Qisooyinka halkaa laga diwaangaliyey xalay waan ka seexan waayey😢walhi dadka reer suria ciqaab bay ku jireen . Waxaa iigu xanuun badnayd odygii 70 jirka ahaa ee markuu soo baxay loo sheegay in family giisa oo dhan uu rajiimku laayey o isaga kaligii ka hadhay ,kadipna qabuurihii orod ku galay ,ma qiyaasi karo xanuunka uu dareemayey odayga da,da ah alle qalpiga ha u qaboojiyo 😢
Ma qiso aan xanuun lahayn baan ka maqlayaaba .... intaan maqlay waxa igaga sii xanuun badan inta aan Alle mooyee aadame ka war hayn, intaana waxa ii dheer malahayga ku aaddan falastiiniyiinta ka buuxa jeelasha yahuuda mar ba haddii kuwii wada dhashay sidaa isku cadaabayaan. Ilaahay baa gargaar leh
Alaahu Akbar midba mid ka xanuun badan ale subxaana WTC iislaamka ha u gar gaaro Reer qasa oo xora Ale ha na tuso isha alaah Albaabo san ale ha u furo reer Qasa aamiin
Reer Suuriya Alle baa u gargaarey oo wey xuroobeen, lkn waxaan la murgoonayaa Maxaabiista Falastiiniyiinta ee Jeelasha Yahuuda Ku xiran Ilaaahow Falastiin xureey oo Nasrigaaga usoo dedeji 😢😢😢😢😢
walahy been maaha xabsiga xalane dadka ku xiran ayaa ka daran maalinka la xoreeyo ayaa la yaabi doonaa. inshallaah ilhy ha xoreeyo dadka muslimiinta ah ee ku jira
Walaalkee marcade waan ku salaamay , salaan kadib walaalkey waxaan ku la wadaagayaa arin masjid wll waxaan joogaa magaalada garowe gaar ahaan xaafada hoodaale xaafadaan waxaa degan 1000 qoys 1000 qeebtood maheestaan meel ay ku cibaadeestaan sidaa daraadeet wall waxaan kaa codsanayaa inaad noo is taagto oo aad noo gaar siisid dadka qeerka jecel si aan u helno meel aan ku cibaadeysano asc
Asc maracadoow qisooyinka oo dhab waa wada xanuun hadii aan iraahdo taas ayaa xanuun badan waxaan Khaled ka galayaa qofkii kale marka waa wada xanuun adeer
Dada aan waxaba ogayna ayaa waxay ku dhahayaan suuriya waa lagu soo duulay oo sunigu waa argagixiso bal yaa ka xuna waxa uu sameyay bashaar alsada iyo kooxaha taageeraya
Waa hubaal in Qisooyinka iyo dhacdooyiinka dhibaatada badan leh ee uu ka geestay mujrimka casriga مجرم العصر Bashar Al sad laga allifi doono buugag aad u fara badan iyo in laga sameen doono Aflaam Carabi iyo Caalami ah oo fara badan ; sidoo kale dhacdooyinkaan aadka xanuunka badan ka dhacdey Suriya ee taarikhda gashay shacabka reer Siriya boqolaal aysan illobi doonin waayo dhacdadaan marka loo fiiriyo waxyaabaha caalamka ka dhacaayo waxey u dhigantaa dhibaatooyinkii uu geestay Jankiiz Khan oo dadka uu gaarsiiyay heer ay kabihii maqaarka ahaa ay ku soconaayeen inta ay karsadaan ay cunaan . .
Qisooyinka halkaa laga diwaangaliyey xalay waan ka seexan waayey😢walhi dadka reer suria ciqaab bay ku jireen .
Waxaa iigu xanuun badnayd odygii 70 jirka ahaa ee markuu soo baxay loo sheegay in family giisa oo dhan uu rajiimku laayey o isaga kaligii ka hadhay ,kadipna qabuurihii orod ku galay ,ma qiyaasi karo xanuunka uu dareemayey odayga da,da ah alle qalpiga ha u qaboojiyo 😢
subhanaLLLah dhamaan walhi waaxanuun badanyihiin laakiin tii koowaad yaa alllah somaliya ayaan umalaynaayay in ay aduunka ugu xuntahay ileen dad naga daran oo aan jano unoqonayno aajira subhnallah
Midba mida kale wee kaxanuun badantahay maantase haduu rabi ka baxshe waa alxamdulilaah
Very good report and reporter,
Maracade masha alaah wankugu xirnahay xamar ban joga halkaas nooga wad malyanka wad gaaraysa insha alaah
Ninka seydigiisa ayaa igu xanuun badnaa bilaa xasuus ilaaho walaalaheynaa iyo anaga no naxriiso 😢🤲🤲🤲🤲
Ma qiso aan xanuun lahayn baan ka maqlayaaba .... intaan maqlay waxa igaga sii xanuun badan inta aan Alle mooyee aadame ka war hayn, intaana waxa ii dheer malahayga ku aaddan falastiiniyiinta ka buuxa jeelasha yahuuda mar ba haddii kuwii wada dhashay sidaa isku cadaabayaan.
