Dowladda Soomaaliya oo amaanaysa Itoobiya, Xasan sheekh Dalkii waa qaribay Xaalad Xasaasi ah

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 66

  • @guledsm
    @guledsm 23 години тому +3

    Wariye Qaran Balwaan. Mahadsanid.

  • @hamdiabdullahi3855
    @hamdiabdullahi3855 22 години тому +3

    Labo mid waaye in madaxweynaha iyo inta la shaqeysah iney sixran yihiin iyo in damiirki ka dhintay oo ay dhuuni qatayaal yihiin oo diin iyo dal iyo dad midna aysan unaxayn ee dalku intu gacanteena ku jiiroh hala badbaadsho waana in si emerges ah madaxweyne iyo barlamaan ku meel gaar ah lamagacaabo waa sidey ila taha Aniga😊
    Subxaan Allaah 🤔
    Ilaahayow xaqa nagu suug❤❤❤

  • @abdiladifsuldaan4566
    @abdiladifsuldaan4566 23 години тому +1

    Abdillaahi balwaanow odeygu waa jirranyahaye ha lakeeno cilaajka.hargeysa waa la dabiiba

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 20 годин тому +1

    Badi wey gaten somali ITOPYA waxay laa warge 2/20/2025 Tas Ogada Somali

  • @MowliidXareed-z1n
    @MowliidXareed-z1n 21 годину тому

    Waa Abwaan Maxamed Cilmi C/hi Balwaanoow waan ogahay inaad Waddani tahay Aniguna markii hore Waxaan u haystay XASAN SHEEKH Inuu yahay nin aqoon leh waxaanse dib Ka ogaaday inuu yahay jaahil daciif ah Oo hunguriga wax u wehliyo aysan jirin Xalka kali ah oo Soomaali u furan ayaa Ah in DALKA laga badbaadiyo oo qura Warkalena majuro

  • @MohamedAbdi-br9wu
    @MohamedAbdi-br9wu 22 години тому

    Alaha so hadeeyo madexwenaha Xasan shiikh bro aamiin

  • @OmarWaberi
    @OmarWaberi 23 години тому +2

    Xasan munafaq ilahaw kaqabo dalka iyo dadka from jabuti 🇩🇯

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 20 годин тому +1

    SOMALI RIP😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 20 годин тому

    Xassan iyo kooxdiisa
    Maxaa lagu tilmaama
    Waali iyo miyir qab
    Waa koox aan Damiir lahayn

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 23 години тому

    Quran saru raba xshm

  • @sayidmuuse2354
    @sayidmuuse2354 День тому

    Xasan sheekh waa nin cilaaja oo ubashan dabiib wayn
    Xaalka dalka soomaaliya. Waa reer ba'oow ayaa ku leh.

  • @AHMEDADAN-h5v
    @AHMEDADAN-h5v День тому

    Dear Abdilahi Balwan Go A'head

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed5956 22 години тому

    Dawlada xasan shiikh I believe inay u baahan yihiin shiikh rusheye because wax ay rabaan iyo waxay diidan yihiin mala kasaayo shacabkuna waa ku wareereen

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 22 години тому

    Siyaasada waalida ah Cabdullhi Balwaan 😂😂😂.

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 22 години тому

    Wacyi galin qiimabadan ❤❤❤❤.

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 День тому +1

    Dad walaan ayaana xukumo Ilaahay ceeb ha ustro😢

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj 23 години тому

    Balwaanow soomaaliya ilaahay swc ayay leedahay.wax.kale oo aynnu sheegno garan maayo.

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 День тому

    Waa cilaja xasan shekh itobiya
    Waa dadkale danben leh

  • @AHMEDADAN-h5v
    @AHMEDADAN-h5v День тому

    Subscribed Aftahan Production including Abdilahi Balwan

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 18 годин тому +1

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan dowlada Ethiopia wey iska so carisey waji kabax bey kala so tagan kooxdi argixisada damajid waxey shegayan waxba gama jiran waya sas ogo wlkn abdulahi balwan iyo somaliweyn kooxda argixisada damajid hal arin bey u tagan bada inay bey u tagan wana ku fashil man kooxdi argixisada damajid waxey ku yiradan kaalaya dagal ba ku qadan mw jubland ahmed madobe dowlada Ethiopia wey diidey iney dagal ku qado mw jubland ahmed madobe jubland isaga mwn jubland ka ah

