Ogow Sidee statuska messenger looga qarsado qofka aadan rabin

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 сер 2024
  • #ISMAIL'S PROGRAM
    Ogow_Sidee statuska messenger looga qarsado qofka aadan rabin
    Vidoe waxaa kugu tusi donaa farsamo tasooo kuu fudu deneso in aad status kaga aad ka qarsan karto dadka aadan rabin inay kaa arkan sawirada aad soo dhigto ogow sawirka aad rabto ayaa ka qarsanesaa adoo ufasaxayo kaliya qofka aad rabto
    kusoo dhawaaw channelka ISMAIL'S PROGRAM waxaa ka baran doontaa barnaamijyo xiiso badan kuna saabsan technology waxana kaa saa cidi donaan wax yaabo badan fadlan nagu soo biir si aan ukala faa ideesano
    MY CONTACTS:
    TELL:619900049
    FACEBOOK:Ismail Abdiqaadir Abdi
    whatsapp"619900049
    shere garee channelka fadlan

КОМЕНТАРІ • 36

  • @osmanhassanabdishakur1446
    @osmanhassanabdishakur1446 3 роки тому +10

    Inkastoo wado tan ka fudud ay jirto hadana waad ku mahadsantahay waqtiga aad galisay inaad nasoo gaarsiiso cashirkaan👏

  • @xalimoabdikariim2380
    @xalimoabdikariim2380 3 роки тому +2

    Mahadsanid🥰

  • @aminamuse181
    @aminamuse181 3 роки тому

    Masha allah eng ismail mahadsanid

  • @faadumo7527
    @faadumo7527 2 роки тому

    Wall oo awal sooma arkyn marki hore

  • @user-fn5kl8fc2v
    @user-fn5kl8fc2v 6 місяців тому

    Thanks

  • @aaminamahadmaxamed1199
    @aaminamahadmaxamed1199 Рік тому

    Shukran abwe

  • @reerhuddurofficials6437
    @reerhuddurofficials6437 3 роки тому

    Macalin aad iyo aad waad maxsan tahay

  • @HaawoMohamed12
    @HaawoMohamed12 Рік тому

    Thanks you xamdiya❤😊

  • @mohacaatocade
    @mohacaatocade 3 роки тому

    Good

  • @indhofarasleofficial2351
    @indhofarasleofficial2351 3 роки тому

    Mhad sanis saxiib qaali 🙏

  • @sayidalichannel9191
    @sayidalichannel9191 2 роки тому

    Thankas sxp waaad mahadsantahay waan ubaahnaay

  • @mohacaatocade
    @mohacaatocade 3 роки тому +2

    Ustaaad waan sugaynay tanoo kale

  • @cabdicabdi994
    @cabdicabdi994 3 роки тому

    Mahad sanid zxb

  • @cabdiwahaabshiikhcumar7622
    @cabdiwahaabshiikhcumar7622 2 роки тому

    Tnx zhb

  • @maryanxasan7701
    @maryanxasan7701 2 роки тому

    Txn wllo

  • @adnacadeeyadnacadeey8337
    @adnacadeeyadnacadeey8337 3 роки тому

    Mhdsnd wll mcn waankaa faaidey🥰

  • @deeqowaxmadey6654
    @deeqowaxmadey6654 2 роки тому

    Zxp sistiska hadii laka xero sidoo lafuraa sxp vidiyo kaas kaaama heeno szp 💓✌️

  • @FardaYousuf-hy8wn
    @FardaYousuf-hy8wn 6 місяців тому

    Sidee ladhow looga furaa

  • @nuursilent9291
    @nuursilent9291 2 роки тому +1

    Qof aan friends keyga eheen ee story geyga fiiriya sideen ku ogaan karaa

  • @amg50
    @amg50 2 роки тому

    Asc zxp ismacil sidee loo so celin karaa
    Friends suggestions zxp Ii Soo jawaab

  • @FardaYousuf-hy8wn
    @FardaYousuf-hy8wn 7 місяців тому

    Anigo kaqaado mooyane ma arkaayo sow mahan

  • @mymomsweet7594
    @mymomsweet7594 2 роки тому

    Wan kuwataa lengn

  • @isracali124
    @isracali124 2 роки тому

    Video Mala qarin kara mise sawir lee waa

  • @cabdixasan1231
    @cabdixasan1231 2 роки тому

    Wuu iga diidan yahy ee mxa jiri karoo cilada ustaad

  • @ugbadquruxsan2674
    @ugbadquruxsan2674 2 роки тому

    Walo waxd nosogalisa sida qofkale isorise anad eegin

  • @bajaafamilylyricsvideos2761
    @bajaafamilylyricsvideos2761 3 роки тому

    Bro Halmid Aan Kuwey Diye Fecbook Iyo Messenger Qabka La Iskugu Xiro Noso Geli Bal 2021 In Labadaley Umaleyna Ani Waa Ididan Yahaye

  • @samiirahassan8669
    @samiirahassan8669 3 роки тому

    Abowe adoo mahadsan fecbook fariendska sida loga qariyo dadka

  • @Awale2024
    @Awale2024 3 роки тому

    Macalin sidaan ayaa igu dhacday maxaa xal ah

  • @raagegureycabdule9310
    @raagegureycabdule9310 2 роки тому

    Qofkaa qarsadaya ma iska qaadi kara xiritanka qofka o iga xirtay story

  • @ZAKIPOI11
    @ZAKIPOI11 3 роки тому +1

    Sxb osman facbook saan ayoo ikanoqday ua-cam.com/video/VWN9FfC0xwU/v-deo.html saan ufurtaa

    • @ismailsprogram64
      @ismailsprogram64  3 роки тому

      Wll qebta whatsApp igaala so xeriir

    • @ZAKIPOI11
      @ZAKIPOI11 3 роки тому

      Sxb kulaso hadlay *ISMAIL' S PROGRAM*
      Kusoo dhawaaw wll qaali gacmo furan waku farax sanahy sida ila so xariirtay maxaa kaa cawiyaa fadlan dooro lambar hose mid kamida
      1. su'aal ina kuweydiyo rabaa
      2. waxaa rabaa in icawiso
      3. waku so salamayay
      4. waku tageraa ayaa isodir tahy 222222