In aan visa yurub aan helo maxa iga xiga oo shurud ah.......?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 20

  • @AhmedOsmanWorld
    @AhmedOsmanWorld  5 місяців тому +7

    Fadlan like share comments waa dhankiina mahad sanidin

  • @hassanjunior
    @hassanjunior 5 місяців тому +3

    First person comment 😂❤🎉

  • @anashero7937
    @anashero7937 5 місяців тому +1

    Sxb sida ugu fudud taliyaniga lugu tago plz

  • @haruunosman7435
    @haruunosman7435 4 місяці тому +1

    Link website sidee u heli kraa

  • @FarhiyaAbdi-dx5qx
    @FarhiyaAbdi-dx5qx 2 місяці тому

    Pasabort service kawaran sxp mafudud yahay

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 3 місяці тому

    Qof passport kenya haysta sidee yurub kuimaan karaa

  • @longlive1968
    @longlive1968 5 місяців тому

    Ahmed Osman sxb xage kala so xirira

  • @saladyare8130
    @saladyare8130 5 місяців тому

    A.osman ina ader kwrn hadan furto primeir 🏦 Bank basaborka aan isticmalayana Kenyan yahay kwrn wax sameyn ah miyu igu lahan gara

  • @longlive1968
    @longlive1968 5 місяців тому

    Arin aya raba inaa iga jaahil bixiso wll

  • @ABDULLAHIAHMED-x2w
    @ABDULLAHIAHMED-x2w 5 місяців тому

    sxb intaas wan haystaa ee qaabka loo buuxsho noo sheeg

  • @NimcoXuseen-t4t
    @NimcoXuseen-t4t 3 місяці тому

    Haye por

  • @ahmedinholyrics4518
    @ahmedinholyrics4518 5 місяців тому +2

    Wllka su'aal wataa Bank statement lacagaha lagu shubayo ma lacago badanaa mise ilaa 4k wixi ka yar lagu celcelinaa please jawaab

    • @daarual-taqwa3458
      @daarual-taqwa3458 4 місяці тому +1

      Waa in ay kayaranin 2k
      Lkn bank statementiga dhaqdhaqaaq waa in aa samyssy 3dii bilood ugu dambeysey

  • @Dhama_dhayda
    @Dhama_dhayda 5 місяців тому

    Wll Visa Shanghai kaso hadal

  • @KamalKeyoow45
    @KamalKeyoow45 5 місяців тому

    Sxp fikrada kuhaya kwrn waxa radsani visa Bulgaria then waxad raci Ethiopia air mrka frankfut ayad kunoqoni transit meahasa iskadiwi kwrn midas

  • @ahmedinholyrics4518
    @ahmedinholyrics4518 5 місяців тому

    Yacni dhaq dhaqaaqa 6 bil ugu dambesay ma lacago 5k iyo wax ka badan oo rabyaa inaa shaqesid cade ma lagu dhahaa mise shaqo iyo waxas lagu weydii mayo

    • @AhmedOsmanWorld
      @AhmedOsmanWorld  5 місяців тому

      shaqo waa lagu weydiina waxa ka shaqesid waa ina cadesa

  • @saladyare8130
    @saladyare8130 5 місяців тому

    A.osman bro waxan hesta pasabor. Kenyan
    Bank 🏦 aan isticmali waa Salam.somali Bank 🏦
    Marka 2 sual baa tagan Salam somali Bank adunka malaga aqon San hahay