Fadlan kasoo qeeb gal mudahaaradka lagu badbaadinayo baddii Somaaliyeed. Dadka UK kunool balantu waa safarada Somaaliya ee London 18ka January 2025. Maalintu waa Sabti, saacadu 12ka Duhurnimo. Fadlan dadkii kale usii gudbiya
Soomaalia inta Dadkii loo Talin jiray wax la waydiinayo Sharafi ka dheer Bal Car Hala Arko waxaan Dulinimo,Tuuganimo iyo Eex waxan ahayn yagoo soo kordhinaya.
Booska waxaa Ururka ugu deeqay Allaha u naxariistee M.Siyaad, waxaana dhisay Ururka Haweenka..runtii way iska cadahay in iyaga la dhaafonayo. Waxan aragnay in Dawladu xaraash ku xukuntay meelkasta oo dawladu lahayd iyo meelo masaajiini daganayd. Hadaba waxan oran lahaa war Haweenka gurigaas haloo daayo.
Dawlada Soomaaliyo ee hada jita ma aha in ay hantida qaranka iyo qabuurahaba ay qodato wayna qaldan tahay dawlada hada jirta Gurigaan ay dawladu hada nagu haysato waxaa lahaa ee na siiyay Allaha u naxariistee jannadii Fardowsana Allaha geeyee Marxuun Maxamed Siyaad arre Ee nagu karaameeyay si haweenka soomaaliyeed waxyaabaha ay doonayaan ay uga qeyb qaataan dawladnimada soomaaliyo Gurigaana uu u noqdo guriga haweenka soomaaliyeed ay ku shiraan sida aduun weynahaba ka jirta.
Dawladu waa tee tan habeen iyo maalin laga leeyahay yaac dhulka ha gadinina ee noqotay waraabe dhulka danta guud ha boobina . Guriga haweenka soomaaliyeed waxaa iska leh dawlada hayaado kale
DOWLADU INEY GANACSATADA SIISO DHULKA SI AY DHAQAALE U HESHO IYO SI DALKU U DHISMO INTEY GANACSATADEENU WADAMO KALE DHISI LAHAAYEEN WEY KU SAXAN TAHAY FIKIRKEYGA
Hooyinka ha looga danbeeyo haddii ay rabaan meel ay sii dagaan xuquud biniaadimo iyo marwooyinka ha I jaartaan guri waa ween yahay qeeb baa laga I jaaraa sidii hore uu u ahaa guri haweenka Somaliyeed saa xiibaday waxay ku la haayeen qolal I jaar ah
Notre président est ce que il est normal ❓️le pays voisins veulent prendre que Somalie, ❓️parce que les dirigeants de ils font vendre tout le pays, on sait il y a pas ETA chez
Dhulka umada kadhexeya fadalan faraha halaga qado wayo muwadin kasta ayaa wax kuleh maslaxada umada dhamanten aan kawada shaqeyn danbigena ilaahay hadhaafo iyo kii walid keba amin amin
Mahadsant walaashey caash cuut VOA ❤❤❤❤❤❤
Gaalkii weyna ee laha jaxaiiman kuridaya qasa waxa iga hiiliyey allaha awooda leh oo isagii jaxiima kurdey dhulkqna lajarey kuwiii kibrey ee awooda sheegtey kuwq xasuuqey mazakiintii palastine cazhar buu udhigey allaha awooda lihi cadaaladiisa wanaagsana wuu ku qaadey waxanu simey qasa iyo gaalka weyn magalooyinkiisa waxanan leeney ilaahayaw baabii america oo dhulka lajar siduu ugaley eebe weyne waa ugu Maha naqeyna maasha allah baan leeney
Mahad Sanid VOA ❤😊 Sida Aad noogu soo Gudbisaan 1.m Ayaad u Qalantaan❤
Somalia guul uma ahaa
👋 Weriye Max,d Bashiir C/Raxmaan.
Kusaliya nabiga صل الله عليه وسلم خاتم الأنبياء والرسل
Aniga waxan layaba ninkan muxuu iskugu dhajiya marka madexweye kale sodhaweyo!!
👋 Weriye Caasha Ibraahim Aden (Cuud).
👋 Weriye Sandheere.
Alla damiir xumaa xasan sheekh bal waxaa day dalka dhan walba ku xad gudbay somalia🇸🇴 ayuu booqday
Sax sax masar
GURIGA HAWEENKA,DOWLADU MALAHA 😭😭
Waa adoon utagay sayidkiisa siduu wax uga soo akhristo
😢😢😢 xasan sheeq madaxweyne kii igu musuqa badnaa somali soo maray yahuu
VOA, barta Bariga B/weyne.
