ILMAHA CUNTADA DIIDA SIDEE LAGU DAWEEYAA?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Waalid badan iyo guryo badan waxaa ka jirta dhibaato ah in ilmuhu cuntada diido. Muuqaalkan kooban kaga boga waxa xalka u ah, iyo waxa sababay dhibaatadan.
    Haddii aad ka heshay muuqaalka, ku caawi Tarbiyadda Caruurta "Subscribe", Like iyo Share. Aragtidaadana dhiibo. waa noo muhiim waana akhrinaa.

КОМЕНТАРІ • 149

  • @RaaniMaxamed
    @RaaniMaxamed 25 днів тому

    M.a ilaah qeyr an dhamad laheyn haku siiyo wanku faiday taladada mahdsnid

  • @Ghnivx
    @Ghnivx 6 місяців тому +3

    Wllkey queuxbadane alle kubarakeeyo amiin wllahi anasd igahadleysaa cunta xumidooda walaac iyo walbahaar nagurisay

  • @hfm9834
    @hfm9834 10 місяців тому +1

    Advice kaaga waa golden ✨️ 💛 Somali meesha ka dhimtay wa tartbiyda

  • @HaldhaaMouna
    @HaldhaaMouna 25 днів тому

    Masham allah

  • @itssuwaida
    @itssuwaida Місяць тому +1

    Mashallh khair alllh Ku siiyo

  • @iskufilanahmed3075
    @iskufilanahmed3075 4 роки тому +5

    Wlhi waa runtaa anigaa horay utijasbiyay cunugeyga oo Dr.kiisa iisheegay inaan raashinka udhigo hadii uu cuni waayana aana ku qasbin ee aan 30 daqiiiqo kadib ka qaado waa sameeyay asigaa iskiis ucuno👍🏾

    • @ifraah2757
      @ifraah2757 3 роки тому

      Abyo iga caawi aney ihysataa gbdheyda wxba ma cuneyso xitaa qudaarta dhan

  • @nawaalbintunawaal8062
    @nawaalbintunawaal8062 4 роки тому +5

    Mashaa allaah waa arin aan ubaahhannahy in lanaka wacyigaliyo markasta hori usoco mahadsanid

    • @CabdullahiYanyo
      @CabdullahiYanyo 7 місяців тому

      Raashinka ladiido qashinka ku daraa miyaa wax qof wayn ku hadl

  • @mohamedqadarabdi1273
    @mohamedqadarabdi1273 2 роки тому +4

    Mashallaah waxaad mood ambassador in aniga cunugeyga aad kahadleyso

  • @munaibrahim6418
    @munaibrahim6418 2 роки тому +4

    Rabi khayr ha ku siiyo wllo mahadsanid aadban kaga faaiday

  • @omarkhaali556
    @omarkhaali556 2 роки тому

    Masha Allah waa wax fiican in aad kasoo hadasho alxamdulillaah aniga dhibkumaqabo laakin dadbadaa ka faaidaayo

  • @MaryanaxmedKulane
    @MaryanaxmedKulane Місяць тому

    Wlhi masha allh ajar iyo xasanaat alle hakaa siiyo fariintaan anay igu saabsan tahay iyo qof ila mida wlhi wiil 5 jiraa iijoogo cunta diida taladaana waan qaadanaaa dhamaaaaaan insha allh qeyr badan alle haku siiiyo dr ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂 mahat sanid dr

  • @Xafsacabdisalan
    @Xafsacabdisalan 2 місяці тому

    Mahadsanid walkay

  • @fatuushclle4591
    @fatuushclle4591 4 роки тому +4

    Masha allah mahadsanid waa dhib jiro waana run waan walwalaa markey wax si fiican u cuni waayan lkn markaan fikradaanan tijaabinayaa insha allah

  • @cabdirashiidmacalin6049
    @cabdirashiidmacalin6049 3 роки тому +2

    Mahadsanid ustaad runtii qodobkaani waa xasaasi aad baana uga helay. Mar kale maahadsanid.

