GUUL SHACABKA HAWIYE FARMAAJO TAAGEERAY,UDUCEEYEEN XASAN SHEEKH HABAAREEN,BARAKICIN DABDAMISKA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 88

  • @امةالله-ج6و4ي
    @امةالله-ج6و4ي 3 місяці тому +13

    Farmaajo alaha xafido dhamaan soomaalida wanaagsan alaha guuleeyo allahuma aamiin

  • @AwesCabdulhi
    @AwesCabdulhi 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤ viiva farmaajo guul guulesta viiva soomaaliya hanoo laato ha waarto ha guulesato viiva farmaajo ❤❤❤❤❤

  • @XamdiAxmedcabdi
    @XamdiAxmedcabdi 3 місяці тому +7

    Foormajo walaguu ooyeey markale soonoqo ❤❤❤❤

  • @MaxamedAxmedmaxamed-uk2bz
    @MaxamedAxmedmaxamed-uk2bz 3 місяці тому

    Xabiibu malaayiin allaha xafiddo

  • @امةالله-ج6و4ي
    @امةالله-ج6و4ي 3 місяці тому +3

    Xamar inla sugo waa doqonimo ama inay kuwa kale rabaan inay ahaato soomaali afar aan isu galin oo uu mid walba hamigiisa gabi uu yahay canshuurta maamul goboleed iyo wixii la iibin karo ee wadanku leeyahay iyo wixii la soo baryo taasina shacabka ayuu ku dhiban ku dayacan meel walba alaha keeno maamul mid ah cadaaladna ugu shaqeeya umaddiisa allahuma aamiin

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 3 місяці тому +3

    Waan arkay hooyadan walaahay waan ooyey ilaahay ha’kaalmeeyo🤲.

  • @OmarWaberi
    @OmarWaberi 3 місяці тому

    Guul iyo gobonimo farmajo sonoqo inchallah 🎉🎉🎉🎉

  • @ashamohamed7006
    @ashamohamed7006 3 місяці тому

    Guul guul guul guul guul guul guul Awoowe mudane mohamed abdulahi farmaajo jir oo jog inshallah cadowgiina hajabo inshallah Allah ayaa kula jir Alllah wrote wehel uma baahno

  • @teatime6853
    @teatime6853 3 місяці тому +5

    Somali ilinta hoyoyinkoda wax katiro alaha u keeno 🇸🇴🙏

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 місяці тому +4

    Welkom 🤗 Darwiish

  • @xaawocumarcali51
    @xaawocumarcali51 3 місяці тому

    Guul iyogobanimo

  • @hanadofficiallychannel2263
    @hanadofficiallychannel2263 3 місяці тому

    Farmaajo ❤ mooryaaan ❤ha ku soo noqon ❤please alaa ku jecel ❤Maashaalaaah ❤

  • @XawoMayoow
    @XawoMayoow 3 місяці тому

    FARMAaaJO love you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @BaxsansiciidOwnuur
    @BaxsansiciidOwnuur 3 місяці тому +1

    Farmaajo illaahay ha xafido

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 3 місяці тому +1

    Ilaahay baguma soo cesho qarax ayaan ka raysanay babad ayaan ku soconaa muqdisho.

    • @QeeyrdoonWali
      @QeeyrdoonWali 3 місяці тому +1

      Qaraxa mucaarad kaa qarxin hayay markeey xukunka lawareegeen waa daayeen qaraxiiye ma meel kalaa laga soo abaabulayay

    • @Khadib-l2b
      @Khadib-l2b 3 місяці тому +1

      Waxaa ka dambeeyey kuwa duwa dhilif imarat u eh aa waraxmatulaahi keenay

    • @SadikOmar-yq3tc
      @SadikOmar-yq3tc 3 місяці тому +1

      ​ waa runtaa

    • @SadikOmar-yq3tc
      @SadikOmar-yq3tc 3 місяці тому +1

      ​@@QeeyrdoonWali aad iyo. aad

  • @Khadib-l2b
    @Khadib-l2b 3 місяці тому +1

    Noo soo noqo insha Allah farmaajo

    • @mulkixoriyo
      @mulkixoriyo 3 місяці тому

      Yahuudaa, ha nagu soo celin ninkaas aan labada eray isku aadin karin ee Daarood lugta hayey isagoo Hawiye ka cabsanaya.

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 3 місяці тому +1

    Somalida xalaal ahh farmaajo bee rabaan ha no so noqdooo viva dadka runta jecel

    • @mulkixoriyo
      @mulkixoriyo 3 місяці тому

      Habaarka naga daa, shaqaa socoto kaa weyn. Hawiye sharciga iyo in dhulka ay dowlada leedahay ayaa la barayaa. Waa shaqo uu Farmaajo maskiin uuna inoo qaban karin. We strategically put the on-going plan in place. Naga daaya qeylada aan dalka idin hagaajinee.

