Maxba cabsida inta lega ku galiye o marku baxo ada la duman nahdi lidin furo yaa reer ka domi yaa dan ku qabi o sida qof marida loshaqeya abdi qasare somali
Hooyo kasta wa iney wax barato aqoon korarsato lkn qasab ma ahan ine shaqeyso hade ninkedu u fiicanyahay jaceyl iyo dhaqaalabo ilmaheeda. U baahan korin iyo jaceyl
She’s right ladies , be independent don’t rely on a man. Anything can happen in life . Get educated, work. Life isn’t just about having kids and staying home. Wax baro, shaqeyso Isku filan noqo
Ma dadba nolosha ku jira cadabta 😢, ninkayga 3 years ayan isqabna ma dhalin wan iska ilaaliyey because waxan dhigta school wax kasta wuu ibaraa wuuna iga caawiyaa hamigayga
Ragga somalida waxay jecela yihin nag guriga u fadhida udhal dhasha xata an waxba aqon Somali aqoon xataa waa ey eydhashey raggena somalida DUMAROW tashta ilmaha ilmaha 3ama 2 dhala kala korsada ragga CADOW ku noqda kan ragga ugu fcn wa kan bil fcn kusiya lkn Kuma oga la in horumar nafed garto wan idinla talinaya ruun ciwanadan so badi
Walaalay dadka gurigooda dhaqanaa ka leexa ilahay waxaw yiri gabdha gurigooda ha joogaan teeda kale hadi lagu yiri waxkasta aniga ayaa kula diyaareh maxaa ka maqaan teeda kale adiga maxaa dheeriah ayaan kaaga jeeda
Abayo naftada wax kaga muhuumsan majiro farax cafimadkaga dan kalaheyn how dhalin please Naftada iyo cafimaadkaga ku dadaal hada dhimato asi naag wuu helaa lkn ilmahaga hooyo la an ku dhaceysaa silac ku koraayo Wixii cafimadkaga ku jiro xalal iyo xaraam maxa kaga jiro
wax mecna leh oo malahan haddii adiga laguso xumeyey ama gurku kaxumaday Ama ninkaga fahmi weyday dumarka & ragoda ha kala fitneyn gbdha in ay gurigeda Jogto wa dhorsonideda in ay ilmo dhashana warshat illahay sameyey bay utahay ninkeda adecadisana Janna ayey utahay berito haddii illahay idmo ee waxan aad wadid wa warki rergalbeetka ee ahaa dumarkow nimankiina ka xorooba guryahinana ka baxa EE haddaba arrinka joji fitna hageysn ogowna nafi waxey kasbato wey uxirnan berito ebe agtisa
Gabadhan waa la qaba somaliyey ma idin la tahay inu ninkedu raali ka yahay waxan ay ku hadlayso views ba la idinku raadsanaya naag afka ku so taagaysa nina ma rabo yaana la idin bara saarin ninkaga amarkisa hadad qaadan waydo xageed ku socota waxay ku leeedahay caanaha lis oo talagada ugu rid bal caqli darada eeg iyadu ma shaqayso dumarkina waxay leedahay shaqaysta oo bananka u baxa awlaadana iska xidha ilahaybanu idinka magan galnay shartina
Somali ladies listen carefully she’s telling you the truth. Jazakaallah khair abayo for your advice ❤😘
Exactly abayo
Waa runtaa abaayo gabadhu waa in danteeda garataa 3 ciyaala baan heestee oo illaahey isii anoo wali waqti badan sugaaye hadane 6 sano iyo barbaa iigu yar 10 years baan isxiray waana shaqeeytaa Alxamdulilaah
Abaayo ma igu cawin kartaaa wixiii aad isticmaadhey Ani waan Ku dhibtooday dawooyinkeer plz abaayo shugran
Haa wallahi anigaba waan ku shibtooday irbada iyo dawadaba noo sheeg hno waxad isku samaysay 10 kaa sano
Mashallh alle hakubarappkeeyo waad nadhiirigelisa❤
We love you ruuni. Soo badi dhiirigalinta hooyada somaliyeed ❤
Mashallah Alf MAbrouk sister Jazakallah kheir
Thank you sister
Masha alllh ruumi qurux
I agree with you
Mashaallah tabarkallah walaalo run weeye 100%
Masha alaah wllo
Abaayo nin tiisana waaloohaayaa taadana waa laga haystaa wax yaabahiisa usamey markuu boxo luqad baro xirfada kale iska baro waxa jeceshahy adaa taqaanid oo kufiicanthy howsha maalinba meeshii udaran kaqabo markaa dhameyso wax ku anfacaayo waqtigaada geli intaa maalayacni ku lumi leheyd