Ilaahay baa gargaar leh
Acuudu bilaah
Alaa xaasisana
Xabsiga xita raga iyo dumarka isku meel ayuu ku xiray
Alaahu Akbar midba mid ka xanuun badan ale subxaana WTC iislaamka ha u gar gaaro Reer qasa oo xora Ale ha na tuso isha alaah Albaabo san ale ha u furo reer Qasa aamiin
Waa dhacda xanun badan ale ayaa mahadle madama ale ka kor qaaday dhibatada❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allaahu AKBAR. Ilaahoow islaamka GUUL sii yaa rabi
Allaha ugargaaro muslimiinta oodhan yaarabi yaarabi yaarabi
Ilaahayow inta xabsiga ku wax yeeloowday caafimaadkooda usoo celi yaa rabo🤲🤲🤲
Qisoyinkani dhammantod way isameyen ilaa ilmada xajisankariwayay mahadsanid wll maracade
Dadka xabsiga ku jira labo shey ayey la kulmeen xanuun nafsi eh iyo mid jir dil eh waxa usii dheeraa biyo iyo cunto xumi alxamduliaah rabbi ba xoreeyey inti maxabiista dhimatey allaha unaxariisto😢aamiin yaa allaah inshaa allaah bashar al asad cadabta allaha ku geeyo umadi masakinta aheyd ayaa cadabtey bilaa denbi la'an aduun iyo aakhiro cadaab ku gal inshaa allaah aamiin yaa allaah xitaa galadii ayaa naceen wlhi iska daa musliminta in ay naceen😢 qisoyinka xanunka badan 1malyan wey ka badan yihiin sbbto eh qofkasta qiso xanun leh ayuu leeyahey suniyinta suuriya wa 23malyan marka 23malyan oo kiis eh ayuu galey markey ugu yartahey balaayada shale ayuu calankiisa si toos eh udhacey alxamdulilaah aduun iyo akkiro sidaas oo kale calankaaga ha uga dhaco aamiin yaa allaah ilaahey inaguma so celiyo aamiin yaa allaah
Thanks maracadeshow❤
Maracade show waad majad san tahay walaal waxaan aqan luuqada carabiga waan lasocday waxa ka dhacay suuriya walaahi midba kakale ayay kadaran tahay
Xanuunka kuwakale òdan sheegina way jiraan waxaan u daawadaa filim ahaan waayo waxaa kusugan cibro taariikh dulmigu halkuu gaadho iyo natiijadiisa
Illahay waxa uuleeyahay waan kuugar gaarayaa naftaladulmiyayeen wallow bacdal xiina hanoqotee
Reer Suuriya Alle baa u gargaarey oo wey xuroobeen, lkn waxaan la murgoonayaa Maxaabiista Falastiiniyiinta ee Jeelasha Yahuuda Ku xiran Ilaaahow Falastiin xureey oo Nasrigaaga usoo dedeji 😢😢😢😢😢
Allow yaa jeebiiya xaabasiiyada caarbeed o dhaan yaarabi maaxa umad duullman
Reer Syria waxaa sidaas ugalay waa dad isla Syria yaana xaalka Reer falastiin sidee noqon kartaa yuhuudu gacanta ugu jira rabiyow umiciin oo gargaar reer falastiin
War maleh xaalka reer falastiin alle ha u gargaaro😢
Gabadha 16 jirka ah oo u dhimatay jir dilka.
