EGLAN SHOW SU'AALAHA DHALINYARADA ISLII

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 75

  • @mohajr96mohamedjr30
    @mohajr96mohamedjr30 7 років тому +18

    dad aan wax aqoon ayad wax weydisay jwbtu waxa weye Dumarku wey maseeran Raguna wuu hinaasa

  • @AbdullahiMohamed-py9pg
    @AbdullahiMohamed-py9pg 8 днів тому

    Raga xinaasa dumarka waa mseeran

  • @engilyas3426
    @engilyas3426 6 років тому

    Eglan show wxa ka codsanayaa inad dhalinyartaa lab iyo dhidig wxey kukala duwanyhn......inta bdn makala yaqanan

  • @warsanmedia4055
    @warsanmedia4055 7 років тому +1

    Egland good job go forward.

    • @shawntrace3158
      @shawntrace3158 3 роки тому

      i know I am kinda randomly asking but does anybody know a good site to stream new series online?

    • @juanasa636
      @juanasa636 3 роки тому

      @Shawn Trace flixportal =)

    • @shawntrace3158
      @shawntrace3158 3 роки тому

      @Juan Asa Thank you, signed up and it seems to work :D Appreciate it !

    • @juanasa636
      @juanasa636 3 роки тому

      @Shawn Trace no problem =)

  • @yusuufgeraad5023
    @yusuufgeraad5023 7 років тому +1

    Dadkaan dhan ma waxeey kala garan waayeen maseeyr Iyo hinaaso, maseeyrka waxuu dhex maraa labo qof oo xiriir ka dhaxeeyo ama is qabo . Lakin hinaaso dumar ayaa kala hinaasa ama ciyaalkaa kana hinaasa ama labo Qof oo kasta ayaaa kala hinaasi kara, tusaale qof ayaad aragtay oo sheey qurxan wata waad ka hinaasi kartaa si aad u hesho sheeygaas oo kale

  • @mrmaker1063
    @mrmaker1063 6 років тому +2

    Somali wax kasto waa dhameyeen ma aqaani qof dhahayo majiro

  • @mawadah_love4733
    @mawadah_love4733 7 років тому +1

    Wllo Horta aad bad umahadsantahay lakin waxa fcn inad jawabta saxda ah noshegtid dhamaadka..mahadsanid

  • @BROWNBOYVEVO
    @BROWNBOYVEVO 7 років тому

    1.hinaaasuhu wxu kudhaca Raga
    2.masayrna wxuu kudhacaa dumarka

  • @mohamudomar4528
    @mohamudomar4528 7 років тому +1

    islii ayad sxb kaheli

  • @nimcoladan2610
    @nimcoladan2610 7 років тому

    waa suuratul mujaajila

  • @huddayousuf368
    @huddayousuf368 6 років тому

    Wllo iGlan MadaX iska YarE waxan aad iska dul Taagtay wllo 😊

  • @nurtoabdiaziiz3653
    @nurtoabdiaziiz3653 6 років тому

    Woow Masha 12:25macalin ibraahim Waan kusalamay

  • @BROWNBOYVEVO
    @BROWNBOYVEVO 7 років тому

    waa sabab jecayl ka dhalata
    1.ninku nin ayuu ka hinaasaa marka uu naagta lawadaago
    2.nagtuna naag ninku lawadaago

  • @darwiish9301
    @darwiish9301 6 років тому

    Gabdhaha islii shafkay uwada dhisanyihin

  • @suleqoahmed7676
    @suleqoahmed7676 7 років тому +2

    maserka dumarka ayu kudhacaa hinasahana raga waye

  • @MohamedIbrahim-rd5xt
    @MohamedIbrahim-rd5xt 7 років тому

    Waxan ku qosla aniga kan leh agah Eglan ayuu layaway markasu agah waxani waa maxay kulah

  • @caziizacatoosh7755
    @caziizacatoosh7755 7 років тому +4

    eglan in qurux lagu amaano aaday ujeceshy siday uqososho ay ugu raaxaysato amaanta ayaba igasi qoslisa lakin fikirkayga waxn kugula talinlaha ihlaney amaanta weliga ha ubogon waykula taraaraxysa marrka danbe waxd noqonaysa qof markasta inla amaabo raadiya kkkkkkkkkkkkk wa iga talo

    • @fadumomohamud2922
      @fadumomohamud2922 7 років тому

      waa sodoh gabadheedaa 17 jira oo aan xishoonayn

    • @Abdikaaf
      @Abdikaaf 7 років тому

      fadumo Mohamud... Eglan ma xaasba mise single?

