Stand Up Comedy Mataan 2015

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 170

  • @ahmedshire7144
    @ahmedshire7144 4 роки тому +6

    Mataan runtii waa lipaax ka qoslin kara dad problem haysto keep going

  • @captainhajjiproduction9286
    @captainhajjiproduction9286 7 років тому +29

    fantastic one of the best Somali comedian ever seen thanks

    • @pedrokorbin4507
      @pedrokorbin4507 3 роки тому

      I guess im asking the wrong place but does anybody know a trick to get back into an Instagram account..?
      I was dumb forgot my login password. I appreciate any assistance you can give me

  • @BlueSkyedCountry
    @BlueSkyedCountry 8 років тому +73

    Dadka xanuunsan Ee isku buka ayuu oo ka qosliyaa ninkaanoo kale waa in la dhiiri geliyaa somalidu aad bay ugu baahan tahay isagoo kale.

  • @abdimohamed1088
    @abdimohamed1088 5 років тому +19

    Nice Somali person Qalbi Fiican Saaxiibo Badan Leh Qabiil Ka Fog Sida Uu U Hadlayo Waa Ciyaalka Xaafada Masha Allah Real Somali 🇸🇴

  • @mohamedabdullaahiabdi1393
    @mohamedabdullaahiabdi1393 5 років тому +16

    Wllhi ninka waa ninfiican waayo intaan calosha kajiran ayuu kawada qoslinaa 😆😆👌🏼
    Lambarkisa haley siiyo

  • @ikraanjamac7393
    @ikraanjamac7393 5 років тому +5

    One of Somali legend

  • @SareyFarah
    @SareyFarah 7 місяців тому +1

    Mstaan comedian, This man is so funny really ❤❤8 years later I'm watching this clip❤2024/02/13❤

  • @MegaShorty17
    @MegaShorty17 9 років тому +52

    Hahaha this dude was funny! He spoke hard core afsomali that was understandable though. Wow.

    • @ArsenalYare
      @ArsenalYare 7 років тому +4

      Hibak 😂😂👏👏👏This dude👏👏is the best Somali Comedian 🤣🤣🤣

    • @hassana746
      @hassana746 7 років тому +3

      Hibak ciyaal say wlhi baa tahay ninkaan fahmi Maysid adero ka seexo.

    • @janankaafrica6453
      @janankaafrica6453 6 років тому +2

      Hassan Ali kkkkkkk usheeg

    • @saaxyuusuf1560
      @saaxyuusuf1560 6 років тому +1

      Sister don't you know afsomali can I help you ?

    • @ahmeddjibril2933
      @ahmeddjibril2933 5 років тому +1

      Dee haye wll adigu somali mad iskaga hadashid

  • @oneworld3034
    @oneworld3034 6 років тому +10

    He is not only comedian but he has also sense of humor and good personality

  • @goldenabdi8953
    @goldenabdi8953 5 років тому +5

    macalinka kacan ayaan u taagey runtii.
    intii macalinka ila taageerto like.............

  • @ahmedyacniii6977
    @ahmedyacniii6977 6 років тому +14

    waxayga dhan waa true story hhhhh

  • @HomeCooke
    @HomeCooke 8 років тому +10

    MashaAllah mataan adigoo kale ayaa loo bahanahy ilahey ha Ku deesto

  • @fahimaomar8283
    @fahimaomar8283 9 років тому +11

    Walaahi waan qoslay l ove this huy he is the best

  • @salmanxussen4517
    @salmanxussen4517 5 років тому +5

    True story😂😂😂😂😂

  • @ahmedartan360
    @ahmedartan360 6 років тому +7

    *MataaN atLanta* Best SomaLi ComediaN 😂🤘😂

  • @Icnn365
    @Icnn365 7 років тому +12

    Soomaalida beelo hadii lagu kaftamo aan kala jecleyn ayaa jira iyo magacooda markaad sheegto afka tuuraya, sidaa ku wad MATAAN

  • @AliJalay
    @AliJalay 9 років тому +11

    I love this guy, very funny, keep it up adeer!

  • @abdifatahmohamudhassan7278
    @abdifatahmohamudhassan7278 5 років тому +12

    2019 yaa dawanaya like isaar adoo qoslaya kkkkkkkkkkkkkkk

  • @hajjizeykol98
    @hajjizeykol98 6 років тому +11

    7:00 Ganacsiga rajabeetada😭😂✌

  • @abdullahmohammed8405
    @abdullahmohammed8405 5 років тому +4

    Reer xubin&xeeb iyo reer xamar maxaa kala haysta😂✌

  • @notyourtypicalfarah7194
    @notyourtypicalfarah7194 7 років тому +5

    Very funny, I enjoyed it!

