Inaalillaahi wa inaa ilayhi rajucuun Rabi naxariisti jano haka waraabiyo labada nijaas ee hoyadood dilayna waa in dhakhso loo qisaasa nolosha ku jirta kuwanina cidba reebi mayaan kuwa hoyadood dilaye
Alla maxaa la baahna ay maxaa uga jeedaan inaa media keentaan? Subxaana llaah kuwa hoyadood diley iyo kuwan qisaasta raba iyo kan soo baahinaaya waa isku mid
Inalilahi wa inaa ilayhii rajucuun niin aduunyo joogoow maxa aragti kuu labaan xasbunalahu wa niicmal wakiiil waar kuwaa hala gawraco waxba inaga reebi mayana hala googoyo yaa Allah
Subaxanallah war waxa halaga qabto umada kuwaasi dadkay cunayane yaa rabbi
Subxaanalaah ilaahey how naxariisto janatal fardowsa Allah ha waraabiyo hooyo hooyo hooyo inaalilaahi wa ilaahu raajicuun 😭😭
Inaalilaahi wa Inaa ilehi rajicuun laaxawla walaa quwati ilaa bila
Ilahay ha unaxaristo hooyo Amina 😢😢😢
Inaalillaahi wa inaa ilayhi rajucuun Rabi naxariisti jano haka waraabiyo labada nijaas ee hoyadood dilayna waa in dhakhso loo qisaasa nolosha ku jirta kuwanina cidba reebi mayaan kuwa hoyadood dilaye
Subxanallah 😢😢😢😢 Xasbunallaah 😢😢
Inaalilaahi waa inaa ilahayrajucuun
Iyagaaba qisaasta is mariyey hadeyba hoyadod dileen ma damiir baa ku hadhey iyo naf
Ilaahay musiibooyinka dhacaya hanaga nabad geliyo
Allah ha ku naxriisto hooyo mcn jano.mam😢
Inaalilaah wainaailayhi raajucuun ilaahay hawnaxariisto aamiin
Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun.....deg deg ha loo qisaaso!
Sumxaanalaa inalilaahi wanaa ilayhi raajucuun
Subxaanala allah
Subxanallah 😢😢 Allah swt haw naxariisto
Subxaanallah inkaar idinku dhacday axxxxxx
Inaa lilaahi wainaa ilaahirajucuun
Subxaanalaah
Miyurqablagu.a sheegikaro
Subbxaan allah
Subxxanalaah masiibo ayaa ka dhacday meshaas illahayow u naxariiso amiin yarabi
Masuubo idinku dhacday hooyadood ayay dileen
allahu akbar
aduun yoow mxa aragtii kuulaaban
Inalihi wani ileyhi rajuun
😢😢😢😢😢😢
Ilahay calamo haku rido inalilah😢
Subxaanalaah😢😮
Mayadhalin subxaan allah
Alla maxaa la baahna ay maxaa uga jeedaan inaa media keentaan? Subxaana llaah kuwa hoyadood diley iyo kuwan qisaasta raba iyo kan soo baahinaaya waa isku mid
Waa dhacdo ugub inagu ah sub xaana laah
Inalilahi wa inaa ilayhii rajucuun niin aduunyo joogoow maxa aragti kuu labaan xasbunalahu wa niicmal wakiiil waar kuwaa hala gawraco waxba inaga reebi mayana hala googoyo yaa Allah
alle ha u naxariisto mamada inamadi ay dhashay baa sids u galay
Illaahay how naxariisto waa masiibo illaahay banu ka magan galay samir iyo iimaan saadiqa yaab
Subxaanallaah
subxaanan allaah
Subxaanalah NIMAKAN HALA QISAASO
Inkaar alaa haku rido
Oo mainkaarbaa udhiman
ciday donta ha ahato masiibada yan laguciyarin,wa fitan alle ha inaga badbadiyo
Miyaanay walaalo lahay hooyadu
Hooyadu waa ciise muuse gaar ahaan cabdale qoyan alle ha unaxariistee iyaguna waa habaryoonis waanay dhashay😢
Waa ciilqabayaal nacala gabooyaha ururiska kuyaale
Walaal habeedlay waa degaan kee ? Halkay ka tirsan tahay ?