    • @somaliano99kingkonghimself75
      @somaliano99kingkonghimself75 3 місяці тому

      @@mulkixoriyo film hindiga marks uuu ka damaso baa kujawabenaah shacabka waa indaha dowlada bixii eee arkaan bee ka Cabadaan adiga qabiil baa ku hayo waqti uma heno

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo 3 місяці тому +1

    Farmaajo wuu ka cabsanayey Hawiye, lkn Hassan Sheekh ma ka cabsanayo, sidaa darteed wuxuu awood u yeeshay inuu dhaqangaliyo dowladnimada iyo kala danbeynta. Guuleyso Madaxweyne Hassan, shacabka Daarood adigay ku taageersanyihiin 🇸🇴❤️

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 3 місяці тому +1

    Maxaad kafaa iiday waadigii lahaa tb alaha igurido guul farmaajo iyo fahad from awdal

  • @ashamohamed7006
    @ashamohamed7006 3 місяці тому

    Weyku mac yihiin wax u fiican kala yakhanaan khabil ayaa diley mac sonkor xasan sh kaw na haka siiyo good

  • @cabdoaadan4524
    @cabdoaadan4524 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedpjamac7238
    @ahmedpjamac7238 3 місяці тому

    DALDUMAY DIB UDHIS KISA DAD KALALUMAY ISU DUNISTODA WAA MUDANE MADAXWEYNE MAXAMED CABDULAHI MAXAMED FARMAJO WADANI SIYAASI DALKISA IYO DADKISA JECEL BUU AHAA MUDANE MADAXWEYNE SOONOQO ADIGO NABADAH XAFIDA HU ALLAH GUUL IYO GOBANIMO SOOMAALIYEY MIDNIMO INSHA ALLAHU

  • @zeynabsalad4918
    @zeynabsalad4918 3 місяці тому +1

    shalay.ayagaa ku mudaharaadaayey

    • @mulkixoriyo
      @mulkixoriyo 3 місяці тому

      Maye anagoo Daarood ah ayan didnay ninkaas aan B-da iyi T-da midna aheyn. Way u ooyayaan sababtoo ah dhulki ay xooga ku haysteen buu uga aamusnaa isagoo ka cabsanaya, lkn Madaxweyne Hassan baa sharcigi ku soo celiyey.

  • @MahamoudAbdi-jb1kn
    @MahamoudAbdi-jb1kn 3 місяці тому +1

    Furmajo❤❤❤

    • @mulkixoriyo
      @mulkixoriyo 3 місяці тому

      Shaqada socota ha inaga ciideyn. Howl laga soo shaqeeyey ayaa socoto.

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 3 місяці тому

    Ax ax ax way iga oohisay hooyadan ilaahaw usooceli farmaajo iyo fahad from awdal

    • @mulkixoriyo
      @mulkixoriyo 3 місяці тому

      Walaal waa in dadkan la baraa dowlad waxey tahay. Dhulka dowladda ayaa leh, Hawiyana wadadi dowladnimo ayaa lagu soo hanuninayaa. Howshan howl uu Farmaajo ka bixi karo ma aheyn. Waa qorshe fog ee booqa naga daaya.

  • @fadumomohamud2077
    @fadumomohamud2077 3 місяці тому

    That’s right yes yes yes sorry mom

  • @Khadib-l2b
    @Khadib-l2b 3 місяці тому +1

    Wuxuu kale uu yaqaan aa qabiil isku dir Hawiye iyo daarood ka Rivne dhulal aruursado alla ha ola gooyo dhulalka

    • @mulkixoriyo
      @mulkixoriyo 3 місяці тому

      Habaarka waa mamnuuc. Hawiye waxaa lagu soo celinayaa kala danbeynti, dhulka dowladana waa laga qaadaa. Waa arimo kaa waaweyn howsha socoto. Jooji habaarta iyo buuqa.

