Xaawo Dagan | Heesta Dhaxal | Music Iyo Madadaalo | Astaan HD 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024
  • Xuquuda Muuqaalkaan Waxey Gaar u tahay Astaan.
    Astaan Tv 2020

КОМЕНТАРІ • 41

  • @abdirahmanddaacad4185
    @abdirahmanddaacad4185 4 роки тому +23

    Xawo dagan
    Intii Astan tv kusoo
    Aragty like dhac

    • @themagicalcloudofgalaxy8806
      @themagicalcloudofgalaxy8806 4 роки тому

      Xaawa daggan waa fanaanadda Dayax dalnuurshe soo saartay

    • @Mm2..4-n3x
      @Mm2..4-n3x 4 роки тому

      Sidoo kale Xaawa daggan waa gabadha soo saartay Dayax Dalnuurshe

  • @Abdiwalifilms
    @Abdiwalifilms 4 роки тому +10

    Waad Mahadsantihiin dhamaan walalahey Allaha idin sharfo 😍

    • @saadohazzan6915
      @saadohazzan6915 2 роки тому

      Xaawo dagan
      Walaahi geel baan kaa bixinlahaa hadaa tahay gabar.
      I love you 💞💞💞💞💞💞

  • @CabdiFataax2043
    @CabdiFataax2043 10 місяців тому +1

    Heestan waxaan daawan day January 2022 inta Ka heshay like iisaara ❤

  • @maguled
    @maguled 4 роки тому +5

    Dhimbilaha igu shidan, bay tiri. Innaba caadi maaha. Eesh calaa. Xaawo deggan aad bay u cod macaan tahay Allaa yacizak.

  • @abdelrahmanosmaan1803
    @abdelrahmanosmaan1803 4 роки тому +6

    From astaaaan 😍
    Xawa dagan qrxley ❤️💋

  • @nuuracumar5837
    @nuuracumar5837 4 роки тому +2

    Xaawa waaa masha allaah cod keeda ayaaban oa hekay gabar dagan weeye

  • @fatima-vt2eh
    @fatima-vt2eh 4 роки тому +1

    Wwwwww ishcalaa hees mcn afkaga cano lagu qabey abayo dagan quraxey masha Allah

  • @Maryanbellaatmohamed
    @Maryanbellaatmohamed 4 роки тому +2

    Waaaw poqorada coodka kusini lahaye hadaan faanka kalaa qad qadi lahaye

  • @hamdaabdule71
    @hamdaabdule71 4 роки тому +3

    Asxan cod 🎤❤️🌹keep going my Queen 👸 ❤️❤️❤️🎤❤️

  • @kureshyusuf6904
    @kureshyusuf6904 4 роки тому +1

    Msha allh quruxleey dagan

  • @khadramusa260
    @khadramusa260 4 роки тому +1

    Masha alah xawo dagan qof culus

  • @themagicalcloudofgalaxy8806
    @themagicalcloudofgalaxy8806 4 роки тому

    Xaawa daggan fanaanad cod macaan qurux Ley MaashaAllaaah

  • @arawelomakufto8460
    @arawelomakufto8460 4 роки тому

    Xaawa degan waan tageraa inantaa from hargiesa cadey

  • @kalisocodkali4469
    @kalisocodkali4469 3 роки тому +1

    Xaawo boqorodda codka iyo quruxda afkaaga ubax lagu qabay...

  • @dayibahmedadan9076
    @dayibahmedadan9076 4 роки тому +1

    Waaw xaawo dagan

  • @salahudinabdisalam
    @salahudinabdisalam 3 роки тому

    Codkaada mcn ❤️ iskaga socelceshanaa

  • @jwxo9313
    @jwxo9313 4 роки тому +2

    Social distancing plz plz
    Dadkay maxaa dandooda ku diray?

  • @enggeenyo7009
    @enggeenyo7009 4 роки тому

    Xawo cod mcn mnshlh

  • @Shimali1
    @Shimali1 4 роки тому +3

    Keep going

  • @abdiabdi1679
    @abdiabdi1679 4 роки тому +5

    Sister did you know that the world is shaking because covid 19 please stop singing and repent to Allah because Allah is the most gracious the most merciful your brother living in the refugees camp of Kenya known as Ifo camp.

    • @jwxo9313
      @jwxo9313 4 роки тому

      Abdi Abdi
      Thank you 🙏

    • @amarushakur77
      @amarushakur77 4 роки тому +1

      And what r u doing here Sheikh

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 3 роки тому

    Qoftan dagan ah waan kahela

  • @Mm2..4-n3x
    @Mm2..4-n3x 4 роки тому

    Magoosha yar Xaawa daggan fanaanad aan jeclahay

  • @khadrafarah9023
    @khadrafarah9023 4 роки тому

    Mansha allah xawo degan❤❤🌹

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 2 роки тому

    Waxba lagama qabankaro waaa fanaanad buuxda xaqiiqdii

  • @abdulindhey5200
    @abdulindhey5200 4 роки тому

    Hawo m.a abayo mcn

  • @hassanhaid1782
    @hassanhaid1782 4 роки тому

    👍

  • @kaldeeqaadan7521
    @kaldeeqaadan7521 4 роки тому

    Iga leeexo ❤👈

  • @saamiyaxasan2384
    @saamiyaxasan2384 4 роки тому +1

    Shadiyo. Sharaf

    • @rahmaabukar5268
      @rahmaabukar5268 4 роки тому

      Masha allah cod allaa kuugu deeqe runtii ilxun kuma aragto iyo intii uurka kaa neceb boqirada codka iyo kartida xaawo dagan hawadaan kasoo salamaya walashey mcn

    • @nadranuura5917
      @nadranuura5917 4 роки тому

      Hpo mcn hore usoco xaawo dagn codkga cidn mam heli krteee

    • @AxmedYasin-hg9lz
      @AxmedYasin-hg9lz Рік тому

      😂😂😂😂

  • @jamayusuf9743
    @jamayusuf9743 4 роки тому

    Casado ma ahan heestaan

  • @luulsacid1267
    @luulsacid1267 4 роки тому

    Shadiya waa soo oraday marka aragtay abdifatax oo meesha gabadha agteedaa taagan kkkkkk