  • @ahmedali-fu2ic
    @ahmedali-fu2ic Рік тому

    Mahadsanid ader wan sameynaya wanan kugu so war celin dona inshallh gabadheyda laba sano iyo sided bil bey jirtaa cuntadiina weyba diiday hada afka ayan ugu guraa inshallh wan jojinaya hada waxanan isku dayayaa ineey kaliged cunto inshallh allha ii fududeyo iso duceya somaliyey

  • @user-zd4dn3oe7t
    @user-zd4dn3oe7t Місяць тому

    Masha allaaa

  • @ayaanmohammad3236
    @ayaanmohammad3236 2 роки тому

    Masha allah qeyr badan allah ku siiyo walal macan

  • @hanihasen4825
    @hanihasen4825 2 роки тому

    Manshallh tabarakal wax badan an ka faide

  • @safiyaibrahim8414
    @safiyaibrahim8414 25 днів тому +1

    ASC
    Waan idin salaamay mahad sanid
    Waxaan haysta gabar 3jir kii yara ayey dishaa aniga waxan dheha walaalka daa dadka kale da ilmaha yar

  • @rayaancadeeyrayaancadeey1198
    @rayaancadeeyrayaancadeey1198 4 роки тому +1

    Ma sha alah alah ku barakeeyo

  • @umuikhlas4101
    @umuikhlas4101 2 роки тому +1

    Masha allah

  • @cabdiraxmaangaas1301
    @cabdiraxmaangaas1301 3 місяці тому

    Anigu hooyo ayaan ahey waxan heystaa ilmo afar sano jira oo cunyadaba afka saarin markii hoore wuu cuni jirey lkin imaka ma cuno markan kabaqo inu gaajo udhinto dhibta keenyeyna waa ilbaan isleeyay alle hey caafiyo aniga iyo dadka ila mid ah😢😢

  • @nastehomohamed3278
    @nastehomohamed3278 2 роки тому

    Jaza’akalaaaah

  • @naimaabdulahi3447
    @naimaabdulahi3447 2 роки тому +1

    Waa sax wlhi ilmahayga cunto macunan miisankoda wa yaryahy majecli inay cayilan lkin miisanka loogu tala galay inay ahadan baan jeclahay

  • @mym3057
    @mym3057 2 роки тому

    Mash allh ustad waa runtaa

  • @farhiyasaid697
    @farhiyasaid697 3 роки тому +1

    Shukran walaal jazakalahu kheyran

    • @rudybraylen9325
      @rudybraylen9325 3 роки тому

      I know it is kinda off topic but does anyone know of a good place to watch new movies online?

    • @neiljorge1115
      @neiljorge1115 3 роки тому

      @Rudy Braylen flixportal xD

    • @rudybraylen9325
      @rudybraylen9325 3 роки тому

      @Neil Jorge Thank you, I signed up and it seems to work :D I really appreciate it !!

    • @neiljorge1115
      @neiljorge1115 3 роки тому

      @Rudy Braylen you are welcome =)

  • @barashadahigaaddaiyotajwiidka

    Mahadsanid bare...
    Waan kahelay
    Waana sharegareeyay weliba hooyoyin ubaahan

  • @mahamuudmudu8715
    @mahamuudmudu8715 3 роки тому +1

    Ilaahay ha idiinka ajir siiyo

  • @ashahussein8996
    @ashahussein8996 3 роки тому

    Adeer mcn mahadsanid i will try InshaAllah

  • @hindacaydiid3340
    @hindacaydiid3340 2 роки тому +3

    7 years baan ugu guraa illahay Samir ha noo adkeeyo😂😂😂😂😂

  • @dheemaney7670
    @dheemaney7670 Рік тому +2

    Maanta kuso biiry I.a waan sameynaaa

  • @nasraaliahmed8141
    @nasraaliahmed8141 2 роки тому

    Mahadsanid wlh waxbadan ka faaiday.

  • @suuban9084
    @suuban9084 2 роки тому

    Kkkkkk sax walhi waxba ma cuno waa wax ka simanahay

  • @kaltunahmed1506
    @kaltunahmed1506 3 роки тому

    masha allh sidad utaqan hooyinka

  • @istahila.mohamed3275
    @istahila.mohamed3275 2 роки тому

    Wlhi inankaas wllkay ah 7 sano markuu jiray hooyo afkay ugu guraysay

  • @ccmcn4620
    @ccmcn4620 3 роки тому

    In badan mahadsanid

  • @laylamohamed1144
    @laylamohamed1144 Рік тому +1

    Anigu marka ay guriga jogan kama wal walo cuntadoda iyaga ayaa cuna lkn waxan ka wal walaya inan yar oo 6 yrs jirta school 8.30 illaa 3.30 cuntadii ma soo cunayso waxay dhahaysaa way qabowday lkn guriga cuntada markii ay jogo way cuntaa lkn alxam anigu sanad hadii ay garan iyaga ayaa cuntadoda cuna wn ka riya wna ukala guraa cuntoyinka qashinka ma siiyo guriga en ka illaliya biyaha cadna way caban fruitkoda ayan usoo iibshaa