Allah haka abaal mariyo dambilayasha
Subhana Allah makarayo inan kala doorto xanuun kaa qisooyinkan midba midka kale kaxanun badan tahay
Wllky wllhy waa isku mid mid aan xanuun lahayn majirto balse alleaynu ubarino in alle u boogo dhsyo qalbiyadooda
Ilaahayow ubooga dhay walalaheena oo idil❤
Mujirim bishar al Asad
Reer shaam aduunka waa lgu silciyay ree falastin iyo ree siiriya 😢😢😢😢😢
يارب ونحن نصرك القريب العاجل
تحيا سوريا 🇸🇾 ✊🏿
Maxamed Cissé markaad kaa shekeyneysid waxan moodaya inay Anika iku dhacday walahi wan lafaraxsanahay reer Syria lkn su'aal dadka sida wax OO galayay talow maa laaqan dona warka baa kaa sii farxadbadan😢😢😢
Qisada iigu xanuunka badan waxa ay ahayd ninka muqaalkiisa lasoo dhigay, ee garan waayay magaciisa iyo ehelkiisaba. 😢😢😢
In qof dhan ladilo oo nefta ladhaafiyo 😢sidaloo garaacyyo
Bishar al Asad mujirim
Ciqabta ninkas waxan umalaynaya inan aniga kabadanahay
Marki aad gasho xabsiga waxanuuun
Comments
اللهم لك الحمد ولك شكر يا ربي 😢
كل حلم سوف يتحقق إن شاء الله
سبحان الله لاحول ولاقوة الا بالله العلي العظيم فلم الله الحمد❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Alle weyne mahad leh guuusha siiiyy walalahen falastiin
Itobiya gar ahan jijiga unba barigi xiligii cabdi ilay maqli jiray meel.jeel ogaden layidha oo jidh dil xun loogu gaystay dadka lkn Mar uun bu xaqu dilaaca o melwaliba oo kligi talis hystba marbay xoroobi ilahy qasana dhibatada ha ka dul.qaado oo guusha ha siiyo iygana ilahow guule xamasta iyo hawenka wayelka.mesha lagu xasuuqayo xaqooda alaha dilaaciyo oo yuhuuda ha baabiyo ilhow yuhuuda baaa bii aamin aaamin
Xabsigan waxaa ka daran kuwa ku yaal soomaliya
walahy been maaha xabsiga xalane dadka ku xiran ayaa ka daran maalinka la xoreeyo ayaa la yaabi doonaa. inshallaah ilhy ha xoreeyo dadka muslimiinta ah ee ku jira
Asc Ninkaa duuliya ahaa ee diiday inuu magaaladaas duqeeyo ee 42ka Sano xidhnaa Iyo Duuliyii diiday inuu duqeeyo Hargaysa waaba Geesiyaal dhab ah oo ku dayasho mudan!!.
Allh uboog dhayo walaalaheena
Muslimiintu oodhan waa jidh keliya Walsall waa farad iyo dhibaato losoimarsiiyay walaalaha sunrise. Allah ayaa ugargaaray
Ilaahay ha ku coqaabo aduunka iyo akhiro
لااله الا انت سبحانك اني كنت من الظالمين٩😢
Walaalkee marcade waan ku salaamay , salaan kadib walaalkey waxaan ku la wadaagayaa arin masjid wll waxaan joogaa magaalada garowe gaar ahaan xaafada hoodaale xaafadaan waxaa degan 1000 qoys 1000 qeebtood maheestaan meel ay ku cibaadeestaan sidaa daraadeet wall waxaan kaa codsanayaa inaad noo is taagto oo aad noo gaar siisid dadka qeerka jecel si aan u helno meel aan ku cibaadeysano asc
yaa allah midba midkale waa ka xanuuñ badantahah
Qisooyinka waa kuwa kala xanuun badan aniga waxaa iigu xanuun badnaa ninkii xabsiga xasuustiisa ku dhax waayay
Xayawaanka waa Anaga oo kale Aan Aqali laheen
Maryacade show pro isaka xaqiiji hadalada Aada kuhada leeysida inta muuqalka soo dhigin qadaka okay
ina lillahi wa ina lillayhi rajucuun midba mida kle wayka xanuun badan thy
Hda bishaar dowladisa madhacde😂wanku farxsanhy
Allh Ak bar ❤
حسبي الله ونعم الوكيل😢😢😢
Bishar waxa uuwaday waa gumeysi cadiya😢
Allhu Akbar ❤
Subxaanallaah waa arimo xanuun badan ninkii magaciisa garan waayey iyo gabadhii 16 jirka ahey ee. Ku dhimatey xabsiga ayaa iigu xanuunbadan Subxaana llaah waa cadaab adduun waxaas maxay illaahey la hortigidoonaan kuwa waxaas sameeyey
Maracade aad ayan kaaga xumaaday waana iga oohisay maxaa usoo gudbineysaa qisooyinka argagaxa leh warbixino kale miyaad weysay😢😢
Dhamaan was risky xanuun
Illhay kuma fidneeyo guushey gareen syria😢 🇸🇾
Qofkasto dhibato samey marunbey larogman
Allhaikbar 😒😭😭😭☝️🤲
Qisadii hamada 😢😢😢
