ADEEGA BABY KALIGEEY AYAA SOO ADEEGAY & DHAR DHAQID (SINGLE FATHAER)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 72

  • @buskutmuniirafamily9518
    @buskutmuniirafamily9518  3 місяці тому +1

    Thanks 50k subscribe saar & like saar thanks

  • @NasraXirsi-xw8wg
    @NasraXirsi-xw8wg 3 місяці тому +10

    Masha lh abbe iskufilay ilaahay ha idin xifdiyo❤❤❤❤❤❤

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 3 місяці тому +1

    Maxamad bukudow cadow gaaga babadan ee galabtii adoo wiilkaga wata dhaqo dharkaga iska ilaali isagoo hurda haka sootegen yan cadowgukafa ideydan☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️❤❤❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Xamda0953
    @Xamda0953 3 місяці тому +1

    Muniira ayanu rapnaa noosoo celi wllo wn uxiisnay wllhi ❤❤❤

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 3 місяці тому

    Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu 👏👏👏👏👏👏 Alla ha idiin xafido shar iyo jeydan Alla ha i dinksqabto Alaahu Ma aamiin aamiin yaa Rabbi 🤲🤲🤲🤲☝️❤️🌺♥️❤️ butland

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 3 місяці тому +1

    Walal muniiro sooc eli shaydaanka iska naar ku muniiro reerka sooceli muniiro allaah haka baqdo naa aamuus oo reerkaada dhaqo

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 3 місяці тому

      Adiga naagtas masoo ceshan laheed oo meel walba caay latagan

    • @Aniga-qn9iv
      @Aniga-qn9iv 3 місяці тому

      @@bluerain3282 cafisku waa muhiim 😢 ilmaha la eega walhi intuu hooyo la.aan noqon lahaaa isagoo iska cafi dhaami lahayd

  • @safaaa94
    @safaaa94 3 місяці тому +2

    Ilahey haku sakhiro hoyadisa soo celi mahir yare

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 3 місяці тому +1

    Look after your baby mashallah ❤

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 3 місяці тому

    Masha Alaah tabarakalaah

  • @fartungabeeyre4895
    @fartungabeeyre4895 3 місяці тому +3

    You are good father

    • @fifitheexplorer4074
      @fifitheexplorer4074 3 місяці тому

      He is not a good father, where are his older 5 children? Where is his little girl
      Why didn’t he keep the children’s mothers, he doesn’t think about children when he marries and when he divorces. Now mahir mum will take him to France and he will never see him ever again, and it doesn’t bother him. He is baaaad 😅

  • @lulali6059
    @lulali6059 3 місяці тому +6

    Wajiga labaad oo uu isticmaaalyo waa wiilka yar , labada sano soo socoto sida uu u isticmaalay mubiira labada sano la soo dhaafey UA-cam kiisa ayuu ku kala kacsanayaa.

    • @IfraxMuqtar-v3c
      @IfraxMuqtar-v3c 3 місяці тому

      Asigaa dhalay siduu rawo ayuu yeela iska daaya umada haku mashquulina

  • @ARwa_Salih
    @ARwa_Salih 3 місяці тому +1

    Masha Allaah Tabarakall Allah 😍😍😍😍😍😍

  • @ilhanibraahim1
    @ilhanibraahim1 3 місяці тому +2

    Awey alabtii aad u keentay natur maahir alaabtisa buskud sheekata cameraman saamira soo fashilisay 😂😂😂😂😂

  • @KadroAli-t7l
    @KadroAli-t7l 3 місяці тому

    Mashallah your a good dad❤❤❤

  • @mummunyuuyax4455
    @mummunyuuyax4455 3 місяці тому

    MASHAALLAH❤❤❤

  • @gabadhangoormeeaarsaneekha317
    @gabadhangoormeeaarsaneekha317 3 місяці тому +2

    Hoyonimada xanunkedee leedahay bal arag waliba waxa fiicneed uurna ina lagu sii yelo si ad u sii darento hoyonidama lkin tas ma dhacyso moyee