Walal hooyo qabiil male hooyo waa midkaleya laakiin waa dad aakharlaladoonin aduun iyo aakhiroba seeg Rabiyoow toobada hanaseejin hadana maaha dhalinyaro waa niman waawayn ALLAHUMA najaynaa 😢😢😢😢😢
Ax waa wax laga naxo😭😭
Gabadhu waa Habaryoonis waana reer Caynaashe , kuwa dilayna waa Ciise Muuse Maxamed Ciise, Habeedlayna waxa daga Ciise Muuse
Ax waar xiishoda golo may diilin golo kaleh ee waa masibo ubaad kaa hoyadood diilaye
Waa cudurka soomaali kudhacay qabiil bahada maxaa iskagalay qabiil iyo dad isdhalay oo masiibo iskunoqday hooyaday waa hooyaday qabiil maaha @@HamzeMed-py6up
Ninka xun qolo looma saneeyo ee reeraHa ciyaarta ka daa ciday donanba ha ahadane
Marka mxaad reer ka sheegi waa musiibadaa mesha la dhacdaye
Wa amni darada kala jirta bariga SL wa wuxu sheegayey m.abiib allow ka magan
Xasbuna Allah waa nicmalwakiil
Alle ha nacdalo ha la dilo😢😢😢😢😢😢
Habeedlay waaba meel barwaaqo ah Malaha somalilandba kumataalo
Waxaa tidhaahdaan waykorisay oo waxay ahaayeen garac ay heshay
Waar nimanka hooyaddii dilay mala hubaa inay dhashay?
Lacaaag bay ku dileeeen .......
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Habeedley waa halkee ? Yaa ii sheegi kara halkay ka tirsan tahay.
Sabata ay u dileyn wa maxay inkaar qabayashu
Ragga Hooyadood dilay waa Ciise Muuse , inkaari idinku dhacday, hooyadoodna waa Habaryoonis reer Caynaashe
Waa garac yoonis ee cm waa rag qabiileh
Toloo meeshu ma Bari bee
😂😂😂😂
Silaantu toloo mahanti bayi lahayid
Waasuurtagal
balo idinku dhacday
Aduun yooy xaalka bah
Sub xaana laah
Oosidyi ninteeda ugu diideen maxyi dadka meesha joogayi u odhan waayeen
Habeedlay xagay ku taalla. ?
Anigaba maanta kahor manaqal laakiin waakuwan le waa togdheer
Munaafaqad ayaa meesha lawadaa ee islaan tu waa reercabdale cabdulle
Ma laba ninbaa dadkii oo dhan ka adkaaday oo maydkii u diiday
Meesha miyaan dowlada gaadhin askar in loo dhiibo ayey ahayd
Waa miyiga walal magaalo masamaynkaraane waakanle xoolihii ayay foofsatay
Hala xukumo ragaas dadka kalena ka baxsanmayaan
Beentu waxay ka mid tahay dembiyada waaweyn waa eedaday waa ciise muuse wiilashu waa habaryoonis muuse ismaaciil
Mxy kudileen wll?😢
alle ha unaxariisto islanta
Subxaan alaah
Illaahay how naxariisto waa masiibo illaahay banu ka magan galay samir iyo iimaan saadiqa yaab
Gabadhu waa Habaryoonis waana reer Caynaashe , kuwa dilayna waa Ciise Muuse Maxamed Ciise, Habeedlayna waxa daga Ciise Muuse
Gabadhu waa Habaryoonis waana reer Caynaashe , kuwa dilayna waa Ciise Muuse Maxamed Ciise, Habeedlayna waxa daga Ciise Muuse
Wll hooyadood mxy ku dileen?miyaaa lagu tuhmayaa uun mise cadaynba loohayaa?😢😢
@cabdilaahiaxmed9480 kuwaasi cidna maaha aakhiro iyo adduunba way seegeen.Ilaahay baan ka magan galnay sharkooda.
wareerhebel hakuxiiqine warer masiibo kudhacdey,wanankaxunahay,mamadana alle danbigedi havafiyo