  • @maxamuudcali7954
    @maxamuudcali7954 День тому

    Waali kasoo qaad

  • @AbuNaciim
    @AbuNaciim 23 години тому

    Adeer Unukaa Ugacan Galinay Nin Baahan Dalkeena Sax

  • @MahdiArte
    @MahdiArte 23 години тому

    Xasan Maanakoobiyo iyo Groupkisa wax kasoo qaad malahan
    Kalsoonidii aan kuqabay aniga kolhore ayay iga baxday

  • @MohamedAbdi-br9wu
    @MohamedAbdi-br9wu 22 години тому

    Asc balwan markle mala doorman doona Xasan shiikh uma qalmo madexwena qaran dharma boy Wuxuu ka shegay wa sax hestaas sxb bro by

  • @HASSANmataan-jk9ve
    @HASSANmataan-jk9ve День тому

    Dawlada waa xaga dhimirka

  • @muxiydinAxmed
    @muxiydinAxmed 23 години тому

    Hasan Garguurte Group waxaan lacag Doondoon aheyn Dan kama laha Dal&Dal iska illow...

  • @Man19699
    @Man19699 День тому +1

    Wixii teendhada xalane ku doortay baa aakhiro & adduunba la qaba danbiga Xassan horror.

  • @411mumin
    @411mumin 20 годин тому

    Madaxda Somalia siminar siyaasada iyo xiriirka caalamiga su saabsan waa in loo furaa

  • @AbdulqadirAdan-d4m
    @AbdulqadirAdan-d4m 23 години тому

    ADEER WAA NASIIB DARO AAD U WEYN

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 День тому

    Xasan shiiq Dalkii wuu qaribay

  • @HassanGii
    @HassanGii 21 годину тому

    Sorry somaliya 😢😢

  • @ayeshaali-ke8iu
    @ayeshaali-ke8iu 22 години тому

    Ethiopia wey amaanantahay cid ey kabaryeyso amaan&bad malaha,soomaaliya waa madhruuc cid dan kalihina majirto soomaaliland aqoonsi u ogolaada ooxaasidnimada joojiya.

  • @omarmohamed-nf9to
    @omarmohamed-nf9to 23 години тому

    Hassan Somaliya waa ka sahay qaadanayaa. Wax uu wadaan waa sidii Assad oo kale

  • @dekamumin5283
    @dekamumin5283 21 годину тому

    Balwaanoow dadkaan Maja iyo madax maleh oo waddaniyad maleh. Xasan sheekhna maalintii saddex war oo kalala nooc ah buu kasoo saarayaa arrinta Itobiya . Munaafaqad wey dhaaftay, waddaniyadna maleh.

  • @ZeinabJimaale-tu3mf
    @ZeinabJimaale-tu3mf 22 години тому

    Waxas oo dhan uxu u sameynayo waa Itiopia Jubland in gacadta u galiso Allow Somalia ka.soo gar

  • @rukiyamohamed8050
    @rukiyamohamed8050 22 години тому

    Dowladu waa la haystayaal😂😂😂

  • @muxiydinAxmed
    @muxiydinAxmed 23 години тому

    Balwaaow sxb waa laba maalmood oo isku xiga yaab

  • @CrisaaqMaxs-s9x
    @CrisaaqMaxs-s9x 23 години тому

    Balwaan ninka qabta wa xasan e sxb waxani wa waali kkkkkk

  • @CabdilaahiWacdi
    @CabdilaahiWacdi 23 години тому

    Hades.idinku.dawlada.ha.odhanina

  • @CabdilaahiWacdi
    @CabdilaahiWacdi 23 години тому

    Madagascar.yaabaa.madaxdani.yihiin.qoomuluud.oolawasay.deedna ayyaxyaxahayaan

  • @sileimamabdi
    @sileimamabdi 22 години тому

    WAAAA WAREEY AAWAY MUCAARADKII NINKAAN MAA LAYSKA QABTO FADLAN WAR SOOMAALAAY WAR SOOMAALAY WAR AAWAY CULIMADII WADANKA JOOGTAY WAR DADOW HASSAN BAAHANE VILADA HALOOGU DAATO HANA LA CIIJIYO WAA MUNAAFAQ

