Naagaha Sunta wada iska ilaali ee Guriga imanaaya Iyo sixirka waku wan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 91

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 3 місяці тому +11

    Suuratul Baqara iyo Ruqyasharciya guryaha ha lagu shido

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 3 місяці тому +11

    WALAAH ALLAAH AYAA KA WEYN INTA WA SIXIRTA ALLAH ADUUNKA HA KA QABTO

  • @idilhassan1738
    @idilhassan1738 3 місяці тому +1

    Subxanalah allah subxaanahu watacaala shartooda hanaga xijaabo umada sidaas ah shartooda

  • @karinaali63
    @karinaali63 3 місяці тому +3

    Mashallaha sister wa runta nagaha Somalida way xumadan boqolkiba 80 wa xasid ha liska ilaaliya dumarka Ilahay ha badbadiyo

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 3 місяці тому +6

    Haa habo maanta dad ma jirao.
    Walahi waan waxa dhacay 😢

  • @ASMAAHMED-sh9ho
    @ASMAAHMED-sh9ho 3 місяці тому +2

    Shaydaan baa qatay iskamay naar.
    Wadcigay ogtahay gabadhani .

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 3 місяці тому +4

    Adkaarta iyo wesada oo mar walba aad xoojiso aya ka adag shayadiinta wbt.

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 3 місяці тому +3

    Sax Aniga qurba joog ahay dhowr jeer la i keenay waxaas ee iso du'aya laakin adkaarta akhrista ,wbt

  • @Seynap-o5v
    @Seynap-o5v 3 місяці тому +4

    Bismillaahi Raxmaani Raxiim Allaahu manajayna. Wixii umada dhibaateeya Ilaahay ha inaga qabto Subxaanahu wa tacaalaa 😊

  • @fadumoali4700
    @fadumoali4700 3 місяці тому +3

    Sahra run sheeg masha'allah wax badan bey ogtahay

  • @idilhassan1738
    @idilhassan1738 3 місяці тому

    Qofka xaasidka ah hormar magaaro.

  • @rejaaden2418
    @rejaaden2418 3 місяці тому +2

    Aniga walaahi hadii qof iiyi maado magalo muqusha ee waa la scdaa intaas hadii qofkaasi galore muqusheyda Dib Ayaan udhaqaa iyo caaga istajada. Run badnidaa

  • @Shadeahamod
    @Shadeahamod 3 місяці тому +3

    Naagba malihi walalahy iyo hoyady ban lasaxibbahy habo

  • @yasminibrahim8428
    @yasminibrahim8428 3 місяці тому +17

    Absolute she is right you can't trust anyone anymore even your own siblings special sisters.

    • @fardowsaabdi949
      @fardowsaabdi949 3 місяці тому +1

      Who should I share things if I can't trust my sister

    • @yasminibrahim8428
      @yasminibrahim8428 3 місяці тому +2

      @fardowsaabdi949 remember when prophet yaqub advice Yusuf not to tell his dream to his brother's
      Guss what
      he tells them and what happened I live that to you know the story very well

    • @ummaryam1
      @ummaryam1 3 місяці тому +1

      Your own sisters that is insane

    • @Miidan5
      @Miidan5 3 місяці тому

      The only one I've never not trusting⛔️ is my sister

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 місяці тому +3

    Dadka kuu soo qora kuma maqaleyno ha dhegeysan qaar baa kuu shegaya kuma Argano kuma maqalay no ee iska hubso thank you ♥

  • @Raquel-pm9fc
    @Raquel-pm9fc 3 місяці тому +3

    Subxanalah xasbulaha ilhey hanagaqabto 😂

  • @zainabg979
    @zainabg979 3 місяці тому

    Diaperska qaar bay allerjic ku noqdaan caruurtu ciyaalka qaba aczemada

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 3 місяці тому +3

    Subxaan Allah

  • @hafsaaden9198
    @hafsaaden9198 3 місяці тому +4

    Walee waa rumaynaa warkaa alaahuma najaynaa waa wake up call 📞

  • @rejaaden2418
    @rejaaden2418 3 місяці тому +2

    Walaal ku jecliyaa xageed ku nooshahay waxaad sheegeyso anigu waan fahmay oo arkay❤❤❤❤❤