  • @user-ye1lg4ws3g
    @user-ye1lg4ws3g 7 місяців тому

    Shugarn wll

  • @elmiaabdi1464
    @elmiaabdi1464 4 роки тому +3

    mashaAllah waaiskudaya inshaAllah

  • @barwaaqoali7753
    @barwaaqoali7753 2 роки тому +1

    That's true

  • @ruqiyoxyusuf6531
    @ruqiyoxyusuf6531 3 роки тому +1

    Wadmah satahay walal

  • @ibtisaammahamed902
    @ibtisaammahamed902 Рік тому +1

    Ilmahaygu xanuun iyo dhiiba ma qabo wanan tijaabiyay 3malin ma karin lkin Ima shaqayn wxn aad sheegyso

  • @barwaaqofamily8146
    @barwaaqofamily8146 Рік тому

    Wallhi qaylo ayaan caruurta nafta kaga qaadnay

  • @Rumaanmaxamed-by6sz
    @Rumaanmaxamed-by6sz Місяць тому

    Cunoyinka dalaga dalka lagasameyay sida cambulada iyo sorta Ilmaha diido side loobarikaraa inuu cuno

  • @ruunadan5436
    @ruunadan5436 2 роки тому

    Insha Allah laga bilawa berito Aya. Bilawaya

  • @lulabdikoriyo
    @lulabdikoriyo Рік тому

    Ala wlh aniga wan garaca insha'Allah taladan wan in a qata

  • @umumohamedsawjatulabdirahm9623
    @umumohamedsawjatulabdirahm9623 3 роки тому +4

    Dr Ana Arinkaas ihaystaa waxaa iijoga ilmahaygii Curad Hada wuxuu jira 1sano10bilod wlhi waan la dhibanahay
    Gacantayda inanku siinaya uu diidaya Ana istaresban la Idilaya

  • @falissiciid1409
    @falissiciid1409 4 роки тому +3

    aad baan ugu dhibanhy wlahi heer mxan marayaa in anigiii omteedka iga xirmo

    • @saalaxaatoarbe5864
      @saalaxaatoarbe5864 3 роки тому

      Masha allaah mahadsanid wan ku dhibanaay starts igu ridi jiren wlhi🙏

  • @XawaAwale
    @XawaAwale 4 місяці тому

    Asc anigu waxa ila fiican in carurta sanad jiŕ laba jir sadex in lasiyo cuno jilicsan salid sonkor lagayareye

  • @faisashmaxamed3552
    @faisashmaxamed3552 3 роки тому

    mahadsanid

  • @ekkamaxmad982
    @ekkamaxmad982 2 роки тому +1

    Clip kan wxn daawaday 3 bilood kohor. Isla maalintii aan daawady wnku dhaqmay talada ustaadka..
    Wlhi alxm culeys weyn baa iga dagy gbdhydu hda heer wxy marysaa cuntada ay iyadu sooqaadato o gcnteeda ku cunto.
    Mhdsnid ustaad wxaa hubaal ah hooyada taladaan qaadata iney ku faaiidi doonto

    • @TarbiyaddaCaruurta
      @TarbiyaddaCaruurta  2 роки тому +2

      Adigaa mudan walaal. Waana ku mahadsan tahay inaad khibraddaada nala wadaagto.

    • @zuhurdaud390
      @zuhurdaud390 Рік тому

      Imisa jir weeye ilmahaagu

  • @inacarabwllnaaji674
    @inacarabwllnaaji674 2 роки тому +2

    Alx waad iga farxise hda ladaada maxaa yele waxan ahaa qf wal wlsan gabr cunto diid ii joogto 3sano jir ah xta mahadasho markaa wax u sheego mar mar unbee iga daba dhehe marna ship wey iga aamustaa hdan ugu cel celiye xtaa wal walka wan iska iska deyna insha allah

    • @TarbiyaddaCaruurta
      @TarbiyaddaCaruurta  2 роки тому

      Guruubkan soo gal. Halkaas baa su'aalaha lagaaga jawaabi:
      t.me/tarbiyadda_caruurta_amiira