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 23 години тому

    Siyaasada la sheego ileen waa weji kaagi nimo😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @camaarsmaxamad9173
    @camaarsmaxamad9173 22 години тому

    Xasan waavwaalan yihiin waxan layaabay shacabka muqdisho jooga ee waxan dawlad uhaysta away baarlamaankii xasan mooshin halaga keeno

  • @AbdirahmanOmer-ox2qz
    @AbdirahmanOmer-ox2qz 22 години тому

    Dadka dowlada Jooga waadad meelkale loogataliyo ooaan n iskukalsooneyn

  • @FatmaSiyad
    @FatmaSiyad 18 годин тому

    Wadanka waa la degay

  • @hibaq123
    @hibaq123 19 годин тому

    😂😂😂😂😂

  • @bby6
    @bby6 21 годину тому

    Wax sixran ma jire a wa dadnimadi iyo qabki somalida ba dhintay waxana masul ka ah Hassan qabuure faagte iyo teamkisa runti

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 22 години тому

    Xanuun lacageed ayaa haya oo waxay rabaan inay wadanka Xaraashaan midakale hadalkoodii hore been shacabka somaliyeed loosheegayo ayuu ahaa hadalka dambe Abiye Axmed ayaa lagu beer jilicsi looga raadinayaa si shilimaadkii bada laga siiyay ay oga helaan😮

  • @MohamedYusufNoor
    @MohamedYusufNoor День тому

    Dowlada somaliya way u dhamatay inay wafdi dirto ma aheen itobiya.

    • @HusseinadamHashi-vr5hj
      @HusseinadamHashi-vr5hj 23 години тому

      Waftigu xaggee joogaa labada nin ee tuugada la cuna miyaa cali balcad iyo afbaloolshe.

  • @AliYusufmohamed-n2j
    @AliYusufmohamed-n2j 21 годину тому

    100 libiaax oo 1 eey hogaamiyo iskadeh😂😂😂😂😂 sorry soomaalia wn kabixi doonaa insh allh

  • @jamamahamutt9697
    @jamamahamutt9697 22 години тому

    Hala yaabin waa caqli mudulood caqli mudulood meel magaadho lakala teg beena maaha wax dowlad layiraahdo majirto villa mudulood oo daaroodku ku duulaan ah soomaali badh buu leeyahay gooni bay ugoyaan waana isku filan yihiin shidaladan aad soo seexday ma xamar bayku jiraan dhul daarood kama soo saari Kartid xasan macnayare

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 21 годину тому

    XASAN BADA CAS MABIXIN KARO TAASINA WEEY CADAHAY

  • @Johnniedallas214
    @Johnniedallas214 11 годин тому

    War wadanka ka qabta odaygan sacsaca ah

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 21 годину тому

    Adeerayaal joojiya calaacalka,oo ha loo kaco difaaca dalka hana la iska qaado khainul waddanka dalka gatey.wbt

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b День тому

    kkkkkkkkkkkk walee dad xanuunsan baa dalka qabsaday

  • @ibrahinabduleroble494
    @ibrahinabduleroble494 21 годину тому

    Benale

  • @camaarsmaxamad9173
    @camaarsmaxamad9173 22 години тому

    Somaaliya way burburtay way kalatagtay

  • @mohamedsoyan9539
    @mohamedsoyan9539 21 хвилина тому

    Aniga waxay iila tahay mw Hassan failkii loo dhibay wixii ku qorna Miya Farmajo ha la weydiiyo ,wareriso shacabka yan LA walin?

  • @SudiKhalid-z5e
    @SudiKhalid-z5e 22 години тому

    DHIB MALAHA SAX..2025.WAXAS LAGA IJARYAA BADDA SI AAY SOMLIDU U HELAAN SHAQO GUUL SOMLIYA

  • @maxamedcabdisalaan7496
    @maxamedcabdisalaan7496 21 годину тому

    Kkkkkkk

  • @AxmedOscar-e8y
    @AxmedOscar-e8y 21 годину тому

    Kkkkkkk