Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

PRANK XAASKEYGA AYAA II TIMAADAY IFRAAX OO OOHIN AFKA FURATAY😭😭

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 гру 2022

КОМЕНТАРІ • 197

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +25

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤

  • @zahrocrsaaqmaxamedofficial
    @zahrocrsaaqmaxamedofficial Рік тому +11

    Kusali nabu muxamed sallahu caleyhi wasallam

  • @ilhaanaadem6403
    @ilhaanaadem6403 Рік тому +4

    Prank isaga oo ah ayaa diiqa dooday wlh 😭😭 markii la dhahay hor dumar kaba isma dheero been mahayn wlh jah qof aa jeceshahay haduu ku dhaho reer baan leyahay wax ka xanuun badan malahan really ifraax ifka keep going xappti jecel kiina hawaro aad baa ku tageraa wllo muuse adigana mardanbo hasamayn prank nocan ah qalbiga waa quraarad full Respect 🙏

  • @Bintu_Abdullahi
    @Bintu_Abdullahi Рік тому +20

    Muusow ifraax prank kadhaaf waa miskiin 😭😩😩😩

  • @boojadheere
    @boojadheere Рік тому +6

    Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤

  • @hodanmaxamuud958
    @hodanmaxamuud958 Рік тому +12

    Ya rabi hblaha ka dyaa prankiga hdii kle wa ay dhawacmysaa bowe pls 😢 😭 🙏

  • @maryamoabdisomalia4029
    @maryamoabdisomalia4029 Рік тому +6

    Ifraax ooyin dhwidaa apyo wallhi oyintada wey idhiptaa😌🥺
    Soo aarso walipa si waali ah

  • @nadifahaji5027
    @nadifahaji5027 Рік тому +4

    Allah ifrax haka oysini plz walhi wan jeclahy ifrax waa qof qalbi wanagsan plz qalbigeda illali waliga

  • @cabdullahicali5695
    @cabdullahicali5695 Рік тому +4

    FAST LIKE
    FAST COMMENT
    IFRAAH, QUEEN OF YOUTER Waan kula socda xili walba & goor walba

  • @xamdimohamedabdilaahi5203
    @xamdimohamedabdilaahi5203 Рік тому +7

    Xaaska rooxaamey ahay malugu lahoo Ar ifraaxaa
    Apayo sorry😭
    Wn ka xumahy iny tani kugu dhacdo Ee iska dulqaado Prnki Lee waaYe😄😄sorry sister😔

  • @ubaxxaji102
    @ubaxxaji102 Рік тому +19

    Alla ifraah khaliif waan jeclehe prankiga ka adaa way qalbi jilcan tahay like me cml😥🙏

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +9

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Ku Sali Nabi Mohamed Scw❤
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @sacdiyoali2665
      @sacdiyoali2665 Рік тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @zaynabmustaf1256
      @zaynabmustaf1256 Рік тому +1

      صلي الله عليه وسلم

    • @sahantoosan9083
      @sahantoosan9083 Рік тому

      @@zaynabmustaf1256 Mahadsanid walal Jazaakallaahu kheyr

  • @muhiimjamacmuhiimjamac6826
    @muhiimjamacmuhiimjamac6826 Рік тому +10

    sankaan gaban kibir baa ka buuxa kulhaa😂😂😂😂💔

  • @aishacuud3307
    @aishacuud3307 Рік тому +2

    Hhhhhhhh ifrax qofta kale ee siqalbeyaxan iga qosliso mcntoy keep going 🥰🥰🥰🥰🥰❤💕

  • @xamdiaxmed8707
    @xamdiaxmed8707 Рік тому +14

    Asc first person ani lee waaye

  • @ifraaxiitaabdiqaadir2855
    @ifraaxiitaabdiqaadir2855 Рік тому +3

    Nin rag waliga lama aamino hade prank tahaye xitaa hawada siin qalbigada ifraax sami plz pyo qalbigada ilaali

  • @abdiwalosman2283
    @abdiwalosman2283 Рік тому +2

    Muusow sxp wlhi ifraax waa qof qalbi wanaagsan oo dumar ah please prank kan camal ah kadaaa fadlan fadlan fadlan