Maxba cabsida inta lega ku galiye o marku baxo ada la duman nahdi lidin furo yaa reer ka domi yaa dan ku qabi o sida qof marida loshaqeya abdi qasare somali
Masha Allah tabarakalah❤❤❤❤❤❤
Sax walashay ilahay hablaha dhaman hamigoda urame amin
Masha allah ❤❤
Soo badi dhiiiro galinta
Abaayo waan ku salaamay waxaa jira gabdho badan oon aqaano oo dhibkan maanta aad ka hadashay uu haysto iyadoo haysan xataa biil kufilan hadana uuna u golayn idhay wax qabsato inay sanad walba dhashano wuu rabaa hadana lama daryeelo walaly gabdhaha somaliyed wacyi galin ayay ubaahan yihiin aad u badan waliba dhinac walba ah
Aaad iyo aad
Mahadsanid sharafeey ❤️
Warka isii iyo waanada wuu igu slcdaaye dhiiri geliso❤ 👀👀👂👂👂😂😂😂
Maansha allaah❤❤❤❤❤
Asc abaayo ruumi wad mahsanthy mcny wlhi sida aad samey idhahday wan sameyey hada wan so ceshty kalsonidisa lkn mabadna sidi Horana ma ahn lkn aniga Dan Ayan leyhy waayo 4.000 lcg baa iga maqan waxn isku dayey ina lcgtyda xoog ugu qato lkn wey iisurta Gali weysay lkn hada isbuucan gudahiisa waxan sefgareystay 💯 dollar awaalkasna adigan kuu haaya mcny
Masha Allah guuleso wllshey qali ❤❤❤
Thank you apaayo 🎉❤
manshallah hore usoco wallo❤
Masha Allaah
M.a jeclija wanadeeda Allah ha ku xafido I.a
Masha allh taasi waa run qli
Ruumi habaryar tay samided khyr Ilahay hakusiyo I love you habo ❤❤
Manshalah 😍
Gabdhaha muslimada wajib ayay kutahy inay ninkeda adecdo guriga jogto carurta tarbiyayso ilhayna adecdo dinta barta maxa shaqo kufala carurta tarbiyadoda iga badan ajirna kuhlaya arzaqadaana wuxux. Isagu Keno ilhay nobarakayin dumarka hawalin ilhay kabaq dumarki saxabada guryh ayay jogen dintana kubarten awlad. Tarbiyaysana sosaren adiguba sawdiga guriga joga maxad isgudirysa reraha islmed mid bila caqliya hadalkaga run modi rerkeda dumin gabdhu inay gurigeda jogto ilhayba quranka kushegay adigu miyad didaysa carur yaryaro kuwaga lakeg aayan haysta qurankana xifdiyay hadan sida raga shqo tagayo manta wilashaydu kitabka ilhay mababarten gurigayguna majiren marka ilhay kabqa waxanokale joji dadka nolalba kadhaxaysa ilhaybana logudhawanaya in ninka laadeco
❤❤❤❤❤
Hooyo kasta wa iney wax barato aqoon korarsato lkn qasab ma ahan ine shaqeyso hade ninkedu u fiicanyahay jaceyl iyo dhaqaalabo ilmaheeda. U baahan korin iyo jaceyl
Viva independent women💪🏽😍
Asc wll ruumi
Waxd iisheegtaaa sdeen ugu dhigi karaa online studying ardayda dibada bal isoo caawi xbbti qli
MashaAllah tabarakallah habiibti ruumi ilahe haikadaysto ❤❤❤ameen
Alla run badanaaa
We love you xabibti wad nofaidaysay
Abyo mahdsanid wllhi wax bdan kafaiday
Abayo macaan waa kuu salamaya .Illahay jaanada xaa kuu busharaiyo
Wlhi waxaas run waye kuwa wadanka jogaba saas logalaa qarkood hda waxaa kasaa gabr ninkeda dhoho hdaad albbkas dhfto fasxaa iga thy gabdhaha qaar maskin waye nin ficna kuma soo aado bdanaa aniga alxm wax wabrty shqo leyma didin lkn wadnki shqo mlhan 😢youtube isku deyy wana ishaqeyn wayy alxm wixi qayr i ah allah og
Sax abyo wa runtaa you tupe ka haga niyad jabin wad heer waka kaagi insha allah
Mel an kala so xariro ii sheg abyo
Am sorry
Wan ku sari samisa garbka ❣
Abayo plz noso baadi vedio yasha San camal . Nolosha gurka oo gabdaha kaso sheke iyo Sabanta Nimanka gurka kadib iskubadalan .yacni sidi laisku Gursade maahan wey is badlan.