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 3 місяці тому

    ILLAAHEEY HAA NAGA QAABTO KAAN SAMEEYO IYO TAAN SOO QAADATO ILLAAHEEY HAA CADAABO

  • @fadumo4024
    @fadumo4024 3 місяці тому

    ❤اتق الله يا حرمة
    Alle ka baq gsbadheey

  • @فاطمة-ف1ط1ث
    @فاطمة-ف1ط1ث 3 місяці тому

    Walaal dadka hawiswaasin muslimiin weeye dadka

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 3 місяці тому +3

    Asc wall qaali waa runtaa ilaah hana qabto shartoooda iyo sixirkooda xasbunallah Thanks ❤

  • @suban974
    @suban974 3 місяці тому +3

    Subhanalaah Allaha naga xjjabo intii xunba

  • @rejaaden2418
    @rejaaden2418 3 місяці тому +2

    Subxaanalaah waad mahadsantahay walaasheey 😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮❤

  • @asli1087
    @asli1087 3 місяці тому +1

    Allaah ha ku fududeyo idanka Alle Amiiin Amiin Amiin

  • @nim0abbaas643
    @nim0abbaas643 3 місяці тому +3

    Waruntaa walaahi aragnay shukran

  • @Waayoarag98
    @Waayoarag98 3 місяці тому

    Sahra xikmad. I know you are absolutely right.

  • @nurhawa646
    @nurhawa646 3 місяці тому +5

    Wallee waa runtaa aney igu dhacdeywalaalo

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc 3 місяці тому +2

    Subxanalahaa walee waa adun takay ilahayow naga qabo

  • @yasminmahamed198
    @yasminmahamed198 3 місяці тому +2

    WaaRunta weliba Kenya udaren xaga sixiraka😊

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 3 місяці тому

    HADAABA NAAG GURIGA KEENSADABA

  • @Planedude188
    @Planedude188 3 місяці тому +2

    Will East African ah ayaa habar yartiis marti qaadey marku Africa tagay suun bey siise wuu geriyoode…aad ayuu ucawin jirey Marku America…Lakin nafta ayeey uquuri weyse.

  • @Luulmaxaamad
    @Luulmaxaamad 3 місяці тому

    Quranka ka adag dadka shakiga kafa

  • @hiboxasan7418
    @hiboxasan7418 3 місяці тому +3

    Anigu waxaan arkay gabadh shampoo loogu daray sun ka dib timiihii ka dhacern subxanalah

  • @SainabYusuf
    @SainabYusuf 3 місяці тому +3

    Cashar cajiiba mahadsanid baayo

  • @faryaadhussein
    @faryaadhussein 3 місяці тому +2

    Alx saxiib mabalahi qof kastow danahaga raaco famligaga saxiib lanoqo

  • @rahmamohamed9664
    @rahmamohamed9664 3 місяці тому +1

    Dadki fobia
    Guryaha balais kuxirey markasu depression qaadeen..
    There are good people too.
    Bad people are few

  • @zeinabosman5151
    @zeinabosman5151 3 місяці тому +2

    Waali miyaa mise run

  • @halimamohamed9074
    @halimamohamed9074 3 місяці тому +1

    alxamdullilah i dont have dumar friends except my sibling sister ❤ but naag shiaheeye wa suntii hargaha shadadiin ah

  • @maslah345
    @maslah345 3 місяці тому +3

    Wax saxiib layiraahdo majiraan saxiibka manta tagan waa siday kuu lugoyn lahayd bey ku talantaa

  • @Gu20242
    @Gu20242 3 місяці тому

    Hadalka soo koob

  • @hanamahamud2152
    @hanamahamud2152 3 місяці тому +1

    Sahra kineey anay igu dhacday taasi qumanyo iisoo gashay hoosta kujaystay ilmihii iga cuntay alle haka abaal mariyee