  • @nastexoshariif8149
    @nastexoshariif8149 Рік тому +7

    😭😭😭😭 wlhi ifrax pranki uma rabno dee

  • @zaynabmustaf1256
    @zaynabmustaf1256 Рік тому +5

    ALLAH JANADA NAGU KULMIYO DHAMANTENA AMIIN YAA RABI

  • @marwodumar
    @marwodumar Рік тому +11

    Walaal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe ii saraa❤❤🧡

  • @nasriapdirahman1888
    @nasriapdirahman1888 Рік тому +1

    Omg walhi wee qalbi jilcantahay ifraax mcny allaha kudeesto🥰🥰

  • @mukhtarabdirahman2047
    @mukhtarabdirahman2047 Рік тому +2

    Muuse ifraax wey qalbi jilicsantahay kadaa prankigas oo kale

  • @aminaoziil3494
    @aminaoziil3494 Рік тому +7

    Sorry ifraxeey so arso 😭😂😂haa cafin adna

  • @abdirizakhassanmataan2264
    @abdirizakhassanmataan2264 Рік тому +2

    Emotional damage 💔 😢 leave that lady alone qof jacelka waax kayaqana matihiid sorry abyo waan kaxumahay nothing like that ati prank 😢 😞

  • @rahamoibraham7637
    @rahamoibraham7637 Рік тому +1

    Xax anga iskumaleyey. Wllhi sidan hakudayen kaarso nogaso aar anixita wankulagirodey wllhi😔😭

  • @HiilDhaanto24official
    @HiilDhaanto24official Рік тому +1

    My brother raali geli gabadha sida ugu dhaqsiyaha badan

  • @fatuush2787
    @fatuush2787 Рік тому +3

    Sorry 😭 abaayo muse adina kadaa gabadha saan 🥺

  • @HiilDhaanto24official
    @HiilDhaanto24official Рік тому +2

    Gabadha laga ma ooyiyo sxb ee waa ladhowraa ee bixi raali gelin

  • @nadiirayuusuf6887
    @nadiirayuusuf6887 Рік тому

    Waad isla ogtin waxan zaxibayaal caruur ma noo malayseen Jah inantana waxa waaye la idhi Amal boqran wllshed

  • @carfoon3454
    @carfoon3454 Рік тому

    Wllhi ifraax waa inan miskiin ah oo qalbh safiya wiilow sidaan xiriirkiina ayey dhawaceysa iskajir inanta hada raaligalin buuxda uh same

  • @aaminaabdikaadir583
    @aaminaabdikaadir583 Рік тому +1

    Sorry abyo wllhi qalbiga ixanuunay markaan arkay iney oyday waa gabar maskiin aha next vedio raali galinta ifraax kaa sugaynaa ayadoo qosleyso noo keen

  • @guntaasapdyrahman373
    @guntaasapdyrahman373 Рік тому +1

    Keep going ifraah Khaliif wlshy

  • @wadnakaabba5738
    @wadnakaabba5738 Рік тому +2

    Axey ax wlhi si kuumu galin😪alla maxy ciil dareentay an cidna shegi karin😕

  • @mustafexasan4554
    @mustafexasan4554 Рік тому

    waar inanta maxad sidaa uga oohisay wallahi inkaarteda qalbiga aad jacaylka kubeertah ka oohisay inkaar ma baqaysid subxana aallah

