ADKAARTAN MARKAN AQRISTAY JIRKAYGA WAXA KA BAXAY WAX AANAN DILEYNIN & ANIGA INTAN KALA KULMAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 67

  • @hanimohamed7125
    @hanimohamed7125 2 роки тому +9

    Aniga 4bilod ma hurdin habeen iyo malin melna ima xanuneso caajis sarirta kama kicikaro wax ma qabsan karo hurdo la an igu dhacday hadan isqasbo on wax qabsan maago madax xanun said ah ayn daremaa bananka hada wax ka donto anigo warerayo o matag ihayo kaso labtaa hada sarirta sarnado caadiyaa ahay qof kati bdn o shaqo badan ayan ahaaa awal hadane hamigi dhanaa iga tagay wax ma qabsan kari hurdo la antaa igu daran iso duceya plz

    • @jawaahirhussain2890
      @jawaahirhussain2890  2 роки тому +2

      Sorry abaayo 3 kun faataxo aqriso ducadana badi xasbiyallahu laa ilaaha ilaa huwa caleyhi tawakaltu wahuwa rabul carshil cadiim Insha Allah waad hurdeysa eedna caafimadeysa allaha Ku caafiyo aamiin

    • @yusraubax971
      @yusraubax971 2 роки тому

      @@jawaahirhussain2890 abayo 3000 kun side u aqrisanaaaa iso sheeg

    • @hanimohamed7125
      @hanimohamed7125 2 роки тому

      @@jawaahirhussain2890 abayo mhdsnid wan sameynaa insha allah

    • @falhathoahmed9944
      @falhathoahmed9944 Рік тому

      Allah.haakucaafiyo abayo allah baari

  • @jawaahirhussain2890
    @jawaahirhussain2890  2 роки тому +25

    حسبي الله لا اله الا هو عليه توكلت وهو رب العرش العظيم xasbiya llahu laa illaha ilaa huwa caleyhi tawakaltu wahuwa rabul carshil cathiim

  • @hanisalad8738
    @hanisalad8738 2 роки тому +5

    Abyo qali alah ku xifdiyo waxan ka codsanayaa inan nasoo galiso qisaska saliga nabiga laga arkay

  • @kaysekaise5177
    @kaysekaise5177 2 роки тому +3

    Jawaaar waa ku salaamay xbbti in ay xasad thy laga yaabaa adkaata badi cadawga allah ha inaga magan galiyo

  • @user-nd8sj3kv2v
    @user-nd8sj3kv2v 6 місяців тому

    Masha.allah ilahy.haku xafiido ilahy dartis ayan ku.jeclahy walashy mcnto

  • @hawwaupdyhakiimhassan2875
    @hawwaupdyhakiimhassan2875 2 роки тому +1

    Abaayo mcn wad mahadsanthy mahad kadib Allah ka siiyo ajar iyo xasanad Allah ku wii ku camal Fala Allah naga dhigo illow noo dambi dhaf Allah ino ga dhigo intii xanunsan

  • @nimcomahmed880
    @nimcomahmed880 Рік тому

    Shukran wll qaliyey alleh hakuxafido dikrigaan kaabarty waliba astfaarta iyo saliga nabiga scw deganaansho nolol qabow alxm

  • @munamuna3686
    @munamuna3686 2 роки тому +1

    Asc ukhti kheeyr alaah ha ku siiyo ee mard akhrineysid aad karta haa dadjiin inshalaah

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 2 роки тому +1

    Aamiin xabibti ducadaada allah noo aqbalo adna wax walbo oo qeer leh allaha ku siiyo

  • @clarionshewall749
    @clarionshewall749 Рік тому

    Amin abbayo mcne gabar sidada okaleh allaha igu arzaqo will guurdoon ah ayan ahaay abbayo igu so duce gabar ahlu dikri ah inu illahay igu arzaqo inshallah

  • @degannimco1451
    @degannimco1451 2 роки тому +1

    Walashay jawaahir alle haku xifdiyo aduun iyo aaakhiro

  • @osma8065
    @osma8065 2 роки тому +2

    Masha Allah xafidu Allah Amiin ya Allah

  • @halimaibrahim30
    @halimaibrahim30 2 роки тому +1

    Mashaa Allah Abaayo qali ilaheya haku xafiido aduunka iyo Aqiro sii qas ah ku raba Inshaa Allah iso qabo

