XOGTA:-Siyaasiyiinta Daarood ee ku dhagan Axmed madoobe, Jubaland Dagaal labo jiho ah ayaa ku furan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 64

  • @abduwelidimbile4183
    @abduwelidimbile4183 5 годин тому +1

    Absolutely bro balawaan good point 👌✅💯👌✅💯

  • @laylosiciid781
    @laylosiciid781 8 годин тому +5

    Balwaan nin oday ah baa tahay
    Warkaagu waa sax

  • @omarmohamed-nf9to
    @omarmohamed-nf9to 7 годин тому +1

    Waa run Ahmed Madoobe qaladaad badan ayuu ka galay Somalida iyo Darood. Laakiin maanta waa in loo hiiliyaa Ahmed Madoobe . Qaranka Somaliya dartii. Hassan cidna iyo ma dhaafay. Ahmed Madoobe guul

  • @UmaHashim-is6zh
    @UmaHashim-is6zh 6 годин тому

    👍 👍 👍 Saxix waa run balwaan❤❤❤🎉🎉🎉🎉 axmed waxba masamaynin waligii

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 8 годин тому +2

    Guuleyso balwan ❤✅️💯👏

  • @SowdoBiryar
    @SowdoBiryar 8 годин тому +4

    Ahmed MADOOBE WAA geesi geesi dhaly ❤❤❤❤❤

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 5 годин тому

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu somaliya noo badbaadi dalka iyo dadkaba Balwan Alla ha naxariiisto somali waxaa tiraahdaa somalidu dan toodahagartan hana iskuxishodan🌺🌺🌺🌺🌺🌺

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 Годину тому

    Absolutely you right

  • @fathiaali7549
    @fathiaali7549 6 годин тому +1

    Allaw Daarood ay raacaan Ahmed Maxamed Island Aaaamiiiin

  • @laylosiciid781
    @laylosiciid781 8 годин тому +3

    Balwaan waa rutaa wax sax baad ku hadlaysaa

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 8 годин тому +1

    Allow ugargar oo xifti aaamin yaarabi

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 8 годин тому +2

    Siyaasi oo dhan waa Munfaq iyo danaysti

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 8 годин тому +4

    Darood waxuu dhalay D5 nin oo kala ah Mareexaa , Awrtable, Leekase, Komade Kablalax,Yusuf Darood.
    ❤❤❤❤❤❤❤

    • @Xxc-zu2xm
      @Xxc-zu2xm 6 годин тому

      CIISE Daarood AAWAY

  • @fathiaali7549
    @fathiaali7549 6 годин тому

    THAT'S TRUE 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @luulhussein7191
    @luulhussein7191 7 годин тому +2

    Waa hadal aqliga galaya sax daaroodow soomaali u hiiliya xasan god buu nagu wadaa

  • @truthafrica288
    @truthafrica288 8 годин тому

    Correct

  • @abdiazizali9573
    @abdiazizali9573 4 години тому

    💗💕💕❤️❤

  • @haniabdulahi4502
    @haniabdulahi4502 8 годин тому +2

    Thank you balwaan huuno lkn ha u wal walin Ahmed. Anagaa. Garabtaagan kuumadana waa isku filanyahay mooryaanta xamarka Soo duushey iyo horgaladooda idam ilahay waan ka guuleysaneynaa kuwan aamusana hadey hadlaan iyo hadii kale waxba oogama bahnin thank you brother

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 7 годин тому +3

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan hadalka wa sax siyasinta darood harti arinta dib ha lo dhigo hala difaco mw jubland ahmed madobe wa geesi libax landheere ah siyasinta darood harti runta ushega joji waxa wadi iyo dulanka ad ka wadi jubland eedaysane xasan munafaq marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil man

    • @Xxc-zu2xm
      @Xxc-zu2xm 6 годин тому

      HARTI xaqoodi AXMED madoobe duudsiiyey dad badan OO HARTI WUU LAAYEY AXMED madoobe juboland WAA DHUL HARTI kismaayo WAA DEGMO Harti majeerteen AXMED madoobe dhoobleey iyo afmadoow ayey dadkiisa DEGAAN dadkii Harti UU LAAYEY WAA Laga aari inshaAlaah