Adiga alfa tirkaga marcadawa maalamihi hore warkagu wuu shiicaysnaa
wan ku salamay sxp maracade waa bashiir hudle hadu kusoo gadho qoralkan
Shaly kuwa toogasha kuxukuna alle kasogaary
ciqaab iyi rafaad badn wxy manata hystan farxad alle ha u siyaadiyo
Suriya waxaan kajeclaan lahaa inay kasoo hormari lahayd gazza iyo masjidul aqsa😢
Maxaa kaa qaldan waa isku mid yaguba inbadan bay gumaysi ku jiry qasana wakhtigii la xoryn lahaa way soo dhawaaty
Dhibaatada xabsiyadu meelkasta way ka taagantahay
Asc waxa igu xanuun badnayd qaisadii ninkii sedigii garan waayay iyo kuwii dhahayayay saadaam xuseyn miyaa nasoo daa yay
Kii aad xaly soon daysay ee marki laso daayey loo sheegay in caruurtiisii la laayey xaly waan ka seexan Kari waayey
Ninkii duuliyaha ahaa ee 43sano xidhnaa
Midba mida kale wey ka darantahay
Asc maracadoow qisooyinka oo dhab waa wada xanuun hadii aan iraahdo taas ayaa xanuun badan waxaan Khaled ka galayaa qofkii kale marka waa wada xanuun adeer
Allah est plus grand
waxaan ogaaday waxkasta oo laqurxiyo qudhun inuu ka hooseeyo
Adero waxa ka dhacani surayi
Waxaa igu xanun bad need maahir siidigiis iyo gabadha 16 jirka eheed😢😓
صيدنايا kasoowara
Qisooyinka suuriya waan kayaabaye miyay islaamka caaraba kulahayn reer assad
☝️ SUBHANNALLAH 🤍 ALLHAMDULILAH 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLALAH 💐 ALLAHU ☝️ AKBAR 🤍 LA 💐 HAWLA ☝️ WALLAQUWATI 🤍 ILLAA 💐 BILLAH ☝️ ASTAQFURULLAH 🤍 HASBUNALLAH 💐 WA ☝️ NICMAL 🤍 WAKIIL 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLAA 💐 ANTA ☝️ SUBHANAKA 🤍 INNII 💐 KUNTU ☝️ MINA 🤍 DALIMIIN ☝️🤍💐
Kuligood
Waxa igu xanun badna ilmaha 4ilaa 6 jirka eh oo xabsiga laga soo daaye io dumarka🥲
Mujirim
Waxanuun weyn
Scm waxa la iloobi karaynin aabihi Qabriga awlaadisa kadul ooyayay wa dhacdo xanuun badan
Xabsiga dimishiq marki lawayey 3 dabaq oo dhulka hoostiisa kuyal meel laga galo oo albaabo sir ah leh
Asc walahi ninki duliuaha ahaa ee duqenya shabbat diday dabadeena muteystay 42 wayeel kunodey inuu duqeyo shacabka rer suuriyo oo kador biday in uu xabsiga galo
Asc sxb waxan kaa cosanayaa in aana nakawadin Dal keena waa kuu mahadsanidahay
Makaladhacan dhibatoyinka logaystay
Syria labo calan miyay ledahay wan yabay, mid gaduud iyo cadan iskujira wan arkay midkale oo cagaar iyo cadan iskujurana wan arkay
Dada aan waxaba ogayna ayaa waxay ku dhahayaan suuriya waa lagu soo duulay oo sunigu waa argagixiso bal yaa ka xuna waxa uu sameyay bashaar alsada iyo kooxaha taageeraya
Lakin xayawaanka wa Anaga oogale Aan Aqali laheen maryacade show wll maxa ka qaldan
Subxanallaah
Xukumadii dhacday and yahuuda meel ayey iska shabahaan sidan hayba ugalayaan dadki xabsiyada ku jiray mxaka filankartaa gumaystihi yahuuuda
Waa hubaal in Qisooyinka iyo dhacdooyiinka dhibaatada badan leh ee uu ka geestay mujrimka casriga مجرم العصر Bashar Al sad laga allifi doono buugag aad u fara badan iyo in laga sameen doono Aflaam Carabi iyo Caalami ah oo fara badan ; sidoo kale dhacdooyinkaan aadka xanuunka badan ka dhacdey Suriya ee taarikhda gashay shacabka reer Siriya boqolaal aysan illobi doonin waayo dhacdadaan marka loo fiiriyo waxyaabaha caalamka ka dhacaayo waxey u dhigantaa dhibaatooyinkii uu geestay Jankiiz Khan oo dadka uu gaarsiiyay heer ay kabihii maqaarka ahaa ay ku soconaayeen inta ay karsadaan ay cunaan . .
Bishar al asad halku joga mohamed issa maxa war bixin kaheysa
Asc waxaa iigu xanuun badnaa ninka urduniga ah 44 Years ka xabsiga ku jirey
Arintaas waa in buugaag laga qoraa
Si aan loo iloobin
WLH WAX KA FARXAD BADAN MAJIRTO ADIGOO NIYAD JABTAY O QUUS GOOYEY MARKAAD ARAGTO WAXAAD KA QUUSATAY O HADANA DIB AAD U HESHAY
😢😢😢😢