Kuwo Somali ah oon sharci ku haysan kenya ayaa farah Dawaara ku dhagan Daaraha dhaadherna way ka qix

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 64

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 3 місяці тому +4

    Wa Sax Farax Macalin Wa Halyey Wa Hero Wa Wadani Kenyana Oo Reer Garisa Ah Reer Islii Shala Timadeen Viva Farax Macalim

  • @A3v-w7q
    @A3v-w7q 3 місяці тому +6

    Ano Somalilander ah Farah Macalin wa ka xumahay in sa lagu galo Farah Macalin wa gob gob dhashay

  • @museali8972
    @museali8972 2 місяці тому +1

    KKKK WAA DOQON QABYAALADIISTAA

  • @nusumkate123
    @nusumkate123 3 місяці тому +4

    Hadii reer sheikh issaq noqoto, Nairobi ayaga Ayaa loogu imaaday!! Xildibaan kii ayee ka qeeylisiiyeen!

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 2 місяці тому

      Wa lagu imaaday Miya shaqaynaya Wa la is xaaqaya

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 2 місяці тому

    Waa sax faarax macalin dawar waa geesi wadani ah Somali nimad ku ween tahay ❤

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 3 місяці тому +4

    Gudoomiye Farax nin Somali ah oo gaara majiro ee Ilaah ha xafido cadaw giisa ilaah ha jabiyo

  • @RandaHashi
    @RandaHashi 3 місяці тому +2

    Kenya cidda iskaleh waalayaqaanaa waana qoomiyadahakale ee aansoomaalida ahayn waayo soomaalidu saamigeedu madhaafo dhawr xildhibaan ama labawasiir laakiin dadka kuloolamaaya hogaanka ugusareeya eedalka ayaa kenya iskaleh hadaba ogaadeenkan kufaanaaya inay kenya iskaleeyihiin xildhibaan AMA wasiir waxkabadan maqabtaan kumana hamidaan meesha faanbaadlafadhidaan iyo bakhbakh idoorka kenya jooga kenyaanka dalka iskaleh baakuqanacsan waayo idoorka maaha dawlaadkunool eedawlada ayaakunoon waadad waxsoosaarleh dalka iyo dadkana waxkusookordhiya

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 2 місяці тому

    Somali famous ayey la wareegayaan meel kasta oo ay joogan dalkoodii bey soo gubeen markaasey dhibkoodii iyo qaxarkoodii ay l adeen kenya waa dad layiri hadaganina acuudu bilahi farax waxba kama qaadi karaan mansha alah

  • @AbdirizaqAhmed-px5lr
    @AbdirizaqAhmed-px5lr 3 місяці тому

    Hero of Africa xildhibaan dawaraa❤❤❤

  • @XiinfiniinXawaareye
    @XiinfiniinXawaareye 2 місяці тому +1

    Yuu u jeeda ma hawiyahaa

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 3 місяці тому

    Allaha xafido farax mmacalin waa somali dhalada

  • @HassanAli-xf8qi
    @HassanAli-xf8qi 3 місяці тому +4

    Viva nuur SSTV

  • @ahmednuraden2814
    @ahmednuraden2814 2 місяці тому

    War nuuroow faarah macalin waa qofka aan ugu jeclahay dadka magac kuleh geyiga soomaaliyeed ee qabiilka iyo hanjabaada nagadaayay

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 2 місяці тому

    Farax macalin ha nolado gesi an qarin runta dulmigana neceb

  • @AdanmaxanedBootan
    @AdanmaxanedBootan 3 місяці тому

    War caydhiya wixii faarax macalin ku kibra =from lascano

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 3 місяці тому +2

    iidor diil iyo dhaarbaxo waaxan waax aahan waxkuumaleh Somali niimonah waah taaykaa caararayan oh way kuuxajiimodan melkasto, ooh aajoogan magaca Somaliyed waay neecebyahiin Somalini moo haa kuso dhaweeysan

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 3 місяці тому +1

    Salam wariyasha sharaftale farah macalin wuxu mutesta bilaad sharafka ugu ween somaliwen inlagudonsiyo degan kaste somalie dagto waa lagajecelya ah anigu issa woo reer jibouti waxaan uqiraya siyasi somalie oo ka sharaf badaan inuna mata jiiriin waaxba kamabadalayaan samacada somalie kudhehlaya ah kuwa hargeysa joga calancasta snm xanuun dhibiirka somalidid ah ayeey qabaan dadkogu sharaftala ah beey jahwareriyeen oo abtirsintodi garaanla mata farah macalin viva gesi gesi dhalay

  • @Raho339
    @Raho339 3 місяці тому +3

    XiLdhibaan Faarax MaCalin Cadowgaagu Hajabo👎

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 2 місяці тому

    Farax macalin❤❤❤❤

  • @Hooyo98
    @Hooyo98 3 місяці тому +2

    ID GA ma Farax macalin ayaa bixiya bal nacas nimadan fiiri alla maxey been iyo qiyaale iska dhaadhiciyen.