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 7 годин тому

    Jupaland. Ha. Guuuuuuuleysto

  • @Soofehirre11Maxamed
    @Soofehirre11Maxamed 7 годин тому +2

    Sayid axmad guul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 7 годин тому

      Siyad Ahmed mathow guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @abdihashi7791
      @abdihashi7791 5 годин тому

      3:58 g 4:17 4:17

  • @SubanGuled
    @SubanGuled 8 годин тому +3

    Kuwa ku farxayo dagalka Ahmed madobe & Jubaland lagula jiro ogada waxa ku xiga wa Puntland & SSC isku mel bad kaso jedane dadow caqligu ha shaqeyo

  • @mohameddagane1170
    @mohameddagane1170 8 годин тому

    Balwan Guul ayan kuu rajeyn.Daiman. Dadka aad talaa ujedineeyso Dhagoola yaal waya..Caqli darood waa damin.Ayaka aya ascuna.

  • @ZeinabJimaale-tu3mf
    @ZeinabJimaale-tu3mf 8 годин тому +2

    Sax waqty munasab maha

  • @bby6
    @bby6 8 годин тому +2

    War Hassan qabuure faagte xagu kataliya o u xoogas ka keni brother wa shimbira yahow heesa hees wanaagsan heesa macno maleh asaga muqdisho lagu ilaliya runti

  • @dahirmohamed3148
    @dahirmohamed3148 8 годин тому +2

    Adeer jubbaland loo cabsan maayo, Axmed madoobe wuxuu ka dhashey kuumade waana qaran ballaadhan oo cid wax u dhimi kartaa ma jirto.

    • @Xxc-zu2xm
      @Xxc-zu2xm 6 годин тому

      Juboland 2degmo ayey KA DEGAAN ogaadeen juboland WAA DHUL HARTI Harti xqwooda LAMA duudsiin karo INTA HARTI UU LAAYEY WAA Laga RABAA

  • @laylosiciid781
    @laylosiciid781 8 годин тому +1

    Balwaan daarood madax Wayne haday ku dhawaaqaan xasan waa u dhahran lahayd

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm 6 годин тому

    Juboland WAA DHUL HARTI DAAROOD KISMAAYO WAA DEGMO Harti majeerteen

  • @a.j2428
    @a.j2428 6 годин тому

    XASAB XUMOOW YAA XILKA NOOGU DHIIBAY
    XASAN XUMOOW YAA XILKA NOOGU DHIIBAY
    XIL MAAS YAQAAN XAAFADOHOW GALAAYE
    XIL MAAS YAQAAN XAAFADOHOW GALAAYE

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 7 годин тому

    KUWA WAX EEDAYNAYAA WAA CAADAQAATAYAASHII MARHORE SIYAASADDA KUFASHILMAY

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 7 годин тому

    Wanaagsan

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 7 годин тому

    Daarood weey caabsaanaayan haawiieye ayeey kaa baaqaayaan

  • @SalmoShafici
    @SalmoShafici 6 годин тому

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

  • @MohamedHassan-iw3bc
    @MohamedHassan-iw3bc 6 годин тому

    Kuwa sidas leh waa kuwo hassan lacag soo siiyey

  • @fathiaali7549
    @fathiaali7549 5 годин тому

    Ahmed iyo Xasan Daaroodow Ahmed baa wax idiin ah bahdilkiinii buu adkaysan waayay ee bi iwaayee Daaroodow Arintaa balwaan gartay ugu hiiliya waxa kadaran Xasan bahal

  • @ahmeddjama3652
    @ahmeddjama3652 7 годин тому

    Dawlada ha dumin somalida

  • @abdullahisaman9582
    @abdullahisaman9582 8 годин тому +1

    Kkkk war ninka waa isaga filanyaha xamse iyo xasan ha dagdagine sug waxay soo sidaanba ha keeneno