  • @fadumosuldan1321
    @fadumosuldan1321 3 місяці тому +2

    Walee been maaha walaashay

  • @hibofarah532
    @hibofarah532 3 місяці тому +5

    Yaa. Kuu. Soo. Warama. Adiga. Maa. Shaydaan. Imisa. Qof. Baad. Wax. Uqabatay islaantadan. Shakisan
    Umada. Waswaaska. Kadhaaf. Ilahay. Baa. Ilaaliya
    Ehelka. Hanagu. Dirin.
    Dad. Xuni. Wayjiraan. Lakiin. Way. Yaryihiin. Ilahay. Baa. Nagaqabanaayo. Dhakhtarka. Utag. Allah. Hakuu. Sahlo

  • @rejaaden2418
    @rejaaden2418 3 місяці тому +2

    Anaa kula mida rutii ❤❤❤❤❤❤

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 3 місяці тому +1

    Dadka ha isku dirin

  • @loxli-
    @loxli- 3 місяці тому +3

    Anigu calaamado yaab leh ayaan isku arkay dadow dhakhtarkii xataa fahmi waayey qof layidhi waxbuu sirxa wuu iga ah dhawyahay shakigii aduunka walaahay laakiin ma hubo inay wax iiqabatay wadka shakiye

    • @mapaacha4552
      @mapaacha4552 3 місяці тому +2

      Ma kariim wakhtigiisa dhamaadey ismarisay ?
      Kafiiri haddii ay dhaafto 12 bilood, ma isticmaalikartid ogow waa qatar.

    • @loxli-
      @loxli- 3 місяці тому

      @@mapaacha4552 wll magaranayo E faraha qaybta cadaanka ayaa madow isu badalay imika mudo 3 sano ah ayaan sidaas ahay waxaan odhaahdaa waxay waxani waxkasta waan ku sameeye mana tagayo madowgu

  • @Amounnouh
    @Amounnouh 3 місяці тому +1

    xaasidnimo ayaa la yidhaa maha saxibad

  • @myday144
    @myday144 3 місяці тому

    Dadka mawada xuma ee Muslimka shiki hakala gelin Acudubillah

  • @loxli-
    @loxli- 3 місяці тому +2

    Acuudubilaah

  • @KadanAliIsa
    @KadanAliIsa 3 місяці тому +2

    Subxaanak gabadhani fariid bay ahan jirtee
    Talaw ma dhawanbaa la helay.
    Waa tan khaakhaayiraysee

    • @user-yj2ik5wd1c
      @user-yj2ik5wd1c 3 місяці тому +3

      Adigu maxaad ka ogtahay inay khakhayirayso

  • @kayfjama4710
    @kayfjama4710 3 місяці тому +1

    habo jasakalha qayr allaha ha kuxafido

  • @weeewchaweeewcha
    @weeewchaweeewcha 3 місяці тому +1

    SubxanaAllaah subxanaAllaah

  • @cawralafaniq9090
    @cawralafaniq9090 3 місяці тому

    Beenleey

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 3 місяці тому +2

    Safar salama habo macan ❤

  • @Miidan5
    @Miidan5 3 місяці тому +1

    Waa la kala shakiyay Hospitalada ku arkay ruux haduu xanuunsado isagama tagi kartid ehelkooda balan time ah ina ka samaysato mooyee kuwa Vip qoyskiisa ahna code number ayay ku so galaayaan.haduu wof ka galo hospital codso code number yaa qofkaaga lagaaga daba marin

  • @laylaa3698
    @laylaa3698 3 місяці тому +3

    Bisinka. Bisinka aduunkii xaasidkii. Baa batay. Bisinkow.