  • @Khaatumawi987
    @Khaatumawi987 3 місяці тому +1

    Farah macalin wa libaax geeska africa dadka iska hadlaya waxy ka qadi karan ba jiirin ciidii niic la so donata na wa la tarxili idoor af wangsn wx ku ma leh

  • @liibaanjamac2136
    @liibaanjamac2136 2 місяці тому

    sh xasaan waa itoobiyaan

  • @Gadaaislaamaa-sl8nk
    @Gadaaislaamaa-sl8nk 3 місяці тому +1

    War Faarax Maclin Agtiina hadduu weyn yahay Agteena Quraanjo ayaa noo ka qiimeen badan.

  • @snw9257
    @snw9257 2 місяці тому

    Qof Somali ah oo Faarax Macalin umada Somaliyeed uga daacadsan ama uga dadaal badan hiil iyo hoo ba majiro waa geesi

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 2 місяці тому

    Farax macalin cadowgisa ha jabo nacnacda somali diidka waa ka sareyaa

  • @ismailitachi8490
    @ismailitachi8490 3 місяці тому

    Farax macalin waa halyeeyi Somaliyeed.

  • @liibaanjamac2136
    @liibaanjamac2136 2 місяці тому

    laba nin oo itoobiyaan ah waana in gen z laydiin sheegaa oo loo tarjumaa.

  • @HassanAli-xf8qi
    @HassanAli-xf8qi 3 місяці тому +2

    Guled alifle libaax

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd 3 місяці тому

    Gesi ale maxiro mana laga guleysanayo idinkon waxbaba uhanjabin tas ale udaya wale inu kalab iyo kabaqad kama guleysanayan farax macalin

  • @AbdullaahiCbdrxmn
    @AbdullaahiCbdrxmn 3 місяці тому

    Maxaad umada isugudireysaan ood ubun buunineysaan wararkaan

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 3 місяці тому

    Ogaden ka iskalee keniya waa in ay iska ilaliyaan somalida somaliya waa wada qashin qabilko waalay

  • @AbdiMohamed-zd1no
    @AbdiMohamed-zd1no 3 місяці тому

    Idoor Abaal Malaha
    Wlhi 😮😮😮😮

    • @XiinfiniinXawaareye
      @XiinfiniinXawaareye 3 місяці тому +1

      Ma idoor baad abaal u gasheen idinkii baba naf isku haynine

  • @SAli-lg2vw
    @SAli-lg2vw 2 місяці тому

    Soomaali ninkii badbaadiya ma yaqaanan ee qabyaalad ayaa madax martay laakiin Kenya iyakaa ka qaxaya

  • @lathany.3537
    @lathany.3537 3 місяці тому

    Libaax marabi ma galo taas oo aan oga danleyahay soomaali haduu dab qaado waxuu ku dhajiyaa dabadiisa iyo meelsha cagaha ku hayo 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @gaandaa-n4l
    @gaandaa-n4l 2 місяці тому

    Kenya isaaq baa loogu yimid ogaden lahaystayaal baad ahaydeene hadana wali lahaystayaal baad tihiine mkae nchi zetu kwa upole

  • @abdimuuse4919
    @abdimuuse4919 3 місяці тому +3

    Soomaali land waxaa ugu daran qof soomaaliya oo magacleh oo aan iyaga ahayn way xagxagtaan oo way xaasidaan tana waa tii

  • @ZeezoCumar
    @ZeezoCumar 3 місяці тому +1

    Sootarxiila waxa edebta daran

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd 3 місяці тому

    Afka balayo haka gasho qofka afkisa bentas ku turjumay

  • @gaandaa-n4l
    @gaandaa-n4l 2 місяці тому

    Mamooda in uu isagu sharciga gacanta kuhayo, war wuxu caqli xuma, kitendo chochote chenye kitakacho tukasirasha akinena huyo farah tuta mtenda taka taka nyinyi

