MASAR IYO SUUDAAN OO LA KALA SAFTAY SOMALIA & ITOOBIYA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 41

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 місяці тому +5

    Guul somaliland guul itopiya

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p 3 місяці тому

    Congratulations Soomaaliland guuuul ❤️

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 3 місяці тому +2

    FAQASH DAAROOD II WAD SHEEKADA HAYEE DAAROOD MA WAX BUU KA TARI KARAA

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 3 місяці тому

    GUUL SOMALIA CADOWKANE ALLAH JABIYO QOFKI KA XUN ALLAH JABIYO GUUL GUUL SOMALIA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴SOMALIA WEYBA SOCOTAY INSHA ALLAH 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @cabdixuseen1839
    @cabdixuseen1839 3 місяці тому +1

    Somalilsnd guuuuuul insha allaaah waa loo tashade

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 3 місяці тому

    FIQI WAA A SHABAB. WAA JAAHIL AAN SOMALIA ITALIA WAXBA KA AQOON DIBLAMAASIYADA BEENAALE.

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p 3 місяці тому

    Bada yaale Soomaaliland baa iska leh Comments Soomaaliland Alaa dhiig Oo dhiiga ❤

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg 3 місяці тому +1

    Falastiin auhiliso badaynalahayn

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 3 місяці тому

    WAR SOOMAALIYA MAXAH HAYSAA XAARKEEDA AYEY KU FADHIDAAYE
    PUNTLAND ETHIOPA
    KOONFURGALBEED ETHIOPA
    JUBOLAND ETHIOPA
    GALMUDUG ETHIOPA
    RUN ISU SHEEGA SOOMAALIYADA DHIMATAY

  • @saidshuriye5718
    @saidshuriye5718 3 місяці тому

    okey

  • @MustafeAbokor-qu9ze
    @MustafeAbokor-qu9ze 3 місяці тому +1

    Itobiya furad qaliya aya haysato
    Oo way dsnaysanaysa
    Kanoqon mayso somaliland
    Way u gu dhaqayaa aqonsiga somalinn

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 3 місяці тому

    Bacaaaac miidnimo somalilandwaa lama tabtaan from samaroon

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 3 місяці тому

    WAR ETHIOPA WAXAY SUGTAA AMAANKA XASAN SHEKH HADII ETHIOPA KA BAXDO SOOMAALIYA DAWLADA XASAN HORE AYEY U RAACAYSAA
    XASAN BEEN AYUU SHEEGAYAA

  • @mawliidahmedjibriil6142
    @mawliidahmedjibriil6142 3 місяці тому +1

    Waxan kugu darayaa wadamadaa iska soo wada horjeeda ee aad sheegtay waxa aanad sheegin xaalada ay ku jiraan Eratariya oo dagaal ku bilawday jabuuti dhul cusub ka qabsatay jabuuti dhulkii ay isku hayeen oo ay ku darsatay dhulkay hore u haysatay,
    Jabuuti dhulka Eratariya ka qabsatay kama hadlayso oo way ka soo carartay oo dagaalkii ay sland ku waday ayaa lagu soo qaaday ee maxay uga hadli laadahay,
    Xasan sheekh ayaa Eratariya Ergo uga tegay in ay heshiiyaan jabuuti, lk Mwaynaha Eratariya waa ka xanaaqay in xasan arintaa jabuuti Kala hadlo,
    Xasan arintii jabuuti waa ka gaabsaday in Mar dambe Kala hadlo Mwaynaha Eratariya,
    Mwaynaha Eratariya hadalkii xasan sheekh waxa ay keentay in dhul cusub ka qabsado jabuuti.

  • @abdirahmanismail6616
    @abdirahmanismail6616 3 місяці тому

    ETHIOPIA IYO SOMALILAND WAA 2 DAL OO XIDHIIDHWEYN UU MUDO DHEER KAAOO DHEXEEYAY ILAA 1981 MARKAA GUUL BAY JOOGAAN KUNA SOCODAAN SOMALILAND IYO ETHIOPIA.WAXA LAGA XUNYAHAYNA WAA HORUMARKA DHAQAALAHA IYO FURSADAHA BOGCADA SOMALILAND RABI KU BEERAY, DJIBOUTI IYO SOMALIA IYO MASAR.MIDNA WAXBA KAMA BEDELIKARAAN MOU

  • @kingfahat6918
    @kingfahat6918 3 місяці тому +1

    Yarkan tabintiisu caadi maha qaab dagan ayu u dhiga

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 3 місяці тому

    MOU cid hor istagi kara majirto hwuney beenta joojiya

  • @WardiAden-y5z
    @WardiAden-y5z 3 місяці тому

    Waryaa Ethiopia 🇪🇹 inay hesho dakad wa muqadas walagamarman xaladuna way iska dagi