  • @ismacilmaxamad1675
    @ismacilmaxamad1675 Рік тому +2

    Waan kaxumahay sidaan in lugu yelo si gadaran yeel 🙏🎷💕

  • @nastexonalka3617
    @nastexonalka3617 Рік тому +1

    Ala soomaalida waxaan ku nacay baraanhiga beebta ah anagan waanba daawaneenaaa

  • @raaxoahmed5303
    @raaxoahmed5303 Рік тому

    Naa ha oyn doqon ma thy nin loma ooyo ado jecel waa leysadkeyaa sis

  • @cabdullahicali5695
    @cabdullahicali5695 Рік тому +1

    27 second Me fast

  • @sumayomaxamed8208
    @sumayomaxamed8208 Рік тому +2

    Wllhi waligey ifraax brangi walbo lagu sameyo iyo video walba comment kma bixin jjrin lakin baran gigan xita jirka idhaqaqy wan mody Inan aniga ahy ifraax abayo sorry lakin mid Ayan tala ahan kuu siina muuse haga ogalan baranki nucaan ah Inu kugu sameyo oo nag kle kugu hor bahdilo wayo jecelkaga barnki ahan xita mafiicno Inu qalbigada nagkale ki jabiyo muuse ifraax was gabar qalbi ficn we wllo ilasho Ayan kuleeyhy abayo ifrax wax lajeyna inad iso jawabj doonto 👍👍

  • @daganmaxamed279
    @daganmaxamed279 Рік тому

    Ilahayow qalbiyadena noilali alla maxa nalaga ohinsiyey oanigo nol jismural anqoday oanigo sacoda anumalenjiray inan tagnahay oanigo cafimad qabo ansidii qof marilay anusocon jiray jaceyl wa wax jiro wana wax qofka daciifkadhigo alx hada wan kabogsaday dhawacas ilahayna waxan weydiista marwalbo inusan qof iqalbi jabiyo usan qalbigaga iga racinin intii isjecel ilahay wax dhibo ama niyad jabiyo alle haka dhowro yarabi

  • @beerluula2390
    @beerluula2390 Рік тому +2

    Thank you mcn badaneey 🤣🤣🤣🤸‍♀️

  • @sahrosiidcali9638
    @sahrosiidcali9638 Рік тому +2

    Ifraax runtii waan kula ooyey
    Sorry xbbtii
    Team ifraax aan soo aarsano
    Prankiyada kle call lee aheed maanta live ayaa laguugu keeney gabadha

  • @umaymoshabeel4594
    @umaymoshabeel4594 Рік тому +1

    walhi wan i ilmeyey😢😢 sorry mcnto anigaba midaan run run igu dhacdey wlhi allow qalbiyadena no qabooji😢😢

  • @shamsoosman9573
    @shamsoosman9573 Рік тому +2

    Sorry ifraax aabbyo😢😢😢

  • @jawaahirhashi4384
    @jawaahirhashi4384 Рік тому +1

    Ala gada baranki ifraax wan jaclahay ❤❤❤❤❤❤💋

  • @asmamaxamedfaroole7804
    @asmamaxamedfaroole7804 Рік тому +1

    Sorry xabiibti

  • @saabiriinmahad974
    @saabiriinmahad974 Рік тому +1

    Sorry 😭walsheye adiga neeh ka arso muse 😪

  • @fahmoabdiqadir3749
    @fahmoabdiqadir3749 Рік тому +1

    Sorry Xabibti jecel Wojiraa🥰😭

  • @abdirahimfiqi7863
    @abdirahimfiqi7863 Рік тому

    Axsan jaceyl ifraax ookale ilaah haiisahlo

  • @sumayoahmed4933
    @sumayoahmed4933 Рік тому +1

    lagu qaadee gabadha mar danbe brank Haku sameen😭😭😭😭😭

  • @hindahassan9199
    @hindahassan9199 Рік тому

    Ya dhiqa ah ifrxa hhhhhh plz ninka nag qaba noh

  • @nasrachannel2167
    @nasrachannel2167 Рік тому

    Akhas😂caleeeeg iiiii uuuu kulahaa naa anuu inta madaxa wax kaga jiido isgaga tagilahaa uf waxay jileeecan misa wata oo hintaada aan maqlayneee makarafoon ayaa haysataa oo wad isla ogtihiin

  • @idilfarah134
    @idilfarah134 Рік тому +1

    Kan iqabo anan uoyi lahen waba macadalihi mid anan isarosin ifrah dhulka iska qad ceeb naya 😂 isadke

  • @saciidocabdullaahi4340
    @saciidocabdullaahi4340 Рік тому +1

    Soo aaarso xappt❣❣💯

  • @fardowsaxeydar5418
    @fardowsaxeydar5418 Рік тому

    Ax ifraax sidii caruurta ayee u ooyday miskiin

  • @fardowsa1293
    @fardowsa1293 Рік тому

    Muuse ifrax maxad sas ugu gali abayo way ku jeceshahaye balan waye inay so arsato ifrax