    • @Khadib-l2b
      @Khadib-l2b 3 місяці тому

      @@mulkixoriyo I don’t think so after 30 yrs is better daarood to be president that is what a lot of people believe 30 yrs is a lot hawiye are not good for government

    • @mulkixoriyo
      @mulkixoriyo 3 місяці тому

      @@Khadib-l2b They broke it, they need to fix it. We’re managing from behind the scene and providing them with the tools to do. President Hassan is doing a perfect job and we ought to support him. This is a strategic move to safeguard the nation wll 🇸🇴❤️

  • @4waabDhoowooy
    @4waabDhoowooy 3 місяці тому +2

    Hadaa. Nahay. Nabad. Iyo. Nolol. Anaga. Waa. Iskaga. Soo. Baxney. Mogdisho. Hada. May. Ogaadeen. Kuwaan. Oo. Bahalaha. Ah. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye. Oo. Joogo. Canada Ottawa

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 3 місяці тому +1

    Darwiish fariiid lagabedelo
    caasimada
    Meeshas goof goof calsow Iyo hooley xaraantas
    mooryaanta ah

  • @goulledabdi6248
    @goulledabdi6248 3 місяці тому

    Farmajo sawki shalay lagu laha Xamar unuka leeh Farmajo Saw villadi ad hawiyo dhan Hal nin u midawden unashiraysan saw maha Alxamdulilah waxan ilahay ka barya hawiye darti insha allah Hasan sheek Mar kale Haa so labto hawiye idinka Rabigin ka baryay rasas ee ku raxaysta Dulmiga Hassan shak

  • @AbdirahmanJama-z3j
    @AbdirahmanJama-z3j 3 місяці тому

    mw. xasan waanu ku taageersanahay inuu bannaanka ka dhigo xeryaha dowladda oo dhan.

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 3 місяці тому +1

    Maanta maa garaten ilaahaya hayadin soo celiye markale qabyaaladan argate waxaya tahaya🤲🤲🤲

    • @mulkixoriyo
      @mulkixoriyo 3 місяці тому

      Yaahuudaa, Alle ma soo celiyo Farmaajo, anaga oo Daarood ahna waxan ka shaqeyneynaa si uuna u soo noqon. Hawiye sharciga ayaa la barayaa, dhulkana dowlada ayaa leh. Howl kaa weyn baa socoto ee buuqa iyo habarka jooji. We just get started huno mcn!

    • @hindaofficilchanle2956
      @hindaofficilchanle2956 3 місяці тому

      @@mulkixoriyo Baacada looma baahana farmaajo diidowo dilaaca shabkiisa rabo maxaa kabedeli karta istarayas aduu ku haya iyo waxa kula fekera cidaa doonoto ahoowo😏

    • @mulkixoriyo
      @mulkixoriyo 3 місяці тому

      @@hindaofficilchanle2956 Habaarka waa ceeb ee iska daa. Horaa loo soconayaa walaal macaan.

  • @ArafoTalan
    @ArafoTalan 3 місяці тому +1

    Wuu fiicanahay waa ruun wll

    • @mulkixoriyo
      @mulkixoriyo 3 місяці тому

      Muxuu ku fiicnaa? Howsha socotaa ma aheyn mid uu ka bixi karo. Dhulka dowlada waa in gacanta dowlada lagu soo celiyaa, period!

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 місяці тому +1

    farmaajo noolow

  • @SakariyoAscad
    @SakariyoAscad 3 місяці тому

    Xamar adigamaleh anukaleh

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 3 місяці тому

    MAMA TIIBISHO NOOGU CELCELI FARMAJO AMAAN MOORYAAN UGAMA BAAHNA DHULKAN DOWLAD BAA LEH

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 місяці тому

    Farmaajo mooryaan u soo noqon maayo

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 3 місяці тому

    Nabsigay Uruursadeenbaa oofaha tirayee, eeday galeen aafo waynaa hawiye, Xaqii MW Farmajo ha idinka soo baxo😂😅

  • @fadumomohamud2077
    @fadumomohamud2077 3 місяці тому

    Sorry hooyo🎉that’s right ❤

  • @faataxohagi1911
    @faataxohagi1911 3 місяці тому

    CUNNUG DOBEYS BARTEY SASOW UHADLAA YAA ABA 7

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 3 місяці тому

    Usoo noqon maayo farmajo habartii oran jirtey thuma wallaahi madaxtooyadaan udhacaa soow maahayn eedadaa😊

  • @Daadirshidane
    @Daadirshidane 3 місяці тому +1

    Xasan shiiq waa tuga ugu weyn somalia dadka doorti waa tuuga kale dalka waxa ku habsaday moryaan

  • @omarmohamed-nf9to
    @omarmohamed-nf9to 3 місяці тому

    Farmajo waxa uu ahaa Nimco ilaahay Hawiye , dadka Muqdisho iyo Somaliyaba u soo diray. Waa lagu lagu kacay. Arka Hassan iyo damjadiid

  • @ZElmi-sv5wh
    @ZElmi-sv5wh 3 місяці тому

    Farmaajo anigu hadaan ahay shacab reer Puntland ah filinka uu waddo ninkaan waan kasoo horjeedaa mana tageerayo Dastuurka Federaalnimadda ayuu isku dayay in uu burbiyo, asagaa bilaaway Xasan Sheikh wuuna dhameystiray. Filinka adeerkiisa Siyad Barre ayuu wadaa