  • @abdisamadmahamud9366
    @abdisamadmahamud9366 3 місяці тому

    Masar maxay somaliya uqaban kartaa walala hodbaa warabuhu ku horcunaya😢

  • @AAAbdi-eb2of
    @AAAbdi-eb2of 3 місяці тому

    Xalku. Maaha. Ka. Qadaadweynta. Fashilantay
    Xalku. Wuxu. Ku. Jiraa. Somaliland. oo. La. Aqoonsado. Si. Nabad. Loo. Helo

  • @SaidBirre
    @SaidBirre 3 місяці тому

    Qiyaali waye hadii wax cid utarayo falastiin baay u Tari lahayen Somali wax bana imaso wadan

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p 3 місяці тому

    😂😂😂😂😂 waa hadalkii malintii uu markabkii turkiga Masar waxba kama qabaan karo

  • @cabdiraxmancisman995
    @cabdiraxmancisman995 3 місяці тому

    Wx wx qoslo ah iny madax ku sheega somalia inoo sheegan iny taageero ka sugayaan kalidiitaliya dhiigyacbka ah ee dalka masar xukuma kaa aynu wada ognahy maanta in xuduudiisa lagu xasuuqayaayo shacabka reer falastiin waa nasiib daro

    • @salmanbashiir1712
      @salmanbashiir1712 3 місяці тому

      Masar si gambashalaheen ayaay dagaal usoogalaysa hdii itoobiya kadhabayso sababtoo ah masar amnigeeda ayaa halis galayo hdii itoobiya bada cas usoodagto

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 місяці тому +1

    Masar maxay wax igu qabn waydy wabiga nile itopiya ka xidatay maxay wax igu qabn waydy falstinyinta malin walba boqol ka badan la dilayo haday naf leedhy

  • @roobledubad
    @roobledubad 3 місяці тому

    keliya kalu wa isfahamka oolobedelo hashis

  • @Moha.BinuMuhya
    @Moha.BinuMuhya 3 місяці тому

    Ithopianka aya sawirkas bixinya ee analyziga iska hubi😂

  • @faah-l2d
    @faah-l2d 3 місяці тому

    waxaad doontaan u yeedha walaahi banay somaliland soo noqonayniin

  • @hindaa6327
    @hindaa6327 3 місяці тому

    Shacabkiisu ma somali baa mise carab.😂

  • @saciidcismaan5960
    @saciidcismaan5960 3 місяці тому

    Walal waxay moodeen baa waraabe ku noqday

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 3 місяці тому

    Wuu ku qasban yhy in uu kalaabto oo uu yiraahdo abeet waa naf isagaba tiisa ladaala dhacayo ayaa ku leh badban qabsanayaa

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 3 місяці тому

    Waryaa anaku ethiopia bad iyo marin uma heyno. Abyi dagaal ayuu iclaamiyay. Dagaalka inaan anagu iclaamino ayeey ahayd waayo waxa lagu dagaalamayo wa dhulkayga iyo baddeyda. Anaku turkiga iyo masar yeey noo dagaallamin hubka iyo taangiyada diyaaradaha kaliya ha na siiyeen. Ethiopia wan is naqaan.

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 місяці тому

      Somaliland Somaalilandar baa leh yaa hortay adiga wax kaa waydiinaaya kkkkkkk

    • @somaliasomalibaleh7822
      @somaliasomalibaleh7822 3 місяці тому

      @@TogdheerBurco-x3p caaaaaaaac wa leysu joogaa sii adiga wakaase orom

  • @adamosman3613
    @adamosman3613 3 місяці тому

    Anita jileeca ku yimi sudaan ayuu ka faa,iidaysanayaa

  • @Ahmedobsiye
    @Ahmedobsiye 3 місяці тому

    Xidhidh ka al shabaab iyo somalia 🇸🇴 waa xoogaysahaa ruun

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 3 місяці тому

    .itoobiya.waxay.dooneysa.xamar.iney.saxiixa.ka.qaadato.hargeysana.bada.madaxada.soomaalidu.waa.dhamaan.tood.waa.sida caruur.ookale.waayo.inta.laisku.diro.ayaa.larabaa.indalka.dhamaantiis.laga.qaato alle.ayaan.kamagan.galnay.itoobiya

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 місяці тому

      Itobiya ma rabtee Xamar baa rabta haday awood u leedahay inay iyadu bixiso bada kkkkkkkkkkkkkkk se awoodaa malaha oo kama talilyaan xasan sheekh baa sheegay inay bad siinayaan Itobiya haduu ka noqdo heshiiska Somaliland laakiin wayka diiday itobiya

  • @abdiali319
    @abdiali319 3 місяці тому

    Badda Cas Somaliland baa iska leh. Ethiopia iyo Somaliland na waa diyaar dagaal.