Weligeedna ma shaqeyneyso.
Xasan Garguurte Xasan gaajo Waxa uu Rabaa Guriga Hooyooyinka in uu iibsado mana Laga yeelayo
Guul iyo gobanimo somali
Hassan Danaha Somalida uma wado ee ReerKiisiii uu asal ahaan kadhashay ee ETHIOPIA 🇪🇹 AYUU LA’JOOGAA WUUNA BOOQDAY INUU ARIMAHA KA’WARBIXIYO SIDA UU U KHIYAAMAYO SOMALIDA UGUNA FUDUDEEYO DAMACA ETHIOPIA 🇪🇹 ISAGA IYO MADAXDA MAAMULADA OO ISLA WADA OG 😢😢 QABIILKA ABGAAL uu sheegto waa sirdoon ahaan loosoo carbiyeeyey dalkana loogu hayay si uu isku ekaysiiyo odayaasha deegaanka waxaana loo socdaa waa qofkii u saxiixilahaa Ethiopia 🇪🇹 badda iyo barriga iyo wixii cadow Somaliya ku ah laakiinse waxay BEESHA ABGAAL ogaanayaan marka magacooda dhul iyo bad Somali loogu gacan galiyo Cadowgeena inshaAllah iyagaana dili annagu ciidanka dhalinteena dalkan difaaceeda ayaan heegan u nahay Hassanna waxuu dooni ha’saxiixo sida kuwii kufaarta ee ka’horeeyey ay ugu saxiixeen qaarna ay soo horkaceen ilaa caasimadii loogu’gacan galiyay waana laga adkaaday iyagoo barooranaya isla Hassankan ayaa soo celiyay walahi una sharciyeeyey inay xuduudada qabsadaan iyo biyo xidheenada meelwalba si hadhow biyaha Ay Ethiopia 🇪🇹 u’xidho wabiyada oo lacag looga’qaado Somalida Hadsan ayaa u fudeeyey Farmaajona waxuu u ansaxiyey ciidamo iyaga ka’ilaaliya kacdoon oo shicibka la’cabsi galiyo siiba xoolo dhaqatada looga saaro deegamada wuuna la’ogaa kenya 🇰🇪 markay duqaynaysay isagaana ogolaa sabab ciiidanka ilaalada ayaan isnaqaanay Farmaajo waxuu ka’soo xidhay Jabhadaha Ethiopia 🇪🇹 la’dagaalamaysay si loo cabsi galiyo oo Maamuladana kahor farmaajo Ethiopia 🇪🇹 ka kaalmaynayay iyo Ogaadeen gudaheeda oo Oromo liyuu bilis lagu abuuray si ay u wiiqaan ONLF jabhadii iyaga dhexdooda ayuu Cadowgu galiyay Sirdoonkooda oo lagu dilay kuwii halganka daacadda ka’ahaa hadhowna ay bateen basaasiintii sordoobka ay isku’dhiibeen walahi waa xaqiiqda maantana khayraadkii iyo dhulkii SomaliGalbeed waxaa ku bilaabmay in si fudud loogu gacan galiyo Cadowga oo Cagjar oon dhiig Somali lahayn lakeensaday iyo kuwo Adisababa jooga oo soomaali sheeganaya laakiinse lasoo carbiyeeyey walahi. Hassana wax walba ayuu wadaa Cadowga inuu u fuliyo InshaAllah una hirgali mayso wuuku’hungoobi oo wadkiisii ayuu soo dadajinayaa bi’idnillah iyo Owlaadiisa oo la’ugaadhsado ayuu uga dhaxlay dunidan walahi geesiyadu way ugaadhsan meelwalba dunida haku dhuuntaan inshaAllah intii Diintab Islaamka 100% Somali aan nahay alhamdulillah iyo shicibka Somali dambi ka’gasho ama ka’gashay way diiwaan gashan yihiin inshaAllah waa lagu maxkamadeen iyo qolooyinka Xerada XALANE fadhiya ee Arsenal maalgaliya InshaAllah way’holci doonaan iyagoo kabaha laalaadinaya ayay Somaliya iyo badaheena ka’carari’doonaan sida waligoodba aan ugaga adkeen bi’idnillah kariim 🤲🏼🤲🏼
caasha cuud love u you are my farvourte
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ❤❤❤❤
2024-kii wuu dhamaaday wxa la galay 2025ka iska sax taariikhda
Allaah uunbaa ku badbaadin kara ku qor gurigaaga Allaah
Awooda Allah aya kaweyn waxaas oo gurmad ah Allahu akbar
Guriga hooyooyinka, waa in loo daayaa Hooyooyinka, hana la daayo dhibaatada gaar ah ee soo noqnoqotay.