  • @raageegal7691
    @raageegal7691 3 години тому

    asc sxb ogaadeenimada haddey wax tareyso.....ahmed madoobe hadda la dagaalamimeyno...dhibtuu geystay haka soo badbaado......laakin ogaadeen waa doqomo iyo dad dun xun oo caqli xumo isku soo aruursaday.beentana ka daa dadka war aniga mj baan ahay horey buu uraacay xumaanta iyo gefka ,,,hala waso eey eeyga dhalay

  • @HussenAhmadHussenAhmad-zr2ue
    @HussenAhmadHussenAhmad-zr2ue 6 годин тому

    😂😂😂😂

  • @ahmeddjama3652
    @ahmeddjama3652 7 годин тому

    Iskudirka qabrigaaga uu cabso

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 6 годин тому

    Jubbaland gancanta Hassan sheekh ayay kol dhaw galeysa.
    Haddaad Xamza keliya u taqaanay marxum, hadda marxumka kale baa kismaayo lagu arki doona, marka ahmed madoobe laga takhluusa

  • @ruun139
    @ruun139 7 годин тому

    Kwas darood mah wakuwa dhuuni qato axmed ed malah

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 6 годин тому

    Waxaad ilowdey waqtigii madaarka boosaaso la furaayey cabdiweli gaas ayaa ku casumey inuu yimaado xaflada intuu soo dhoofey ayuu cadaado ku degey ayuu halkaa ka laabtey xafladii madaarka oo xasan shiikhna joogey isaguna cadaado ka daawanaayey

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm 6 годин тому

    AXMED MADOOBE DADKII JUBOLAND KU SOO DHAWEEYEY OO KURUGA U DHIIBAY OO LAHAA JUBOLAND OO HARTI LA YIRAAHDO HARTI BADAN AYUU DILAY XAQOODII AYUU DUUDSIIYEY HARTI AYAA JUBOLAND LEH

  • @moa.9902
    @moa.9902 8 годин тому +1

    Axmed madoobe waxaa ku dhaggan 90% iyo ka badan qabiilada DAAROOD, sababtu tahay in uu kala garan waayey waxa uu gooni u leeyahay iyo waxa lala leeyahay ee ay tahay in uu dadka ula simannaado sida TALADA jubaland. Ma jirto CID rabta DOQONKAN, waxaana loo FIIFIN doonaa inshaAllah sida duufka oo kale.

  • @dahirabdiyusuf
    @dahirabdiyusuf 2 години тому

    Walaalow, naga daa qabyaaladaan qaawan; waa yaabe, ma fiyuus ayaad ku rasanaysaa. Walaal Axmad Madoobed Soomaaliya asaga iyo Kiinya iyo Itoobiya ayaa isbaaro u dhigtay. Nin Madoobe u hiiliyay waa nin cadowga Soomaaliya u hiilayay. Ogsoonow, anigu Xassan Shiikh waan ka soo horjeeda laakiin Axmad Madoobe waa inuu Qabri Dahare ku noqodo.

  • @mohameddagane1170
    @mohameddagane1170 8 годин тому

    Balwan beesha darood wax KA kafuli malah...Kumade ayaa kaxun. Ogaden baa sii xun .M/zubeir baa ugu liita..

  • @saynab7503
    @saynab7503 7 годин тому

    Axmed wuu is difaaci waana geesi dhux dhule oodhan waxba yuuna cay tamin cay wixii layimid baa caayan wax uu idiinka baahan yahay maleh waxad lalee dihiina maleh

  • @FartunK
    @FartunK 6 годин тому

    waa qalad tuug xun waxaad ku difaacdo beelaha daroodna iyagaa dantooda yaqaan xamze iyo xasan baana dal kaan uga danbeynaynaa qof iyo cod baana loo socdaa

  • @NourHareed-f3u
    @NourHareed-f3u 8 годин тому

    In tub uuku saxasana

  • @moa.9902
    @moa.9902 8 годин тому

    ISKA DAA taageerada Axmed madoobe, ishana ku hay isbeddelka ka iman doona Jubaland, haddii uu ku qanciyo taageero u muuji sida SAXDA ah, haddii kale mucaarad ku noqdo, laakiin Axmed madoobe ayey igaga dhegtay, oo kaligiis baan taageeraa waa MACNA YARI aad u weyn.