Paranki dagal isku badalay 😭😭

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 38

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 7 місяців тому +3

    Hazal kafi isaga fugoow walahay waan islakiin jeclaa laakiin kafi Abdi umabogin waxa u samaynayo lama jecelanjirimiyaa wana yaabee waxani waxkabadane

  • @user-hi3lw7fw2p
    @user-hi3lw7fw2p 7 місяців тому +5

    Keep going my sister

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 7 місяців тому +2

    Amal wan ku salamay ❤❤❤❤❤❤walahi jacaylku wax sahlan mahee ciyarta ha laga dayo wiilki kafi ahaa dhirbaxaba kow kagasisay miskiinka sorry Hazal ohin iyadana isdaji wabu ku jecelyehee bal adiguuni hayska tusin Gabdha 😊

  • @Fadumo9966
    @Fadumo9966 7 місяців тому +3

    Wan lanacay hasal oohinta naa islayaab ninkan malin walaba kaa xarabayisanaya 😢😢

  • @user-fq5uz6sg3c
    @user-fq5uz6sg3c 6 місяців тому +1

    ❤parking waa kaxumyay walshey qurux

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 7 місяців тому +5

    Kusaliya rasuulkeena scw❤❤❤❤❤

  • @fadumoAli-s4p
    @fadumoAli-s4p 7 місяців тому +2

    Sww. Hazaal waan kula jeclaa kaafi laakin maanta aad baan u xanaaqay. Kaafi meeqa jeer baad rabtaa inay Hazaal kuu sheegto jacayl ay kuu qabto. Waa in gabadhaan reerkooda ceshtaan sidii doqontii loogu ciyaarayo. Maxaad u oynaysaa ninka wali aan gacan kuugu jirin. Nayaa toos aduunka saas ma aha. Jooji oohinta dadka doqon by ku moodayaan

    • @faisasaciid624
      @faisasaciid624 7 місяців тому

      Waa sax waxa wax kuu dhimaya iyo waxa kale kala garo waad yartahy e caqli kugu filan malihiad

    • @faisasaciid624
      @faisasaciid624 7 місяців тому

      Is adkee oo jileeca qaar doqonimuu dhalaa ee iska taa xitaa hadad wax isla ogtihii bulshadu yaysan kuu arkin naag jilicsan

  • @FaraxMaxamud-dt5gn
    @FaraxMaxamud-dt5gn 7 місяців тому +1

    illaaahow aan nalaga xarabaysan anago aan dhinayn

  • @ahmedmohamudadawa9396
    @ahmedmohamudadawa9396 7 місяців тому

    Asc walal kaafi gabadha qalbigeda ilaali fadlan wallahi waxad sameysay waa qalad fadlan gabadha guurso ama iska fasax hadhibin malin kasta

  • @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
    @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp 7 місяців тому

    Hasal Abayo yutubo fure ka Arso Ninkan cadi udhibsaday

  • @user-oz9sx1jz9b
    @user-oz9sx1jz9b 7 місяців тому

    Haaye inanta baranki badlabarteeen wllhi sorri😢

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg 7 місяців тому +1

    Kafi waada ku qaldantahay in aad
    Markasta naa iyo baranki isdabawadid adoo helikara in aad
    Shekoyin siisobadan helikara bahdilnimadajooji gabadha hakaka fa iideysan jacelka qalbigeda udhowar sidey kaga u ilaaliso😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @hawaali3152
    @hawaali3152 7 місяців тому

    Hazal jacayl aan caadi ehen ba haya lkn Kafi wa ka xarasanaya

  • @cosob8117
    @cosob8117 7 місяців тому

    Gabadhaan jacaylkiibaad oga faiidaysateen cayar

  • @munaharun645
    @munaharun645 5 місяців тому

    😢

  • @Munacadeeyqoraxeey
    @Munacadeeyqoraxeey 7 місяців тому

    Walahi kaafi wey ku sastey hazaal lkn sidani ma fcn gabdhaan ninkani ma qabe hadu qabi lahaa maxeey sameeyn lahayd waa yaabe

  • @hawaali3152
    @hawaali3152 7 місяців тому +1

    Kafi alleh ka cabso

  • @seynabfarah3212
    @seynabfarah3212 7 місяців тому

    Ilaahow tan umakhan

  • @user-hi3lw7fw2p
    @user-hi3lw7fw2p 7 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @user-mb7yk5dh9c
    @user-mb7yk5dh9c 7 місяців тому

    Meesha afar dumar iga muuqda😅

  • @user-xf8ix6cr8g
    @user-xf8ix6cr8g 6 місяців тому

    Prank to hazal

  • @user-gm7qe9zy5u
    @user-gm7qe9zy5u 7 місяців тому

    Hazal hoyo alleh ka calso ❤❤❤❤❤❤❤

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 7 місяців тому

    Amal hadana hazal iyo kafi miyaad soo aaday intaa kasoo carartay uma ahzab iyo xasan soya ka dhax bax dadka haisku dirin kuma wanaagsano sidaan

  • @user-gv6yc5hn1q
    @user-gv6yc5hn1q 7 місяців тому

    Hazal maserkeedu caadimaaha

  • @calisiciid382
    @calisiciid382 7 місяців тому

    Hasal kaafi parank ku so samey isaga dhe daren 😂

  • @abdirizackeden926
    @abdirizackeden926 7 місяців тому

    Naa doqontaan way nacebaynaysaa naa hadaad nika jecesha hay ayar jeclow doqonyahay

  • @hawaali3152
    @hawaali3152 7 місяців тому

    Waxas jacayl lama yira

  • @Fatimamohmed2331
    @Fatimamohmed2331 7 місяців тому

    ❤❤

  • @sahraabdi4321
    @sahraabdi4321 7 місяців тому +1

    Qoftan maxa kudhacay na ninka islameed hadilin

  • @user-np9mf8tx8s
    @user-np9mf8tx8s 7 місяців тому

    Kipling

  • @user-yk5it9cr2r
    @user-yk5it9cr2r 7 місяців тому

    Keep going tliye kaafi

  • @hawaali3152
    @hawaali3152 7 місяців тому

    Astaqfurulah

  • @cnaasirtifka274
    @cnaasirtifka274 7 місяців тому

    Dareen adiga dadka aad utaktoba abti iyo habo miyaa nagadaa

  • @cosob8117
    @cosob8117 7 місяців тому

    Hazel gacan qaadka jooji hadhow taraq bakuxiga

  • @mohamedhussein8643
    @mohamedhussein8643 7 місяців тому

    ❤❤