Dolsho fudud jilecna ah /hada kadib sidan usameyso

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 52

  • @hananAbdallah-l1i
    @hananAbdallah-l1i 8 місяців тому +3

    Barakallah kheyr

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 4 місяці тому

    Huuno mahadsanid waligay maantaa iigu horaysa in aan cake sameeyo adigaa kaa bartay balse wllo markad wax noo sharaxayso time ka lagu daynayo noo sheeg . Mida kale wllo gabadh baa ii sheegtay oven ka inuu kusii kululaado waa muhiim saw maha

  • @mizzniina
    @mizzniina 2 роки тому +1

    Abayo burka nuuce waye kan qamirka mase kan foliyada isheg plz

  • @sawdamaxamednuur
    @sawdamaxamednuur 9 місяців тому

    m.a abayo❤❤❤😊

  • @AyaanDahir-x2d
    @AyaanDahir-x2d Рік тому +1

    Msha allah

  • @nuuramohamed3801
    @nuuramohamed3801 2 роки тому +2

    Anigo sidaas uqasay hadana wuu iga halaba waa ciladan fahmi waayay

  • @samiramohamed4037
    @samiramohamed4037 2 роки тому +3

    Abyo galabta samen raba qabka usamesay ayan mara insha allah markasta dhexda cerin iga noqdo meqo daqiqo kugu jiray ovonka lanbarke ku samesay cake jwb insha allah

  • @Abdirhaman2357
    @Abdirhaman2357 Рік тому

    bariistij maxaa laga wadaa wiil ahay ha ila yaabina

  • @Fadumobilan790
    @Fadumobilan790 3 місяці тому

    I made it and it works thnks

  • @osobeey1459
    @osobeey1459 2 місяці тому

    Asc abaayo burka faxsan maad ka samesan mise burka caadi ga ah?

  • @samiraahmed1409
    @samiraahmed1409 8 місяців тому

    What is barastij? Abayo subag maka wada ?

  • @CaashoDaauud-u4q
    @CaashoDaauud-u4q Рік тому

    Jiko dhuxul malagu samen karaa wllo

  • @amaal6949
    @amaal6949 Рік тому +1

    masha Allah abayo dabka meeqaa u geesay waqtigane meeqo daqiiqo qaaday

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 2 роки тому

    Cake noc yel kale noso samey abaayo qali

  • @shukrimaxamuud3877
    @shukrimaxamuud3877 2 роки тому

    Abaayo kor dhan dabka loga mashidayo miyaa aniga burjigo ayan ku karsadaa lkn forno ayan rabaa ina gato ee mida gaaska iyo korontada mide ku fican caka iyo rotiga plz jwb ayan ka suga xabiibti

    • @qamaryussuf6005
      @qamaryussuf6005 2 роки тому +2

      Abayo markad sogadhanayso fornada mesha aad kagadanayso mxa kudahdha oven hoose kan korontada isi kaan gaska hadhu kusiiyu gaska ciyow kadamana tedha kale cake kor iyo hoos walagushiida korontada magaranayo wexe hoos kili ugushiide wadh fahantaa filaya abayo mcn

    • @myhamichannel
      @myhamichannel  2 роки тому

      Abayo midka ovenka korantada ah soo gado,abayo mel hos bes ,mel kor iyo hoos ah iyo mel isku mar laga shido aye leyahiin,hada hoos bes uga shidid wuu kubislana ,hadu sifican ugadudan marks kor wax yar uga shid

    • @qamaryussuf6005
      @qamaryussuf6005 2 роки тому

      @@myhamichannel abayo mcan marka sinidiisi kukarinaayo qasab miya inu kor iyo hoss guduut qasab miya inu noqdho mise tedhakale rotiiga imisa daqiiqa ayu kukaraa meqa nalageeya kiasa 150 mise 180 abayo isokalasheeg plzzzz

  • @habonosman9448
    @habonosman9448 2 роки тому

    Qumbaha o keega kor laga mariyo nosoo Gali xabiibti shugran

  • @maryanhassan9693
    @maryanhassan9693 2 роки тому +1

    Masha Aallah dollsho qurux badan

  • @manaalcabdullaah6841
    @manaalcabdullaah6841 2 роки тому

    Timeka ad u qabatey ma I sheegi karta

  • @juweriyoali7868
    @juweriyoali7868 Рік тому

    Abayo mcn dabka cadiga makukarinkaraa

  • @Hawaluulcooking
    @Hawaluulcooking 2 роки тому

    masha allah abyo horey usoco

  • @QueenEeza
    @QueenEeza Рік тому

    Cstrka noocaaz qaraar uu iga dhige

  • @qaaliqurux1793
    @qaaliqurux1793 2 роки тому

    Abaayo cakes 🎂kor wax laga marinaayo nooso geli casiryo cml ah ama marti markay ku imaado aad siin karto insha allah inaa iso jawwwbta filaa xabiibty

  • @munamoha3712
    @munamoha3712 2 роки тому

    Masha allah abayo

  • @shukrimaxamuud3877
    @shukrimaxamuud3877 2 роки тому

    Masha Allah

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 2 роки тому

    Waaw masha allah

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 2 роки тому

    Abayo paking powder maku darin miya cake

  • @nadiifocaddey9317
    @nadiifocaddey9317 2 роки тому

    Masha allah tabarakalaah

  • @farhiyomohamed9318
    @farhiyomohamed9318 2 роки тому

    Masha allah ❤️❤️🥰🥰🥰🥰🌹

  • @sadiaadam4030
    @sadiaadam4030 2 роки тому

    Masha allaah 😋

  • @baarliinibraahim634
    @baarliinibraahim634 2 роки тому

    Masha Allah 💞🥰

  • @xamdadagan807
    @xamdadagan807 2 роки тому

    Walalay bahashaa baan rabaa aad cakega ku samysanasi

    • @myhamichannel
      @myhamichannel  2 роки тому

      Saxanka dhalada miyaa abayo galmart supermarket waka hele

  • @aminahalane5723
    @aminahalane5723 2 роки тому

    Maashaa allah

  • @asmomahamed8459
    @asmomahamed8459 2 роки тому

    M.a ❤️ xabbti

  • @abdisalanabdulahi4582
    @abdisalanabdulahi4582 2 роки тому

    Mashallah

  • @nehaalmaxamad5254
    @nehaalmaxamad5254 2 роки тому

    Mansha allah

  • @salmaabdirahman4224
    @salmaabdirahman4224 Рік тому

    Wuu kubanayaa

  • @umumubashircade4946
    @umumubashircade4946 2 роки тому

    😋

  • @xalimaali3629
    @xalimaali3629 2 роки тому

    Masha Allah abayo mahadsanid

  • @calimuqtaar3208
    @calimuqtaar3208 2 роки тому

    M.a

  • @ubahxuseen
    @ubahxuseen Рік тому

    Dhalada ceka xage lagu gada

  • @sabaapdiqani3476
    @sabaapdiqani3476 2 роки тому

    r2retuk

  • @fatiyamohamud7244
    @fatiyamohamud7244 2 роки тому

    Masha Allah

  • @shamsuhuseen8421
    @shamsuhuseen8421 2 роки тому

    Msha Allah

  • @shukrimaxamuud3877
    @shukrimaxamuud3877 2 роки тому

    Masha Allah

  • @idilmaxamed3285
    @idilmaxamed3285 2 роки тому

    Masha,allah