Dawladii marhadii lagu eedayay inay guryii dawlada ay gacanta ku haysay lunsatay oo ina iibisay qaarna madaxda xukumadu qaadatay haweenka guriigooda haloo daayo gacanta haku hayeene inta lahelayo qaran somaliyed oo lagu aamini karo
Fadlan kasoo qeeb gal mudahaaradka lagu badbaadinayo baddii Somaaliyeed. Dadka UK kunool balantu waa safarada Somaaliya ee London 18ka January 2025. Maalintu waa Sabti, saacadu 12ka Duhurnimo. Fadlan dadkii kale usii gudbiya
Maamo somaliyeed hooyo somaliyeed naag waxbaratay o shaqeysaneyso CAASHO CUUD.
😂 waa yaab mana yara bal an aragno wixii kadhacay halkaas
Waa duli xasan sheikh oo damiir laheyn
🫵😎🫵Qoladiina afka hagaagsada waa dowlad rasmiya suuriya ilahay yaa dulmigii ka dulqaaday mar danbe ha odhanina koox falaago🫵😎🫵
Soomaalia inta Dadkii loo Talin jiray wax la waydiinayo Sharafi ka dheer Bal Car Hala Arko waxaan Dulinimo,Tuuganimo iyo Eex waxan ahayn yagoo soo kordhinaya.
Booska waxaa Ururka ugu deeqay Allaha u naxariistee M.Siyaad, waxaana dhisay Ururka Haweenka..runtii way iska cadahay in iyaga la dhaafonayo. Waxan aragnay in Dawladu xaraash ku xukuntay meelkasta oo dawladu lahayd iyo meelo masaajiini daganayd. Hadaba waxan oran lahaa war Haweenka gurigaas haloo daayo.
Sanadka waa qalad. Waxay tiri sanadka 2024. Sanadka waa 2025
Walee Xasan Sheikh, daarood wu ka so xiray halkey isku haleynayeen.....!!!
Guriga hooyooyinka waxaa dhisay, dowladdii kacaanka. Iyadiina waa ka baxday meesha.
Hasan Sheikh ,Down😊😊😊
Wallaahi wax lagu farxo
Sawtii uu ina lahaa Ethiopia waa cadawga somalia sidee wax u jiraan ma xaga somaliland uunbay ka tahay cadaw ee xaga somalia waa ok 😮😮😮
Waa adoon damiirikiisi dhintay sidii uu xaaran u cunayey shalay markii uu lahaa itobiya ayaa nagaga daran argagixisada hadana mar labaad uu yiri ciidanka itobiya aya naf iyo dhiigba noo horay isaga oo og inan cidu iswaydiin 70 000 shacab rer muqdisho ah inay xasuuqen cadowga itoobiya😢
Masarta xolaha ah ee yuhudda ka baqata maxay samayn karta?
Asc dhamaan alle ha inaga qabto cadawga anagana kuwii israaca alle ha inaga dhigo
Guul iyo gobanimo Somali
Guul uuma ahaan
Soomaaliya Guul iyo Gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
Warka batuulo sh axmad gaballe waa lama huraan waayo weey ku dhibtoodeen iyada iyo gabdhaha somaliyeed ee la sheqeeya
Waala gadi raba guriga hooyooyinka
Waligiii gaal buu udujuudayey iimaankasamafa alakaagee
Qabyo ninkeeda ayaa dhameystira 😮dhul iyo badba waa xaraash
Guriga hooyooyinka dowladda ma iibsan rabto, wasaarada haweenka sii kumeel gaar ah ayaa loogu wareejin rabaa.
Dawlada Soomaaliyo ee hada jita ma aha in ay hantida qaranka iyo qabuurahaba ay qodato wayna qaldan tahay dawlada hada jirta
Gurigaan ay dawladu hada nagu haysato waxaa lahaa ee na siiyay Allaha u naxariistee jannadii Fardowsana Allaha geeyee
Marxuun Maxamed Siyaad arre
Ee nagu karaameeyay si haweenka soomaaliyeed waxyaabaha ay doonayaan ay uga qeyb qaataan dawladnimada soomaaliyo
Gurigaana uu u noqdo guriga haweenka soomaaliyeed ay ku shiraan sida aduun weynahaba ka jirta.