    • @haawomohamed8591
      @haawomohamed8591 Рік тому

      Mid kaas oo kale ana ii jooga

  • @zakiyahahmed1285
    @zakiyahahmed1285 3 роки тому +2

    Maa shaa allaah jzklaahu khayr ustaad.
    Waxbadan ayaan faa'idaystay

  • @munasiyaad9693
    @munasiyaad9693 2 роки тому +2

    Wil 7bo jir aa iijo wa curadkeyga adan ujclhy 1xbo cajelo madhmenayo inan dilo majcli lkn wn xanaqa wana dilaa kadib anigaa shalyo walwal aa idilo wlhi

  • @haboonqalanjo9274
    @haboonqalanjo9274 2 роки тому

    Illahay hanala koriye hoyoyinku hawl bay hayan

  • @UmalKhayr-fg3ds
    @UmalKhayr-fg3ds 2 місяці тому

    Ilmahay Gu wax ma cuno

  • @farxiyahasan846
    @farxiyahasan846 2 роки тому

    Wcs new subcriberq

  • @faisoibrahim8290
    @faisoibrahim8290 3 роки тому

    Wlh bentada ma aha hadii anmaqanhy xataa wankasiidardaarmaa in afka logusiiguro

  • @BirimoNaqlan
    @BirimoNaqlan 7 місяців тому

    Wlh ben ma ahn tas run bada ku shegtay

  • @hamdiahmed4721
    @hamdiahmed4721 Рік тому +1

    Wlhi waa runtaa aniga stres Waaba dhafay waaba oyaaa haduu cuni waayo 😢

    • @ayaanmohamud6032
      @ayaanmohamud6032 Рік тому +1

      Kula mid baa ahay madaxa ixanuna malintaas dhan wax an sameyo ayan garan lahay haday ihaysata

    • @hamdiahmed4721
      @hamdiahmed4721 Рік тому +1

      Haa wlhi illahay cafimad kuwii wax ku cuno anoga dhigo abayo😢

  • @najmaabadalla8142
    @najmaabadalla8142 2 роки тому

    Masha Allah mahadsanid 🙏

  • @najmaabdi4867
    @najmaabdi4867 2 роки тому

    Waa sax wlh aniga wiilkayga weyn isagoo labasano jiro Ayan baray inuu gacantiisa kucuno hada waa 7sano jir labo sano hada isaga ayaaba qubesto

    • @hibaakmohamed5918
      @hibaakmohamed5918 Рік тому

      Mnshlh abayo aniga wiilkeyga waxaa uu jira 1 sano 7 biil ilaa afka loogu guuro maa cuno in xtaa loo shido ayuu raBa

  • @hibosahal1862
    @hibosahal1862 2 роки тому

    Asc waxad moda inaad aniga iga hadlayso kheyr allha kusiyo kkkk

  • @israabdi2293
    @israabdi2293 Рік тому

    Aniga arinkas iheysatah ilamah cuno diidah

  • @kedirindhoyare2044
    @kedirindhoyare2044 2 роки тому

    kawaran akhi dhanka nadafada marka lacunteyo ilmaha yar ee da'disu tahay 2 and 4 sano kadib?
    apple juice ka waran 100%?

  • @anjerastudio1103
    @anjerastudio1103 4 роки тому +2

    Lix jir iyo iyo almost 5 jir iiyo sadex iyo bar iyo baby baa iijooga intaba afka ayaan ugu guraa kan ugu wayn baa ugu daran kuwa kale ma cunto xuma , lkn kan lixjirka ah waxaan kabaqaa inuu cunto xumo udhinto ama aan nuuqaal xumadisa nalagu qabsado

  • @farxiyacali2634
    @farxiyacali2634 2 роки тому +1

    Wll inmo 5 sano jira gaas yuu leyahy maxan siya amtedkisuna maficna

    • @TarbiyaddaCaruurta
      @TarbiyaddaCaruurta  2 роки тому

      Guruubkaas gal oo waydii suaasha;
      t.me/tarbiyadda_caruurta_amiira

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 3 роки тому

    Masha allah jazakalah aboowe hore u soco 💞

  • @cabdirisaaqbaraag3465
    @cabdirisaaqbaraag3465 4 роки тому +1

    Aad baad u mahadsantahay mudane. Sidaas oo kale muuqaallo gaagaaban ka dhig oo aan 20 daqiiqo ka badnayn. Waxaa wanaagsan 5 ama 10 daqiiqo.