Wallaahi nimanka waxan is iri naxa. Rista intee ka aday sanad walba dhaal doro camal😂😂😂😂😂
Gabda kayelisa so kama lidato
Ruim wan mashquul ley wan ku xiisey jasakalh khyer gabdho chanlka aynu kor uqadno plz
😂😂😂 waa runtaaa xbbty
Hooyo soomaaliyeed ilmo looma tilmaaamo
Lkn wan os dabo qabanaaa ilmaha atime siiya oo ha kala koraaan maskax ahaa iyo jidh ahaan cunugii oo korey iyo adigiii oo nastey wax bartey oo wax ku soo kordhiyey nolishii maxaa ka fiican
Topic muhiim aha yaad ka soo hadashey wllshey macaaney
Jasaaka Allaahu khayr
Ruumi maxad wax ogtahay. Nin caruur dankamalaha malintu waxoga lacaga u aruurto aftaag bilaban naagtii warkiisa maqasha iyada ka daran
❤❤❤❤❤❤🎉
❤❤❤❤❤❤❤❤
She’s right ladies , be independent don’t rely on a man. Anything can happen in life . Get educated, work. Life isn’t just about having kids and staying home. Wax baro, shaqeyso Isku filan noqo
Ma dadba nolosha ku jira cadabta 😢, ninkayga 3 years ayan isqabna ma dhalin wan iska ilaaliyey because waxan dhigta school wax kasta wuu ibaraa wuuna iga caawiyaa hamigayga
Ragga somalida waxay jecela yihin nag guriga u fadhida udhal dhasha xata an waxba aqon Somali aqoon xataa waa ey eydhashey raggena somalida DUMAROW tashta ilmaha ilmaha 3ama 2 dhala kala korsada ragga CADOW ku noqda kan ragga ugu fcn wa kan bil fcn kusiya lkn Kuma oga la in horumar nafed garto wan idinla talinaya ruun ciwanadan so badi
Mashalllah
Walaalay dadka gurigooda dhaqanaa ka leexa ilahay waxaw yiri gabdha gurigooda ha joogaan teeda kale hadi lagu yiri waxkasta aniga ayaa kula diyaareh maxaa ka maqaan teeda kale adiga maxaa dheeriah ayaan kaaga jeeda
Abaayo macaanto waxay ka,hadlaysaa gabdhaha qurbaha jooga
iska amusa qoyaan iskaga qanaca sanwo dawarsiga qof kula mida e ilahye afkaga ka jedi shidan baa xugaga ka qariye
@@marwaqalanjo4902ma waxaad diidanathy in gabadha gurigaaga joog la yidhi intaad xoolo uordaysan aan bari waxba kaa tarahay ayaad awlaadii aakhiro iyo aduunba idin afci lahayd dayacdeen
Alxmd allah ha dii uu kusiiyo nin wanagsan wax kastana kula garab jooga gurigaaga joog waxna baro awlaadaada ilaasho oo korso dayacana ka ilaali
Tii aan haysan ee dantu ku qasabtahy waa meel allahna waxaan uga baryayaa inuu farj khyr qabo ufuro
Kkk tolow maragu lajira
Xaasidkaa ku badan
Wcs ❤❤❤
Ana subax aroor itahy dhexdaa ixiran dhar dhaqirabaa muqdisho alaseey qabooow baafka iyo tayarka isku keey korsaran
Masha Allaah alle haku fududeeyo
Pelase 100 k
🫶👍🏻❤❤❤
Unukana unukii waaye
Ruun runley
Wll ruumi aad ayaad umahsantahay
Habo intee lagalasoxarira isojawb thanks
Snap ruumi_kitchen igala so hadal
Abyo Ani Dhib ihaysto Xagee kala Soo xariiraaa 😢
Ruumi_kitchen igala so hadal snapkeyga waye
Asc walalayal hadu ninkaga kudido geedka ilmaha lagukalakoriyo ood qarsato isago ogayn ma xaraanba ano xalad cafimad daro darted u isticmalayo
Abayo naftada wax kaga muhuumsan majiro farax cafimadkaga dan kalaheyn how dhalin please Naftada iyo cafimaadkaga ku dadaal hada dhimato asi naag wuu helaa lkn ilmahaga hooyo la an ku dhaceysaa silac ku koraayo Wixii cafimadkaga ku jiro xalal iyo xaraam maxa kaga jiro