  • @nibcocabdirisaaq
    @nibcocabdirisaaq Рік тому

    Albeerka ifrax

  • @daahiraadan7010
    @daahiraadan7010 Рік тому

    Rali Galin u samee ifrax pro

  • @mohanedmontana6948
    @mohanedmontana6948 Рік тому +2

    ax walhi wan kaxumahay gabadha sidan ha,ugalin😭😭👀

  • @canab1832
    @canab1832 Рік тому +1

    Wlhi Waxaan la ilmeye mAqaan😭💔

  • @R.M.TARAAWIX
    @R.M.TARAAWIX Рік тому +1

    UA-cam ka sida donated kayeeshan azxaapta 4 casho kamaqnedene

  • @najaxabdirahmn629
    @najaxabdirahmn629 Рік тому

    waxas qalad waye lkin wan ka xumady sad yeshay

  • @ifraaxifka9164
    @ifraaxifka9164 Рік тому

    Ifrax quruxee abayo wlhi wn kaxumahay bank musow walalo gabadha nowkaka dhaf brnkiga nuucan anika aad ayan ukaxumaday ifrax ala xanun badana bahdilada nuucan okalaa

  • @rayaancabdikariimxeynuuf534

    Ifaraxaa waan ku xiisay Macaanto wllhi

  • @nimcocisman3690
    @nimcocisman3690 Рік тому +1

    ifrax 😂😂😂😂 ka so aarso huno 😢😢😢😢

  • @arawelosheikh2593
    @arawelosheikh2593 Рік тому

    Dadkii cadaymay ku waasheen hadaa haday bari dhamaado xiriirkaas sidaas unbaa loo soo bandhigi cadaymaha hayso uhuhuh uhuh

  • @cashojamalimaxamed5081
    @cashojamalimaxamed5081 Рік тому +1

    Ifrax maxa gadashey ilmo maa isku badashay 😄😄😄😄😭😭😭

    • @ayaanmahad9054
      @ayaanmahad9054 Рік тому +1

      😁😁🤣🤣 jcl ka wuu dhib badan yahay wlhi

  • @riyaamuzamil9606
    @riyaamuzamil9606 Рік тому +1

    Ifraaxey we kugu dhacde Cwa😂😂

  • @prettyinacumar3894
    @prettyinacumar3894 Рік тому

    Ifraax qof benben ku oysa ma ahan soo aarso saxip

  • @addehaji1768
    @addehaji1768 Рік тому

    Muuse ifraax qlbigeda ilaali wa gbr fcn o qlbigeda nadiif yhy

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 Рік тому

    Blz naga jojiya Bankiyada
    Nocan waaayo ifrax waye
    Qalbi wngznthy weyna Naxriz Badnthy Blz
    Iilasho lifax
    R
    A
    N

  • @sabnaamuhidiin7048
    @sabnaamuhidiin7048 Рік тому

    Ani xitaa midaan oo kle wee iku dhacday sorry abaayo

  • @badriyoaxmed9136
    @badriyoaxmed9136 Рік тому

    Ax ax ax ax ax ax ax prankiga kadaay gabadha wey qalbi jilicsan tahee

  • @amiraBintoahmed
    @amiraBintoahmed Рік тому +1

    Ala muse dimadhana wan arsniyna ifrax kaso maseyri ningan 🤣🤣🤣

  • @maryamoruun1532
    @maryamoruun1532 Рік тому +2

    Sorry ifrax kasoo aaarso😭

  • @daimoncake112daimon9
    @daimoncake112daimon9 Рік тому

    War qof fican matahiid siidan kulahen waa wiil reer waqoyiya walataya kada Gabadha sidaa