  • @hibaakmohamed5918
    @hibaakmohamed5918 Рік тому

    Asc ilmaheeygaa waxaa uu jira 1 sano iyo 8 bilood ilaa loo ridgoo cunaa maa cuunyo walibaa waa in afkaa loogu guuraa xtaa cuntada isaagu maa cuuni kaaro waa in laa siisiyaaa mxaa igula taliin

  • @XAAWOXawoi-fp7cp
    @XAAWOXawoi-fp7cp Рік тому

    Muuqaalkan aad baan oga helay mahadsandid

  • @umuanas2180
    @umuanas2180 2 роки тому +1

    ustaad waxaa ii jooga mid yahoo sanad iyo labo bil jira caano afkaa saari mayo cunadana halmar buu qaadan wuxuu rabaa dhacdo iyo dhalato inuu naas nuugo maxaa igula talin lahayd

    • @TarbiyaddaCaruurta
      @TarbiyaddaCaruurta  2 роки тому

      Halkan ku biir. Halkaas baad ka heli jawaabta iyo caawimaad.
      t.me/tarbiyadda_caruurta_amiira

  • @haboonqalanjo9274
    @haboonqalanjo9274 Рік тому

    Hadu yaryahayna oo waxa fahmayn

  • @qadromoha9521
    @qadromoha9521 2 роки тому +2

    Aniga miyuu iga hadlaaya

    • @TarbiyaddaCaruurta
      @TarbiyaddaCaruurta  2 роки тому +1

      Hee maxaa dhacay walaal. Qof gaar ah kamaan hadlayo.

    • @qadromoha9521
      @qadromoha9521 2 роки тому

      @@TarbiyaddaCaruurta saas kama wado ee ilmaha tan ugu yar aan waxba iga cunin marmarka qaar ciil aaiqabta 😭😭😭

  • @nimcomuhumed52
    @nimcomuhumed52 Рік тому

    Aadban uga heley runtii taladada

  • @ashaa11ahmed6
    @ashaa11ahmed6 2 роки тому +1

    Alla ani ila tali walal waxa ijoogo wiil Sanad iyo labo bil jiro cunto Macuno caano xita marabo waxa siiyo ooc ayu idhaha xita hadi aan siiyo cuntada ama canaha wusoo mantaga waku rafaday xal isheg misankisana 8kilo bes

  • @hanihasen4825
    @hanihasen4825 Рік тому

    ❤❤❤sax

  • @caynilove796
    @caynilove796 2 роки тому

    ani wiilkyga waxba macuno wlhi xitaa hal bariis macuno waan kudaalay realy hadeyr wo iga xanunsadey ayronka lafaha kuyaraday le dhahy waan yabanhy waxan sameyo labo sharobo abyedka furo lesiyay manta 3 sinoyaa waxna macunoyo waan ku qasbay xitaa waan yabanhy ila taliya maxaan sameeyaa

    • @TarbiyaddaCaruurta
      @TarbiyaddaCaruurta  2 роки тому

      Wixii talo ah muuqaalka ayaan uga hadalay. Haddii aad ka badan doonayso ku soo biir guruubka tarbiyada caruurta ee Telegramka.

    • @munaibrahim597
      @munaibrahim597 2 роки тому

      Walaal hadaad awoodo cunooyin kala duwan sii ama isaga weydii waxa maantay la karinaayo

    • @umuamina2638
      @umuamina2638 2 роки тому

      @@TarbiyaddaCaruurta walal qeer allah haku siiyo waxan raba nabarka telegaramka waxan ubahanahay talo mahadsanid

  • @ismaaciilmaxamedaadan6995
    @ismaaciilmaxamedaadan6995 11 місяців тому

    Dhibka nahaysto waaba inta aad ka hadashay

  • @zuhurdaud390
    @zuhurdaud390 Рік тому

    Ilma 12bil jira oo caano iga diiday cunto iga diiday dhakhterkuna idhi wuu caafimad qaba ayan haystaa 12ka malintii hal mar 3no cano ah cabtaa hbnkii 1mar cabtaa 24hrs 2jeer cabaysaa 6number cuntada way ka ooyaysa yougert friutka u ridqo borashka wxy rabto ma laha war war ihaya wayna xumatay naaska caano fcn kuma hysato intay diiday ayuu gudhay

  • @bilecabdirashiid3840
    @bilecabdirashiid3840 Рік тому

    Sanad iyo 4 bil jira cuno iyo cabo.dida naas bas raba.maxa u xala

  • @faizaismacil7144
    @faizaismacil7144 4 роки тому +1

    Hadi an sameyno sidad no shegtay kawaran hadi miranda ilmaha hoos aado

    • @faizaismacil7144
      @faizaismacil7144 4 роки тому +1

      Miisanka ka yarado sidi laga rabay

    • @musesaid
      @musesaid 4 роки тому

      Kuma fahmin?