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 3 місяці тому

    Mashallah ❤❤❤❤❤

  • @sofiyoadan3357
    @sofiyoadan3357 3 місяці тому

    Raise your child right❤❤❤❤❤

  • @AyanSharif-w3s
    @AyanSharif-w3s 3 місяці тому +2

    Maskiin wuu ilgosanyahay wlhi reerka wada joogaa waa nimcad

  • @canabcabdullahi4401
    @canabcabdullahi4401 3 місяці тому +7

    Qof Muslim baa tahy maxee thy taakada wiilka aad u xireeso subxaanalaah

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 3 місяці тому

    Maansha allh hore usoco wall mxm wall waxan ku odhanlaha sooceli gabadha wad is jeceshihiin wall adu raganimo sameyo socesho

  • @rajorumeyn6633
    @rajorumeyn6633 3 місяці тому +1

    Maxamed filter 😂😂😂😂😂😂 team Muniiro 😂😂😂

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 3 місяці тому +3

    Maansha allaah (( singer father))
    Alle ha idin xafido🤲🤲🤲 timaha wax ba ma leh
    Hadii loo siiyaayo asxaabta timaha way la bixi jireen baan maqlay mida kale buskut quraanka wuu yaqaan

  • @MrkeepgoingTrueman
    @MrkeepgoingTrueman 3 місяці тому

    Mohamed sxb wax kasta hadda ay dhaceen. Wiilkaa yar sida aad u korin lahayd samee sida ugu fiican u kori insha Allah.

  • @zainabmohamed7134
    @zainabmohamed7134 3 місяці тому +3

    Labeska badso inshallah Hawareering

  • @lixkaroonmahamood3544
    @lixkaroonmahamood3544 3 місяці тому +2

    Shameless hooyadii ilmaha u gee Allaah ka baq hooyadii ayuu u baahanyahay ha ku dawarsan ilmaha

  • @farxoyofarxiyo-5510
    @farxoyofarxiyo-5510 3 місяці тому +1

    Walalow reerkadha xaliso si fcn gawadha ulahadhal bal buskut plz

    • @falisa576
      @falisa576 3 місяці тому

      Ma naagta Saad aragtay u hadlayso
      Bu xalistaa faaido logu xisho maba
      Lahan naagtu waxa larabay sidu
      Asaguba u aamusay inay u aamusto
      O wixi dhexdooda yaalay aysan
      Ka hadlin bay ahayd

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan 3 місяці тому

    Masha allah❤😢

  • @HibaMaxamud
    @HibaMaxamud 3 місяці тому

    Shaqo wacan hoyadii markaytimado sii wilka noloshinana khaskadhigta inta hadhay wllo

  • @Dagan9322
    @Dagan9322 3 місяці тому

    Ninka kaliyoo xaaskiisi gaajo uga carartay😂😂😂

  • @aishoshiqadan2335
    @aishoshiqadan2335 3 місяці тому +2

    Guuleso walalkey 🎉❤❤❤❤

  • @zackchris2795
    @zackchris2795 3 місяці тому

    Mashallah 😢❤

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 3 місяці тому

    War wiilka hooyadii sii ma korin kartide shaqayso yootub irsaaqadaada lagu xidhee xoog baa ilaahay ku siiyeye waatalo

  • @ilwadahmed3303
    @ilwadahmed3303 3 місяці тому

    Hooyadii hadaad eridey ma kharash baa kaa yaraanaya munira gaajaad ku dishay

  • @mustafa5516
    @mustafa5516 3 місяці тому

    Buskut quran ayoo ubahanyahay ee quranka aa lasaro

  • @farxoyofarxiyo-5510
    @farxoyofarxiyo-5510 3 місяці тому

    Buskudhow wixi kuhelan layabay islantan mahiir kuwalatay waxay war kulawo ama shekadhan xali

  • @iqbal98
    @iqbal98 3 місяці тому +1

    Show of aaway sacsiyo buskut

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 3 місяці тому

    AWAALBA NAAGTA NIIN AJANAABII AYUU KA SOO DHACEEY KKKKKK

  • @habonaden2080
    @habonaden2080 3 місяці тому +2

    Subxanallah raga Somalida why narcissistic uga buuxaa

    • @NaimaMohamedAli-k6k
      @NaimaMohamedAli-k6k 3 місяці тому

      Dhaqankaa sababay umalena nin nin lee sida loogu haayey inaad ka amaranto ma rabo inuu ku silciyo luu rabaa subxanallaah