Waa xaaran abaayo ninkaga oo raali ka,ahayn ha xiran usheeg ama hadiido ama hayeelo dhagaha ugu shub teeda kale hadaad ka,baqayso inuu ku furo waxaad isku fiirisaa dhibka furiinka kaaga imaankara iyo kan dhalmada ka,imaanaya kii kuu fudud qaado illahay talo saaro hadaad yurub ama maraykan joogto furiinka iyo dhasha tirada badan labaduba waa dhibaato iska bari haduu baryo ki roonyahay laakiin waligaa hays xirin asaga oo ogayn khiyaano mafiicna
@@fadumodahir8667 caafimaadkeeda wax walba ka muhiimsan Ama ha qabo ama ha furo hooyadu cafimaadkeeda waa muhiim
✅
Asc abayo NM ii so khor talo yan ku haya
Ruumi_kitchen igala so hadal snapkeyga
Qoraxdu Waa Nin !
wax mecna leh oo malahan haddii adiga laguso xumeyey ama gurku kaxumaday Ama ninkaga fahmi weyday dumarka & ragoda ha kala fitneyn gbdha in ay gurigeda Jogto wa dhorsonideda in ay ilmo dhashana warshat illahay sameyey bay utahay ninkeda adecadisana Janna ayey utahay berito haddii illahay idmo ee waxan aad wadid wa warki rergalbeetka ee ahaa dumarkow nimankiina ka xorooba guryahinana ka baxa EE haddaba arrinka joji fitna hageysn ogowna nafi waxey kasbato wey uxirnan berito ebe agtisa
war us waryaa istupidyahoow gabada saad adiga hormar urabto ayey urabtaa
sax waye wlhi qof walba afko iskafuranaa dhibsa maleh naagti naag warked raacdo ayade utaal wlhi dhinke lakulanto ayada ka shekendonto
tala io waano waxa nogu flan diinteena
Qof dhan oo qofkale dulsaran wa waxa uguxun gabdhaha inaywaxbartaan diinta ayaba nafartay adoo asturan hadashaqaysanayso waxnabaranayso waxdhibamalahan wax amaguri joog ama hajoogin wajib waye gabadha inawaxbarato iskunafilato khadiijo radyaalahu canu tajirad bayahay wana qofkii oguhorey nabigarumeya wayanashaqaysanjirtay markay nabiga scw gursatay dumaro diinta yan ladikumarmarsiyon ee danihiina raacda diin haday ilaaliyaan maliwalba hoyo ooyaysa iyo ilmodayacan laba arkeene diitana wata dumarkasharafatay qofku kuyirahda dhaqan reegalbedawadana afka kudhufo edeb malahan wayxay dulaystan donayo ilmana itad korinkarto undhal maxd udhaliwaysay laguwaydinmay maxase utarbiyen wayday walaguwaydin intaad dayacilahay habadhalin ilmaadan kufilayn waligaana qof bini aadama hayskuhalay ciday doto ha ahaate macsalmo
Ninkeeyga waxba iima ogala inaa barto😢
Qaab online wax ku baran kartaa abaayo in aad meel aado waajib mahan
Abyo cilan ama make up baro qabka olineka sii adiga gurigaga joga ad ushaqeysato
Maxada u wadisan mada iska celisida Allahu agkbar yaab badan
Mahadsanid abayo, wali maanan guursan cashir beey ii noqon 🥰🥰🥰
Gabadhan waa la qaba somaliyey ma idin la tahay inu ninkedu raali ka yahay waxan ay ku hadlayso views ba la idinku raadsanaya naag afka ku so taagaysa nina ma rabo yaana la idin bara saarin ninkaga amarkisa hadad qaadan waydo xageed ku socota waxay ku leeedahay caanaha lis oo talagada ugu rid bal caqli darada eeg iyadu ma shaqayso dumarkina waxay leedahay shaqaysta oo bananka u baxa awlaadana iska xidha ilahaybanu idinka magan galnay shartina
Masha allah❤
Masha allaah