Jamaican ka dhan maha kuwo qangar ah Muslim ah af Somali na ku hadla Ila dhashey ee haugafin qabil dhan oo Muslim iyo gal ba leh sida somalidaba hada gal iyo Muslim ba uleyihin
Reerka Axmed Doowlo ma aha Jareer weyne ee waa Ajuuraan anigaa walaalihiis aqaano, laakiin xitaa Jareer soow muslim Soomaali ah ma aha soomaali ha nabad noqoto la leeyahay iyagoo is dulminaayo Subxaanallah
This is so sad, how can they say a ajnabi is better than Somali jareer 😢
Daahirow maamadan kiiskeeda waa adagyahay caawi miskiintan haku dayn gabdhaha sifican uma waraysanaayaan ada fahmi karee.
😢😢Ilaahoowo adaween yaarab ilaahoowo kasobadbaado🤲🤲
There’s many ways you can help this poor mother shame on you let her meet the big guy calaw she won’t take your irsaq Subhanallah
Luqadiina inaad ku hadashaan maxaa idiin diiday
@@faysal9536 walal I don’t know how to write af Somali too. Wan barana insha’Allah
@@fardowsa55 sorry walalo kuwa kalaan kugu qalday iyagoo afsomali yaqaan wax kale qora ❤
Mamo iska did soysoy yey ku dhicin Waa tugo
Subxanalah iskadaya waresiga qaldan hada cawikarta cawii hadiikale. Iskada naxaris daranida walalwy
JAMAIKAN, ISAGUBA WA JAREER GAAL AH, MARXUUMKA AUN SOMALI XALAAL AH, AYU AHA.
Jamaican ka dhan maha kuwo qangar ah Muslim ah af Somali na ku hadla Ila dhashey ee haugafin qabil dhan oo Muslim iyo gal ba leh sida somalidaba hada gal iyo Muslim ba uleyihin
Muqdisho dadbadan oo maskiin eh aa silic lagu dilly cadalad ma helin lkn illaheg subxanuhu watacala aa u amiin
Subxanalah Oh xanun badana alow no gar gar
🥵
Dulmiga somaliya ka jiro waye muqdhiso siday u dagaysa hadii la dilin naagtii gubday marxumka iyo ninkii gubay xaaskiisa. Dulmiga dalkena ka jirto.
Horta dadkaan wax madahmaan dadkaan wax ma fahmaan war islaantu wax madilin waa xirneyd makii lagubay beenta dhaafa ma aqaan waxey ilaa hada uxiran tahay qof aan wax dilin see lootooganayaa
NAAG UUNA QABIN BUU MADAXEEDA TAATABANAA ILAHOW NAGA QABO QOOMKAN SHAYAADIINTU AY KU SHAQAYSATO
Miskiin xaax waa calool xumo somalia waxey ladegi ladahay waa ciqaabta iyo cunsuriyada ay masaakiinta u geysteen. Anaa kaa laandheersan iwm laanka halaga wada galee.
Dadkan tahriibaya horta ma fekeraan miyaa nolosha waalidkood ku sugan yihiin inaanay ka saari karin tahriib way iska dhaqaaqayaan sidii qof xanuusan
Gabartaan iyadoo gobol ka timid oo qariib ku ah muqdisho oo la joogto gabar qaraabo ah ayaa ninkaas jareerweyno oo dhintay uu qarsaday uuna sixraday
Subhanallah aakhiro cadayn ayaa lagaa doonin
Ninkaan ma islaanta ayoow qabaa maxoow usal salaaxayaa
Hooyada xanuunka haayo waxkala qabta meel aysan waxba ka ogeyn hakumereysanina lacag u aruuriya si loogu sodaayo
KUWAAN XUMAANTOODA ALAHA KA QABTO WLHI FOOLXUMO MAAHEE WAXKALE SOOMA GUDBIYAAN WAA DULI WAXA KA HADLANA WAA KUWII CABTOYDA AH IYO NAAGO NIMAN GAALO KU FAANAYO SHARTAAN ILAH HANAGA QABTO CEEB FAAFIN
cidaan um eka. Jareer❤
Islaanta waa jileec laakiin ninkeeda ka dhintay ayaa jareer weyne ah
Reerka Axmed Doowlo ma aha Jareer weyne ee waa Ajuuraan anigaa walaalihiis aqaano, laakiin xitaa Jareer soow muslim Soomaali ah ma aha soomaali ha nabad noqoto la leeyahay iyagoo is dulminaayo Subxaanallah
Iidaa afkeeda kasheegayso oo ninkeeda yahy adi maa udiidaayo qabiilka @@lulxirsi6787
SOOMAALI WAA U DHAMAATAY WALAAHI HADAY DHAGAYSANAYAN SOOLI DADKII UGU XUMAA OO XISHOODKII ISLAMNIMADII AAN KA HAYN XITAA SALADII OO WAQTIGII SALAADA CAY IYO FAWAAXISHO WADO KUWAN ALAHA NAGA QABTO CARUURTA WARKOODA MAQLAAYA BAANSE KA XUMAHAY
Rabbi maamada ha garab galo
Jareer Wayne jeebka furaa😢😢😢😢😢
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Naagaha maxaa ka qaldan,
Inta nagahan waa naago aqlaq laheen dadka ku cayara. Ilahay ha u gar gaaro mamada
Naagtan soy soy waa xasid naa dahir kama xigtid u geeya. Waa been waa cawini gara. Hoyo cunugeda ka xiran