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 3 місяці тому

    Kkkkk tiibijo ha idisho kulahaa waa qaracan habartu naa habaara kuwa baarlamaanka fadhiya ee xildhibaanada sheeganaya baa soomaali saas ugalay habaara iyaga

  • @AbdukadirSulfe
    @AbdukadirSulfe 3 місяці тому

    Afar Naag oo Careeysan oo Rabta In Dhulkii Dowlada Aay Iska Deganadan Miyaa Farmajo Wax Uu Qaban Kara koleyba Farmajo Waxu Yahay Wan Baranay Hadan Reer Muqdisho Nahay Nagumana So Labto Siida uu ogaada

  • @silverloola726
    @silverloola726 3 місяці тому

    Faramaajo waxuu ahaa kaliye taliye oo rabay inuu noqdo SIYAAD BARIHII LABAAD. Xasan Ayax iyo kaliye taliye Faramaajo waa kud ka guur oo qanje u guur. Waa laba sheeydaan oo musiibad ku ah qaranka Somaaliya.

  • @AbdirahmanJama-z3j
    @AbdirahmanJama-z3j 3 місяці тому

    adeer maanta cidina idinka aqbalimeyso raaligelita farmaaaajo, ee waa inaad ka guurtaan xeryaha dowladda oo dhan si degdegana u banneeyo...

  • @OmarAyan-u4q
    @OmarAyan-u4q 3 місяці тому

    Mac sonkor moryan moryan dhashay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 viva xasan gurgurte tuug tugsi munafaq xasan anyaax 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 no bililiqo no isbaaro Familie moryan

  • @hasnoomar9499
    @hasnoomar9499 3 місяці тому

    Wax rabe malaha

  • @ubaxjama5976
    @ubaxjama5976 3 місяці тому

    Habartii tibishida ku dhaaranaysay aaway shalay mareexaan baad ku qudbeynayseen maantana farmaajo dhagahiina iyo afkiina isma maqlaan miyaa kkkk😊

  • @Istar-yk6jb
    @Istar-yk6jb 3 місяці тому

    Runtii wa mid ana ka tarjumenin jacel ee uqabanee ee in ay dantoda ku ilashadan bey raban si dowladnimo waliged lo garin iyo isla xisabtam besha cadesatay in xolaha umada in ay ayaga iskaleh owkale in laga qadin wad lunsantihiin farmajo shalay baqdin uu idinkaqabay kuma bixin hadana buqo iyo jacelka benta waxa idinka kenay wa nimadamka birmade xasan sheekh ow cidna ka ogolanen in dowlad nimada qolo goni loo babi iyo farmajo nimad kii qaldana ow uu la yimid baa mesha ka sartay lkn birmade nidamka dowladnimada uu la yimi aya halkan kusii haydonto ila uu cida somaliyed ka xurenayo khawarijta cidii is hor istagi karto hasoo socoto wan la jirna har iyo haben mowqifka danta gudna wa la dhamestira ila xowlaha dowlada laga aman sinayo iyo fulinta sharciyada iyo isla xisabtanka 😊😊😊😊😊😊

  • @zeynabsalad4918
    @zeynabsalad4918 3 місяці тому

    kuligood waa tuugo haduu soo noqdana sidii bay yeeli

  • @mahamedabdille4489
    @mahamedabdille4489 3 місяці тому

    Dani baad qabyaalad Idaho taagneed markii Dani Curtis Xasan kutaagay nabsi baa dul hogonaayo daarood Hal kaana I dinkaadhigay

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 3 місяці тому

    Habargidir wakucasiyen farmaajo intu rw siyey bey abgaal dameer bahahin ah xilka saren yahuu dhaf ha duleystane mudulod abgaal o ciil qaba o qadki cagarna weli xanunkisa la buka

    • @امةالله-ج6و4ي
      @امةالله-ج6و4ي 3 місяці тому

      Caasimada muqdisho waa inaan awgeed dib udhac intaa ka badan uusan soo gaarin soomaalida wanaagsan waa in la fakaro xamar yaan loo fadhin waataas talo ma hayso walaahu mustacaan

  • @ArafoTalan
    @ArafoTalan 3 місяці тому

    Wlhi darood waaxay uu haan weynyin

  • @faataxohagi1911
    @faataxohagi1911 3 місяці тому

    ADIGA IYO KUWA KULA MIDA EE LAGA ROONA YAASHA IYO NAAGIHII SOFATALI MARMAJAY RABAN

  • @zeynabsalad4918
    @zeynabsalad4918 3 місяці тому

    been waaye waa gabal daye kuligood

  • @zeynabsalad4918
    @zeynabsalad4918 3 місяці тому

    doofaar ma daahorsamo