  • @Araweelo74
    @Araweelo74 2 роки тому +2

    Aĺahumma aamiin adiguna intaad noogu ducaysay iyo in leeg haku siiyo

  • @user-qi6je5gl1f
    @user-qi6je5gl1f 2 роки тому +2

    ما شاء الله الله يحفظك

  • @salmaabdullahi3127
    @salmaabdullahi3127 2 роки тому +2

    Mashalllh abayo illahay dartisa kujeclahy jazakallh khyr ukhti 🌹🌹💕

  • @saadaomaryoussouf7838
    @saadaomaryoussouf7838 2 роки тому +1

    Masha Allah ukhti caziza

  • @aminad764
    @aminad764 2 роки тому +7

    Asc abaayo
    Aniga waxaan marwalbo aqrisan jiray digrikaan xasbunallah laaillaha ilahuwa caleehi tabakaltu wahuba rabul carshi cadiim
    Waxaan ushaqeen jiray nin hindi ah oo disability ah asaga iyo nin kale oo saaxiibkiis ah baan gaari kuqaaday waxaan geeye meel markaan marlabaad sooqadaaye saxiibkis malasocon waxuu idhahay canjalad computer ka lagaliyo qaado anigana waan kadiiday kadib wuu xanaaqay
    Marwalbana ninkaas dadaalkeyga buu layaabi jiray iku amaani jiray lkn aniga marwalbo weeso la aan masoconjirin kadib haweenki markaan seexday waxaan kuriyooday asagoo meel kadhcaayo oo aan qabanrabo saxiibkisi lasocdayna uu wax iku aqrinaayo asagina in uu ikusoojeestay buu farta ikusootaagay wuuna isixraaye sida riyada leykudhahaayo aniga markiiba waxaan afka kuqabsaday adkaartan 2 bo haween bey ikusoolalabatay subaxdii asagaan ushaqeen jiray shaqadii ma aadin waa cancel lay marka ducadaan waacsjiib

  • @samiamuse7457
    @samiamuse7457 2 роки тому +1

    Mashllah wllshey jawahir kula mid ahy hada in yar waayo wadnha idhaqaqa alxmdulilah waa geed aad ujeclhy alle qali wax kudhiba kuma tuso hore usoco qaliyey no so badi video kahadla digriga mashllah

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 2 роки тому +1

    Amin ya rabil calamin

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 роки тому +1

    Asc Aamiin yaRi mashallh Allha kuxfdo

  • @anisamacaneeyabdi5679
    @anisamacaneeyabdi5679 2 роки тому

    Wcs xbbty Amin yaa Allah jzkllaahu qeyr xbbty keep going insha Allah xbbty

  • @ayaanhamudguleed8955
    @ayaanhamudguleed8955 Рік тому

    وعليكم السلام ورحمه الله وبركاته يا حبيبتي جواهر ما شاء الله تبارك الله

  • @ShamisDaqarre
    @ShamisDaqarre 2 роки тому +1

    Masha Allah abaayo qurux horay usoco

  • @IlhanSalax-ro4yv
    @IlhanSalax-ro4yv Рік тому

    M.a Tabaraka Allah zajaka Allah

  • @luulabdi3476
    @luulabdi3476 2 роки тому +1

    Asc habo mcn allaha ku xifdiyo

  • @qaliqurxan4652
    @qaliqurxan4652 Рік тому

    Abaye siden kula soxarira 😢

  • @umumucaad1116
    @umumucaad1116 2 роки тому +1

    Masha allh abaayo amiin Amiin

  • @hanisalad8738
    @hanisalad8738 2 роки тому +1

    Alah abyo anaa saa ah waxaas mrkan seexdo isoo weraraan lkin anibayatul kursi ban aqriyaa waxad iskaga dawaysayna

  • @geenyoegal1635
    @geenyoegal1635 2 роки тому +1

    Masha Allah ♥️♥️♥️♥️🌺🌺🌺🌺🌺🌺

  • @sahroahmed858
    @sahroahmed858 2 роки тому +1

    mashallh abayo aamiin🤲🤲🤲

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 роки тому +1

    Masha Allah abaayo

  • @kubayoacademyfordevelopmen1085
    @kubayoacademyfordevelopmen1085 2 роки тому +1