B/weyne, weligeed ma noqoneyso.
Dad dambiileyaal ah ayaana jooga
Asc ale kuma qosolo xasanow magacii somaliyeed buu babiyey
🎉
Ethiopia 🇪🇹 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻💪💪💪💪🦾🦾🦾
.!..
qosolka Abi Ahmed waa fahmay lkn qosolka Xasan Shakha waa fahmin waayey Runtii
Sanadka 2024ka😂
Madaxaada maa dawoolatid
DALXOREEYE GUUUUUUUUL ISDABA JOOGA.
2024 kulahaa hhh
hassan dal xaraashe🤒
Kkkk Hooyooyinku waa shakiyeen reer xaraash qof aamikaraa mijiro.
Wr gabdhan wriyaha ah sand dhamystiran ban ka horeyna 😅
Mw Xasan shekh waxu galay khayano qaran
Sidee masar uga talin karta badda somalia mawaxasa dowlada
Asc aan ku xasuusiyo sanadkaan waa 12 janaayo 2925. Waayo weli waxaa lahaystaa 2024. Ee tifatiraha Maba koontaroolin ayaa u makeynayaa. Ee iska sax 🎷 nta aadan warka bilaabin. Aad ayaa idiin dalaamaa dhamaan. Idaacadda VOA. WAA Boqorka bartamah xamar
Somalia ma faraxi doonto haddii aan loo sheegin shacab Somaliyeed, shirkii Addisabba ka dhacay, sabaabto ah shaki baa jirta in baddii Somaliyeed loo ogaaday Ethiopia.
Waa jira hadalo iskhilaafsan warku sheegayo. Dadku waxaay raban warcad.
Koxda xutiyinta ee falagada ah kulaha qumayo
Uf somalaay wllhi ana reer
Hebel ah bay daysan waydaye
Inagoo arkayna halala warego
Bad iyo bariba ???
Dawladu waa tee tan habeen iyo maalin laga leeyahay yaac dhulka ha gadinina ee noqotay waraabe dhulka danta guud ha boobina . Guriga haweenka soomaaliyeed waxaa iska leh dawlada hayaado kale
Falaagada VOA
Car itoobiya haimaado abii
DOWLADU INEY GANACSATADA SIISO DHULKA SI AY DHAQAALE U HESHO IYO SI DALKU U DHISMO INTEY GANACSATADEENU WADAMO KALE DHISI LAHAAYEEN WEY KU SAXAN TAHAY FIKIRKEYGA
Illaahoow xasan Sheekh dalka ka qabo itoobiyo ayuu noo jabiyay bad iyo dhul Soomaaliyeed na siiyee
Badeenu iib maaha
Dhuleenuna boob ma galo
ITOOBIYA WAXAY XASUUQDAY 70 000 OO SHACAB RER MUQDISHO AH OO AN CIDU ISWAYDIN HADII AAD XAARANYACUN TAHY DAMIIRKAAGU WAA DHINTAA
ASC VOA SOMALI
Waxa laha Guriga hooyoyinka sida lasheegay G. Mohamed siyaad bare waxa kaloo siyad bare lahaa sida lasheegay Guriga shaqalaha.
Dowladaan xilka boobtay Dadka wareersan ama waalan e maskax ahan caadi eheen ayaa mid wanagsan iyo dowlad u arko . Walaahi waa nabad diidki o shaati qaran soo gishtay...
Qofkasta oo doonaya innuu gurigiisa ka badbaado Dabka gurigiisa ha dhigo magaca Allah oo carabiner ku qoran
Xasan dameer muxuula joogaa waa tuug dhukusaya laba aan is gayin ayuu meel isugu geeyey turki xabashi iyo masar
The agreement between Somalia and Ethiopia.
Somalia was lost and Ethiopia was gained.
DOWLADA WAA SHABAAB KUNOOL.
CIIDANKA AJINABIGA WAXAY U ARKAAN DIFAAC WAAY OGYIHIIN IN UMADA SOMALIYEED DAD GOB AH YIHIIN WAXA DHACAYO QAADANIN GUN NIMO MAQAADANKARAAN DADKAAN DHIIG INAY DAADINTIISA GALAAN YAA LAGU QASBIN...
Shiiq usuuli in laweydiiyo wariye dadka warar uu kasoo hubin usoodaayo lacagta aay ku shaqestaan ma xalaal mise xaaraam.?