  • @wedsanmahamed176
    @wedsanmahamed176 Рік тому

    Alah miskiin rooxan miyey ahayd kulahaaa

  • @adna2204
    @adna2204 Рік тому +1

    Miskiinta prankiga ka daa😭

  • @yahyehero801
    @yahyehero801 Рік тому +1

    Nin gabadha maalin kasta mad ka oysiinee 😭

  • @maryamoabdi3074
    @maryamoabdi3074 Рік тому

    Jah qalbiga hakadhaawicin please 🙏 ilaaali gabarta wllhi qalbiga

  • @najmaabdirashed2963
    @najmaabdirashed2963 Рік тому +1

    Gabadha maxad sida ugu gashay 😢

  • @saidabdi5612
    @saidabdi5612 Рік тому

    Ifrah 😅😅😅😅😅 sorry yaqe

  • @iglanabdi3750
    @iglanabdi3750 Рік тому

    Ifrah markasto in lagaa oohin siiyo xaq miyaa mcny

  • @farxiyacali9243
    @farxiyacali9243 Рік тому

    Hindigay xoog udaawataa ifraax oohintu ma halkanay kasoosaarantahay isciyaalaynta nagadhaaf abaayo

  • @ikraanjurdhug2283
    @ikraanjurdhug2283 Рік тому

    Sorry wlhy beerkaa ixanuunay

  • @lielaosman8710
    @lielaosman8710 Рік тому

    Alla gbdha qalbiga ka jibise warya muuse

  • @Humblegwl
    @Humblegwl Рік тому

    Hayey

  • @nuuraabdilaahi9193
    @nuuraabdilaahi9193 Рік тому

    War hadhe. Musow ifraax maxd brnk IGA nocasa ugu sanaysa bisinkow wad IGA yabisay

  • @direemedia
    @direemedia Рік тому

    Aad ogaxumahay prankan wlh.. .ohonteda sameyn iguyelate
    Sida ugu dhaqsiyaha badan wa inaa raalli galin kabixisa
    Wlh sida manta ifrax u oyse aya laiga oysiye anigoo qof jecel waliba si xad dhaaf ah.marka sxb dumarka utur... Fal qaldan aya kudaqaqte waxana layiraahda " faaq faaq farabadan FOLXUMO AYE DILACISA"
    Marka let it be last time
    Wa Mohamed from USA

    • @queenshaambbe48
      @queenshaambbe48 Рік тому

      Yaa saas Daan kugale my everlasting brother ❤️

  • @aminamohamud6583
    @aminamohamud6583 Рік тому

    Maxaa la oynee yaagaa dhintay aqas

  • @maqsuudaxmed7147
    @maqsuudaxmed7147 Рік тому

    Soory abayo

  • @princesslula6018
    @princesslula6018 Рік тому

    Qoftan xoola miya uuuuf markasto oohinta maxa waya

  • @samaaraayes5106
    @samaaraayes5106 Рік тому

    Oh sorry 😞 😐 😕

  • @zariza897
    @zariza897 Рік тому

    Maya prankan ima cajabin saan ceeb waaye gabadh ooyaysa oo walidkeed iyovwalaalahed so ma arka yaan ka daaya yaakhii sidaan

  • @nibcocabdirisaaq
    @nibcocabdirisaaq Рік тому

    Sorry

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 Рік тому

    War aniga prankiga ayaanba nacey waxay bahdilaada intaaa le 'eg oo aad gabadha ku sameyn war waxaan diintu waa diidey ee sidaan daayah walahi ifrah dulqaad ayay heysaah ee Allah daayo see muuse waxan inanta ka daah bisinkeeh

  • @Farhiyacdy-4035
    @Farhiyacdy-4035 Рік тому

    Wllh marku dhaqaqe wa naxay se ufiirise 💔😓

  • @raliaabdikontoma9783
    @raliaabdikontoma9783 Рік тому

    Asc dia siz sorry 😞 for the prank team ifrah Khalifa ismujiii heeee

  • @siyaadyare534
    @siyaadyare534 Рік тому

    Jaceyl ay ku dhehantay doqonimo aya haya ifrax

  • @marynfaaraxgadhoose7893
    @marynfaaraxgadhoose7893 Рік тому

    Adiga muuse waxa tahay doqon doqona wa kan dumarka ilintoda radiya prank wx ladhaho ma jiran waa qalbi jab wxaas