  • @wiilhog6788
    @wiilhog6788 5 років тому +5

    Wan ku farxaa marka dawado wlh wan jeclahay

  • @cumariinhojr8771
    @cumariinhojr8771 4 роки тому +3

    Mataan🔥🔥🔥✋

  • @abdulkadirmahamoud1302
    @abdulkadirmahamoud1302 7 років тому +1

    this guy he is the best somaian comendian that i have never seen

  • @abdisamadosman2437
    @abdisamadosman2437 8 років тому +5

    Basic on trou story weeeye ku lahaa alla beerka mataan caadi ma tahid lkn dhaarta yaree

  • @abdirahmancalooley7868
    @abdirahmancalooley7868 8 років тому +11

    true story hhhhhh national team

  • @abdirahmanhassan8600
    @abdirahmanhassan8600 5 років тому +5

    True Story😂😂

  • @QGprincess
    @QGprincess 4 роки тому +1

    The name of the song at the start, what is it called? Its traditional song but forgot whats called?

  • @mohamedabdigaab9912
    @mohamedabdigaab9912 7 років тому +8

    wanka waan ka diiday😂😂😂

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 7 років тому +7

    I love true story nooloow mataan.

    • @adenhamdi9160
      @adenhamdi9160 5 років тому

      حيا الله استاذ متان مفرح جدا

  • @saidali9435
    @saidali9435 7 років тому +7

    Waa loo baahan yahay mataan , waa real funny

  • @duqareerka9217
    @duqareerka9217 9 років тому +8

    comedian update ah waaye oday gaan ciyaalka xaafada cadi maahan

  • @koryare
    @koryare 7 років тому +11

    markasto maxaa u dhahdaa( waaxa jira )?

  • @mohashiine7865
    @mohashiine7865 5 років тому +44

    Tageraha stund up
    Mataan plz like saar si aan u ogado tagerihiisa plz like ok

  • @mohameddahir6151
    @mohameddahir6151 8 років тому +10

    Garaadka idaha kulahaa kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @hadimahad1646
    @hadimahad1646 7 років тому +9

    mataan you're funny but sometime you hurt someone's feelings to make others to laugh

  • @mccjoosh4546
    @mccjoosh4546 5 років тому +5

    Wlhi wan qoslay, lax, aya meshi, fadhisatay, kulahaa abayo maso dahey, laxdi, inta ku dhegey, wlhi caadi mahan,
    Mataan,

  • @exotixzezi5110
    @exotixzezi5110 7 років тому +3

    this dude was funny i think it's the best somali comedian in america hhhhhh

  • @janankaafrica6453
    @janankaafrica6453 6 років тому +2

    gabdhahaga sayiskowda waa intay kulahaa whi funny waye😂

  • @ArsenalYare
    @ArsenalYare 7 років тому +4

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 🤣🤣🤣🤣🤣 Somali Hadad ka qoslisay Wallhi funny atahay 🙌🙌🙌🙌big xushmad

  • @esamwadi8037
    @esamwadi8037 8 років тому +4

    hhhhhhhhh caadi maaha toufik hassan

  • @ahmedqanimuqdishawi3491
    @ahmedqanimuqdishawi3491 6 років тому +1

    Fantastic comedy Somalia people 😂😁

  • @ahmeyha4802
    @ahmeyha4802 7 років тому +9

    proud of said duale my cousin

  • @abdulkadirmahamoud1302
    @abdulkadirmahamoud1302 7 років тому +8

    hhhhhhhhhhhh aad baan u qoslay markaan ninkaan daawado

  • @fikrad8264
    @fikrad8264 9 років тому +5

    da'da uu jiro iyo waxa uu ka hadlaayo isma lahan, ilaahay ha ka hanuuniyo maalaayacniga. qofka muslimka ah wuxuu ku fiican yahay inuu ku hadlo hadal qiima leh..been ayuu maantoo dhan sheegayaa wuxuuna leeyahay true story..allow ku hanuuni waddada saxda ah amiin..