Hadii aan dhaho madaxweynaha somaliya ayaa dhintay waay iska hubinayaan. Balse kuwa duurka iyo saxaraha kujiro iyo dowladaha horumarka ayaa isdigalayo sanado waay qaadanayaan waayna soo daayaan. Badalkeed warkaan warka udhigmo waa Ilmo yar 6 sano jir ah iyo qpf ween 20 sano jir ah ayaa isdigalayay isbuuci udanbeeyay Marka danbane qofkii yaraa ayaa ladilay Ma qaadanayan sababto way ogyihiin in ilmo 6 sano jir iyo 20 sano jir isbuuc isdigaali karin. Wararkaan caadi ma ahan Wariyayaasha qaar waa halis amee gaalada ushaqeyan.?
WAA SAX MASAR BAAN TAAGEÈSANAHAY ITOOBIYA XASAN MANAQAAN BADA UU U SOO SAXIIXEY MEEL AY KU TAALO
Hassan shekh inuu tago ma ahayn ithiopia wayo gardarada ithiopia aya waday abeyi ahmed muxu u iman wayay somalia raali galinta ma waxa wada hassan
in eey dilaan ayeey aheed xasan doqon lacag ayaa meel xun ka kashay donfar ka😡
INAGABALE HA KEENTO CIDA SI GAARA UGU XILSAARTEY
Ar haraan waa talaalantay 😅😅😅😅 garguurte umadda wuu isku diraa xataa hooyooyinkii aay dab dhax dhieen kkkkkkk
Batuulo xilka ururka hooyooyinka si dhaqsi ah waa ineey dowladu uga qaado waxa eeyku hadashay wax ladhageysa karo maahin wadanku dowlad ayow leeyahay waain wax walbo looga danbeeyo
Xasan iyo marxuum xamse waxa u dhajisan qandaraas iibka dadka iyo qabuuraha. Markaa dumarow idinka dadka kuma jirtaan miyaa. Haddii ay maya tahay iska sii jooga inta laydin xaraashayo.
Abiye iyo xasan midna lama aamini karo waa laba isdhaamin abiye waaba nin damac leh oo wax raba lkn xasan qoslaaye anigu waxaan kaga kalsoonahay mr fiqi lkn xasan qoslaaye wuu ina iibsan. Masar iyo eritrea ayaan walaalo nahay lkn itoobiya col ayaan nahay
MADAXWEYNE XASAN SIDAAN UGU KALSOONEYN NOOGUMA HAMBEYN AAD IYO AAD BAAN U NIYAD JABSANAHAY ITOOBIYANA KALARKA BULUUGAA WAA KU SIXRID IYO KU SASABASHO IYO SHIRQOOL MANA YEELEYNO
2025 🎉
Wa 2025 wlalalal
Hooyinka ha looga danbeeyo haddii ay rabaan meel ay sii dagaan xuquud biniaadimo iyo marwooyinka ha I jaartaan guri waa ween yahay qeeb baa laga I jaaraa sidii hore uu u ahaa guri haweenka Somaliyeed saa xiibaday waxay ku la haayeen qolal I jaar ah
Dawlada Hassan munaafuq hogaamiyo ,gurigii hooyooyinka somaliyeed ayaa maanta ka baxsan la,a caasimadii somaliyeed waa wada beeciyey
Munafayahaw Xasan Dal Asga Madaxwyne Ka Ah Yaqana Danta Dalka
Gudaha iyo dibadaba beecbaa
Kasocda hantidii iyo dhaxalkii
Umada somaliyeed???
War waxa yaa naga aamisiyadhulka iyo dumarka kudhexwareegaaya baddoodiina itoobiya usoo yeel qaadatay
Aaf triangle peace border
Waar waxaan waa madaweyne xaarkiis mabadhergo
Loo joojin mayo Reer DD OIL . EE WELIGIIN CABAADA
asc
Notre président est ce que il est normal ❓️le pays voisins veulent prendre que Somalie, ❓️parce que les dirigeants de ils font vendre tout le pays, on sait il y a pas ETA chez
Xassan dhiiqo naftiisa ayuu aqoonsi u raadinaya in u mdaxwayn inu yahay iskuma haysto
Dhiiqo Adiga Ah Xasan Sheikh Waa Madaxwynaha Qaranka Soomaalya Aqoonsi Cid Ugama Baahna
😂😂wlhi aqoonsu raadinayaa maanu oromku Hudheelka ku soo dul xirin shirkii africa kaasa madaxweyne ah kkkkkk@@ambiyaxasan6082