    • @Ikismn123
      @Ikismn123 3 місяці тому

      Cunugaaga media maad kadaysid

  • @HodonMohamed-w1r
    @HodonMohamed-w1r 3 місяці тому +1

    Aboowe mxed ilaahbaaan kugu dhaarshee cunugan hooyadi sii hakaqaadan adoon iyada teeda fiirin mida cunugaaga fiiri walahy wl cunug hoyo la aan manilan kro sikasta ilaahy bal qalbigeeda naxriis ugaliye balkeedu dugsan anaaa hooyaday layga qaatay marki danbena iga dhimaty hadana hoyan ahy wl wlhi meeel baa maqan ilme hoyo la aan ah sikastad ugu dadaashid adu ilaah baa raga iyo dumarka ukala abuuray ilma hynta wiilkaagana aad buu uyaryahy hooyu ubaahnyahay abowe marku waynaado kaso kaxyso hadaa rabto waa kubaryaaa wlhy. Labadinaba idinma aqaan lkn cunuga udamqaday waxaana ogahay raga somali markay dumarka isku xumaadaan ilmahy ku xumeeyaan oo kaqadaan ilmuhuna wu dyacmaa

  • @habiboanshur9989
    @habiboanshur9989 3 місяці тому

    Abowe ilmaha hoyo iyo abo Isla korsada fican gabadha wa ur ka ronow oo so sasabo Madama ciyalkale oo kala hoya ku jogan mahir iyo nunaha kale hoyo iyo abo Isla joga aku fican please 🙏 wilkana si fican uhay

  • @nimoabdulle868
    @nimoabdulle868 3 місяці тому

    Naagtada soo cesho iskalbulnimada waad ka baxeysa dumarka shaqadey qabtane waad aragtay somahan naagtada sasabo shaqadan ka ma bixi kartide

  • @luuladan9882
    @luuladan9882 3 місяці тому +1

    😂 from everything was brank and now everything is shopping 🛒 what're you proofing Mr single father

    • @nasro7666
      @nasro7666 3 місяці тому

      Wax ilmo kaga waysaykkk

  • @dekaosman7483
    @dekaosman7483 3 місяці тому +3

    See dareme kaso hadal bal madama howshi laga hayay dhan kugu so fakatay in ilmo nin hayo wax sahlan ma aha wan wada ognahay o hadana howsha guriga iyo adega bananka kusi dhertahay

  • @BabalsaadTypingandphotocopy
    @BabalsaadTypingandphotocopy 3 місяці тому

    Walal meejkan aqri o u so cili wilka hoyadi carab iyo danba isku dhawo wey isqaninan wll karonow wa mahir hoyadi sidad u tiri aniga mahir hoyadi u jawabi mayo nasab bad tahay wan kugu racsana hadalkas lkn xaskaga so cisho qof uur ah o waxay rabto tiri kaso qad gabadha dad ba walaya aaan rabin inu rerkina dhisnado so cili gabadha buskud

  • @SaaraHaji
    @SaaraHaji 3 місяці тому

    Hooyo&ilmaheda Hakala fokeynin Plz uceli

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 3 місяці тому

    Imaha isaga dhalay

  • @iqbal98
    @iqbal98 3 місяці тому

    Uf

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 3 місяці тому +6

    Ala maskiinti uurka leheed ayuu waalayaa 😂war wax isku fal marki horaba sidaan uma heenjirine

    • @habiboanshur9989
      @habiboanshur9989 3 місяці тому +1

      Iskadaa Adi please wilkan hacayine wax makagalin asiyo nagtisa

  • @Sumayo987
    @Sumayo987 3 місяці тому +1

    Nacas

  • @flamingoshowchannel.1630
    @flamingoshowchannel.1630 3 місяці тому

    Nice views and your own views 😂😂😂😂😂😂

  • @ARwa_Salih
    @ARwa_Salih 3 місяці тому

    Asc Habo lahadal xaaskaagi raali geli uurbaykuuledahay caruurtaada xaaskaagi hayska dayicin haboo raali geli xaalmari haboo rerkaaga ka hayska dayicin Habo waa waano hooyo somaliyed feker Habo wcs

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 3 місяці тому

    Mashallah ❤❤❤❤❤

  • @ruwaiz1099
    @ruwaiz1099 3 місяці тому

    Mashallah ♥️

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 3 місяці тому

    Mashallah ❤❤❤❤