    • @deqadeqa7952
      @deqadeqa7952 7 років тому

      kaaffuu single mother weeye huuno inan wayn oo ay dhashaa kampala ku nool

    • @marwa2113
      @marwa2113 6 років тому

      Lkn quruxda lagu shegayo wlhi igama muqata inantan ilkaha cas qurux kadher

  • @pdf7552
    @pdf7552 6 років тому

    Why is woman's face so naturally white

  • @sadishladan4558
    @sadishladan4558 7 років тому

    Egland jawabti away hee wasugaye

  • @yywvy7025
    @yywvy7025 7 років тому

    ragaa hinaasaha ku badan

  • @farhanmotto8698
    @farhanmotto8698 7 років тому

    nimco waxaa yari waa nabaad ku haystaa xagee laga helaaa

  • @xigmaawibinuxeebo4532
    @xigmaawibinuxeebo4532 7 років тому

    kkklk reer islii macalimiinbaanu usoo diraynaaa afsomaligaa bara hinaasiyo masar ayeykala saarila yihiin

  • @libanandroid808
    @libanandroid808 7 років тому

    qad samicale waaye labo wiil saxday

  • @odaydaad7539
    @odaydaad7539 7 років тому

    naagta jilbaanku waa ka dhacsantahsay

  • @FikirMaalTv
    @FikirMaalTv 7 років тому

    Gabadha sanka dheer waa qalanjo tolow xage laga hela😂😂

  • @ifraaxcabdiyuusuf6340
    @ifraaxcabdiyuusuf6340 7 років тому +6

    tayare xijabaka xidhane aad suasha wayadisay wn jclday qurx weyn xagen ka heela

    • @hafsahussein1761
      @hafsahussein1761 7 років тому +1

      Abdisamad jibriil jamac food hhhhh cadi ma tihit

    • @thefearlesskibaarka9642
      @thefearlesskibaarka9642 7 років тому +2

      Abdisamad jibriil jamac food anaa haya number keeda kkkk

    • @shareychannel402
      @shareychannel402 6 років тому

      Lesbians miyaa tahay kkkkk

    • @riyaanyare1546
      @riyaanyare1546 5 років тому

      Daris keyga ey ahan jirty hada wey gurty maqan meley dagty wlhi garoobto waye hhh aroosa aada e dhar keen aynba ku dhibsaday nimca qali ey ku gasha ciwanadeda

  • @siciidcabdi3759
    @siciidcabdi3759 6 років тому +1

    dadkan AF soomaaligu miyuu Ku adagyahay
    miyaagaa labada eray isku mid maaha hinaasaha hadaad maqashid raga ayaa layidhaahadaa dumarkuna waa masayr

  • @haajaraede1hashi446
    @haajaraede1hashi446 6 років тому

    ragu waa hinaase naagahana waa masayr.

  • @shacniabdullahi309
    @shacniabdullahi309 6 років тому

    wlhi eglan samirka baday abaayo dadka suaal laweydiin kula galayaan bisinka😀😀😀

  • @siciidcabdi3759
    @siciidcabdi3759 6 років тому

    England wllo weligaa dadka su,aasha fahansii

  • @malyunmahamed535
    @malyunmahamed535 6 років тому

    Qad samic waaye

  • @ahmedjama9344
    @ahmedjama9344 7 років тому

    war tan yaroo sanka dheer ayaanba ka helay wlh

  • @banaadirstate4335
    @banaadirstate4335 7 років тому

    Hinansaha waa wax qof kale ka hinaaseeyso.tusaale ahaan qof waxo iibsaday waa ka taba iibsatay.
    maseerku waa marka ruux jaceshay aadna ka shiksan tahay .Markaas ayuu maseerka bilawda.Maseerka rag iyo dumar kalama lahan