  • @katraabdi7778
    @katraabdi7778 3 місяці тому +1

    Runtaa abayo quruxay ❤❤

  • @yasminmahamed198
    @yasminmahamed198 3 місяці тому +1

    Walaahi waaRunta

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 3 місяці тому +1

    Waxani waa wax lala yaabo aad sheegaysaa dadka .oo dhami maaha sidaase shakiga dadka loguma .abuuro marakaa .illahay xagiisa u noqo

    • @nasra591
      @nasra591 3 місяці тому +2

      Aduu maahsan ha noqon bay ina ledahaye Shaki maha

  • @aishaosman1641
    @aishaosman1641 3 місяці тому +1

    Run badana Allaah AKBAR

  • @yasminmahamed198
    @yasminmahamed198 3 місяці тому +1

    WaaRunta walaal

  • @barni5847
    @barni5847 3 місяці тому +1

    An8ga waa laysxiray sixiir xasidnimo alxamduliah ilahay ayaa iga fayd suratu baqraa baan k bigsaday waxavaha ilahay iguy

    • @hanamahamud2152
      @hanamahamud2152 3 місяці тому

      Wll miyaa lagugu akhriyey suuratu baqra aniguu ihaystaa 3 sano igu dhibeen sixirka

  • @6aaaaaaario4
    @6aaaaaaario4 3 місяці тому

    Rsgiiba reer dumis ayeey noqdeen
    wey isku diraan dadka isqaba. laakinse naagaha ubadan xaasid nimada iyo sixirka

  • @fowziyoahmed3975
    @fowziyoahmed3975 3 місяці тому

    Subxanalah😱 ilahay shartooda haa inaga qabto iyagana ilahay subxana watacala haso hadeeyo horey ayaa somali uu sheegteey saxiib nageed waa sabuun lagu qabeeystaay naguhu iyaga ayaa cadoow isku ah ayaga ayaa lugaha iska goyo nolool iskuma ogolo waxeey farxaan markuu dhiib kugu dhaco ilahay haso hadeeyo

  • @Amounnouh
    @Amounnouh 3 місяці тому

    bisinka ilhay oo inaga badbadi saxipadba ma lihi ilaa musqusha socota hady u bahatsna musqusha dadwaynaha haqabtaan

  • @nurhawa646
    @nurhawa646 3 місяці тому +1

    Haldoor dumar

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 3 місяці тому

    ALLAH RUUN BAADNA 😳😳😳😳😭😭😭😭😭ZAHRA KIIN NAAG SAXIIB MAABA LEE

  • @rejaaden2418
    @rejaaden2418 3 місяці тому

    Walaasheey ingriska miyaad joogtaa

  • @mapaacha4552
    @mapaacha4552 3 місяці тому +2

    Cream oo wakhtigiisa dhamaadey oo dhacsan soomaalida ismariyaan, 😅😅 ileen wakhtigiisa ma eegaan, wixii dhacay iyo wixii kale eh.
    Kariimo wakhtigiisa dhamaadey jirka lama mariyo, lacag kasta aad bixiseen wuu isbadalaya, taariikhda meeshaas kuqoran haday dhaafto, intabadan waxaa kuqoran Hal sano, ama 12 Months, kadib yaan laisticmaalin waa qatar.
    Mahadsanid

  • @nasroali2077
    @nasroali2077 3 місяці тому

    Wallaahi waa runtaa

  • @yasminmahamed198
    @yasminmahamed198 3 місяці тому

    Saxiix

  • @loxli-
    @loxli- 3 місяці тому +1

    Maxaa kasoo galay tolow dadkan wax sirxaya

  • @Zmm4168
    @Zmm4168 3 місяці тому +1

    Shakiga badana ma fiicna, xanun ba laga qaada xanun . Adigu taxadar un. Oo isku xijab Adkar Subax iyo Maqrib

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 3 місяці тому

      Talo wanagasan bay bixisay gebdha ee waa in la taxatero sow mahen gebdha Somaliyeed oo gebdha so dhaweyas ti lasodhaweya ay wax gebdhi gubatay meeqo baa ninkani lag gurasaday sax weye jisakalahu qeer badan

    • @Zmm4168
      @Zmm4168 3 місяці тому

      @@fadumahasan1080 waan ku fahmay abaayo Laakin Iska ilali adigu an sixun uuga fakarin yaayo laga yaab in qofkaas Allah SWT agtiisa kaga dowyah . Deentena waxy tiri Shakiga badan ma ficana . Wax kasta qadarta rabi ayaa ka ween ☝🏽

  • @rahmamohamed9664
    @rahmamohamed9664 3 місяці тому +1

    Diapers gaarkood waa allergic reaction.