    La xawla wala quwata ila bilah ilahow khatumada kheyr badan nagu wafaji

  • @umusalmaan5572
    @umusalmaan5572 2 роки тому +2

    Aamiin yaa yaa rabal caalamiin

  • @ubahibrahim7455
    @ubahibrahim7455 2 роки тому +1

    amiin ayaa rabi

  • @zamabdul4945
    @zamabdul4945 2 роки тому

    Ayado mcn no soo badii kheyra jzk kheyr

  • @sawdasawdaabdulhi-fu6ot
    @sawdasawdaabdulhi-fu6ot Рік тому

    Aamiiin Aamiiin Aamiiin Aamiiin Aamiiin Aamiiin Aamiiin Aamiiin Aamiiin yaa allaah❤❤❤

  • @khadraabdi6538
    @khadraabdi6538 10 місяців тому

    Scw scw scw

  • @muuna8
    @muuna8 2 роки тому +1

    Subxa na allh

  • @shukrimohamud9402
    @shukrimohamud9402 Рік тому

    ❤❤❤❤Masha Allah waa Mahad san tahey sis

  • @ubahelmi9164
    @ubahelmi9164 2 роки тому +1

    Mashallah ❤️❤️

  • @naciimocosoble4920
    @naciimocosoble4920 Рік тому

    M,a abayo shugran jisakala qeer ani xita waxa ku riyoday 5 mar ka badan ano dhib ku jiro mar mar xita in ay nafta iga baxeeyso oo kale alx mar walba waxa ley dhahayay dheh xasbiyalaah wa nicmal wakiil waliba qofa arken isla markaas wan ka bixi jiray dhibka nuuc walba uu ahaa alx alx hada ma daayo malin walba boqolal ayan dhaha

  • @sacdiyocabdulaahi1174
    @sacdiyocabdulaahi1174 2 роки тому +1

    Amiin

  • @khadraabdirahman2774
    @khadraabdirahman2774 2 роки тому +1

    Mansha allaah ❤️❤️❤️💕💕💕❤️❤️

  • @zamabdul4945
    @zamabdul4945 2 роки тому

    Mansh aAllah

  • @faatimacooking3577
    @faatimacooking3577 2 роки тому +1

    AmiiN yaa rabil caalamiin

  • @sucaadahmed4775
    @sucaadahmed4775 2 роки тому

    Allhaum amiin yaa rabi

  • @samirahassan9602
    @samirahassan9602 2 роки тому +1

    Ayada waad khaladey jawahirey

  • @hawajebreel163
    @hawajebreel163 2 роки тому +1

    ماشاء الله تبارك الله الله يحفظك في الدنيا والآخرة يا اختي الكريمة

  • @ilhan6838
    @ilhan6838 Рік тому +1

    Abayoy iskumidaa nahay tusbaxas laantis maba jogi kari sidi ano weheshanayey dareema marku iga dhumo😂

  • @Cadeey12234
    @Cadeey12234 2 роки тому +2

    Asc wwb walasleey ducada soo qor

    • @jawaahirhussain2890
      @jawaahirhussain2890  2 роки тому +1

      حسبي الله لا اله الا هو عليه توكلت وهو رب العرش العظيم xasbiya llahu laa illaha ilaa huwa caleyhi tawakaltu wahuwa rabul carshil cathiim

    • @hodanahmed1329
      @hodanahmed1329 2 роки тому

      @@jawaahirhussain2890 Mahadsanid 💝

    • @user-rl1nr7hb9q
      @user-rl1nr7hb9q Рік тому

      Mashallha

    • @shaadiyocadnan935
      @shaadiyocadnan935 Рік тому

      @@jawaahirhussain2890 asc abyo

  • @sa3ed-sai76
    @sa3ed-sai76 Рік тому

    Asc

  • @nimoabdulle868
    @nimoabdulle868 Рік тому

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @nimoabdulle868
    @nimoabdulle868 Рік тому

    Sc2

  • @sa3ed-sai76
    @sa3ed-sai76 Рік тому

    Errr