  • @hafsahussein1761
    @hafsahussein1761 7 років тому

    maser iyo hinaso wa isu mid waxan kuma kala duwano

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 7 років тому +2

    Eglan sxbey xabadkaaga ayaan ku haystaa anigu runtii barnaamijka lama socon muxuu ka hadlayay akhyaareey meelkale ayaan fiirinayee kkkkkkkkkk

    • @mulkinurn9737
      @mulkinurn9737 6 років тому

      HIGHLIGHT TV subxaanallaaah ayadaa

  • @shacniabdullahi309
    @shacniabdullahi309 6 років тому

    somali madax adeeg badanaa

  • @odaydaad7539
    @odaydaad7539 7 років тому

    maseer iyo hinaase waa laba eray lab iyo dhedig loo isticmaaloh markaa ragu hinaase raga dumarka laftooda waa loo adeegsadaa markaa maseer dumarka leh

  • @mahatjamaa296
    @mahatjamaa296 7 років тому

    asc bahda RTN.runtii haday nahay soomali waxaa xaqiiq ah inaynu kuuqadeni katagnay sababto ah hadaad ufiirsato dhamaan dadka isku dayaya inay kajawaban suasha hal ruux oo afsoomaali sax ah kuhadlaya ma arag .takale masayr waxuu ku dhacaa raga hinaasuhuna dumarka .

  • @maanka1127
    @maanka1127 6 років тому

    Waxan barnamij mahane mesha kala tag dadkii inteysan hadalkii dhameysan ayeey Ku jaree hadalka wax jiro mahan

  • @kasukuhyuga5638
    @kasukuhyuga5638 6 років тому

    Wartan quruxde lagu shegayo mawa lahe se cml

    • @engshariif2433
      @engshariif2433 6 років тому

      Kkkkkk xagaa waxa iiga cad inaanad quruxdu waxay tahay aanad garanayn zxpow

  • @abduwahadahmed44
    @abduwahadahmed44 7 років тому

    waxay kukala duwanyihiin hinasuhu waa marka qof ku qofka kalle kashakiyo masyrkuna waa marka lala gursado qofta

  • @yasskanobility3601
    @yasskanobility3601 6 років тому

    raga dhan gabadha laabteeda ayay ku dawakhsan yihiin maxay su al ka jawaabaan qoftaan kuus kuuska badan kkkkkk

  • @AhmedMohammed-tb3el
    @AhmedMohammed-tb3el 7 років тому

    inanta xijaabka xidhan talo wacan ayey sisay

  • @TheBlueEmpire-20
    @TheBlueEmpire-20 7 років тому

    Hinasa hada ayan maqlaaaa lkn markan dageystay wahankafahmay in ay Maserka ay iskumid tahay

  • @amlaidilhasan7341
    @amlaidilhasan7341 7 років тому

    kkkkkkkkkk

  • @ismalurebulshaawiyoutubechanel
    @ismalurebulshaawiyoutubechanel 7 років тому

    inanta xijaabka xidhan
    eesh qiyaasak

  • @caarreyare9591
    @caarreyare9591 6 років тому

    dadkan maskaxdaa taagan

  • @nasteexoahmed9568
    @nasteexoahmed9568 6 років тому

    Hadan suasha isku dayo labada waisku mid

  • @cabdiwalicagawayne9989
    @cabdiwalicagawayne9989 7 років тому

    labada eray wa isku mid

  • @user-hl1ok7md9d
    @user-hl1ok7md9d 7 років тому

    waa 5ka

  • @user-hl1ok7md9d
    @user-hl1ok7md9d 7 років тому

    maserka dumarka aya loisticmala honasahana raga aya loisticmala

  • @pdf7552
    @pdf7552 6 років тому

    And why are her teeth dirty