    • @faizaismacil7144
      @faizaismacil7144 4 роки тому +2

      @@musesaid miisanka ilmaha wuu yarana hadi an ilmaha cuntada u deyno

    • @musesaid
      @musesaid 4 роки тому +1

      @@faizaismacil7144 ha ka yaraado, ha caatoobe. Caqliga mar hadaan ka weynaysaan, intaas baan rabnaa

    • @faizaismacil7144
      @faizaismacil7144 4 роки тому

      @@musesaid mahadsanid taas aa run ah. Manta an bilaaba in an jojiyo strees ka cunto siintoda anaba ku daalay wlhi

  • @ayaanmohammad3236
    @ayaanmohammad3236 2 роки тому

    Walal no so badi barnamijyadan

  • @idilmaxamud5123
    @idilmaxamud5123 2 роки тому

    Waa runta mahad sanid

  • @hodanahmed378
    @hodanahmed378 3 роки тому

    gabadh yar 2 sano jirta Aya ijogta cunto igam cunto

    • @TarbiyaddaCaruurta
      @TarbiyaddaCaruurta  3 роки тому

      Muuqaalka daawo oo sida uu yahay samee. Haday mudo isbuuc cuni weydo adiga talooyinka sidoo u raacay. Aniga ayaa beenloow ah.

    • @fatimayussuf
      @fatimayussuf 2 роки тому

      Walal aNAA SAA AH gabadh bAA IJOGTA o rashin cunin cano waxay kuqabta xasaasiyad o maba cabto lkn cano waaba daayay cuntadi bay san cunayn walahy anaa xanun ka qaday uurban leyahay waan isku dhibanahay ilahay waxan waydisanayna khayr o dhan

    • @hodanahmed378
      @hodanahmed378 2 роки тому

      @@fatimayussuf Alah nogu furo cuntad ciyalkan walagu dhib qab

    • @fatimayussuf
      @fatimayussuf 2 роки тому

      @@hodanahmed378 aamin macanto 2 qof jira miya manto dhan laqadinkara ani taydu imaba dhahdo hada qadiyo xata way jifsan

  • @user-ve6jf6vk3m
    @user-ve6jf6vk3m 3 роки тому +1

    Wll aniga sadexda sando ayuu jira gacatan ugu guura lkn imika markan kadayay gacanti ufacan yahay lkn is fiican uma cunayo iska gafadhiyaya maxan ku sameeya iyad igu cawin kartaa

    • @TarbiyaddaCaruurta
      @TarbiyaddaCaruurta  3 роки тому

      Adiga ha ka walwalin. In ku filan oo sax ah ayuu cuni.Waxaa wali kuu muuqda oo aad rabtaa wixii iska batay ee dheeraadka ahaa ee aad ku guri jirtay. Caloosha sadex jirka wax yar bay qaadaa. Marka adiga ha ka walwalin. Xiliyada cubtada dhexdooda ha siin afgelis, markaas ayuu sidii hore caloosha buuxin waa hadaad sidaas rabto inaad aragto.

    • @user-ve6jf6vk3m
      @user-ve6jf6vk3m 3 роки тому

      @@TarbiyaddaCaruurta hyee wll shguran

  • @user-ge6it1gg9b
    @user-ge6it1gg9b Рік тому

    Lamberka lagala soo xariraa

  • @havsahassan4217
    @havsahassan4217 4 роки тому

    Uztad carurta imnka jogta we mopilada Logan tagi wyy kwrn o alaabti ciyalku ku ciyari jireen aaanan kala jeclen wx dad wawyn un by rabaan 3sanona magarin

    • @TarbiyaddaCaruurta
      @TarbiyaddaCaruurta  4 роки тому +1

      Waad ka jari kartaa oo bari kartaa alaabta ciyaarta. Ilmajaas degdeg ugu soo celi caruurnimadiisi

    • @havsahassan4217
      @havsahassan4217 4 роки тому +1

      @@TarbiyaddaCaruurta ok uztad insha wn isku deyin

  • @faduumofaarah8776
    @faduumofaarah8776 2 роки тому

    Maanshalah