  • @asheekh15
    @asheekh15 3 місяці тому

    Waxay hargeysa kuhayeen bay kenya layimadeen
    OG hadaad edbinweydaan iidoor oo aykenya idinkudhibaan waa idinkiyo nacasnimadiina waa inaad tarxiishaan oo hargeysa laga dejiyaa

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 3 місяці тому

    Hala sooqabto iska soo tarxiila idoorka guntan guntu dhashey

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 2 місяці тому

    Somalida qabyalad wadan kooda 34 ladagi la yahay kuwan go IDkuwashay

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 2 місяці тому +1

    Waar isaaq xeryo Qaxoonti ma GallaaN Reer Baadi waaxid isaaqna Kenya iyo Neyrobi Loguma dhex Hanjabi karo Ardeyda Aad shegeyso caruurtii faarax macaliN Ayey somalilnd siisey Deeq waxbarasho faarax macalina isaga ka Badbadiyey isago siyaasi Ah hab Qabiil cunsurinimo ku hadley kibirkii Ayu sawaaxilkii Kula Dul kufey Ee Haka saarto Hana Hanjabine wixii Aad sameyn karto sameee

  • @adengas3975
    @adengas3975 3 місяці тому +3

    Waayaabka Yaabkiis
    Qaxooti , Maanta Dad Qaxooti Ku tilmaamaya.
    Goormaad adigu Qaxootinimo kabaxday.

    • @mariamyusuf6438
      @mariamyusuf6438 3 місяці тому

      Ayagu dagaan ayay Kenya kuleeyihii aduguse qaxooti ayaad Kenya kutahay ee ku laabo dalkaagii beenaalow!

  • @liibaanjamac2136
    @liibaanjamac2136 2 місяці тому

    war dadka haisku dirina doqomayohow, ma dad gaara ayaa leh id ga

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446 2 місяці тому

    2dan qaxooto ee itoobiya kasoo galey kenya Aad iyo Aad Ayaan uga xumahay jaajuusta kenya iyo dawa dhilifta itoobiya oo asal kooda qoxooti ku galey kana soo dhoofey Qoryooleeyee jooma kenyata gacanta u geliyey dhuka iyo dadka soomaaliyeed kenya in ay shacabka soomaaliyeed jaajuuseey waaku fashilanteen kenyana 😂😂😂😂😂😂

  • @khaalidmetan425
    @khaalidmetan425 2 місяці тому +1

    Allaa ku cadaab beenaale ma hooyadaa baa leh kiniya qaxoonti ayaad ka tahay waliba lagu haysto kiniyaan sheegta oo somali ha sheegan beenbaad isugu sheekaysaan walaahi ogaadeen masaaakiin ayaad tihiin

  • @AyanAbdi-hc3re
    @AyanAbdi-hc3re 3 місяці тому +3

    Cagdheer ooyaysa , isaaq cid Nairobi ka xigtaa ma jirto 😂😂😂 adoon yahay xaarka xejista.

    • @haweyorashid9419
      @haweyorashid9419 3 місяці тому +1

      iidoor aafqushaash maarkih laaguh raafo baad dhiihi doontah Kukuyan iyo aahan jiirnay oh waah waalalahayo, iilen iitalkaleh maad liihid

  • @abdillahimukhtar9070
    @abdillahimukhtar9070 3 місяці тому +2

    Farax macalim wa call box

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 3 місяці тому +1

    Faarax macalin waa ruug cadaa lkn ogow idigu maan gaab ayaatahay fiiri isaaq miyuu degaa garisa doqon maxaa jooga meelkasta nayrobi ayeey degaane mise siloo hadlo mataqaanid kkkk

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd 3 місяці тому

    War jahilinta hada

  • @farhanaden6990
    @farhanaden6990 3 місяці тому +2

    Waadhaqankiiniii

  • @asmaabdi5476
    @asmaabdi5476 3 місяці тому +2

    Rabish channel ceeb

  • @BashirAhmed-ne4kk
    @BashirAhmed-ne4kk 3 місяці тому

    Kkkk intay dad u tageen bay ku leeyihiin niic

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 3 місяці тому +1

    Lakin hanjabadan zaid waye ma isdhaden mase wa is hilmanten

    • @ahmed-bs9l
      @ahmed-bs9l 3 місяці тому +1

      Kolay waxaan u fahmay dharaga karka kulaylaka ka keenay 😂