    • @mohamudali9665
      @mohamudali9665 7 років тому +2

      malaa yacni ma ahan sxb diinta soo baar dadka in laga qosolsiiyo weey banaantahay nabiga xataa waa ka hadalay sxb

  • @CabdixakiinBarre
    @CabdixakiinBarre 6 місяців тому

    Waa nin weyn oo dhaqan ciyaal leh iyo diin badan Aan lahayn.

  • @cabdixakiinahmedmaxamedahm9727
    @cabdixakiinahmedmaxamedahm9727 5 років тому +1

    True story cadi maha waa comedy cadiya

  • @abdimalikzardheye6623
    @abdimalikzardheye6623 6 років тому +9

    Hahaha anything true story

  • @craxmaanhalooyeelo2103
    @craxmaanhalooyeelo2103 5 років тому +2

    waxaanu haweenki maseexdaan kulahaa
    mataan waa kaa dambeeyaa pro cimri dheer Alaa kusiiyo

  • @africaanboyofficial7622
    @africaanboyofficial7622 4 роки тому +1

    inta 2020 daawato isaar subscribe

  • @yusufosman4407
    @yusufosman4407 5 років тому

    matan wallahi wa shaqsi somali dhab ah mahan ody rer heben ah waxan kucadeyay intan oo lagayabo in ey isnecbyihin ayu mel iskugu kenay wa wadani

  • @luizjanti
    @luizjanti 8 років тому +7

    true story😂

  • @mogemusse4459
    @mogemusse4459 5 років тому +1

    Well come to borama

  • @TheHouseOfJokes
    @TheHouseOfJokes 9 років тому

    Your youtube video looks very fantastic. I will come back again to view several more of them real soon.

  • @yussufmohamed2405
    @yussufmohamed2405 4 роки тому

    BEST SOMALIAN COMEDY

  • @sayidcumar5206
    @sayidcumar5206 6 років тому +2

    Mataan nin waxbadan ogweeye

  • @ahmedqanimuqdishawi3491
    @ahmedqanimuqdishawi3491 6 років тому +1

    Mataan qossakii nagadhamaaday

  • @wllseasonofficial1216
    @wllseasonofficial1216 4 роки тому

    Legend Somalia

  • @abdirahmancalooley7868
    @abdirahmancalooley7868 8 років тому +3

    is a true story hhhhhhh mataan sxbow ceydiid ka dag

  • @salathaabdulahi1079
    @salathaabdulahi1079 7 років тому +7

    hhhhhhhhhhhh

  • @sharifsharkey5490
    @sharifsharkey5490 5 років тому +1

    Garaadka idaha 😃😃😃🤘

  • @drabdijalilabdirahman4803
    @drabdijalilabdirahman4803 4 роки тому +1

    2020

  • @anjlinajulio9709
    @anjlinajulio9709 7 років тому +11

    reeer wajeer😂😂😂😂😂

    • @mohanjr
      @mohanjr 6 років тому

      naagta walan bismilaah 😂😂😂 kuusey

    • @osmannaji4504
      @osmannaji4504 3 роки тому

      Hey beautiful

  • @husniabdi4449
    @husniabdi4449 7 років тому +7

    I like him

  • @zanaali3492
    @zanaali3492 6 років тому +5

    Kkkkk.

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 7 років тому +2

    I love true story nooloow mataan

  • @wajircountymediaassociatio6185
    @wajircountymediaassociatio6185 5 років тому

    So sweet

  • @libanofficialmedia5552
    @libanofficialmedia5552 5 років тому

    All Somali ilaah cadoow hakaa qaabto

  • @luizjanti
    @luizjanti 8 років тому +4

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdikarinmuuse558
    @abdikarinmuuse558 5 років тому +1

    Garaadka idaha

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 4 роки тому

    Viva xaafada Hodan beesaani Weyn mataan

  • @ismailikamil4981
    @ismailikamil4981 5 років тому

    walee midaa qabiilka sida uu u tusaaleeyay, aadbaan uga helay... lkn mid ha la ogaado.. sidii nin waliba hoostiisa uga watay, ayya hoostii is wada gaadhay ...

  • @hamzehazan4649
    @hamzehazan4649 5 років тому

    Wanku maaha true story

  • @mohamedabdullahi5708
    @mohamedabdullahi5708 5 років тому

    Kkkk. Wanka wuu dhintay.

  • @AbdulQaadirAden
    @AbdulQaadirAden 5 років тому

    Inaba caadi maahan. 😁😃😃

  • @Ahmed_Sadiik
    @Ahmed_Sadiik 6 років тому +1

    😅😅😅😅😅😅 Ar Goldob Shaxa Is Taaaga Ku Raqiisanaa .

