaanle8382 Місяць тому

      Waa ereyadii Alla ha u naxariistee abwaan maxamed cali kaariye

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Місяць тому

    YYYYY Ya RabE towbE badanbadan RunEEY

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 Рік тому +1

    Some of us are supposing this is love song it was a great pain that was coming from misleading of dictator m s barre,you'll understand it if you listen carefuly.

  • @CabdiqaniLipax-zs4jm
    @CabdiqaniLipax-zs4jm Рік тому

    Alle ha unaxariisto khadra daahir cige fananad qaaliya ayay ahayd

  • @sagalmoh6537
    @sagalmoh6537 Рік тому +1

    Naxariistii jano illahayow sii 🤲

  • @laylaxasan7610
    @laylaxasan7610 Рік тому

    Erayadii abwaan x ganey

  • @alihassa2295
    @alihassa2295 5 років тому +4

    Heesahani dadku waxay moodaan on jacayl laga hadlayo laakiin waa siyaasad

    • @TheLove0
      @TheLove0 5 місяців тому

      Ziad barre ayey ku socota

  • @nuurhassan4934
    @nuurhassan4934 5 років тому +1

    Alla tagtadu kula qurux badanaa markaan dib u jaleecdid dunidan sharku ka buuxo waxaad moodaa in layiri haka soo rayn weligaa. Waana iska xusuus iyo damaqsho uun dhaxalka laga reebaa
    20:56. Mon. Jun. 2019.

  • @moumingachangire1012
    @moumingachangire1012 2 роки тому

    Naxaris jano

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 10 місяців тому

    ALLAHA u naxariisto

  • @mukhtaarmu2659
    @mukhtaarmu2659 5 років тому +3

    Heesta eraydi waxa iska leh maxamed cali kariyee Allah yarxamu

  • @sharifmahamud2993
    @sharifmahamud2993 Рік тому

    شيخ على يعذ ب من يشاء وير حم من يشاء

  • @axmedmursal9444
    @axmedmursal9444 6 років тому +3

    Waa erayadii abwaan kaariye

    • @osmansufi4066
      @osmansufi4066 5 років тому +1

      Waa ereyadii abwaan huryo kaariye ma leh

    • @cabdirahmanaadan6410
      @cabdirahmanaadan6410 5 років тому

      adeer maleh kaariye lkn maxamed huryo ayaa la haaa

    • @cabdiqaadirayaanle8382
      @cabdiqaadirayaanle8382 4 роки тому +1

      Waaryaadhaheen nimankiina leh huryo ayaa lahaa taariikhda dib ugu noqda kaariye iyo huryo labadoodaba rabbi ha u naxariistee waxay ahaayeen 2 abwaan oo qiima badan hase yeeshee heestan waxa curinteeda lahaa abwaan marxuum maxamed cali kaariye hadaad ku qanci weydaan khadra daahir weydiiya numberkeeduna waa kane 0634762300 oo hargaysa ku sugan

    • @azizderia5698
      @azizderia5698 4 роки тому

      Walaal Huuryo ayaa lahaa heesta waxaa se jira heeso badan oo Kaariye sameeyey ooy Khadri qaado.

    • @cabdiqaadirayaanle8382
      @cabdiqaadirayaanle8382 4 роки тому

      @@azizderia5698 wll nin walba qumanihiisaa qoorta u sudhan markaa waxaynu ku kala baxaynaa oo kaliya 2da abwaanba maanta wey Inaga hooseeyaan alla ha u naxariistee khadra daahir cige oo weydiinta aad ula tagto telkeeduna waa kan ee la xidhiidh markaasaad xaqiiqda garan doontaaye 0634762300

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Місяць тому

    YA Mahalkii dharaartii yabsan iyoiyo, Lagana wada warQabay Arin basan laga barandagoo cad bay aheyt tahayna dumaar haween dumaar tii kujitayba Badanbadan lagada buyxayba buuxana .QatraaayqaranEEy cadayyareey dagan fariidad murwodumaroo samsamEey lagufarxeeeey YariisEey lagufarxeeeey Brinsesesee boqorad baaban u ahey dagan fariidad. Yartayarta

  • @adanboya1486
    @adanboya1486 4 роки тому

    Ap

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 роки тому

    Dhabta.waxbadanbaan ku buraarugey.iyaah5

  • @rashidabdiali3732
    @rashidabdiali3732 2 роки тому

    Heestan waxaa curiyey m cumar huryo
    Ma lahan maxad cali kariye

  • @mahadomaxamed9507
    @mahadomaxamed9507 2 роки тому

    F

  • @umalabdi4941
    @umalabdi4941 5 років тому

    Capitaano casood CAN

  • @user-dh9bd5st6t
    @user-dh9bd5st6t 6 років тому +1

    Ma dhib baan raaxo moodayaa,!

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 11 місяців тому

    Raac qatrois qiimobadan dumaroo qaasatan hablaha facyaashay