  • @abshirali313
    @abshirali313 5 років тому

    True story

  • @calawashyare4734
    @calawashyare4734 8 років тому +3

    islantiyo wanku true story miyaaa khkj

    • @mohameddahir6151
      @mohameddahir6151 8 років тому +1

      kkkkkkkkkkkkkk dhulka wlaahi intaas lee iga weydii duqa

  • @guruxkoreyewilldarwiish9340
    @guruxkoreyewilldarwiish9340 8 років тому +3

    kkkkk

  • @badrudiinibraahim9968
    @badrudiinibraahim9968 6 років тому

    Wlhi odaygan wuu iga qosliyey😂😂

  • @abdirahmanmohameddaud8057
    @abdirahmanmohameddaud8057 8 років тому +1

    Good story

  • @ismaciilcaseer4903
    @ismaciilcaseer4903 6 років тому +3

    Kkkk

  • @liiliicaadiwaaye4578
    @liiliicaadiwaaye4578 6 років тому +3

    Kkkkkkkj

  • @mohamedabdullahi5708
    @mohamedabdullahi5708 5 років тому

    Kkkk. Mid galmudug kayimid kulahaa.

  • @jamalbanks1751
    @jamalbanks1751 5 років тому

    Mataan sxb halka kawad kkkkkkkkkkk

  • @bashirabdi7526
    @bashirabdi7526 5 років тому

    Soomaali ninkaan aan maal galino wlhi waa loo baahan yahay

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 5 років тому

    Very funny Mr mataan

  • @mohanjr
    @mohanjr 6 років тому +2

    😂😂😂😂 Garaadkii idaha nOh

  • @gacalyare47
    @gacalyare47 7 років тому +6

    horta Gaalkacyo La aanteed Foorjo Masoconayso Caydiid Sis Fire ka waadiiday Lkn Halxabaa Laga Galinaa ..... hhhhhhhhhh Mataan Caydiid yaa kaqabta

    • @mazeeddubai11
      @mazeeddubai11 5 років тому

      walalyaalow waqtigiina qiimo ayuu ku fadhiyaa iska daaya qosolka badan ma fiicna waqtigiina ilmahiina ku bixiya iyo inaad diin barataan ka faaiideesta cafimaadka iyo timeka aad haysataan wa mahadsantihiin

  • @tanitane4966
    @tanitane4966 4 роки тому

    Mataan email please

  • @cabdiwalisabriye8519
    @cabdiwalisabriye8519 5 років тому +1

    Ninkaan wa nin karanlaa asal ahaan reer Ceelbur xamarn waxuu daganaa holwadaag iyo wabiri

    • @ajboy9738
      @ajboy9738 5 років тому

      aderke wye miya🤣🤣😂

  • @shekeyeosman707
    @shekeyeosman707 8 років тому +5

    kkkkkkk odaygan been badanaa naag miyaa wan qorta kajabinkarta

    • @ansar1919
      @ansar1919 7 років тому

      Shekeye Osman
      Naagi horey wee aad aadkayen.

    • @sakimo6675
      @sakimo6675 7 років тому

      Shekeye Osman True story 😅😅😂😂😂

  • @abdikadirmuhumed4470
    @abdikadirmuhumed4470 5 років тому

    Ninkaana waa ogadeen sidaas lasocda

    • @ajboy9738
      @ajboy9738 5 років тому

      ma ahan lakin ogaden we dhagan wa mursade karanle

  • @Ahmed_Sadiik
    @Ahmed_Sadiik 6 років тому

    😅😅😅😅😅😅
    Garaadka Idaha .

  • @guledjamac5645
    @guledjamac5645 5 років тому

    Ok

  • @abdiibrahimaden3747
    @abdiibrahimaden3747 4 роки тому

    Are u bleading kulahaaaa !!

  • @hassanabdirahman2711
    @hassanabdirahman2711 5 років тому

    Odayga tusbax wax usogaday malawaayay...

  • @adamuisse5223
    @adamuisse5223 4 роки тому

    Ciyaalka xaafada camal uu sheekeenaayaa

  • @issabirie2954
    @issabirie2954 2 роки тому

    Sida lotolo fitishari

  • @nuhadow1751
    @nuhadow1751 3 місяці тому

    😅😅😅😅😅